DEG DEG Cabdi qaybdiid iyo Jacfar oo Abaabulka badbaado qaran 2 ka bilaabay muqdisho iyo xogta hubka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 230

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 12 วันที่ผ่านมา +7

    Viiiiiiiiva badbaado qaran

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 12 วันที่ผ่านมา +6

    Mucaaradku waa saxanyihiin inay. Abaabulaan. Badbaado Qaran 2. oo Dalka Ka Badabaadiyaan Calooshii u Shaqaystaha. Xasan gurguurte

    • @AhmedAhmed-mp2nu
      @AhmedAhmed-mp2nu 12 วันที่ผ่านมา

      Mucaarad mahe ee waatuugo wana qarn dumi ee hala soo xiro

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 12 วันที่ผ่านมา +2

    Somaliya waxay ku habsaday khatarihii ugu waynaa uguna fooshaxumaa 100%100% OKI qaran jabkii 1991dii kadib maanta kahor cadawgeena shisheeye maqaadan badaha iyo beriga somaliya laakiin shacab waynaha somaliyed waxay isku dilayeen dagaalo sokeeyo OKI laga soo bilaabo (( Black ⚫ day 15kii may 2022kii )) somaliya waxa ku habsatay masiibo qaran oo dhulka lajartay qaranimadii midnimadii iyo wadajirkii umadeed iyo dhuleed ee somaliya iyo sharaftii karaamadii iyo dawladnimadii IWM maanta marlabaad ayay somaliya dad ahaan dawlad ahaan ugacan galeen cadawgeena shisheeye IWM cadawga gudaha IWM fashilaada fadeexada iyo qaran jabka iyo bah dilaada IWM waxa sababay sababay oo ay tuurta u saaran tahay xasan gurguurte iyo jawaasiista uu horjoogaha u yahay 😡😡😡 mahadsanidiin 🙏🤝🙏

  • @boondheeretvchannel
    @boondheeretvchannel 12 วันที่ผ่านมา +3

    Liinta ayeey ku cabayaan xabsiga dhexe sanatar iyo xildhiban ban ahay shaqeyn meyso iska iloow taa

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 12 วันที่ผ่านมา +5

    War xaasn sheekh waa qurun waa lax ee hasoo qaadin magiciisa
    Waa khaain aad ugu xun dal iyo dad
    Massaakiin hooyo aabbe carruur
    Wuxuu u sheqeeyaa shisheeye.
    Tag dheh qurun.

  • @KhadraAdan-x9b
    @KhadraAdan-x9b 12 วันที่ผ่านมา +4

    Wayku saxsan yihiin in la abaabulo bad baado qaran lagana hortago ninkan ayaxa ah ee dalkii baa bi iyay caqligana aan lahayn keep going mucaaradka

  • @haliimamahmuud4510
    @haliimamahmuud4510 12 วันที่ผ่านมา +3

    Badbaado qaran maahee waa hala difaaco dalka iyo dadka soomaaliyeey kakaca wadankii waa dhumee oday habar wiil gabar caaqil wax garad warka kaca oo kaca kali talye waa nin wax qabta oo dalkiisa iyo dadkiisa wa u qabta ee waddaadku waa wareeray ee ka cesha wadanks

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 12 วันที่ผ่านมา +1

    Yaa mucaaradxku ah madaxweyne Hassan haduu wadanka hagajinayo lakiin wadankeena inuu Itoopiya ugacan galiyo ka yeeli meyno somaliyey indhaha kala furi waxaani waa jaahil nimo. War noo bad baadsha bada iyo boriga Somalia.

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 12 วันที่ผ่านมา +2

    Haa sax waa u bahan yahay wadanka babaado qaran 2 mansha alah

  • @OmarMoussaadem
    @OmarMoussaadem 12 วันที่ผ่านมา +2

    Badbaado qaran oo run ah, waa tan maanta. Waana xaq in maanta laga tuuro Xasan Sheekh hoggaanka qaranka, isla maanta intaan lagaadhin barito....!

