SHUWAARMO AL FOORNO😂 CASHADAAN HADAAD MAR CUNTO WAAD KA SHEEKEEN DOONTAA MACAANKEEDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 889

  • @BadriHeegan
    @BadriHeegan 3 ปีที่แล้ว +11

    Nabigena maxamed scw hadad jaceshahay ha iladhafin subscribka

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 3 ปีที่แล้ว +29

    Mashallah 😂aniga waxaan ubixiyay shawarmo bil sokor 😋🤤

  • @Filsan2020
    @Filsan2020 3 ปีที่แล้ว +25

    Intuu sanadka dhamaanin aan walaashen 300k gaarsino in shallah 😘🎉💥🤍🥳🌱

  • @sucaadibrahim4474
    @sucaadibrahim4474 3 ปีที่แล้ว +3

    Sorry nasra xbbt shuwaarmo waan ku waydiiyey dhowrjeer lkn ofin malihi alla gacanta haku barakeeyo wlhy aadbay uqurux badan thy waan kahelay masha allh caafimaad ku cuna❤❤💕💕

  • @fahmocabdinuur4132
    @fahmocabdinuur4132 3 ปีที่แล้ว +4

    Wcs abayo nasro masha Allah allaha kuxafido hormarwacan 300k wakare insha allah

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว

      Abayo subscribe igu caawi mahadsanid

  • @sumeyaabdiqadir2043
    @sumeyaabdiqadir2043 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhaliil malihid xumaan
    Dhigaad utahay haldoor maasha allaah boqortooyo jigjiga ayan kaa soo salaamay Asc 🥰😍

  • @ramlayusuf8017
    @ramlayusuf8017 3 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah abyo hormar wacan xpptii guuleyso waligaa xpptii 🌹❤😍

  • @hoodoabdi9551
    @hoodoabdi9551 3 ปีที่แล้ว +1

    Galabta tijaabinayaa walaahi Caadi maaha intaasa ka dhereerinayaa😚😂❤❤
    Thank you gacan dahabeey

  • @ayshoousman4762
    @ayshoousman4762 3 ปีที่แล้ว +4

    Imagine me feeling hungry en watching this man it hurts 😭😭😂

    • @amirtrace9293
      @amirtrace9293 3 ปีที่แล้ว

      i dont mean to be so offtopic but does anybody know a way to get back into an instagram account??
      I was stupid lost my password. I appreciate any assistance you can offer me!

  • @shukrisugaal5629
    @shukrisugaal5629 3 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLLAH NASRO ABTIDOOON HORE U SOCO QLI WAN JECLAHAAYY CUNTADAAA TOLOW XILIMA CUNI CUNTO AAD GACANTAADA KU SMAYSAY ALLE HAKU BARAKEEYO AWLAADA IYO QOYSKABA AAAMIIN AAMIIN

  • @fartunahmedmahamoud3168
    @fartunahmedmahamoud3168 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah Ilaahoow kubarakey gacantada kuna xafad yaarbi

  • @halimomohamedkaali6172
    @halimomohamedkaali6172 3 ปีที่แล้ว

    Shawarmo mahin sandawij waaye nasro abay gacanta ilahey ha ku barakeeyo

  • @aslimohamed4870
    @aslimohamed4870 3 ปีที่แล้ว +12

    Anaa kugu horeeya axlm maanta like iisaar hadaan kaa soo hormaray

  • @sadiawarsame6116
    @sadiawarsame6116 3 ปีที่แล้ว

    mashaa Allah walasheey Allaha kuu barakeeyo ganacsiga iyo gacantaadaba

  • @khalidapdirashed8342
    @khalidapdirashed8342 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha xappti walhi waxan ka heelayi sidaad waxa noo fahansinyso allha haka abaal mariiyo

  • @bukhariyare7513
    @bukhariyare7513 3 ปีที่แล้ว

    Walaashay markii aad ducaysatid ama aad u ducaysid dadka kale insha Allah ha dhihin lkn waxaad tiraahdaa Aamiin...Aamiin

  • @daawofilimaan3390
    @daawofilimaan3390 3 ปีที่แล้ว

    M.a gacantaada ilaahay hakuu barageeyo walaa sheey mcn

  • @nimcohodan6501
    @nimcohodan6501 2 ปีที่แล้ว

    Another level 💯 wlh abaayo gacantada alle haku barakeyo aniga foorno la aan ba waxyalaha qaar iciilayo lkn inta kle dhakada kahaaya gcntada alle haku barakeeyo

