Sheikh Abuu Dalxa Oo Caawa Codsi U Diray Lamaanayaasha Somaliyed Xalaasha Isu ah..(Cafi Xaaskaaga)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2023
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Dr Sh Abdirisaq Ceelja...
    • Caleen Cajiib ah Oo No...

ความคิดเห็น • 48

  • @sawdamqaalib
    @sawdamqaalib 9 หลายเดือนก่อน +5

    Kusali nabi Maxmed sallahu calayhi wasallam ❤❤❤❤

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 9 หลายเดือนก่อน +13

    Sheekhow jazakumullah kheyr ajar iyo xasanad ilahay subxaanu watacala haka siyo dardarankada wanaagsan alle xagiisa abaal ka heli doonta Sheekhow raga somaliyed waxay yaqanan wax la yiraahdo xiiso markad isa shukaasatan ad ku heshiisan guur farxada sida lagu kolkolinayo sida lagu so wacaya sida erayada wanaagsan lagu dhahayo subxaanullah wallahi wad yaabaysa ninkii xas ma u noqotay guri ma wada dhisaten ninkii waji kale ayad ku arkaysa aniga xas ban ahay ninkeyga waxan kala daganahay labo wadan ilahay ba calafkena sidas ka dhigay marka ninkaygu waxan is qabna ku dhawaad 8 sano waxana kulanay labo jeer oo kaliya hada waxa igu dabeysay 2021 hadana wa 2023 marka kama dareemayo inu rabo inu so wareego ama an u wareego kama maqlo marka wan ku daalay marka sheekhow raga qaarkood wad ku wareereysa guurkooda isagana iso doontay mar waxan ugu tagay Denmarka wana markii igu horeysay markan wadankan joogay ku so noqoday waxan isku arkay uur ilmiihi wayga saqiiray waxayna ahayd 2019 isaga ii yimid 2021 marka raga somaliyed qaarkood iyaga dumarka niyada ka jabiya intaso jeer wan u sheegay hadadan dhaqasho rabin aynu kala tagno ma uu rabo qof waxan ahay u roon familkiisa xiriirisa wax u dirta anigu wan garan wayey guurka noocan ah marka sheekhow raga iyaga xiiso badan oo xasaskooda naca dhibsada dhibtasa ihaysata sheekhow kheyr badan Allah subxaanu watacala haku siyo bal arintas ka so hadal raga somaliyed inaysan masuuliyadii ilahay subxaanu watacala saaray aysan ka so bixin mahadsanid

    • @nastexofarax2589
      @nastexofarax2589 9 หลายเดือนก่อน +1

      Abyo dhiba ku heysto allaha ku dhib yareyo illahey ubari inu xaqa tuso

    • @sadio949
      @sadio949 9 หลายเดือนก่อน +3

      Asc abayo allah waxad jecesha hay oo kheyr kuu ah allah ha ku siiyo. Abayo intaa kadib waxan kula wadagayaa adiga iyo aniga iyo inta nala mida qisadayda ninka iqaba wuxuu naga tegey aniga oo ah hooyo aad u da,yar oo da,deedu tahay 23 sano oo heesta 5 caruura kan u weyn yahay 5 sano kan u yarna 4 months xiligaas waxey eheed 2005 waxano kulanay 2019 waxanu kalamaqnen 14 years markanu kulanay kamanan helin xanandii aan ku leheyn markan kulanay allah wuxuu nagu rizaaqay 3 caruura markan baby sedaxda yar yar u weyn nagu soo biiray caadi ayuu ahay karkan baby ga the labad uurkisa yeeshay wuu ka xumaday wuxuu igu yiri waa maxay uurku maxad daawo u qaadan weysey alxamdulillah baby gii uu dhashay kadib illahay qadarkiisa waxan yeeshay uurkale waan qarsaday weliba anigoo ah dumarka ku xanuunsada walaca muda kadib caruurta waaweyn ayaa u shegay wuu iska aamusay waxaa intaas ii dheeray inaan ahay qof shaqeysa shaqo aad u dheer waxan shaqeynanay 12 hours oo habeen ah allhamdullillah illaah fadligiisa waxan ku mashquulay oon bara jiray Quraanka iyo axadiitha aniga iyo caruurta dugsiga waan wada dhigan jirnay ilaa anu quraankii aan wada dhameyno 4 times ilaa mid mooyee markasta oon xasuusto waxan dhihi jiray waxad baratay allah diintiisa waxaa laga yabaa haduu joogi lahaay inadan barateen diinkaga macaan allhamdulilaah waxan u rijeynayaa gabarkasta uu ka xumaaday guurkeedu in allah asmir siiyo walaahi , I feel so sad when I remember my history 😊 weli farxad ma haysyo allalxamdulliha

    • @sadio949
      @sadio949 9 หลายเดือนก่อน +2

      Waxan u malaynaa meel dhexe ayaan isada isku qasay sorry xiliga anu wada baran jiranay quraanka aniga iyo caruura waa xiligii uu naga maqnaa baby last number caafimad ayuu kudhashay sedexad dhalatay markanu kulanay kan u weyn waxan u baxahay baby thaabit magacaas oo macnihiisu I yahay sugnaan

