CASHO AMA QURAAC MIDKAAD RABTO KA DHIGO WAAD KA HELI DOONTAA MACAANKEEDA

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 758

  • @kaafiyodagan6871
    @kaafiyodagan6871 3 ปีที่แล้ว +12

    Xalay ayaan fiirsaday saakane wanku quraacday allah haku xafido my teacher💖💖💖💖

    • @ayaanmawliid7019
      @ayaanmawliid7019 ปีที่แล้ว

      Marki kaliya isku eegtay waa kentay sowmha qli

  • @salmamohamed6611
    @salmamohamed6611 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء لله تبارك الرحمن nasra cdey ilahy gacmahaga hakubarakeeyo
    Ilahy farxada iyo cafimaadka kumawaayo
    Saad nofarxad galiso mar waliba❤

  • @ibrahimmohamedaden8779
    @ibrahimmohamedaden8779 3 ปีที่แล้ว +5

    Maansha Allaah abaayo mahadsanid Adiga iyo familkaagaba allaha idin xifdiyo gabar Gabar Bulshada anfacday baatahay

  • @ismihanshariff2236
    @ismihanshariff2236 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a maclimadena nasra xbbti gacmaha Allah kubarakeyo yrb 🤲❤🥰

  • @Shiine10
    @Shiine10 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo Nasro thanks in badan anoo qurbaha iskaa bulo ku ah saakay quraacdan inaa shaqo u qaato tijaabiYaY waana ku guuleestaY HOOL FUDUD IYO DHADHAN MACAAN 🥰❤👏

  • @safiyoali4114
    @safiyoali4114 3 ปีที่แล้ว +2

    wcs xbbti farxad kunoolow gacmahaaga allah ku xafido xbbti nasro cadey 😍🤗😗

  • @caaliyoshiikhxasanmashaaal7687
    @caaliyoshiikhxasanmashaaal7687 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha aalha alha kudayo xabiibti wan ku jecelhy walhi alha noo kaa xafido macalimadena qurux da badan 🙏💔💓💓💓💓👄horay usoco nasro abtidon 🙏💓

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah nasra nuura qalbi wanaag caafimaad ku cuna insha allah

  • @Faizafican3035
    @Faizafican3035 3 ปีที่แล้ว +2

    Waw mash.allh nasray gactada allh ku barakeyo

  • @enjoyyourtime8437
    @enjoyyourtime8437 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allaha ku xafido nasro waad ii ogtahay.

  • @murwaadqurux3887
    @murwaadqurux3887 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh walllo allhakubarakeeyo nasradheeman

  • @zahracismancabdalla114
    @zahracismancabdalla114 3 ปีที่แล้ว +2

    Www masha Allah wan ka heley wax waliba aad so giliso aanan ka helin ma jirto ilaahey gacantada ku barakeyi

  • @naciimomohammedahmed7595
    @naciimomohammedahmed7595 3 ปีที่แล้ว +10

    ikuhaley inaan sidaan usameeysto ilaahey haku xafido adika iyo family kaaka aamin yarabi

  • @leylomaxamed2161
    @leylomaxamed2161 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaarakllaah gcntaada allaha kuu barakeeyo saaxiibey anigane waaba kugu heestaa ma istiri hadalkaada cunadaada qosolkaada masha allh

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 3 ปีที่แล้ว +7

    Ww masha Allah macalimadeena gacmaha alle kama gooyo ❤️❤️🤲

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 3 ปีที่แล้ว +12

    masha allah qaali keep going from your favorite places to the only

  • @samiramohajeeraar3628
    @samiramohajeeraar3628 3 ปีที่แล้ว +1

    mnsha allah ilahay gacmahaaaga iyo cilmigaagaba hakuu barakeeeyo nasra

  • @umusafwan8466
    @umusafwan8466 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xbbti allaha ku xafido nasro

