4 Qodob Oo Gundhig u ah Qoyska Guuleystay Sirta Sheikh Abuu Dalxa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ก.ย. 2023
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Dr Sh Abdirisaq Ceelja...
    • Caleen Cajiib ah Oo No...

ความคิดเห็น • 51

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 9 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allaah shekhena Abuu dhalxa rabi subxaanahuu watacalaa hanoo kaa xafido ❤❤

  • @duniyoabdikarem1733
    @duniyoabdikarem1733 9 หลายเดือนก่อน +9

    Aniga ninkeyga ad ayan ujeclahay balse waxii idhibayo igama dhoro 9 sano qalbigisa wan hantinwaye😢😢

    • @fadumoali8301
      @fadumoali8301 9 หลายเดือนก่อน

      Sabar Insha Allah ❤❤❤

    • @Animeedits1348
      @Animeedits1348 9 หลายเดือนก่อน +4

      Ka fakarida badan iska jooji iska indha tiri caruurta iyo gurigaaga mashqul kunoqo xaqu kugu leeyhy iska ilaali xbbty asa kuso rajuci doone inshllh allah qalbigisa kufuro❤

    • @hidan268
      @hidan268 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@Animeedits1348sax waaye abaayo raga sidodaba lagama daba dhaco danahada laga raacda naftada iyo nadafadada iyo ilmahaga iyo cibadada alle haka tagin nabar wan waaye quran aqrisba badi salaada kudadal naftaada marka qiimeso lagu qiimena waligaba haisku dayin ina qof ina hanato raadiso asa iman ee adiga lee iska adkow oo isku mashqul walaahi iido lagu raadsanayo arke

    • @xaliimoxaliimo1782
      @xaliimoxaliimo1782 9 หลายเดือนก่อน

      illhy ha ku soo jeediyo u ducee abyo oo sabir insha allh wad liibanaysa

  • @user-th7bu2ty8f
    @user-th7bu2ty8f 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alaah hakaa ralinoqdo shikh Abu dalxa jasaakalaahaa khayra ❤

  • @user-zp7ev4yd5k
    @user-zp7ev4yd5k 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a sheekh abu dalxe Allaha Noo kaa xifdiyo inshallah

  • @haboonadan
    @haboonadan 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah tabarakallaah Jazakallaah khayr yaa Sheikh.

  • @nawaalnalka4532
    @nawaalnalka4532 17 วันที่ผ่านมา +1

    Fv sheikh

  • @nafisonafisocabdi-uh5xm
    @nafisonafisocabdi-uh5xm 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah shiiq abu dalxa illo badana i iftimi say❤❤❤

  • @aishaabubakar3807
    @aishaabubakar3807 9 หลายเดือนก่อน +1

    m.a aad uga helay shukran shekh abu dalxa io wllken safirka islaamka

  • @MaryanDeri-ij7uw
    @MaryanDeri-ij7uw 3 หลายเดือนก่อน +1

    JazakkaAllah sheikh

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله تبارك الله ❤❤

  • @MaxamedAxmed-tz7dl
    @MaxamedAxmed-tz7dl 4 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yf6pn1mr7j
    @user-yf6pn1mr7j 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah tabaaraka allah

  • @umumeysara223
    @umumeysara223 9 หลายเดือนก่อน +1

    m.allah Carabkaaga cadaab rabbi kadhowr Yaa Sheekhanaa🙏🤲🙏❤❤❤

  • @user-ez1pw2fr1i
    @user-ez1pw2fr1i 9 หลายเดือนก่อน +1

    احبك الله الذي أحببتنا فيه

  • @user-ez1pw2fr1i
    @user-ez1pw2fr1i 9 หลายเดือนก่อน +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @user-in6wu6mh1e
    @user-in6wu6mh1e 9 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaaka allaahu qeyr

  • @hibomahamoud5963
    @hibomahamoud5963 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mansh allaah sheikh ubudalxa safiirka islamka wa ku salamay jazakallahu khayr axsan ashyaa you posted please sheakhyada ma noowadin karta su.ash-an dadka somalidu baryahan lacag ayay ururinayan reer somalilan iyio reer kharumo lacag ta waxay ku shegen caawinta cidamada mabanantahay inlabixiyo sidayshegen dhar iyi kabo aya losinaya iyo cunno

