Ibraahim caydiid waa runtii, sheekhyo ku sheeg burco joogay ayaan shalay arkayey inay nabad ku baqayaan ,maxay hore ugu baaqi wayeen ka hore markii ay sanaag guryaha dadka ka soo dhex tooyenayeen,huwanta gudah waa in hoos loo eega ,dadka somaliland hurdad ka dhaca ,madaxweyne muuse 7 sano ayuu inal hadlayey ,illahay ayaga dib ha ugu celiyo sharka ay wadan
Imika waxay bulaaben shaqadii xamar ee madaxa tooyada lugu dili jiray dadka hada waxay ka bilaabantay tan hargeysa intey diileen bay demiyeeyn kama rada waa billabatay shaqadii dilalka😮
Waar waxaan mesha sogaaleey mexeey ahaayn wamaaxay tulli nimaddan somalia oo meel dimateey mexeey naguso kordinayaan waddani waa innu siyasadiisa waax kabateelan somalia iyo jabuuti waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland no relationship we have nothing in common with them
Sirdoonkii dalku mee ninkani Mar dalkii baa la soo weeraray buu Lee yey marna kuwan kursiga ku fadhiyaa degaankoodii la soo weeraray talow isagu waa ayo
Dhulbahante taladaa ma lsha ee arrinka. Ha laga eego xagga NISA, kol haddii Cirro ka leexdey wixii la isku ogaa, AARSI AY KU CARQALADEYNAYAAN WEY SAMEYN KARAAN. 1) Waxa lala eegtey maalin XILKII AMMAANKA LALA KALA WAREEGAYEY. 2) WAXA LA KHAARAJIYEY 2 QOF OO HAYB AHAAN KA SOO JEEDA CIDDII. CIRRO. ISKA QABOOJINAYEY 3) CIDDA FALKAA MIDIDA DAABKEEDA HAYSEY WAA CID RABTA HARGEYSA IYO CIŔO. IN. LA ISKA. HOR KEENO. 4) NIDAAMKAN SOMALILAND LOOGAMA BARAN FALALKA CAYNKAN AH, CIDDA CSIDA. FUDUD U ADEEGSATAA FALALKA CAYNKAN WAXA VLOOGA BARTEY NISA. MARKAA CIRTO OO AAN BIL JOOGIN, LIIBAAN ISKA. FOGEEYEY. ASXAQBTII LA SOO CASUUMI LAHAA MAANTA JOOJIYEY, WEY BKA FOGTAHAY. CAKISKEEDII IN UU HARGEYSA. KICIYO. YAAN VLA. DEGDEGIN !!!
Mashallah gesii qaran 💪💪💪💪💪 Ibrahim caydid❤
❤❤
Somalilaan yaa ka dhiga Ibrahim caydiid oo miidhan ilahay habadiyo Adoo kale noolow in badan guuleyso ❤❤❤❤❤
MUJAHID IBRAHIM WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤THANKS FOR SPEAKING THE TRUTH
Mujaahid Ibraahim Caydiid iyo Arabsiyo news waad salaamantihiin. SOMALILAND HANOOLAATO ❤
Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin geesi garan waad mahadsantahay mujahid adiga iyo Abdishakuur haybe thanks ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
I ibrahim
is national hero
LIBAAXA SOMALILAND
MUSSE BIXI FOREVER❤❤❤❤❤❤LION OF AFRICA
Ilahay sharkaay inoosoo malegayaan haku celiyo kuwaa dulmiga kusoo midoobay Allah hajabiyo inshallah
guul qaranka soomaaliland guul ibraahin caydiid
Marabaan Aqoonsiga somalilaan 😮😮😮😢😢😢
Mashaa alaah
Insha allaah wa xaqdaro ee illaahayba jebin kii muuqda iyo kii qarsoonba Allaah wakiil
Waa hadal ruunah mujahid ibraahin caydiid
Cadawga Somaliland Ilaahay ha jabiyo. Guul Somaliland 💚🤍❤️
Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Runbadanaa Alaha ku daayo Ibraahimow
Caydiid.ilaahay.hakubarakeeyo.waageesi.qaran.waa.indheergarad
Ilaahay cabdi waraabe naga qaaday ee ibraahin caydiid noo keenay mahad leh ibraahinow ogow kaalintaad dalka ugu jirto
Mansha-Allah Ad Iyo Ad Baad Ugu Mahadsan Tiihin MudaneYal Waraysiiga Qiimaha Badan Mudane Wariye Sare Cabdishakuur Haybe Arabsiyo News Iyo Mudane Mujaahid Wariiye Sare Guddomiye Suti-Gaashan Legend Ibrahim Aydid Guulaysta Weliigin MudaneYal Insha-Allah Amiin Horaloo-Socoonaya AL-XAQIIQA RUNTA UGU IMOO,,, Mansha-Allah Guul Iyo Goboniimo Iyo Horumar Jamuriiyada Barakaysan Ee Somaliland 4 Ever Insha-Allah Amiin Horaloo-Socoonaya..
