Sh.Abuu Dalxa : Waxaan Aad Ugu Farxay Geerida Curadkeygii (Xassan) Iyo Jaceylkiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 455

  • @safiirkaislaamka
    @safiirkaislaamka  3 ปีที่แล้ว +170

    wllaha Qalbiga fadlan muqaalka hala share Kareeyo like na Dhac ku siiya

    • @xabsomaxamed16
      @xabsomaxamed16 3 ปีที่แล้ว +4

      Haye wll intaba wad igu ug taHy

    • @xabsomaxamed16
      @xabsomaxamed16 3 ปีที่แล้ว +5

      Sheeekhana noweydii shekadi hore ee muqdisha marku imanayay

    • @nasronuur7921
      @nasronuur7921 3 ปีที่แล้ว +6

      Wll plz shiikha mala helaaya meel si khaasa suaalo loogu weydiiyo waxaan rabaa inaan uga faaiideysto suaalo aanan public u awoodin inaan weydiiyo mudana xanuun igu haayay plz hadey suurta gal thy Ila wadaag

    • @amishmohammed2900
      @amishmohammed2900 3 ปีที่แล้ว +2

      Inshaalah 🤞

    • @malyunmaxamed9231
      @malyunmaxamed9231 3 ปีที่แล้ว +4

      Shekh aniga wxn jclhy nin wadad aah lkn sidan ku helo ma aqan dahab dollr kuma xujen wxn ku jclhy diin iyo aalaq hadalkisa wngsn shekhow iso ducey ilahay ha i calfiyo sowjikeyga wngsn 😭😭😭😭😭😭😭

  • @iamnotaperson9724
    @iamnotaperson9724 3 ปีที่แล้ว +74

    SHEEKH ABUUU DALXA IGA GAADHSIYA FADLAN
    SAFIIR WXD SHEEKHA KA WARAYSATAA
    SHEKADII UU SOO HADAL QAADEY EE AHYD
    WAXBAA HABEENKII II IMAN JIREY
    FADLAN SHEEKH SHEKADAA NALA WADAAG

    • @mariyamariya6425
      @mariyamariya6425 3 ปีที่แล้ว

      masha Allah sheekh samiraka ilahay ha barakeeyo

  • @xabsomaxamed16
    @xabsomaxamed16 3 ปีที่แล้ว +19

    Wll waxan ubahanahay shekadiii hore ee habeenki riyada logu iman jiray iyado dhamestiran igusalaam in sha alh waxanrajay naya ma run inan arkidono

  • @saalimmohamed2137
    @saalimmohamed2137 3 ปีที่แล้ว +35

    Xasbunallah SHIIKHU WUUNA FOOLAN 9 BILOODNA UUR MAQAADIN TAASAA KEENTAY HADALKAAS HADUU ISAGU KU FARXAY HOOYADII UU JIRKEEDA KASOO GO'AY AYAA XANUUNKEEDA DAREEMAYSA

    • @cadar1499
      @cadar1499 3 ปีที่แล้ว +8

      Wlaahi Waa runta ilmo 6 jir oo geriyooday jano walbo waa wax aad umurugo badan hadaan nahay hooyo

    • @naimamuse
      @naimamuse 3 ปีที่แล้ว +8

      Sidas maahan byo waxa u u farxay waxa ey thy in u qiyamaha u shafeca qadi dono in usan aakhiro isagoo gablan ah ima nayn Allahu Akbar

    • @fathixaaji5046
      @fathixaaji5046 3 ปีที่แล้ว +1

      Sida logo bahanyahay aduunka ayaad akhirana ubahantahay mid ogoow

    • @aminabashir5843
      @aminabashir5843 3 ปีที่แล้ว

      Alow yana kufrin yarabi ciyalka cimri deer cibado suban nosii koley walid waaye waxba kamashegayi aniga cz qalbigisa maaqani ilmahana walakalajecelyahay ogow

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 3 ปีที่แล้ว

      Exactly. Jiirkaaga oo go'ay waa qasab in wadnaha ku dhaqaaqo oo naxdin, maalinka iigu farxada badneed waa sheeko kale

