50'000K AYAAN SHAQEYSTAY XAGEYN GEEYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 181

  • @XafsaMaxamuud-io5tu
    @XafsaMaxamuud-io5tu 8 หลายเดือนก่อน +6

    Hadaaan farax ka yeelo waan ku jeclhy sidiisa alle ha iga dhigo 😂😂

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 8 หลายเดือนก่อน +8

    Ruuni Dagan waxaa kamid tahay gabdhaha farakutiriska ah ee youtopka aan kaga xeranahay kama daalo daawashadaada thnk abayo

  • @munamohamud1555
    @munamohamud1555 8 หลายเดือนก่อน +5

    Laxwalba shilalkay is dhigtaa lagu qalaa, 😢 abyo dhexda dhuuqsaa lenahay inanta wixii kugu dhacana casharhakuu noqdo , waa kuf taye kac❤

  • @farax6361
    @farax6361 8 หลายเดือนก่อน +5

    Walashaa waxan talo siinlahaa in ayna ninka tuug tuugin oo qalbigeeda qufuluto karti iyo dadaalna kaqaado gaadhigeena kasoo ceshato siday kor isugu qaadilahayd ku fikirto oo ninkan iyo naagtan inay jiraan iyo inkalaba kala jeclaaan istiqfaarta iyo saliga nabigana cuskato si alle qalbiga uga reeebo hantidaa alle waa kusiin karaa waliba si kasii fudud wllshy ha warwarin marna

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 28 วันที่ผ่านมา +1

    JAzaakilaahu khayr walaal ruumi , Naxariis baa inaga badatay Hadaan dumar nahay qaali.

  • @user-yf6pn1mr7j
    @user-yf6pn1mr7j 8 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah tabaaraka allah ruumi gabar caqli badan baa tahay walalo minyarooyinkana dhaaf qaali tan kowad reerkaa khilaafku Soo dhax galay illahay maslaxad khayr qabta ha dhax dhigo taladana adaan kugu raacay walalo nin hadaa dhahdo wan ilaalin taas waa ku wareerin walalo nin hadii illahay kaa siiyo biilkaga iyo xaqaaga ha ku mashqulin reerayaashiisa ee noqo gabar reerkeeda ilaalasta noqo gabar adag oo isku Filan reerkagana ha u dumin gabar ku lamida
    Tan lacagtana sasabo xaajiga oo isku day in uu wax kuu celiyo lacagta kuluu bar kuu celiyana Insha allah wuuna ku celin walalo
    Tan labaad ninku ma jeclaankaraa labo haa waa jeclaankaraa labo iyo ka badanba maxaa yeelay gabadhaha midba meel bay ku fiicantahay midbaa ehelada u roon midbaa isaga u roon midbaa ilmaha u roon isku day inaad intaba noqotit gabarye markaasaa tan kowad oo loogu jeclyhay noqon waa say ilatahay aniga

    • @yarimysahra8061
      @yarimysahra8061 8 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah tabarakallah macanto warunta qofkasto asaga noloshisa uso dadala ♥️🌹😘🌹♥️

    • @umusalma3508
      @umusalma3508 8 หลายเดือนก่อน +2

      Qofka bil adanka hal qalbi ayoo liyahy hal qof ayoo jeclankaraa maxay idhertahy tan liga daba kenayo moxoo iga wayay ii sheeg maxaysa idhertahay nag nag isla nahy magaraty haday dhacdo oo iga daba keeno ano cafimadkayga iyo sharaftyda ilaa shanayo ayaa bananka ka mara tankali ha hesto ilen waxay idhertahy oo ku dorty haku heato been ima shegayeh asigo iqabo hadaa mid jeclado kawaran woxoo ileyahy maxaa ibahdili maxaa iga waysay maxaa nin rag ah oo waxba idhirin iga jeclani ayoo ileyahy taas ayaa been iheen isla sidaas ayaa dhihi lahaa abaayo aniga fikirkayga iyo damirtayda ka hadlay mida lawad nin nag qabo maxa igeynayo wawa bahdil alle ayaa ka mangalay gabar walashay guri ay ku jirto ma gali lahin qalbiga dumarka ama gabar walasha hala ilaa liyo hadoo heli karo mid kugu fano ama ku xaragoto maxaa ku geyy meel aa la bahnin dhaxgal imaanka allaha no sugo