  • @zaamitube4175
    @zaamitube4175 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaashey macaaney marka hore waan ku salaamaya maasha allaah cano aad u mcan oona fudud ayaad noo sameysay aad baan kaaga mahad celinayaa alaha ku xafido horumar weyna waan kuu rajeynayaa laakiin nasraay waxaan u baahanahay jeesta is jiidaneyso ayaan ubaahanay ee sawirkeeda ii soo dir ta la xoqaayo ee is jiijiidaneysa

  • @ridwaanabdi3317
    @ridwaanabdi3317 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo me lcunto karis lagu barto mad furatid wa ubahna lehen gabdhahen somaliye ilhay hku barakeyo gacantada🥰🥰🥰

  • @feiruzhassan8374
    @feiruzhassan8374 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnshllh nasroy, wa markii ogu horeysee an coment an kasobixiye xabibty indaxaan kala socda

  • @maryammaxamed7511
    @maryammaxamed7511 3 ปีที่แล้ว

    Nasraay maanta waa iska dhaafi kartiin lee ku heesaa wx waliba aa jikinka ku dareesay
    masha alaah shukran xapiipti

  • @farduuzdhagajuun4134
    @farduuzdhagajuun4134 3 ปีที่แล้ว +4

    Nasra abaayo ceysh inta dubo san wn yeli karaa maaho thnk u qali💋♥️🥰

  • @nasrahussein9591
    @nasrahussein9591 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xbbti hormar wacan ayaan ku leyahay boqorada muqdisho nasra abtidoon alle haku xafido caafimaad ku cun Insha Allah

  • @ifraaxxasan5868
    @ifraaxxasan5868 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a abyo aad baan ugu helay illah hagu xafido

  • @sohansiman06
    @sohansiman06 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a keep going Aman wd kadhan tahy mcnto

  • @hudaqueenofficiall440
    @hudaqueenofficiall440 3 ปีที่แล้ว

    From Hargeisa Maclimadena Nazra Abtidoon rabii haku sharfo ukhtiii

  • @nimcoqaayibo8175
    @nimcoqaayibo8175 3 ปีที่แล้ว

    Asxaabta nasra ku xidhan isoo booqda wllayaal sida nasra usoo dhawayseen ana isoo dhaweeya 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @xamdicali9782
    @xamdicali9782 3 ปีที่แล้ว

    Nasroy cun walbo aad sogaliso wan kaa barty mshallh alle haku xifdiyo

  • @MmmMmm-kj2th
    @MmmMmm-kj2th 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa kariyay lkn woiga halawey lkn hilibka macan waa kabax sadhay 🤣🤣

  • @fatumoabdi9736
    @fatumoabdi9736 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo maasha allah ilahey haku barakeeyo wax ayan ka faaiidney

  • @maniyamuuminmahamed7724
    @maniyamuuminmahamed7724 3 ปีที่แล้ว +2

    Queen nasra Allah kuu barakeeyo gacmahaga m.a 😍 hal mid kaa codsanaa lahaa waxaan jeclaan la.haa school inaa inoo furtitid oo ardaydaa noqono jeclaan lhaa 🤗 waxan rajeynaa inaa inaa fulusid codsigeyna

    • @Qalanjo99
      @Qalanjo99 10 หลายเดือนก่อน

      codsigaas inaad noo aqbashaan rajeyneynaa hadannahy gabdhaha reer muqdisho iyo dhamaan gabdhaha somaliyed ❤viva nasra abtidon macalimadena

  • @najaxmaxamed9401
    @najaxmaxamed9401 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhiga waxd uthy haldoor wlshen nasra macalimadeydana wa thy keep going

  • @mariamishaq9071
    @mariamishaq9071 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah xabibti 👌💓

  • @samarxamuud5501
    @samarxamuud5501 3 ปีที่แล้ว

    Shuwaarmo lasiimacaneeyay aan ubixiyay m.a gacanta alha ku barakeeyo🥰

  • @sagalsagal7528
    @sagalsagal7528 3 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah nasro ihay gacantaada hakuu barakeyo

  • @lamafilaan4509
    @lamafilaan4509 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk nasraay dee adaaba magac fiican ubaxshay somaha
    Nasra nuura dhigaa usharaf badnow❤❤❤❤

  • @ubahahmed3602
    @ubahahmed3602 3 ปีที่แล้ว

    fikrad cusub weeyaan waanad ku mahadsan thy horey usoco si aad tartamada aduunka uga qeyb gasho maashaa allaah tabaarakalaah. Aniga Swedan baan ku noolahay takos baa la yiraahdaa.