Ibrahim caydid geesi qaran
Ibrahim sodaa walagusugayeee
warka caydiid waa sax huwan jabtay iyagaana isu keenay ilahay waa aqsoore waana jabayaa markastaba
Geesi Qaran Allah yaxfidag. Intii hore in kabadan ayey S/L kuu bahan tahay. Hore usoco
RABOOW SHARKOODA KU CELI DAALAMIINTA GUUL SOMALILAND
Reer sheekh isaxaaq waxaynoqdeen reer nin kaliyaale waayo reer sheekh isaxaaqow maxaaloo waayayay inin labeeya ? ibraahin caydiid ilaahay waxaanu kaaga bar yay naa cafi iyo caafimaad iyo cimri barakale khatumo suuban alle haku siiyo mudane ibraahin caydiid aamiin aamiin aamiin somali ❤❤❤🎉🎉😂❤🎉❤
Guul
Ma sha Allah,
Allahuma barik
Ibrahim khair ummah
Somaliland Aamiin
Allah humma Aamiin
Inshallah
Allah hakaahayo isha iyo Carabka umada Munaafaqiinta ah
Aamiin yaa Rabbi Aamiin
Allah weynee ninkii Aaminaa
Awoodle
Umatul khery Somaliland
Allah watee wehel uma baahne
Inshallah Dhamaantenba
Allah ha is waafajiyo Aamiintena
iyo Aamiinta Malaa igtiisaba
Aamiin yaa Rabbi
Guul iyo Gobanimo weeye
Umatul khery Somaliland
Somaliland guuuul iyo gobanamo ❤❤
Masha allah sharif lataisi madxwanah alla waxaan ka baryaya inu walayu
culima ma aha waa Munaafiqiin
Ibraahim caydiid waa runtii, sheekhyo ku sheeg burco joogay ayaan shalay arkayey inay nabad ku baqayaan ,maxay hore ugu baaqi wayeen ka hore markii ay sanaag guryaha dadka ka soo dhex tooyenayeen,huwanta gudah waa in hoos loo eega ,dadka somaliland hurdad ka dhaca ,madaxweyne muuse 7 sano ayuu inal hadlayey ,illahay ayaga dib ha ugu celiyo sharka ay wadan
Ibrahim caydiid geesi geesi dhalay ilaahay ha ku xafido
Axmed karash usheega wa kii lahaa ceerigabo wax ka jilicsani majirto.😅
guuuuuuuuuuuuuuul
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
please qoorta halaga guro ixtisaam meelkasta oo ay joogan mise ciro ayaa ah hadii kale shaqo halaga qabo ixtisaam
Jaamacadahaa farta ku fiiq si ardeydu u ogaadaan
ibraahin waad mahadsantahay munafaaqa ilahay baa qaban
Dagaal ka ilaa China 🇨🇳 caawisa Huwan
♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Ciro alle uma jeediyo somalia
Walaaji Ibraahim waaa xogoogal waxa uu sheegayar hore laakiin waxan la yaabay nimanka marba sida uu hadal.
WAABEENAALE. KALE. HUWANTA. AYUU LASHAQEYSTAA. HUUNO ❤
Ayaa beenale kale ah walaalo.
Abu cubeyda ibraahim ceydiid😅❤
Waadmahadsantaheey
Mujaahid taariikhdaa ku xusus doonta
Dalka albaabadii baa loo furay waxaa hargeis soo galay dad badan oo cadawga somaliland ah ee hoos haloo eego
🙏🏿🙏🏿🙏🏿
Ilaahayow adigaa nagu filan caalin iyo caamaba wixii Shar leh adigaa nagaga filan
Ibraahin.caydid.waa.muwaadin.dalkisa.cadawgiisa.toosh.aad.uweyn.ku.ifiya.sI.looarko.guuleyso.maxaa.loowaayey.boqolaal.ibreaking.ookale.ah.aoomaalilaand.guulguulguul.sutigashan.guulguulguul.
Libaax libaax dhaley
Dabyow holac ama dad iyo bahal
Ciidamada somaliland waa la shirqoolaya alow sahal
Kuwa masuliyinta jamacadaha ee Somalia tagay wa in sharciga lala tigsado waba Wali sidaniyee. Wa in isku socodka Somaliland iyo Somalia la mannuucu
Mujaahid Noolow
Imika waxay bulaaben shaqadii xamar ee madaxa tooyada lugu dili jiray dadka hada waxay ka bilaabantay tan hargeysa intey diileen bay demiyeeyn kama rada waa billabatay shaqadii dilalka😮
Qaranimada somaliland waa muqadiis waa in laga foojignada waxkasta oo waxyeelaya qaranimadena iyo wada jirkena
Uguudbi magacyadda caddowga guddaha siirtonka Somalilland sii loqaabqabto oo laxidho Allow Dhawr Somaliland Guul iyo Gobbonimo Allow shuuf kadiig caddowga Somaliland
Daliinka alle aaya qaban Raga Somaliland ah Rabi baan ka dacawenayi Alle ha naga qabato dhuuni raca kofiyada bacale
Dhamaan cadawga waxakagoan siidadalkooda iyo dadkodiiba ay u baabiiyeen ayay jecelyihiin inay somaliland na ubaabado aallena kamadhiigayo waxna mayeelikaran dalkan iyo dadkan xaaqdarona maguulaysato ciidamada qaranka na uma ciid daamhe umadulqadankaran reer somaliland waymiidaysanyihiin maanta guuul iyo gobanimo insha aallaahu
Nag Wa nagu dhalaye eebenalaha ih unadapted ale hakaqabato
Waar waxaan mesha sogaaleey mexeey ahaayn wamaaxay tulli nimaddan somalia oo meel dimateey mexeey naguso kordinayaan waddani waa innu siyasadiisa waax kabateelan somalia iyo jabuuti waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland no relationship we have nothing in common with them
Waxasi dhami qaranka Somaliland waa ka gulaysnaya
Ibrahimoow abti haduu Musa biixi kadidisi badnayd bertiisi latagay sowtan kuwibadalay parkod garoonki diyaradaha budhudhupa digay
All talk no action
SPSA get ready!!!