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 3 ปีที่แล้ว +42

    Ismillah sh in aad samirito ha ahaatee ilmahaga see loogu faxyaa aniga waxaa iga saqiiray 5 ilmaha midkasta alxmdulilaah baan lahaa lakiin beerkayga iyo jirkayga kama go in marka samir haa lakiin farxad baan dareemay bal noo faahaahi farxadaas

    • @abdullaabdu7965
      @abdullaabdu7965 3 ปีที่แล้ว

      🤲🤲🤲🇸🇦💕💕💕😍❤️

    • @xamdixasan5809
      @xamdixasan5809 3 ปีที่แล้ว

      Illaaheey adiga iyo ayaga janada haidinku kulmiyo

    • @istaahilaxmed8512
      @istaahilaxmed8512 3 ปีที่แล้ว

      Amiin amiin

    • @caynibilan4915
      @caynibilan4915 3 ปีที่แล้ว

      Alle janadkisa ha idinku kulmiyo

    • @fardowzaaadan5542
      @fardowzaaadan5542 3 ปีที่แล้ว

      Haweeya umal askar abyo saqir a qiro alle ha kaga dhigo walshay

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 3 ปีที่แล้ว +18

    Asc wlhy Waxaan Aad udhagaystaa
    Kuli culimada odhan laakiin xaga Sheekada Waxaan dhagaystaa
    Shiiq Abuudalxa
    Shiiqxuseen jabuwati
    Shiiq shiine

  • @asmacismaanbade7049
    @asmacismaanbade7049 3 ปีที่แล้ว +25

    Mnsha allh tabaaraka laah wllhi ilaahay dartiisa ayaan ujecelahy sheekh abuu dalxa mnsha allh sheekha jaceylka alle ha ku barakeeyo 🤲🤲mnsha adna safiirka islaamka wlll jasaakalaaah khyr shaqo fiican ayaad bulshad u haysaaa ee abuu dalxa socili mar labaad insha alllh

  • @hajimukhatarmasaajid6208
    @hajimukhatarmasaajid6208 3 ปีที่แล้ว +10

    Sheekh Ilmaha kaa dhintey Alla haka samirsiyo shafeecna Alla hakafhigo..kuwa kalena Alla hakubarakeyo.

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 3 ปีที่แล้ว +21

    Safiirka islaamka ajir alaha kaa siiyo maalin kasta culumada aad noosoo casuumayso waxanka faaidnay khayr iyo tacliin aan baahi u qabnay 🥰👍🏻

  • @maryamhussain5876
    @maryamhussain5876 3 ปีที่แล้ว +21

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم .

  • @rinaadahmed290
    @rinaadahmed290 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi bilahi tolahi waxan aduunka ugu jclhy sheikh Abdul casiis hassan yacquub alla xan jclhy on jclhy 😥wlhi dar alle u jclhy ilaahow cimrigiisa barakey o janatul firdow nagu kulmi dhaman sheikhyada rabi ha xifdiyo abuu dalxa na wn jcl lahay cimrigiisa alle ha barakeyo ♥️♥️

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 3 ปีที่แล้ว +16

    Jazaaka Allahu Khayr sheekh abuu dalxa.baryahaan soshiyaal media qabyaalad iyo qabiilaysi ayaa ka socda ee .sheekh abuu dalxa .ka soo hadal thanks.

  • @craxmaanaxmed8119
    @craxmaanaxmed8119 3 ปีที่แล้ว +17

    Masha allaah ustad waxaan kaaga mahad cilin neenaa inaa hawsha aad uwadid shacab alle hakaa cibaal mariyo ustad

  • @zaynib4299
    @zaynib4299 3 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah waa sheekh aad ujecelahay Allah hakuhafido adiga iyo reerka oodhan

  • @mariammohammed7198
    @mariammohammed7198 3 ปีที่แล้ว +22

    Mash allah 😘👍

  • @hamdi.mohamed
    @hamdi.mohamed 3 ปีที่แล้ว +11

    MashaaAllah, channel kan bahii badan buu haqrtiray...Ilhy s.w kuwii kutusaalo qaato hanaga dhigo.