  • @faizaalihassan9157
    @faizaalihassan9157 3 ปีที่แล้ว +3

    masha alah waa quraac fudud oo aad umacaan badan
    inaa karsado igu haley maclimadeeda 👌❤❤👌👌

  • @raahoomar5243
    @raahoomar5243 3 ปีที่แล้ว +25

    tiktok iska dawaye video gaga marku so dhace wa so carare respect nasro💋❤inta nasro jcl like sar

  • @Misshoodo759
    @Misshoodo759 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaAllaah waa easy wakhti badan ma qaadayanso Mahadsanid xbbti nasra

  • @ciiloocade8763
    @ciiloocade8763 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah waad fiican taha ilaahay janada ha ku kaliyoo aamiin

  • @maryamaqalbi3022
    @maryamaqalbi3022 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a Allaha hagu xafido ❤️❤️❤️❤️

  • @maymaosman2338
    @maymaosman2338 3 ปีที่แล้ว +3

    Nasro qurux gacanta allah ku barakeyoh hpptii❤️💯

  • @cibaadamohammed794
    @cibaadamohammed794 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha’Allah Tabaraka’allah

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waxaan isdhahaayay buraa ku jiro quraac fudud inee tahay shaki kuma jiro

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Xbbt Allaha Ku Barakeyo Gacmahaga Nasra Abdulkadir 👌❤

  • @sabahsalaadmoha4043
    @sabahsalaadmoha4043 3 ปีที่แล้ว +7

    Nasro abayo waxaan sugilhy diet iyo caliinta cabitid wlhi😰😰🥺🥺 so dhaqso queen

  • @Queenberlula
    @Queenberlula 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abbaayo wan ka helay❤

  • @sowdoaxmadnuur7575
    @sowdoaxmadnuur7575 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا. حببتي نصره

  • @meysuncabdiwali8287
    @meysuncabdiwali8287 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah alle xaku xafido il kuma aragto xabiibti nasradeyda caanshaga

  • @fartuunahmedsaafi6016
    @fartuunahmedsaafi6016 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah wllshy qaali Nasra abtidon aad uga helay runtii qaab ka usameesay xafidulaah macaanto ajarna ale hakaasiiyo had iyo jeer sida aad noola wadaagto cuntoo yinka quruxda badan ee macaan macalimadeena xafidulaah adi &family ♥️♥️♥️♥️💯🥰👌💞❤

  • @alibarakow6078
    @alibarakow6078 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah
    Waaaaaaaaaw
    Allaha Ha Ku Barakeeyo
    Nasra ♦️♦️♦️♦️♦️♦️🌷🌷🌷🌷🌷🌷😍😍😍😍😍😍😍😍🌷🌷🌷🌷🌷🌷♦️♦️♦️♦️♦️✌✌✌✌✌✌✌👍👍👍👍👍✌✌✌🌷🌷🌷🌷

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah nasra cadey waa qurac fudud cafimad kucuna inshallah

  • @samaaraaquen4326
    @samaaraaquen4326 3 ปีที่แล้ว +1

    Mcha allah mcalimdena nasra abtidoon gacntda allha ku barkeyo aad ugu faa idny❤

  • @zuhelaaqurux7967
    @zuhelaaqurux7967 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh abaa narsaa jazaka allh macalim aan jacelnahay

  • @mumtaasbarwanichannel9454
    @mumtaasbarwanichannel9454 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allh tabarakalah xbbti ale haku barkeeyo gacanta inaba caadi maha ❤💞

  • @mariamishaq9071
    @mariamishaq9071 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah xabibti waxa badaan ayan kafaidey jazakallah

  • @shamsoabdirahman6489
    @shamsoabdirahman6489 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh abyo quraac shidan ilaahy haku sharfo aduun iyo aakhiro

  • @drsxafsaxasan8080
    @drsxafsaxasan8080 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a Allh il xun alle ku tuso gabdho farabadan hirmuud utahy allaha ku barakeyo