  • @MahamedAbdiaadam
    @MahamedAbdiaadam 12 วันที่ผ่านมา +1

    Waa qalad = waxa hala waydiiyo madax waynaha

  • @Mascuud-sm8lx
    @Mascuud-sm8lx 12 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan sheekh maxamuud munaafuq tuugunimo ku darsada waye halgaqabto dalka somalia dayuus oo imaan lahenin waye

  • @HanadHonest114
    @HanadHonest114 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan sheydaan dalka waa inappropriate laga qabtaa hadii kale somalia wuxuu uhorseedi karaa baurbur qaran

  • @AliMohamed-l3w7x
    @AliMohamed-l3w7x 12 วันที่ผ่านมา +2

    damcan waa muhiim in dadka diinka iyo dalka la badbadiyo taas ayaa muhiim ah

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 12 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb kuwaan waa layaqaan.an soo qaado.cabdi qaybdiid dhiigga.dadka siiba dhiigga dadkiisa ayuu ka faaidaa midkii uu mudug galkacyo ka abaabulay oo.udhexeeya darood.iyo sacad wali waa lagu dhimanayaa intuu.abuuray oo qarxiyay ayuu.xamar fariistay.oo kor.ka daawanayaa wax an taas ahaynna kama faaido

  • @MohamedAhmed-y9x9x
    @MohamedAhmed-y9x9x 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasnshiiq umada wow dhibay alaha kaqabto

  • @سلامأدم-س9م
    @سلامأدم-س9م 12 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan sh halaga qabto wadanka inta dhiman

  • @AhmedMohamedsaalah
    @AhmedMohamedsaalah 12 วันที่ผ่านมา +2

    Waan soo dhaweynayaa in la'aasaaso Badbaado 2

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 12 วันที่ผ่านมา +2

    Senator Cabdiqaydiid iyo Xildhibaan Jacfar waa muhiim in ay dalka loo badbaadiyo.

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 12 วันที่ผ่านมา +2

    xasan madharge dadka iyo dalka halaga badbadiyo

  • @Dahir-x5e
    @Dahir-x5e 12 วันที่ผ่านมา +2

    Dhamaan waa maafiyo midmid dhaamo meleh xasanna midki ugu liiti weeye illow nabadbaadi

  • @AbdullahiFarax-kk7kn
    @AbdullahiFarax-kk7kn 12 วันที่ผ่านมา +3

    Waa loo baahan yahay maanta shalay xaqdaro bay ahayd

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 12 วันที่ผ่านมา +2

    Badbaado qaran 2 waa muhiim.

  • @AbdishakuurAbshir-l7s
    @AbdishakuurAbshir-l7s 12 วันที่ผ่านมา +1

    Ayagaa sa xan dalkaan. badbaado ayuu u baahan yahay

  • @MaxamedMire-xh1wu
    @MaxamedMire-xh1wu 12 วันที่ผ่านมา +2

    Barbados qaran 2 waa taageersanahay

  • @MaaidoAbuukar-j5m
    @MaaidoAbuukar-j5m 12 วันที่ผ่านมา

    Waa iney sugaan waqtigiisa no deg deg

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 12 วันที่ผ่านมา

    Qaybdiid 80 jir munaafaqad gacan ku dhiigle ah Waa kii xasuuqay dumarka & caruurta soomaaliyeed Allah kuuma naxaristo.

    • @ShaaficiDahir-e2e
      @ShaaficiDahir-e2e 12 วันที่ผ่านมา

      Awooweheyga maxa kuheysta wll oo ka qaba

  • @SleepyBaseballStadium-mo4st
    @SleepyBaseballStadium-mo4st 12 วันที่ผ่านมา +2

    Haa waa loobaahanyajay hadaan laga qaban xasan shaikh dalka 91kii ayuu kunoqonayaa dalku