  • @hoyoadag9945
    @hoyoadag9945 3 ปีที่แล้ว +29

    Shekh ABuu dalxa ilaahay cimrigiisa ha barakeeyo

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 ปีที่แล้ว +13

    Allow culimada somaliyed noo xafid iyo dhamaan culimada Islamka meel walbo ay joogaan ❤❤❤ Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

  • @sahrayusuf5879
    @sahrayusuf5879 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxan aad u jeclahay abu dalxa wuxuu xaliysa khliaafyada qosas badan oo is fahmi waayey♥️🙏

  • @cabdiqaniwardi5743
    @cabdiqaniwardi5743 3 ปีที่แล้ว +9

    18 saac iyo 18kun soomaaliyeey aan kor isku soo qaadno safiirka waad mahad San tahay

  • @cimanciise5009
    @cimanciise5009 3 ปีที่แล้ว +14

    anigu waxan jeclahay abudalxa

  • @nashaadcadeey9297
    @nashaadcadeey9297 3 ปีที่แล้ว +7

    Alxamdulilah wiil ayaa iga saqiiray oo aaqiro iiga horeeyo ilaahow uu ii shafeeca qaad0 aamin

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 3 ปีที่แล้ว +8

    Xasan saqiirkii aakharo alaha kaaga dhigo 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah Sheekh iyo Adiga Allah idin xifdiyo Sheekh Abu dalxa sheekadiisa lama dhergaayo wax badan ka soo duub waaya arag daaci ah waaye

  • @samiraelmi114
    @samiraelmi114 3 ปีที่แล้ว +22

    Masha allah
    Ilaahay cimriga ha idin barakeyo

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah wuxu aha aabo aad u samir bada Illahayow waalidinta oo dhan Hooyo iyo aabo ba samiskas oo kale nasii

  • @nasradhemandhashiiburcosom4975
    @nasradhemandhashiiburcosom4975 3 ปีที่แล้ว +20

    masha Allah shaakh abudalxa❤❤❤❤❤❤

  • @buraaletaajirweyd486
    @buraaletaajirweyd486 3 ปีที่แล้ว +1

    II dhiman nin geeri ku farxaayo. Ibraahim oo ahaa wiilkii nabiga markii ay nafta ka baxaysay, rasuulku scw wuxuu yiri: innal qalba yaxsanu wal cayna tadmacu, walaa naqulu ilaa maa yurlii rabbanaa, wa innaa lifaaqika la maxsuunuuna yaa ibraahiimu. Dhalxa ma haayo hadyigii nabiga.

  • @kamg3450
    @kamg3450 3 ปีที่แล้ว +8

    CULIMADDU WA KUWA UUGU KHAYRKA BADAN WAX ADUUNKA KORKIISA SOCDA
    BARAKALLAHU FIIHUM INTA NOOL.
    INTII DHIMATAYNA ALLAH HA U NAXARIISTO.

  • @cifafmedia3974
    @cifafmedia3974 3 ปีที่แล้ว +11

    Sheikh umal nosogabo marko walalkey safirow

  • @لاحولولاقوةالابالله-ز5ح
    @لاحولولاقوةالابالله-ز5ح 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah shekh abudhalxa shekh an allah darti an ujecelahay

  • @amaalsaciid8320
    @amaalsaciid8320 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah🥰 sheikh ABUUDALXA XAFIDU ALLAH🥰

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 3 ปีที่แล้ว +4

    Duco idinka codsanayaa
    Walaaloyaal.
    Idinkana allah ha idin siiyo khayr oo dhan

    • @miski.abdiaziz114
      @miski.abdiaziz114 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo alh swt waxaad rabto haku siiyo

    • @ubahali2321
      @ubahali2321 3 ปีที่แล้ว

      Ducada Rabtid Allaha kuu aqbalo wll

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 3 ปีที่แล้ว +3

    Nasiib way leedahay haweenayda sheikh abudalxa qabo🤲🤲🤲msha allh tabarakalah alle janadana ha idinku kulmiyo aamiin

  • @FaisoCabdiraxin
    @FaisoCabdiraxin 7 หลายเดือนก่อน +1

    Walalayalo iso duceya inu alle iso diro ferej iga farxiya😢o qeyr qaba🤲

  • @Fatima-po6qo
    @Fatima-po6qo 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah ilaahaw qalbiga saa nooga wada dhig
    waayo oohin uunbaan ciirsanlahayn ilaahay hanoo xifdiyee.