    • @sadio949
      @sadio949 9 หลายเดือนก่อน +1

      Walshay ani waxan ku mashquul sanay ubadka korintooda iyo inaan wax baranayey waxan u fahamay inaad inad baby u dhashyay baby gii saqiiray allah saqiir idin anfaca malinta aaqiro ha idinkaga dhigo. Marka wax yar ood ku mashquusho sameyso insha allaah kheyr

    • @jamilahassan8487
      @jamilahassan8487 9 หลายเดือนก่อน +1

      @sadio949 mahadsanid walaalo kama hadlayo inan mushquul ahayn waxan ka hadlaya raga somaliyed marka isku cusubtihiin iyo marka mudo wada joogtan iyo masuulayad darada ee alxamdulilah wan shaqeya five days a week I'm really busy so that's the only thing I'm saying doesn't mean hadu qofka rayigiisa ka hadlo wa bila mashquul anigu wanva shaqeya anyways thanks

  • @sawdamqaalib
    @sawdamqaalib 9 หลายเดือนก่อน +2

    mashaa allah mahadsanid wllo

  • @shadiyo066
    @shadiyo066 หลายเดือนก่อน

    Illahayow sh Abuu dalxaa cml illahey Haa igosoxagaajiyo I.a❤❤❤

  • @user-yj2fb4it2h
    @user-yj2fb4it2h 9 หลายเดือนก่อน +7

    Wall ii soo ducee in alle ubad isiiyo

  • @user-yj2fb4it2h
    @user-yj2fb4it2h 9 หลายเดือนก่อน +2

    Manshall jasaa kala khaye allhu misali cala maxamed. ❤❤❤❤❤❤

  • @Fatma-gy5cl
    @Fatma-gy5cl 9 หลายเดือนก่อน +9

    Zowj wanagsan inu allah isiyo i soduceya😢😢

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 9 หลายเดือนก่อน +2

    Insha allah jazakalah kheyr shiikh

  • @HaliimoYuusuf
    @HaliimoYuusuf 2 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah alle hakuxafido

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maxadka ma waxuu ku yaala Nairoobi kenya shiiq telphonka waxaan rabi lahaa in aad ii saxdo illaahey Qayr haku siiyee insha allaahu.

  • @fmg63772
    @fmg63772 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah tabaarakallaah jizaakallaah khayr sheikh abu dalxa

  • @luliahmed2573
    @luliahmed2573 8 หลายเดือนก่อน +1

    manshaallah tabaarakallah jazaakallah qeyr ❤

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 9 หลายเดือนก่อน +6

    Asc walaal shekha su aalka iiweeddii aniga wadaadkegii 3 sano maanu wadahalin markaan ka codsaday in aan iscafino wilba isgoo igardan waana ku xirnah weli imana furayo iima qaba

    • @saadiahassan7633
      @saadiahassan7633 9 หลายเดือนก่อน

      Ducada badi iyo iataqfaarta

  • @user-oe3nr1es8s
    @user-oe3nr1es8s 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah shiikh allah yaxfid jazaakallah

  • @abdiladiifalih1398
    @abdiladiifalih1398 10 วันที่ผ่านมา

    ❤❤😊

  • @NacimoAli-lr2du
    @NacimoAli-lr2du 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha.alah.alehakubarakeyo

  • @umqaalid445
    @umqaalid445 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @souleimanmohamedomar5875
    @souleimanmohamedomar5875 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @user-gv5qc4hg1h
    @user-gv5qc4hg1h 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wa waxa nahysta ragu wa cadaw shekh

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah Akbar Allah Akbar Allah Allah Akbar allah

  • @maryamamuseadow9648
    @maryamamuseadow9648 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekh farqiga u dhexeeyo maxaa noogu sheegi weysay

  • @MoahamedYuusuf
    @MoahamedYuusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Haaaa waan qadnay

  • @FaadumoCabdifataax-qo7tw
    @FaadumoCabdifataax-qo7tw 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤alle.hanugu.anfoco

  • @farhiyamohamed6916
    @farhiyamohamed6916 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wallo shiikh abu dalxan raba inan lahaedlo pls melan kala xariiro isheeg

  • @user-ec3mm8zm4n
    @user-ec3mm8zm4n 4 หลายเดือนก่อน

    Haaa shekhow❤❤❤❤barakala

  • @Mohamedabuudayiib
    @Mohamedabuudayiib 18 วันที่ผ่านมา

    Haaa

  • @ayaancali6808
    @ayaancali6808 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekhan telephonekiisa xageen ka helaa ama meel aan kala xiriiro ikhwaani

    • @ayuubmayow2626
      @ayuubmayow2626 28 วันที่ผ่านมา +1

      Maxashey abayo ani waraw

  • @hana8824
    @hana8824 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xagee kala xiriiraa shiikhaan talo ayaan karabaye

  • @naseebgade8885
    @naseebgade8885 9 หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍👍👍⭐️⭐️⭐️⭐️🌹🌹🌹

  • @Ruuney2017-iy2ph
    @Ruuney2017-iy2ph 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @maymuunmacalin190
    @maymuunmacalin190 9 หลายเดือนก่อน +2

    Nin baas ban ku helin sheekhiwo???

  • @ikransheikhnur
    @ikransheikhnur 2 หลายเดือนก่อน

    shekhow halkeen kala xidhidha

  • @naseebgade8885
    @naseebgade8885 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤

  • @user-gv5qc4hg1h
    @user-gv5qc4hg1h 7 หลายเดือนก่อน

    Wa waxa nahysta ragu wa cadaw shekh