Culimo maaha waa tuug
Alshabaab ah
Sirdoonkii dalku mee ninkani Mar dalkii baa la soo weeraray buu Lee yey marna kuwan kursiga ku fadhiyaa degaankoodii la soo weeraray talow isagu waa ayo
Ixtisaamta dambe o hadalkeedu shaqaynaya majiiridoonto haday faarahakalabiixiwayaan shaqada qaranka somaliland ee ay.cadawga udhabarjebinayan shacabkuna wuu iskaqabanayaan
Kuwa ucodeeyay ayay jirta iga wale anu ka haajiray hadii meesha dhimatay ay tagaan ilayn anuu umabaan codaynee maxaa iwaalaya kuwii somaliland hoos geeyay barigiiba qaar maangaabay Haayeen kuwan hada ucodeeyayna waa lamid I don't care
Ciroxwas maangaan po was ciii qabe beelaha ugaadhdanaayas 1 werk garxajis euu diley 6 ciidka, maskax yare malay cadowga daban oo maanki laga dooshey ciro
Gudaha iyo dibadaba halays ka ilaaliyo citisaamta joogta gudaha joogta ilayn sirdoonku wuu ogyahaye hala soo qabqabto oo ha lasoosheego
cajiib yaab badanaa
Putland ciidankeedii jubaland bay udirtay si ay somaliya uga difaacdo
2023 iyadoo la aqoonsan Rabo laascaanood dagaal laga Riday sodoo kale iyadoo 2024 la aqoonsan Rabo Sanaag dagaal laga Riday calmku wuxuu is dhahaa hadii aqoonsiga somaliland sii wadno hargeysa ayaaba dagaal ka dhici madama 2 jeerba 2 gobol dagaal ka bilawday si somaliland aboodeeda dawladnimo dunida u tusto waa inay sidii erertira South Sudan weerar qaadaa oo ay dunida tustaa inay dhul cusub wali somalia kasii qabsanayso oo casimada iyo gobolada u dhaw lagu saqajaami karin somaliland inay kolba istifaacdo arin mahan ee inay weerar qaaddo xalku ku jiraaa
Ibrahim caydiid Waa beenaale sababtoo ah maalinba warbixino isbirinaya ayuu Soo saaraa adeer Caruurbaad usheekaynaysa
Dhulbahante taladaa ma lsha ee arrinka. Ha laga eego xagga NISA, kol haddii Cirro ka leexdey wixii la isku ogaa, AARSI AY KU CARQALADEYNAYAAN WEY SAMEYN KARAAN.
1) Waxa lala eegtey maalin XILKII AMMAANKA LALA KALA WAREEGAYEY.
2) WAXA LA KHAARAJIYEY 2 QOF OO HAYB AHAAN KA SOO JEEDA CIDDII. CIRRO. ISKA QABOOJINAYEY
3) CIDDA FALKAA MIDIDA DAABKEEDA HAYSEY WAA CID RABTA HARGEYSA IYO CIŔO. IN. LA ISKA. HOR KEENO.
4) NIDAAMKAN SOMALILAND LOOGAMA BARAN FALALKA CAYNKAN AH, CIDDA CSIDA. FUDUD U ADEEGSATAA FALALKA CAYNKAN WAXA VLOOGA BARTEY NISA.
MARKAA CIRTO OO AAN BIL JOOGIN, LIIBAAN ISKA. FOGEEYEY. ASXAQBTII LA SOO CASUUMI LAHAA MAANTA JOOJIYEY, WEY BKA FOGTAHAY. CAKISKEEDII IN UU HARGEYSA. KICIYO.
YAAN VLA. DEGDEGIN !!!
Xaga arimaha debeda waxaa dagaal idinkula jira chiinaha
Midnimada s.land wa muqadis
Xaqiiqa waad ka fogtay waxaad tahay ninkii yidhi ciidanka garaxjis ee qprilogud teegay hzbar celo dhabarka ayuu ka tooganayaa ayaad tahay
Ibrahim munaafaq beenaale ah.inaad liinta ku cabto ayaa fiican mandheera.
Kalaab adiga ah ee afka ka jeedi mujahidka
Mujaahid Noolow
❤❤❤❤❤❤