  • @fardowsoabdirizaqhassan4196
    @fardowsoabdirizaqhassan4196 3 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh Maxamud abu Dalxa sheikha jclka cimri iyo cafimad I.a❤❤❤

  • @deeqaali6509
    @deeqaali6509 3 ปีที่แล้ว +12

    Aamiin Aamin yaa Allah Ya kariin illahey iimaan Saadaq iyo Samir wanagsan hana siiyo🤲

  • @abyanxasan2452
    @abyanxasan2452 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc safirka ismaka

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaah walalkay Sh. Abudalxa anigana wiil yar oon dhalay oon jeclaa ba iga dhintay in adiga iyo anigana Rabbi maalin aynu uga baahi badanahay maanta inagu anfaco isoo ducee insha Allaah

  • @umu.1234
    @umu.1234 3 ปีที่แล้ว +7

    Illahy haku barakeeyo sheikh abu Dalxa safiirka jzkllh khyran

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 3 ปีที่แล้ว +11

    Mnsh Allh qiso fcn

  • @fatimaabdi574
    @fatimaabdi574 3 ปีที่แล้ว +15

    Mansha Allah Allah ha idin xifdiyo ❤🌹

  • @duceysannoor4022
    @duceysannoor4022 3 ปีที่แล้ว +16

    Mashà allaah safiirul islaam culimabadan waad no iftiimisey jazakalaahu kheyr

  • @seynabmohamed-issa2289
    @seynabmohamed-issa2289 3 ปีที่แล้ว +12

    Mash allah tabark allah jzk allah kheer for sharing 🤲🤲🤲ilaahay hayna barkayo

  • @imamshaficimedia
    @imamshaficimedia 3 ปีที่แล้ว +4

    ma shaa Allah nice program

  • @ubahhakar5209
    @ubahhakar5209 3 ปีที่แล้ว +12

    Mansha Allah sh abu dalxa Allah barakeyo amiiiin 🤲

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 3 ปีที่แล้ว +3

    Ma fahmin geeri ilma dhalay ku farxay sababna oga dhigtay xadith ku dhabaqay bini adam nahay xita hada sabirto mel farxad soo gasho maba ahan laazim wa inaad naxda oo oysaa sheekha waxa leyahay sorry lakin naftaada dib ugu noqo aniga geeri igu timid qiyas 5sana laga joga markan so xasusuto si kala noqda anigo sabray xanuun badan an laso marnay

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhamaan inta ii ducaysay allah aha ii aqbalo dhamantin idinka allah jasadiina janada ha ka dhigo

  • @anshaxarab3170
    @anshaxarab3170 3 ปีที่แล้ว +6

    Dar allah

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa a allaahu , shiekh shariif
    c/nnuur allaah haunaxariisto waajeclahay sheikh shariif c/nnuur se waligay kamakulmin , rabbigeen subxaanahu watacaalaa janata al-firdows hanagu kulmiyo .