  • @fadumoahmed8482
    @fadumoahmed8482 3 ปีที่แล้ว

    Nasro qurux Masha allh qali aad baan uga heley gacantda alha kuu barakeeyo xabibti

  • @sanasana7500
    @sanasana7500 3 ปีที่แล้ว

    ilahay haku barakeeyo dar ilahay ayan kuu jeclahay nasraa wll

  • @asmaomer5311
    @asmaomer5311 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah qliyey alle gacanta hakuu barakeeyo wllo

  • @dagangedimohamed629
    @dagangedimohamed629 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah jimca wanaagsan nasro iyo ardaydeeda caafimaad kujimcysta meel kastoo kalajoogtaa😍🥰

  • @ramloruun5437
    @ramloruun5437 3 ปีที่แล้ว

    Masha alalh abayo waxan jeclahay in aandhadhamiyo gacabtaada macan wax aadkukarisay♥️♥️♥️♥️♥️🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @ubahhayle2332
    @ubahhayle2332 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah gacanta allaha kuubarakeyo illahey ha idiin daaweyo

  • @mhahusseinabdi372
    @mhahusseinabdi372 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a nasar abtidoon inta ku xiran like saara

  • @hodanabdi8057
    @hodanabdi8057 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alh abyo ilaahey aqliga kaamaqaado qubiskan shawaarmo caadi ah ayaan ucuni jirnay lkn hda isha calaa cunto shuwaarma forna yaah xamrna wey tilaabsatay hadiba qubis laga helaayo keep going abyo

  • @fartuunahmedsaafi6016
    @fartuunahmedsaafi6016 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah waaw cunitaan keeda aad ujeclahay bal si loo sameeyo magaraneen macali madeena Alaaha noo xifdiyo gacma haaga alaha kuu barakeeyo quruxeey ♥️❤❤❤💞👌♥️💯💞

  • @Admiregemar
    @Admiregemar 3 ปีที่แล้ว +13

    انا لست فنان ولا مغني🥺انا فقط أنشر القرآن❤️ولا كن لا اجد من يدعموني فهل هناك من يدعم القرآن ❤️وجزاكم الله خيرا

    • @naciimaaxmed7774
      @naciimaaxmed7774 3 ปีที่แล้ว

      ما شاء لله عليكي بس هذا القنات مخصص لتعليم الأكل فقط

  • @falastiinali9721
    @falastiinali9721 3 ปีที่แล้ว

    Wacly kum slam waraxmatulahi wabarakatuhu mash alh ilhy haku barkeyo gacnta xappti mash alh nasro qurux mash alh ilhy haku xifdiyo xappti ilhy haku sharaf ❤💋💋💋❤❤❤❤

  • @genyadasoomaliland9160
    @genyadasoomaliland9160 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle gacantada ha ku barakeyo NAZRA🤍

  • @salmamohamed6611
    @salmamohamed6611 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء لله تبارك الله Nasra cdey ilahy gacmahaga hakubarakeeyo qaali dumar..qofka kaliya ee an kafaido ayaa tahay wlhi ..ilahy cafimaad taaam hakusiiyo cimrigana alle hakubarakeyo ❤

  • @ifraaxshiine5073
    @ifraaxshiine5073 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nasra Dagan markasta oo an ku daawada baahi ayaa iqabato

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaah 😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷👨‍🍳👨‍🍳👨‍🍳👨‍🍳👨‍🍳

  • @phatmaadam6832
    @phatmaadam6832 3 ปีที่แล้ว

    Waaa gaare insha allah abyo waa u qalanta 300k

  • @aaminaismaciil3720
    @aaminaismaciil3720 7 หลายเดือนก่อน

    Waxad sosamaysaa baaso huurisa qali alle haku xiftiyee

  • @fardowsonuur1505
    @fardowsonuur1505 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allh abaayo najmo cadey wlhi wan kabaxsatey

  • @nimcocabdidaahir8884
    @nimcocabdidaahir8884 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wlhi waa casho fudud alle gacantaada hakuubarakeyo sis🥰🥰🥰🥰

  • @FJBeautyCookingPrincessChannel
    @FJBeautyCookingPrincessChannel 3 ปีที่แล้ว

    Msh allh qurux waaye gacantaada allaha kuu barakeeyo

  • @hodanabdikhadar4550
    @hodanabdikhadar4550 3 ปีที่แล้ว

    Msh llh Queen
    Nasro abtidoon
    Allh ku barakeeyo xpiipti gacmahaaga
    Wlhi inaan been ku sheegeynin
    Wax yaalo fara badan aan aqoon I bartey
    Alle ka sakow kun iyo kow jeer
    Wan ku mahad naqaaya
    Mahadsanid mahadsnid in badan
    Allh yaxfiduk queen