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 12 วันที่ผ่านมา +2

    Afwayne Farmaajo qori Afkii yaa xukunka Looga qaaday xassan dhiiqo sidoo kale

  • @mohamedyusufosman297
    @mohamedyusufosman297 12 วันที่ผ่านมา +2

    waa sax badbaado qaran 2
    waliba sii dhakhso ah

  • @abdifatahjamaalalzubeydi4432
    @abdifatahjamaalalzubeydi4432 12 วันที่ผ่านมา +1

    Waan sugayay badbado

  • @cabdifitaax6174
    @cabdifitaax6174 12 วันที่ผ่านมา +3

    Waa guul umadda somaliyeed usoo hoyatay Barbados qaran 2

  • @zeinabhassan6517
    @zeinabhassan6517 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan iyokuwas. Watuugo dalka ayagatumiyay xasanawuuisraaciyaywaxdan igamahayoxamar hawya yiri anaga iskale guridaaroodmaduminaayo hawiyukabatuugay aqAladikuwad dhaha ooxamabaabi idhaha

  • @SahroSahroHusseinMohammud
    @SahroSahroHusseinMohammud 12 วันที่ผ่านมา +1

    Dowlada waxaan tageeri karnaa marka eey hanaan wanagsan ku socotoo lakin hadii dadkii shalay garabka madaxweyne xasan ahaa u sanka kataagto inagu waxaan lasafaaneeyna mucaradka mana rabno in lees qursado oo anaa xoog leeh loo dhaqamo wa inu madaxweyne xasan sheekh u kafadhiista sheekh shariif iyo raga kale madaxweyne xasan wixii u shalay ku diidana farmaajo inu hada sameeyo wa qalad sidaas daradeed wixii qaranka bad badiinaya ayaan doneeyna anagu

  • @DaahirMacallin
    @DaahirMacallin 12 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan munaafaq dalka halaga qabto bohol ayuu kusii wadaa. Badbaado qaran 2 guul

  • @caliyussuf9913
    @caliyussuf9913 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan dalka halaga qabto

  • @nimaahmed3318
    @nimaahmed3318 11 วันที่ผ่านมา

    Birmade President Hassan Sh .forever insha allah

  • @dahranaden5189
    @dahranaden5189 12 วันที่ผ่านมา +3

    Hadaan nahay shacabka somaliyeed waxaan taageeraynaa madahweyne hassan sheekh waanan kufarahsan nahay inuu siijogo ❤❤❤❤❤

    • @AsliSharaf
      @AsliSharaf 12 วันที่ผ่านมา +3

      Maya maa tager sanin.xasan sababto ah anaagu hada nahay reer awdal maa doonayno in xabashi laakeno dhulkayaga.xasan wuxu taba inuu gado dhulkayaga haa gado xamar musana haa gado barbera lakin awdal anaga leh Ethiopiyana cag soodhigi mayso.

    • @Weheliyechannel
      @Weheliyechannel 12 วันที่ผ่านมา

      Mashaa allaah wad mahadsan tahay difaaco dalkaaaga inagana waa diyaar kuwa aamanta qarash lagusiiyo hadhageysan wa dhuuni raac yaaal

    • @HosseinFarah-s7h
      @HosseinFarah-s7h 12 วันที่ผ่านมา

      @@dahranaden5189
      Kkkkkkkkkk L 🤣 L kkkkkkkkk
      kkkkkkkkkk L 🤣 L kkkkkkkkk
      Kulahaa hadaan nahay shacabka somaliyed kkkkkkk 🤣😛 ma ogtahay inaadan ku hadlikarin afka shacab waynaha somaliyed adigoo aaminsan qabyaalada isirr nacaybka IWM ma ogtahay inaadan ku hadlikarin afka shacab waynaha somaliyed ee xorta iyo xalaasha ah adigoo qabyaalada iyo qabiilka kajecel qaranimada dawlad nimada iyo wadajirka umadeed iyo dhuleed ee somaliya???!!! Codka shacab waynaha somaliyed waxa ku hadlikaraya qofka xorta iyo xalaasha ah ee wax kasta ay kala wayn yihiin qaranimada midnimada wadajirka umadeed iyo dhuleed ee somaliya IWM OKI