  • @user-ov3zy4po1u
    @user-ov3zy4po1u 8 หลายเดือนก่อน +10

    Ruunay hanagu fogaanin shar ma nihine miyaradu waa barwaaqee iyada gabadhaasi lacagta iska bixisee😂😂

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli 8 หลายเดือนก่อน +2

      Hhhhhhh wlee anaan lacag laygu toogto bixin gabadhaasi yadaa bartaa is dhigtay dhe 😢😢😢 miskiin ilhyoow galbiga uqabooji wlhi waa murugo

    • @XafsaMaxamuud-io5tu
      @XafsaMaxamuud-io5tu 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mar idag alaha dago 2 idag anaadaga wasaad halkudhiga kadhigatay sax isjirdheh gabadhaas way heli isha alaahaa❤❤

  • @user-fu5wr4yo5p
    @user-fu5wr4yo5p 8 หลายเดือนก่อน +2

    sax abayo taas ben kuma sheegin gabar hadii la dhalayo ninka xagiis ka imaada alah kasokow dumarkena waxe amiinsanyihin iney aya kenen gabar hadii la dhalaayo ee wax allah ugu talagay

  • @shukriluggeed4108
    @shukriluggeed4108 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ruuney abayo gabdhaas qisdeda seey iga xanjisay ma malesan kartit aniga waxaan dhihi lagaay abayo raaliyo ahlu jano allaha kaa dhigo

  • @najmaAbdi717
    @najmaAbdi717 8 หลายเดือนก่อน +2

    Walaaley mcn naagaha somaliyed maba cimroqaatan an umaleyay ala naxtin badanaa anaaba iskumaleyay wlh

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 3 หลายเดือนก่อน

      Cibra waaye abaayo cimro maahan

  • @user-hq5se8nw5u
    @user-hq5se8nw5u 8 หลายเดือนก่อน +3

    Kkkkk ruumi waa qosolmiran ninku ma salaam banki baa

  • @deqaxasan1833
    @deqaxasan1833 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ruumiyey minyaronka ayaa ku daawada ee kadaa jafoowga mida kale naagta ayadaa is dhigtay meeshaas ninka boorso muu uyahay allaha uga soqaado xooolaheeda

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkana malaha ee rabbi ciduu rabuu gabdha siyaa midna wilal midna wuu isugudaraa wilalal & gabdho qofkuu rabana allaah madhaleys kadhigaa, Somaali shaqadodu waa nin baag xumeyey naag lacag laga dhacay farax naag guursadey waxaan ahayn mahayaan midakle waxaan nahy dad aan isbadalin 30yrs same no change

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wa dhib way amintay abayo wad iga qoslisay ala araxda kajabi wayey😅😅😅😅

  • @munamohamed1078
    @munamohamed1078 8 หลายเดือนก่อน +3

    ما جعل الله لرجل من قلبين

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ruumi qisooyinka nooso badi😂 waaku jeesteeysay wlhi😂

  • @ummumucaad8882
    @ummumucaad8882 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maya qalbi laba qof mawada jeclaan karo
    Ruumiyey video yadada aad udaawada lkn rera comments mihi
    Cawa qeybt ciilka iyo maserka iga hadlinoyo

  • @Khadro-ze6yh
    @Khadro-ze6yh 8 หลายเดือนก่อน +3

    Raga waxa layiri durba way xisa dhacaan marka gabarey dantada karaaco

  • @kadradjamakadra710
    @kadradjamakadra710 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc hbbty wan ku salamay adiyo caruurta iyo hajigaga ruumiyey huno anigu 17sano ayan reer le ahay waligay lacag meel ma dhigan dadkay igu wacan iyaga ayan siinjiray

  • @Xafso25
    @Xafso25 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka laba qalbi miyuu leyahay waa maya labo qof ma jeclan karo so haduu naag kale keeno aniga ima jeclo hadu ijeclan laha nag maba radahen fikirkaas ayan qabaa 2abayadas waxa ki dhacay wan ka xumahay waxan dhihi laha gariga ka qaado iskana fur nacaska yuu markale ku lugooyeyne😊

  • @siraadulmustaqiim2400
    @siraadulmustaqiim2400 6 หลายเดือนก่อน

    Alla araxda ka jabi waayee😂😂😂 waa iga qoslisey ruumi. Wallee cashir waa loo dhigey maskiinta.