  • @simanhiraabeofficial18
    @simanhiraabeofficial18 3 ปีที่แล้ว

    Masha. Alha qali alha kuu barakeyo gacan tada Ana kana kuwii kaa faido alha naga dhigo

  • @AaminaQaali
    @AaminaQaali 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh macan intan ka dhadhamiyay

  • @sueybali7242
    @sueybali7242 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah
    Boqoradena allaha ku dhowro ✋✋❤❤💚💌💗💚💚💚💚💌💞

  • @shamsoabdirahman6489
    @shamsoabdirahman6489 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abyo keep going ilaahy haku barakeyo abyo cake ayaa rbaaaa ilaaa hada waa ka sugooyaa plz

  • @umasuheyla4175
    @umasuheyla4175 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah weyna qurux badnthy weyna macaan badntahay sey no shegty nasaradeena caafimaad ku cuna abyo

  • @fadumamohamed5237
    @fadumamohamed5237 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah mcnto hore u soco wlshey mcn ilxun kuma aragto

  • @faizahussein3507
    @faizahussein3507 3 ปีที่แล้ว

    Wwwww inaba caadi maaha ♥️wixii indhaha deeqa uurkane deeqa😁wllhi wan Ka hely 😍chanalska kale mawada dawan Karo wan iska botiyaa lkn kaga wllhi wan dhameystaa🥀💯jaceyl halaabay lee mohoo🤣🤣🤣nolow xabibti

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haa noo kaa daayo cis iyo sharaf ku noolowo waligaa iyo meelkasta oo aad joogto

  • @mohamedabdirahman2921
    @mohamedabdirahman2921 3 ปีที่แล้ว

    Cadiwaa walasheen waan ku fanay masha alh

  • @lulabdulahi210
    @lulabdulahi210 3 ปีที่แล้ว

    msh allh xpptiiii ilaah haku barakeeyo apyo meel cunto karis maa noo furtid si aan kaga barano

  • @hawaa4258
    @hawaa4258 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazzakalahu kheir habibty

  • @raxmaibrahim6400
    @raxmaibrahim6400 3 ปีที่แล้ว

    Nasra abtidoon abayo dhaladan foornada maheysaa waan rabaa hadey talo iso wargeli wll wan ubahanayay

  • @fadumiinainasheekhadam5986
    @fadumiinainasheekhadam5986 3 ปีที่แล้ว +1

    Nasra qaali ilaahey gacmaha hakuu barajeeyo

  • @haboonaxmedauldaanxiis9302
    @haboonaxmedauldaanxiis9302 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءالله زادك الله حرصك وكثر الله من امثالك بالتوفيق حبيبتي

  • @sumayamohamed4809
    @sumayamohamed4809 ปีที่แล้ว

    After 2yrs baan samaynaya❤maasha allah

  • @khadracaliseed7464
    @khadracaliseed7464 3 ปีที่แล้ว

    nasro adaaugahelay cutdaada runtii walaahi waa ayfiicantahay ilaahay hakudaayo walaashay qali

  • @sowdoaxmadnuur7575
    @sowdoaxmadnuur7575 3 ปีที่แล้ว

    Xppti aad ayaan usugaay shuwaarmaha. Markaa arakay waan farxay🥰. Hadana Al foorno aa kanahaxay 😭 asxaabta foorno la,aanta aa kujiraa ihhhhhhhh

  • @Filsan2020
    @Filsan2020 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo cilmiga caqliga iyo gcamha allah kuu barakeeyo🤲🏽😋😘

  • @amranruun9508
    @amranruun9508 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh alle haky xifdiyo mcnto cunto Mac ayad sameysay guul ayn Ku rajeynaa isha aya ba ka cunay macan teda aya i deqday

  • @nasteexoxaaji2507
    @nasteexoxaaji2507 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaaaah abaaaayo gacantaada allaha kuu barakeeyo

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 3 ปีที่แล้ว

    Wcs masha Allah tawarakaAllah Ilaahey ha ku barakeeyo gacantada boqoradi Muqdisho 👑

  • @nuurtoubax5144
    @nuurtoubax5144 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah allah hakuu barakeeyo gacantaada xabiibti