  • @faizoabuukar5624
    @faizoabuukar5624 3 ปีที่แล้ว +1

    waa qurux gcantda Allah ku barakyo

  • @nasriinmoha1384
    @nasriinmoha1384 3 ปีที่แล้ว +8

    Msha allah wan ka helay waan sameysan doona insha allah illh caafimd ha isiiiyo yaaa rabi iso duceeya walaley inu alle cfmd isiyo🤲🤲🤲🤲

  • @Hibaaqhussein12
    @Hibaaqhussein12 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah mcny ilahey gcntaada haku barakeeyo qalbi saafiyey😘❤

  • @saabrinaofficial7293
    @saabrinaofficial7293 3 ปีที่แล้ว +1

    Gacmaha allaha gaamagooyo🥰🥰🤲

  • @talisobushra9491
    @talisobushra9491 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustad nasra🥰

  • @salmocabdulahi4175
    @salmocabdulahi4175 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a qali allh ha ku xafido

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 3 ปีที่แล้ว

    away gabdhaheena quruxbadanaa isoo booqda muqalo ayaan soo wadaa nasroy hala ii kala kiciyo inshlah

  • @Filsan2020
    @Filsan2020 3 ปีที่แล้ว +9

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته🥰😘🥀

  • @raqiashaaban7615
    @raqiashaaban7615 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a may Allah bless u

  • @DakeeyaHerbal123
    @DakeeyaHerbal123 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah nasra qurux habarwadaag qaali ciwaan cusubaan furaye isoo dhawee adiga iyo asxaabtaaduba thanks mcntaydii

  • @umumamiin5233
    @umumamiin5233 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaha abyo alaha kubarakeeyo kacantaada abyo ilaahey tartiis ayaa kujelahay waxbadan ayaa kafaiday xabiibti shukran shugran

  • @qadijaabdullahi6326
    @qadijaabdullahi6326 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcs m.a gacmo dahap mclimadeyd allh ku barakeyo cimri dheer ku rajenaa queen❤❤❤❤

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcs masha Allah tawarakaAllah boqoradaMuqdisho 👑

  • @deeqacusman8399
    @deeqacusman8399 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah waa quraac shidan abayo alle haku xafido

  • @zalmaanabdrahman8745
    @zalmaanabdrahman8745 3 ปีที่แล้ว

    Waa lashey nasro seetahy walashey aad iyo aad ayaan kugu mahadsantahy waxbadan ayaad noofa iideysay thanks walashy name kuwaa ayaan cabdiraxmaan

  • @ceynicumar4361
    @ceynicumar4361 3 ปีที่แล้ว +3

    Www m.a wlhi waan kahelay xppt nasraay allha gacantaada kuu barakeeyo ❤❤❤💋

  • @Admiregemar
    @Admiregemar 3 ปีที่แล้ว +2

    Biri insha allah tijaabinaya nasra thanks mcny

  • @bishaarocabdulaahi1682
    @bishaarocabdulaahi1682 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalimadeeyda Allah kuxafido

  • @ugasohaji
    @ugasohaji 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha'Allah alle ha u barakeeyo inta heesato inta aan heesanina rabi ha siiyo amiin insha'Allah
    abayo nasro wax waliba inaan tijaabiyo aan jeclahay oo aad so galiso lkn anoo quracda sameeyay aan arkay video insha'Allah mar kle ka Bdn
    Alle dartiis ku jeclahy❤

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a xbbti adaab gacmo dahab ah xaqiiq allah ku xafido sharafeey

  • @rooneychannel1447
    @rooneychannel1447 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aad ayeeyo u qurux badan Tahay wlshey

  • @rayshellhooi6050
    @rayshellhooi6050 3 ปีที่แล้ว

    Mn shallaah wallasheyda nasra abtidoon ilaahay haku barakeeyo

  • @kawsarabdidahir9699
    @kawsarabdidahir9699 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allaah wlshy waa cunto aad iyo aad u fudud igu halee inaa sameeyo macalimad qaliya