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 9 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءاللہ❤

  • @Muwaahibmuxumed-cp8ec
    @Muwaahibmuxumed-cp8ec 5 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله

  • @hindasiciid6872
    @hindasiciid6872 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allh

  • @Sheikhibrahimhassan-qu4ve
    @Sheikhibrahimhassan-qu4ve 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @maryanruun2476
    @maryanruun2476 9 หลายเดือนก่อน +1

    صلى الله عليه و سلم ❤❤❤

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaalaah yaarabi ❤

  • @halimaabdi1308
    @halimaabdi1308 9 หลายเดือนก่อน +1

    ما شاء الله

  • @HaawaOsmaan-qq6dk
    @HaawaOsmaan-qq6dk หลายเดือนก่อน +1

    Shiikha arin ayaan kala hadli lahaa sidee u helaa

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 9 หลายเดือนก่อน +1

    صل الله عليه وسلم

  • @hidan268
    @hidan268 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahey ayaa talo kufilan adunkan imtixaan waaye ilahey sabar hana siiyo

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 9 หลายเดือนก่อน +1

    صلي الله عليه وسلم ❤❤

  • @XamdaXilka-fm8tg
    @XamdaXilka-fm8tg หลายเดือนก่อน +1

    Numbarkiisa muhiim ayaan u ahy shiiqaan pls iga caawiya wxn rabaa inan su.aal muhiim ah weydiiyo alle dartii iigu caawiya Numbarkiisa isiiya pls

  • @aasiyamuuse4568
    @aasiyamuuse4568 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah shukhuna Allah yaxfadka

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhow calafkii wuu dhacaye alaha noo ceeb asturo

  • @Sofiya669
    @Sofiya669 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-zp7ev4yd5k
    @user-zp7ev4yd5k 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @user-pk7rx5vz3h
    @user-pk7rx5vz3h 4 หลายเดือนก่อน +2

    15 danbe shacbaan malasoomikaraa

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla 9 หลายเดือนก่อน +4

    Sheekhow raga nafta noo keenay xataa kala tagii way diideene maxaa la samayn dhaqashana way dhigeen

    • @hidan268
      @hidan268 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@aym939 ilahey isku xer abaayo quranka aqri waxbo kama halabayan anigaba wan jooga saasana quranka uaqriya kama daalo aniga ianface daganan kudarema walaahi marka ilahey ayaa waqtiga leh asiga waxoo kuqoro mare aniga marwalbo waxaa weydista in ilahey malin uun ituso ano faraxsan oo lamaan ifahmi isiiyo raga jiro dhibkooda batay aniga hada maba kala aqaan sababto ah quranka saxib lanoqday walwal iyo murug midna imaheesto lkn waxaa darema ina bila xuriya bila farxad bila lamaan insha allah qeerka woiman mar uun

  • @ayannour7920
    @ayannour7920 หลายเดือนก่อน +1

    Telefoonkaaga

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 9 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah ❤

  • @halimaabdi1308
    @halimaabdi1308 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤💕💕🌹🌹💕🌹💕

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @ubaxcaliismali9631
    @ubaxcaliismali9631 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aslamu Caylekum
    Sheikhow
    Wiil aan qaaraabo naahay ayaaa Waxuu isheegaya inuu xaasiikisa Furya Oo Caruurta eya kudhashay oo isaaga marksta eya Caruurta eya ku dhibtaah blse waxan iri haad baa naagta kunoqo waxuu isheegay saadax jiir inuu furya mar waxan dhahay adigu waxsaa oo dalaqada ah xagee ka keenta waayo hal dalaqada hadii aad kufurto oo mid kusoceliso waxii kuharya waa hal ayaan kudhaha blse haadd labo jiir furta maxad kusoceshati mar labadki

  • @user-cm4ew9ml3u
    @user-cm4ew9ml3u 10 วันที่ผ่านมา +1

    scwscwscwscwscw