Satel Sali:We will never forget and forgive GenocideJoe and co👍👍👍From the river to the sea Palestine and the whole world will be free In sha Allah 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Awòoda yahuudu waa caadaasi meel kasta way gaadhaysaa saw maha dunidu ama yahuud noqo ama u adeeg cadaan iyo madaw kaad doontoba ahaw oo haddii kalle cirkaa lagaa qarin
Tolow yahuuda ithoopia SaaS miye no galee sida falastiiniyiinta e ugalayaan yahuda bariga dhexe mise muwatiniin aye naga dhiganayan o sida e unolyihiin shacabkooda MI unolanena😮
War carabtii waa hoogeen bal Israel meeqa wadan bay werarty qasa lubnan siriya yemen ninkii walalkii loo xirayow adna soo qooyso ciil baa dareemaya markasta
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Waabeen...warkaas...waxaaanjoogaa.snaa❤❤
لاحول ولاقوة الابالله
illahow Yahuda uga gar Muslimiinta dhulkooda Yaa Rabi
Syria Cadaw Ayaa Lasaarey Cadaw kasii Xuna Waa Lakeeney 😢😢 Subhaanallah Waa Caqli Xumo Haysata Dadka Suni Sheeganaya 😢
Yaa Rabi Guusha Soo Dedeji 😢😢 insha Allah
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
illaahoow guulee xuutiga insha allaah
Satel Sali:We will never forget and forgive GenocideJoe and co👍👍👍From the river to the sea Palestine and the whole world will be free In sha Allah 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Bismi laah
Jazakallahu kheyr
Ma isweydiiseen imisa Qof oo Falastiin ah Ayaa ku jira Xabsiyada Yuhuuda 😢 Subhaanallah Hada markey Yuhuuda Qabsato Suuriya intaas in kabadan Ayey Aasayayaan
Fillistiin oo dhan dagaal kama jirto waa Gasa kaliya kuwakale nabad iyo Qubis baa ka jira sida Ramalah oo maxamud cabaas iyo askartiisu dawlad ka yihiin Kuwa Gasa jooga waa kuwa gurigoodu ba,ay oo caruurta ku gambada iyo naagaha oo hubka iskaga dhiga waa argagixiso waligoodna guuleysan mayaan sidaasaa loo laynayaa madaxdoodana iyaga oo mayda lla soo sawirayaa 😮
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Jabhada meesha qabsatay xabaalaha ha qodaan yahuuduna dhulka ha qabsato waxan u malaynayaa shekadan jeelka waxa buunbuuninaya waa yahuud
Shiikh alle haku xfdo
Maxmud Cabas Allah Ku ciqaab Wa Munafiq Israel asaga ka daran Allah u gargaaro wllehen Falastiin 😢😭😭😭😭
Dulmi diid inagu waan kadheernahay meesha ay wax kadhaceen
meeshu waxa kadhaceen waa Waqooyiga
Awòoda yahuudu waa caadaasi meel kasta way gaadhaysaa saw maha dunidu ama yahuud noqo ama u adeeg cadaan iyo madaw kaad doontoba ahaw oo haddii kalle cirkaa lagaa qarin
Yaffa is Tel Aviv not Haifa sheikh
😢
Suuriya masar iyo kuwa kale waa la mid bal qaar baa ka sii xun.
Israel miyaa caano u lisayza markaa haday qabsadan
Tolow yahuuda ithoopia SaaS miye no galee sida falastiiniyiinta e ugalayaan yahuda bariga dhexe mise muwatiniin aye naga dhiganayan o sida e unolyihiin shacabkooda MI unolanena😮
Markii ugu horeysay mahan waa markii labaad
suuriya ciraaq yaman falastiin lubnaan waxa duqaynaya yahud maxmad bin salmaana waxaw ogolanayaa qaniisin cuqaashiyo culumadii muslimiinta maxa helay
Carab ninke kadashaye ciil kama baxayo yahuda baa manta gabagabey sanyesa
War carabtii waa hoogeen bal Israel meeqa wadan bay werarty qasa lubnan siriya yemen ninkii walalkii loo xirayow adna soo qooyso ciil baa dareemaya markasta
Fulay ayaad tahay clipkaan ma soo deyn karo kulahaa