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah illahay gacantadi hakubarakeyo xabibti nasra cadey

  • @saajidcade231
    @saajidcade231 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha allah nasra xbbti il xun kuma argto gacantaada allaah kuu barkeeeyo xbbti

  • @hamaadaahmed5452
    @hamaadaahmed5452 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo nasro keep going my sister beauty allaha ku barakeyo allaha ku xifdiyo allaha ku cafiyo amiin allahuma 🤲🤲👍👍👍☝️☝️☝️👈👈🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤👈

  • @faraxtoosane3136
    @faraxtoosane3136 3 ปีที่แล้ว +1

    Faldan jawaabta waa ii muhiim
    Raashinka maqaayadaha iyo sida ugu fudud ee looo farsameeyn karo iyo qarsh oo aan badneyn

    • @ahmedcv9410
      @ahmedcv9410 3 ปีที่แล้ว

      Anigaa kulla qabbo

  • @fariixaabduqadir6330
    @fariixaabduqadir6330 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shukran abayo mcn

  • @nasramohamedahmed6968
    @nasramohamedahmed6968 3 ปีที่แล้ว

    Masha.allaha. keep. gonij.from.Jour.faUritey..thanks.Nasro.abti.duun.

  • @umuarwaaden310
    @umuarwaaden310 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah jazakalahu kheyran

  • @zeynabmohamed9833
    @zeynabmohamed9833 3 ปีที่แล้ว +1

    M,a allaha haku barakeeyo

  • @iqroabukar911
    @iqroabukar911 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hawo gacantad allah kubarakeyo❤❤❤❤❤

  • @ikraandaahir5378
    @ikraandaahir5378 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah abaayo mcnto wan ku jeclhy allaah ku xafido adoon iyo aaqiro🥰🥰🥰🥰

  • @queenmaryan8738
    @queenmaryan8738 3 ปีที่แล้ว +1

    Qurax fudud waye waan soo sameynaa insha allah😍😍😍 gacantaada illahey hakuu barakeeyo

  • @luulabdifaarah1215
    @luulabdifaarah1215 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah qali dumar ❤❤❤❤🌹

  • @sumeyaabdirizak8792
    @sumeyaabdirizak8792 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah macalimdena Allah kubarekeyo

  • @foosmahamedhasanfoossiina654
    @foosmahamedhasanfoossiina654 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a xppti gcntaada allah kuu barakeeyo 💋❤❤

  • @karembenzema4151
    @karembenzema4151 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshlh macalimadeena nasra ale haku xifdito❤❤

  • @qaaliiidow8860
    @qaaliiidow8860 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha Allah Aĺah ha ku dhowr apyo nasro keep going ❤🥰🥰

  • @queenie4558
    @queenie4558 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abyo nasroy Gacantadha Allah barakeyo❤️❤️

  • @maryanalichannel9872
    @maryanalichannel9872 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a abyo mcn keep going nasra cdey abyo

  • @mahadhersi9918
    @mahadhersi9918 3 ปีที่แล้ว

    Abyo magaceygo waa fartun alaabta qof wadanka aan kulajoogin makagadeysaa ugandho aan jogaa isojawaab inshaaalah horeyna waan kusoweydiiyey iimana aadan sojawaabin

  • @ruqiyoabuukar7864
    @ruqiyoabuukar7864 3 ปีที่แล้ว +4

    Xbbti alle haku barakeeyo gacan taada keep going nasradeyda 💋💋❤❤❤🥰👍

  • @nasraweri5057
    @nasraweri5057 3 ปีที่แล้ว +3

    ManshaAllah ❤️shukran gcl

  • @sucdiahmedmohamed2881
    @sucdiahmedmohamed2881 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abyo Allaha ku xifdiyo 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @fardowsacali
    @fardowsacali 3 ปีที่แล้ว +4

    masha allah, mahadsanid abayo😘😘😘, abayo waxaan ka codsanayaa inaa noo so sameysid wax misaan dhimida naga saacida aniga iyo inta ilamida,cayil baa iga horyimidee