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sis I hope you good abayo ma ka soo hadli😂kartaa figrada da ama hada soo martay in aan caruurteyda carabaha ama kenay in aan geyaa Rabi lahaa intaa lacag u aruursado lakin mel aan cidna kaga horen qarabo kujoogin hadana single mother ahay wana rabaa bandına waa. Igu jirtaa see kula tahay wana ka bixi dadku qaar waa sii socdan ama ijibti ama Kenya aqoon midna ma uleedahay? Jazakalaah

  • @mumtazkhalif1095
    @mumtazkhalif1095 8 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkk kkkk ohada ninku halnafuu leyahay siduu labo nag ujeclankara kkkk wlhi wan qoslay adkaatay samankan miyaa farax la aminaa naftada aamino waxada adi utasho

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ruuni isku rayi ayaan nahay wll haduu waajibaadkiisa kasoo baxayo maxaa igag daadsan naagta

  • @ubaxmacoow3730
    @ubaxmacoow3730 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ataqfurulaah walalawi waa xanuun❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 8 หลายเดือนก่อน

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis ❤😊

  • @kaahaabdulah5820
    @kaahaabdulah5820 8 หลายเดือนก่อน +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Ruumi
    May ma wadajeclaan Karo lab naagood!!
    Laakiin would wada dhaqikaraa😁😁
    كاما قال الله تعالى ما جعل الله لرجل من قلبين في جوفه

  • @foosdarleeg
    @foosdarleeg 7 หลายเดือนก่อน

    Asc ruumi wallaahi casharaan kaa bartaa ku soco abaayo

  • @nimcoali58
    @nimcoali58 8 หลายเดือนก่อน +3

    Astaqfurullaah ruumiyeey abaayo sonkorti aya igukacday xanaaq dartiis gabartaas waxan leyahay dhaxda xero waxan filaya weli in aad dhalin yartahay kac boorka iska jaf ninkagana maadama qurbo joogtid hayso kudhihi lahaa nin isaga aya lagudhibaa ilmahiisa lacagtana shalay waad shaqeysatay hadana shaqeeyso aruursana intaas iyo kabadan taasna dharbaxo xanuun badan oo mar kugudhacday hanoqoto marlabaad kafiirso dharbaaxo kale waxadna sameeysa tartiib tartiib ninka isku jilci si ugu yaraan lacagta aad haaf xataa ugasoceshatid hada hadaa tiraahdo waankala tageeynaa isagaa faaido qabo naagtana asxaan ayat ufashay waan ogahay wey xanuun badan tahay lacagtaada sicaqliyeeysan kusocesho

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 8 หลายเดือนก่อน

    ruuneey waad kanaxdaay mashlaah lkiin gabdhaan marking hoore ayeey niinka isuu dhibtaay

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 8 หลายเดือนก่อน

    aniigu waxaan kulala tlaiinaaya abaayada qisadu ku dhacdaay biilka ikoordhi hatiraahdo hagbaad hagaasho diib hawsoo ceshato lacaagteedii

  • @user-hm7iq8cn7h
    @user-hm7iq8cn7h 6 หลายเดือนก่อน

    Maya waaa

  • @user-kh2lh5gs2x
    @user-kh2lh5gs2x 8 หลายเดือนก่อน

    ruumi wllshy qisadayda ayan raba inan ku la wadagee. xagee kala soo xidhiidha

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน

      Ruumi_kitchen igala so hadal snapkeyga

  • @sahroibraahim4198
    @sahroibraahim4198 7 หลายเดือนก่อน

    Mya mya wll qalbigu waa mid farax waa beelow

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 8 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah ruumi quruxey ❤❤❤