  • @luulcadey6471
    @luulcadey6471 3 ปีที่แล้ว

    Mnshallah abyo illhy gacntada illhy haku barakeyo inshllh

  • @mohamedabdi735
    @mohamedabdi735 3 ปีที่แล้ว

    Mahad said wllshey ilah ha ku barakeyo

  • @abdifitahdalaan2797
    @abdifitahdalaan2797 3 ปีที่แล้ว +2

    Hal talo wan ku siinaa si aad Subscribe bdn u heshid hhh lkn taladayda abaalmarinteeda ma'ahan lcg ee waa cunto 😀.
    Talada ayaa waxay tahay markii aad 100K subscribers aad gartid waxaad casuumtaa dadka subscribers-kaga qaarkood micnaha u samee casho sharaf ama qado sharaf oo mahad celin ah, si qof walba uu ugu fikiro in 100k subscribe-ka dambe uu ka mid noqdo, ALLE mahad celin nagu leh lkn dadka waa sabab, inshllh waxan hubaa in Million luga la sii galeysid inshllh.
    Horumar wcn abyo mcn🎁

    • @farxiyacumar7129
      @farxiyacumar7129 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂talo fican wayo aniga dadka la casuma in an ku jiro Allah ha i kaso hal mar wa in an nasaro cunteda so cuno

    • @abdifitahdalaan2797
      @abdifitahdalaan2797 3 ปีที่แล้ว

      @@farxiyacumar7129 😂😂 diyaar waaye inta ka horeysa niyada ka sii cun cuntooyinka youtube-ka la soo dhigo 😀

  • @amranabdi229
    @amranabdi229 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah wlhy halkaaas ayey igaso dhadhan tay ilhow ku barake gcntda❤❤

  • @hiboaxmed5326
    @hiboaxmed5326 3 ปีที่แล้ว

    M.a abyo gcnta Allaha ku bara keeyo foornada yartaa war naga soo sii

  • @naciimocabdi6056
    @naciimocabdi6056 3 ปีที่แล้ว

    Www Maasha allaah ish Cadey gacantaada alle hakuu barakeeyo

  • @umuilhaamhawa7356
    @umuilhaamhawa7356 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah 😋👌xabibtii gacantada allaha ku barakeyo ❤

  • @najmaaxmed5343
    @najmaaxmed5343 3 ปีที่แล้ว

    Abaaayo nasra abtidon ilaaahay haku xafido

  • @nimaofaisal725
    @nimaofaisal725 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah horumar intan kasii wanaagsan oo kasii balaadhan baan kuu rajeynayaa xppti.
    Lkin ceeshka maxaan ku bedelan karaa?? Iga soo jawaab pls🙏🏾

  • @ayanabdi2028
    @ayanabdi2028 3 ปีที่แล้ว

    M.a wllshey nasro qurux ilaahey ha ku xifdiyo

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe igu caawi walashay qali mahadsanid

    • @ayanabdi2028
      @ayanabdi2028 3 ปีที่แล้ว

      Wan ku saray abyo

  • @zahradagan2116
    @zahradagan2116 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah nasradayda intaa maqnaa waxbadan baa idhafay alaha kudhowro❤

  • @qureshfarah865
    @qureshfarah865 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa ALLAH ALLE ha idiin barakeeyo

  • @sagalniyadsan1867
    @sagalniyadsan1867 3 ปีที่แล้ว

    Hablaha dunidan dhaxjoga adaa dhol dahab kamuqda dhabtii waxatay nasraay dhaman kudaydan facedu dhigabad utahay hal dor dhalilmaba lihid xuman wlhi been mashiigin abaayo laguma cuno xafidulah ilove xppti keep going❤❤❤👏👌

  • @salmaanhukricabdullahi2168
    @salmaanhukricabdullahi2168 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah Nasro Allah haku bareekayo gacataa mcnto

  • @najmomanyacofficial6577
    @najmomanyacofficial6577 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha Allha ku Xifdiyo walashay qaali ❤❤❤ keep going

  • @roodomuuse782
    @roodomuuse782 3 ปีที่แล้ว +6

    msha allh nasra abyo keep going😍

  • @faaizomohamed5894
    @faaizomohamed5894 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah xppti dharer iga kenoysaa iso niyeyso mrkaa cuneysid😅😅 waala dareemi karaa kal io laab wyey masha allah gacntaada allah ku barkeeyo apyo

  • @amranahmed9791
    @amranahmed9791 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah nasro cadey ilaah haku xafido

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 3 ปีที่แล้ว

    Waaw mash Allah abaayo mcnto Ilaahay haa noo kaa xafido meel waliba oo aad joogto horumar cawan ayaan ku leeyahay abaayo