  • @anshaxarab3170
    @anshaxarab3170 3 ปีที่แล้ว +6

    Mnshallh wan jclhy sheqani

  • @fartunhusen8020
    @fartunhusen8020 3 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah

  • @halimabangaldesh7549
    @halimabangaldesh7549 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah wan idin jecelahay ❤️❤️❤️

  • @ummusulayman1331
    @ummusulayman1331 3 ปีที่แล้ว +10

    جزاكم الله خيرا

  • @sahrujabbe923
    @sahrujabbe923 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashlh wlh wan jclhy sh Abu dalxa wll safirka islamka ikaakarsi salan qurux bdn sh adhikana wankusalamay marsataxad nosoqabaa shekoyinkisa ayan jacelnahnay ii waika codsi

  • @najuum272
    @najuum272 3 ปีที่แล้ว +16

    Masha. Alaah

    • @amishmohammed2900
      @amishmohammed2900 3 ปีที่แล้ว +2

      Ma sha alha ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @quensuleekha2291
    @quensuleekha2291 3 ปีที่แล้ว +1

    Safiirka islaam wll plz sheekh abu dalxa fariintan naga gaarsii oo ah inuu muxaadaro qabto kusaabsan raga ilmahooda dayaca wadanki ilmihi wa dayacan yihin wlh

  • @faadumomahdi5833
    @faadumomahdi5833 3 ปีที่แล้ว +18

    ما شاء الله تبارك الله شيخنا الفاضل ابو طلحة الله يحفظك

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 3 ปีที่แล้ว +2

    Xamdi xasan aamiin dacada allah ha ii aqbalo adna allah khayr badan ha ku siiyo janada allah fardowsa allah dhamanten ha nagu kulmiyi aamiin yaa rabi

  • @fatiimaabdi7229
    @fatiimaabdi7229 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah abuu dalxa family gaan aad ayan u Aqaana xaaskiisa waxaa ladhaha suleeqo gawadhiisa ween magaceeda wa xaliimo wiilkiisa dalxa barakallah shekh ❤️❤️❤️❤️

  • @ridwanugas9465
    @ridwanugas9465 3 ปีที่แล้ว +8

    mansha Allah tabarakallaah 🥰🥰🥰

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah

    • @bilanhoyo8823
      @bilanhoyo8823 3 ปีที่แล้ว

      masha Allah sheikh alle ha xiftiyo insha Allah sheikh markalaana noso qabo sheikh baranaamijkisa lagam daalo

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha’alaah, maasha’alaah,maasha’alaah abuu dalxa alle ha ku xafido

  • @sahroxsnoris7468
    @sahroxsnoris7468 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 ปีที่แล้ว +6

    Ciwaanku waaba xanuun .

  • @sacdiyacabdisalam7761
    @sacdiyacabdisalam7761 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashalg shekhena alaha barakeyo aamin qsada jacalyka sheeq hanooga waramee noo soo qabo hamin kale walalken

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah, jassaka Allah khayr

  • @naimakhalif9683
    @naimakhalif9683 3 ปีที่แล้ว +14

    MashaAllah

  • @makoabdi1804
    @makoabdi1804 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allha🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽✍❤❤🙏🙏

  • @nadiifoabdullhi4274
    @nadiifoabdullhi4274 3 ปีที่แล้ว +13

    Masha alllh

  • @naimoabdille5827
    @naimoabdille5827 ปีที่แล้ว +1

    Salalaahu calayhi wasalam ❤

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 3 ปีที่แล้ว +4

    Maaasha allah

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallaah Sheik Jazakallahu khairun may Allah bless you

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 3 ปีที่แล้ว +7

    masha Allah tabarakallah jasakallahu khayr ilahay hano xifdiyo dhamaan culimada oo dhaan

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah2478 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah jazkaallaha kheyr shekh Abudalxa

  • @leylocookingofficial5623
    @leylocookingofficial5623 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilhoow amiiiin anagn noosooduceee sheeeq

  • @abyanxasan2452
    @abyanxasan2452 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxn jeclahy in anhelo

  • @amiink6901
    @amiink6901 3 ปีที่แล้ว +10

    Mashllh

  • @faadumoifka431
    @faadumoifka431 3 ปีที่แล้ว

    Scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Alan culimadeena dhamaan waan jeclahay

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah sheekhunal faadil alaha ku xifdiyo waad ku mahad santahay sida aad waxyaabo badan noogu sheegtay

  • @faadumomahdi5833
    @faadumomahdi5833 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilahay aaqiro haleeshii

