NIN NAAGTIISA WALAALKEED KA MASEERAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Inta maanta SoySoy taa dan like 👍🏻 😂😂😂 walaahi waa runteed ilmaha qeyb u daadi

  • @laadarlaadar6814
    @laadarlaadar6814 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Safiyo she’s right

  • @abdulkadiromarmaamow273
    @abdulkadiromarmaamow273 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dahir takk skal du ha og takk for jobb

  • @abdiadan8911
    @abdiadan8911 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah

  • @OSMANIBRAHIM-l3k
    @OSMANIBRAHIM-l3k 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

  • @OSMANIBRAHIM-l3k
    @OSMANIBRAHIM-l3k 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Thank you for the good job and may God bless you

  • @husenMohamed-u7o
    @husenMohamed-u7o 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dahir gabadhan iyaadaqaltan

  • @xuseenalmakhzoumi4516
    @xuseenalmakhzoumi4516 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilma adeerradeeda iyo walaalaheeda haday keento maxaa ka galay asaga hadayba kala tageen xaq uma lahan asaga inuu sidaas dhaho hadùu wali qabo waa macquul haduu furay shaqo kumalahan mana amri karo

  • @luisfangal1437
    @luisfangal1437 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intuu furo inuu xukumaa waa qalad daahir ilaahay ka baq

  • @Halimo-f1l
    @Halimo-f1l 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ninka waa Crazy,aan caadi aheeyn.
    Ninka waa nin rag ah.Ragoow xaal qaado.Abti goos,waa qaraabo gooys.

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    daahirow waxaad ku tuman xaquuqal insaan ka ee maxakamadu yeey noqon midku tumata dhibanaha nin ku waxuu masuul kayahay caruurtiisa nafaqadooda lkn gabadhu wey guur sankartaa oo waa qof xorah miyuusoo gatay gabadha waa maya hala raaco xeerka islaamka iyo xeerka qoysku leeyahay✌

  • @Sahrasalad2024
    @Sahrasalad2024 8 นาทีที่ผ่านมา

    Dahir wn idin slmey wlks adiga & dhmn asxbta

  • @husenMohamed-u7o
    @husenMohamed-u7o 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilmo weynaday mahin in lagu xujeyo inka gurigisa woo jarankagara giri kale waa ujarigara

  • @sucdiabdirahman9049
    @sucdiabdirahman9049 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Duruf aya kamuqata miskinta😢

  • @yaasmiincadeey3626
    @yaasmiincadeey3626 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma hooyaa ilmaheeda aaho ku aamindaa Mar keey is furaan Maka waa hooyo in heesto ayaa Haboon aabana haduuna dhiman wuu ka hadli karaa ee soo soo waa qof fudud

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkaa ugu maserka xuun somalidaa cidaslee wayee 😂😂😂

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer Mahamouud baa ninka fahmey ninkaas wuxuu gabdha ujaaifeenayo in guri ga kabaxdo intee xanaaqdo ee abuse ufahanto kadibna guriga faaruqeeso ninkaas waa dhagarqabe weyn walaahi

  • @luisfangal1437
    @luisfangal1437 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soy soy waa saxantahay

  • @IskutashiGuud
    @IskutashiGuud 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA QALAD SOOY SOOY JOOJI QASKA

  • @xuseenalmakhzoumi4516
    @xuseenalmakhzoumi4516 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haduu ninka furay maxaa ka galay waxa ay shukaan sanayso hadayba u baahado walaalaheedna waa ay keeni kartaa
    Haday rabtana nin way guursan kartaa guri kale ayayna ku guursan kartaa laakiin biilka caruurtiisa wali waa laga rabaa haday guursato xataa

    • @ikramabdirizak6087
      @ikramabdirizak6087 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wlhi waa yaab wlhi anigu hadan ayada ahay ilmihisa baan farta kasarilaha hadii uu sidaa uxukumayo

  • @hanaddhagey2025
    @hanaddhagey2025 14 นาทีที่ผ่านมา

    Gabadhan numberkeda raba wlhi ragba u dhimanayo

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abyo kaas ilmihisa farta kasar meeshu dono hala aadeh kaswaxba ilmihisa waxba kuma tarayan

  • @Sweety143Alfulayl
    @Sweety143Alfulayl 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaqalaha xitaa labamalmod fasax ayey leyihin ilmaha udaney Amiga nagtan raba guursanaya waa gaaf weyn tankale sharaftada ilaali maxaythyy nagaha kaliga miyaa😂shrafta ilalinayo cadada ma ahaahin

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahey aya boqor ah

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Safaarada America ku dacwey

  • @FahadYasinYasirBossman
    @FahadYasinYasirBossman 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhilo Soy caruur xanunsan ayay heesataa Otisim qaba wee isku buuqday hal canug oo xanunsan ayay heesata oo lacag lagu siiyo.😅😅😅

    • @JAPHETKIVUYO
      @JAPHETKIVUYO 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ayada curyan miya mise

    • @luisfangal1437
      @luisfangal1437 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Akhas xanuun ilaahay keenay ayaad dad ku caayaysaa....waa wax meel kuu yaal

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma waxaad ku qosleysa in caruurjiran ku qososho soy soy kahadal balse ilmo xanunsan baa ku qoslesaa adiga baa xanuunsan walaahi ee orod isbaar u r sick person laughing about jiran

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma waxaad ku qosleysa in caruurjiran ku qososho soy soy kahadal balse ilmo xanunsan baa ku qoslesaa adiga baa xanuunsan walaahi ee orod isbaar u r sick person laughing about jiran