  • @umasuheyla4175
    @umasuheyla4175 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo nasro abti doon cashaan ka sameynaa caawa inasha allah garabkaada allaha galo

  • @khadiijoahmedhassan1685
    @khadiijoahmedhassan1685 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abayo nasro allh ku xafidah
    Cuntad allh daawo kugu daar wall qali 💯❤💯💋🖤

  • @eyninoor6656
    @eyninoor6656 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha alh qaaliyeey waan ka faa'idesanay quraacdaan mcn kaali iska arag kkkk😍😍😍
    Wxn kaa codsanaa kalaamuudo oo kaaali iska arag eh inaa noo soo galiso.
    Keep going yaaaq❣❣

  • @Filsan2020
    @Filsan2020 3 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء لله، جزاك الله خيرا حبيبتي😘🤤🤤

  • @nasraabtidoonsaxebadeed8521
    @nasraabtidoonsaxebadeed8521 2 ปีที่แล้ว

    M.a qaali keeb going from your favorite places to the only 💜💋💖❤💋💋💜💖💖💖

  • @caishaabdullahiaddow1837
    @caishaabdullahiaddow1837 3 ปีที่แล้ว +34

    🤣🤣🤣 wlh wiilkyga o 1sano iyo 4bilod jira isladawaneynay markay jarjarty e ay camerada kusodhabeesay idiii idiii udhahay intu gcnta taagay😁 ilaahey haidindaweyo wilkyga hadan kahelitankisa utixgalinlahana macuni karyee😊

    • @inahussein2748
      @inahussein2748 3 ปีที่แล้ว +3

      Caisha Abdullahi Addow lkn usameey abayo hoos dhig haku ci ciyaaro jabyar lee calooshiisa tagaayo ilmaha intaas kabadan lkn anaga hadaa Somalia nahay waxaan jecelnahay in oowada cuno hh

    • @caishaabdullahiaddow1837
      @caishaabdullahiaddow1837 3 ปีที่แล้ว +2

      @@inahussein2748 🤣🤣 wlh beenta maha waxan akdhgno iney dhameyan anjecelnhy insha allh cwa casho ugadhigaya

    • @macaneyinaxasan3842
      @macaneyinaxasan3842 3 ปีที่แล้ว +1

      maansha abaayo aad ayaan oga helay wllhi lkn aniga waxan Joogaa kismaayo farmaajada inta badan lagama helo ee maxan Ku badalan karaa adoo raali ah iisoo jwb

    • @maryan547
      @maryan547 3 ปีที่แล้ว

      ميسميؤييظ

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qali Allah ha ku xafido

  • @zamzammahamed5194
    @zamzammahamed5194 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mahadsanid xbbti

  • @aishamohamad2355
    @aishamohamad2355 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukran narso aad ayuu ufududyahy

  • @haniquman6688
    @haniquman6688 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah hbbt nasro alle gcnta hakuu barakeeyo qliyeey😍😍😍

  • @mohanadyare7673
    @mohanadyare7673 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah gcantaada alha kudhowro wllllo ❤❤❤

  • @fatimaabaazi3832
    @fatimaabaazi3832 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo nasra ilahey gactadi hakurakeeyo mashallh qeri alhakusiiyo

  • @caashocuud9105
    @caashocuud9105 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh nasra dhaliil malihid xuman abyo hormar wacn xbbti❤❤❤💋💋

  • @umuzalmo9797
    @umuzalmo9797 3 ปีที่แล้ว +1

    Bbeiye wn ka hele runti wlhi illaah haika xafido nasro mcnto