  • @bashiiryare6131
    @bashiiryare6131 3 ปีที่แล้ว +2

    asc wll waxaan u bahanahay shiiqa numberkisa ama meelan kala xariiro

  • @NadaMohamed-ld5sc
    @NadaMohamed-ld5sc 3 ปีที่แล้ว +1

    Isoo dha weeya walaal

  • @nimcomahmuud578
    @nimcomahmuud578 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha.allah shekhe wlle kulamidban ah anigab gabadha aya iga siqiratay wana kufaraxay malinta kalmadi igu horaysay ee igasobaxady marakay nafatuka baxaday waxay ahaya allaxamdulillah

    • @hidayoaxmed7981
      @hidayoaxmed7981 3 ปีที่แล้ว +2

      Abyo cunug ka saqiray lagu ma farxi karo xanun iyo murugo aya la darema samir wa la Samri kara lkn farxad wan diday taas ee naftada been ha u sheegin aniga laba iga saqirtay wlh curadkeygi iyo gaabar ila hada wan murugoda marka so xususto jirkada o go.ay kuma farxi kartit

  • @xamdayaasiin8163
    @xamdayaasiin8163 3 ปีที่แล้ว +4

    Mnsh Allah shiikh maxamuud Ale ha dhowro

  • @NastehaNuura
    @NastehaNuura 3 หลายเดือนก่อน

    Asc Ana waxan alle dartis u jeclahay inan dhageysto muxadaroyin kaaga so jeediso allaha ku xidiyo 3 ad jeceshahay adigaba

  • @samsam1calin752
    @samsam1calin752 3 ปีที่แล้ว +8

    Jazaakalaah qeyr shiiq allah xifdiyo

  • @iqraacooking6079
    @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allha illahay ha ku xifdiyo

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha alah Masha alah jazakalahu kheyr

  • @Qani911
    @Qani911 3 ปีที่แล้ว +8

    Manshaa Allah wll

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan garanayay sheekh xambali in uu sheegayo waan hubay waayo waaxaan isku nahay rer 114 Allah ha noo xifdiyo kulugood aamiin aamiin

  • @samiraabdi3534
    @samiraabdi3534 3 ปีที่แล้ว +4

    Mash Allaaaaaaaaah
    Sheikh Abu dalax Allaaaaaaaah hakudaayo dhmntinba

  • @zuexsiman7009
    @zuexsiman7009 3 ปีที่แล้ว +1

    Tasbiixo wll markasta od firaaqo leedahay o saliga nabigeena mohamed calayhi salaatu wasalaam ku cel celi ahdsanidiin ilaahay janadiisa ha inagu kulmiyo cadaabta aqiro ilaahay ha inaa bad badiyo iyo mida qabriga ilaahay umada mabi mahamd e dhimaty iyo kuwa nool ba allha unaxriisto o danbigooda allha dhaafo janda fardowso meesheeda usaraydo allha geeyo kitaabtoda gacanta midiga rabi hakawada siiyo dhamaan waaidkeena allha udanbi dhaafo cimri dheer camal saalixa cibaado suban caaagimaad taama iyo rzqi xalaaala allha ku erzaaqo ada muslimka ah inta dhibaataysan iyo inta an waxba hysan iyo inta caafimaad la aaana ba rbi ha ugar gaaro qofkasto oo muraad leh ilaahay muraadkiiso macaasi la aanaa rabi hasiiyo aamiin yarbi yaa arxamaraaximiin

  • @ifaaxaxmednuut6929
    @ifaaxaxmednuut6929 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah shiiq abuu dalxa alaha kubarakeeyo

  • @alial-somaal3631
    @alial-somaal3631 3 ปีที่แล้ว

    sheikh Abu Dalxa hooyadey iyo Aabo waxaa kasaqiirtey 7 caruur ah marka waxan isleyahay wey liibanen runti

  • @ekedeyxasan204
    @ekedeyxasan204 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheeq saalax mucalin cabdulaahi noo keen jesakalah

  • @nurtoaden211
    @nurtoaden211 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiin

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Masha Allah Masha Allah