  • @abdifatahjamaalalzubeydi4432
    @abdifatahjamaalalzubeydi4432 12 วันที่ผ่านมา +1

    Marxunnn weeye bowe iskadaa

  • @dahiromar1060
    @dahiromar1060 12 วันที่ผ่านมา +1

    Badbaado qaran waa loo bahanyahay,markastoo aan halis galo. Farmaajo doqon ayey naga xoreeyeen ,hadana xasan bahane ha naga xoreeyaan

  • @GaraneAdan
    @GaraneAdan 12 วันที่ผ่านมา +1

    Asc.wuu.ubaahayay.xasan.in.dalka.laga.badbaadiyo.dalka

  • @HalimaMohamed-j5w
    @HalimaMohamed-j5w 12 วันที่ผ่านมา +3

    Mucaradka xabsi halagu aruriyo nabad galyada xamar talo kaxunyihin dantoda mahe Dan kale kashaqeyan xasan sheikh iyo Raysal wasare xamse Guuleysta 💪💪💪❤

    • @Fadumohalgan
      @Fadumohalgan 12 วันที่ผ่านมา

      Adaa lagu dhaha waxaas xasan dhiiqo iyo mooryaanta hawiye haysku kacaan shalay Hal nin eey uheshiiyen hada waa daawanayna

  • @zaharamohamed-m4x
    @zaharamohamed-m4x 12 วันที่ผ่านมา +1

    This is good news

  • @HodanCabdi-k1f
    @HodanCabdi-k1f 12 วันที่ผ่านมา +2

    Badbaado qaran iyo qaylo dhaan !

  • @omarguss-everywhere
    @omarguss-everywhere 12 วันที่ผ่านมา +1

    adeer waxba hakaxishoon e badbaado qabiil iskadheh

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 12 วันที่ผ่านมา +1

    Dadkaan mucaaradka isku sheegayaa waa rag qabiil iyo qurun ku qaraabta

  • @MohamedAhmed-y9x9x
    @MohamedAhmed-y9x9x 12 วันที่ผ่านมา +1

    Dalka in labad baadiyo waa muhiim

  • @Ahmed-p6y9f
    @Ahmed-p6y9f 12 วันที่ผ่านมา

    XASAN SHACABKII BARAKACAYASH AHAA, DASTUR KU CAYARID, IBSIGA DHULKII. DOWLADA, KALIGII SAFRE IYO. KHALADAD BADAN AYU YEESHAY IN BADBADO QARAN LABAAD. SOO IFBAXDO,, Allow sahal amuraha umada
    SOMALI.

  • @HodanCabdi-k1f
    @HodanCabdi-k1f 12 วันที่ผ่านมา +1

    Sax badbaado qaran 2

  • @adnimoallim9233
    @adnimoallim9233 12 วันที่ผ่านมา +1

    Dalka halaga adbaadiyo xasan

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 12 วันที่ผ่านมา

    Ú❤mucaarad was saxan yihiin inay dalka qabtaan jaahil Bilaa damiirka ah

  • @AlibedelHassan
    @AlibedelHassan 12 วันที่ผ่านมา +1

    Balaaayo hasan baahane hataageerto

  • @MaxamuudCadoow-t4k
    @MaxamuudCadoow-t4k 12 วันที่ผ่านมา +1

    Dalka waa ubaahanyahay badbaado si kasta haloobadbadshe haddi burburkii 91dii ayaa loolaabanaaya waayo majirto abni iyo caddaalad

  • @IsmailNoor-bb4wz
    @IsmailNoor-bb4wz 12 วันที่ผ่านมา

    Hassan shiiq mageeyo Somalia inoow madax weeyne kasii ahaado dalka.

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q 11 วันที่ผ่านมา

    Mucaradaka waqaldanyahaye❤❤❤❤❤

  • @osmanali4435
    @osmanali4435 12 วันที่ผ่านมา +1

    Wadanka waa kla tagi rabaa bad baado waa muhiim

  • @AlibedelHassan
    @AlibedelHassan 12 วันที่ผ่านมา +1

    Hawiyo isagaa isbarakicinaya

  • @spiritualmeditation5070
    @spiritualmeditation5070 12 วันที่ผ่านมา +1

    BADBAADO QARAN WA LAMA HURAN

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 12 วันที่ผ่านมา +2

    Dumin

  • @SiyaadBishaaar
    @SiyaadBishaaar 12 วันที่ผ่านมา +1

    Wa saxan yahin

  • @JaamacMaxamuud-l3z
    @JaamacMaxamuud-l3z 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan ilaahey hanaga qabto

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 12 วันที่ผ่านมา +2

    Noduminqaran

  • @FaaraxYare-r6p
    @FaaraxYare-r6p 12 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wll bad baado weyn
    Ayuu ubaahnyh waan taagyarsanahay
    Insha allaahu

  • @abdirizakhassan6635
    @abdirizakhassan6635 12 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Adeer shaydhaan Hassan Dalka halaga qabto waa Cadawga 1 2 3 4

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 12 วันที่ผ่านมา +1

    SHARE

  • @CaliKeenadit
    @CaliKeenadit 12 วันที่ผ่านมา +1

    Gul budlan🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️❤️👍👍👍

  • @KafiYare-wd9tp
    @KafiYare-wd9tp 12 วันที่ผ่านมา

    Somaliya Guul Madaxwaynaha profer Xasan Sheekh Maxamuud Guul wuu sax sanyahay

  • @CaliGeelle-g3d
    @CaliGeelle-g3d 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan hadhamas inta uhadhay waxweyn ayuu qabtay

  • @KhaliifMaxameed-ln7fe
    @KhaliifMaxameed-ln7fe 12 วันที่ผ่านมา +2

    Adeer maanta dalka wuxuu u baahan yahay bad baado deg deg haddii kale dad dal iyo diinba waa loo baa ba ayaa waxbaba lagu gaadhi maayo wixii dhiig lahow kaca😂😢😅

    • @DiiniMahdi
      @DiiniMahdi 12 วันที่ผ่านมา

      Xasan wadankakaqabta wuu iibsaday

  • @CrizaaqFarah
    @CrizaaqFarah 12 วันที่ผ่านมา

    Mucaaradku.howsha.aywadaan.waa.mid.sax.ah .guuleysta.baan.leeyahay

  • @omarmohamedomar-hv2vc
    @omarmohamedomar-hv2vc 12 วันที่ผ่านมา

    Haa waa deg deg

  • @lulali8651
    @lulali8651 12 วันที่ผ่านมา +1

    Oo maxaaba lagu gaaraa eeber miyaa eeber miyaa,badbado 2waxaba Ku gaarimaayan xasan sheikh.

  • @MohamedAhmed-y9x9x
    @MohamedAhmed-y9x9x 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasnshiiq umada wow dhibay alaha kaqabto😅

  • @DacarMaxamed-r5t
    @DacarMaxamed-r5t 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xageelagu qabanayaa dorasho qof iyo cod wariyo dalkahalabas badiyo

  • @issakmahad2676
    @issakmahad2676 12 วันที่ผ่านมา

    Badbado qaran2 waa
    muhim, maxa yeley
    dalku hadan buu ku
    sii dhacaya. Dadka
    Somaliyed ha u midoban
    ayaxan dalka ku habsadey.

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 12 วันที่ผ่านมา +1

    Habargidir badbado qaran waka baxdey beenta dhaf

  • @abdilahiabdi4453
    @abdilahiabdi4453 12 วันที่ผ่านมา +1

    xasan ma aha qof lagu aamni karo dalka waana loo baahnaa mar hore in xasan dalka qabto soomaali hadii ay eegato qabiil dalku wuu baaba yaa

  • @MohamedIsmail-wu1dg
    @MohamedIsmail-wu1dg 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan Sheekh waa tuug.. deg-deg waa in dalka looga qabtaa

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 12 วันที่ผ่านมา +1

    Puntlan yaa waaye Ďaarood Lama taageerayo qaran Dumis

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 12 วันที่ผ่านมา +1

    hala Barbar istaago badbaado qaran 2

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 12 วันที่ผ่านมา +1

    Hala abaabulo badbaado qaran

  • @ahmedbugle5398
    @ahmedbugle5398 12 วันที่ผ่านมา +1

    Sax baan u arkaa

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri 12 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan rabnaa doorasho qof iyo cod guul m.w. xasan shiikh cawgaaga ha jabo

  • @MubarakgurxanAbdi-e2b
    @MubarakgurxanAbdi-e2b 12 วันที่ผ่านมา

    Bad baado qaran runtii waa muhiim in la sameeyo waliba si deg deg in loo abaabulo

  • @faaraxmaxamed6086
    @faaraxmaxamed6086 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan sh. Waa M/w. U khalma hogaaminta dalka, Badbaado Qaran2 waa arin la doonayo inaysan soomaalida wax horumar ah ay gaarto

  • @CrisaaqCade-q2b
    @CrisaaqCade-q2b 11 วันที่ผ่านมา

    Ha loo bixiyo awood qaran

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 12 วันที่ผ่านมา

    Puntland waa ku saxantahay. Inay. Eedeyso maamulka Xasan gurguurte. Iyo. Kooxdiisa. Xama joogta ee USC. Marxuunku isagu waxba ma kal Oga. Hadalkana Xasan. Ayaa usoo dhiibey oo ku yidhi dheh. Taasina waa kula Daarasho. Iyo wax layska yidhi

  • @xusenismacil1551
    @xusenismacil1551 12 วันที่ผ่านมา

    waasax in la abaabulo badbaado qaran

  • @AbdirisakAlli
    @AbdirisakAlli 12 วันที่ผ่านมา

    Haa Haa haa

  • @FarxiyaMohamed-p6b
    @FarxiyaMohamed-p6b 11 วันที่ผ่านมา

    Xasan. Sheekh. Maxamuud. DaLka. HaLag. Badbaadiyo. Waa. Aboor Waxa. Ma. Dhaahaayo

  • @najiibaxmednajiib123
    @najiibaxmednajiib123 12 วันที่ผ่านมา

    Waa ku saxanyihiin jacfar iyo cabdi qeebdiid

  • @FarxiyaMohamed-p6b
    @FarxiyaMohamed-p6b 11 วันที่ผ่านมา

    Badbaado. Waran. 2. Ayaa. Taageersanahay

  • @normomin3790
    @normomin3790 12 วันที่ผ่านมา

    Guul guul

  • @SalaadCadaawe-w3v
    @SalaadCadaawe-w3v 9 วันที่ผ่านมา

    Mucaaradka waasaxan tihiin waxaana qaldan xasan shiiq

  • @DrGaraadMrGaraad
    @DrGaraadMrGaraad 12 วันที่ผ่านมา

    Haa. Baddbaado.2

  • @AHMEDMIGUILWAISS
    @AHMEDMIGUILWAISS 12 วันที่ผ่านมา

    Shacabka iney u afduubnaadaan ayey rabaan mucaaradka saxna maaha maanta oo ay muqatoo doorashada qof iyo cod oo la qabanayo. Muqdisho matalaad ayey u baahan tahay. Sheekada mucaaradka ma shaqaynayso. Baybay

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 12 วันที่ผ่านมา +1

    ZSHORTS

  • @IsmaacilMaxamad-c2u
    @IsmaacilMaxamad-c2u 11 วันที่ผ่านมา

    Waa sax bad bado qaran

  • @xusenismacil1551
    @xusenismacil1551 12 วันที่ผ่านมา

    xasan horey ayaad u argteen xasan waxaa kadaran aadan madoobe iyo asxaabtiisa meesha hunguri ubaa leysku heeystaa xukun sax ah ma ayrabaan

  • @MaxamedapdiHadi
    @MaxamedapdiHadi 12 วันที่ผ่านมา

    ❤😊