  • @user-oq8wz9np2u
    @user-oq8wz9np2u 7 หลายเดือนก่อน

    Shukran

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 8 หลายเดือนก่อน +2

    walaaley ilaahy bari istiqaarayso hadaa isku kalsoonthyna lajoog gurigaaga naag cusub ha u burburin hadi kale
    ninka soomaliyed jacayl waxba kuma dhiso haduuba xaqaaqa kusinayo ilaahy isku xir abyo

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 8 หลายเดือนก่อน +5

    nin kaga inta lacag sin lahed asxan sadaqo ku baxso tasa kaga faido badan

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli 8 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh waan kula qabaa yaanay naagi lacagtaad urafaaday ku raaxaysan 😂😂😂

  • @farxiyoibrahimali7475
    @farxiyoibrahimali7475 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maya ruumiyeey qofku labo qalbi male 1 naag uun buu jecelyahay

  • @LuulBaaruud-oe9je
    @LuulBaaruud-oe9je 8 หลายเดือนก่อน

    Mid waa jecelahay mid dan uub uu ku wataa say ila tahy wllo

  • @user-jq9jz6mu9g
    @user-jq9jz6mu9g 8 หลายเดือนก่อน +1

    Comantigaan waxa usoqoroya inaa 100kadhigale kkk

  • @nasroali4609
    @nasroali4609 7 หลายเดือนก่อน

    Anaa ku labo fikirkaa abaayo

  • @ayeshamohamud6964
    @ayeshamohamud6964 8 หลายเดือนก่อน

    Rumi abyo ninkaga waa takuleysaa anaag odayaashen hanagu dirin qofki talo kuso weydistay aa gacaan galay wagii hore waa fiicneday lkn malmahaan danbo dumarka aa ku digaadaa oo dhibaateysaan

  • @fatuushyacquub9349
    @fatuushyacquub9349 7 หลายเดือนก่อน

    Habloow 2024 lamara nolasha waa adag thy naagaha kadaba galaysin iyo ragan carar ka ah iskadaya walashana rerkeda ha dumin

  • @NimaQalbiy-ry7vn
    @NimaQalbiy-ry7vn 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo nagaha waa laga aqlibadiyaa

  • @user-hm7iq8cn7h
    @user-hm7iq8cn7h 6 หลายเดือนก่อน

    Maya

  • @fardowsakalif5340
    @fardowsakalif5340 8 หลายเดือนก่อน

    Kaso hadal rumiyey arinta nacima yar obaryahan nawashay oninka iyo ganacsiga laga dhacay

  • @user-gu1gg6ce6j
    @user-gu1gg6ce6j 8 หลายเดือนก่อน +5

    Wax lasiyo iska dhafe den xita ha sinina😂

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 8 หลายเดือนก่อน

    Asc,walaal Ilaahay wax ka kheyr badan haku siiyo waxaanse kugula talin lahaa gaadhigaaga kasoo cesho hada wixii kadanbeeyana adaiga iyo ilmaahaga ka faker wax meel gasho oo iskutasho,mida kale ninku hal qabi ayuu leeyahey haduu afar xaas leeyahey mid ayuu jecelyshey kuwa kalanaa caruurta hooyinkood marka gabdhuhu dan tooda haka raacaan haduu caruurta kuladhaqnaayo naagta qalbigaaga kasaar xaga Ilaahay u caraar isagaa ka awood weyn Ninkaas bini aadamka ah iskana samir x ooladanbana haw gacan galin

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallh.qali.dumar

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 8 หลายเดือนก่อน

    Asc mashallh shukrn

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 8 หลายเดือนก่อน

    Kumajeysten ruumi waxay layaabantahay 50 waan siiyey waan jeclahay. Jacayl beena lagu abuurey subxaanalaah

  • @user-fd8oo7ub7f
    @user-fd8oo7ub7f 8 หลายเดือนก่อน

    Haa abayo laba nagod wuu jeclaan karaa maxaa diiday

  • @user-vg9hk6wo9d
    @user-vg9hk6wo9d 8 หลายเดือนก่อน

    Maya waayo qabiga labomahna abaayo qabigeda allaha udajiyo

  • @aminamohidin3663
    @aminamohidin3663 8 หลายเดือนก่อน

    Hahaha ruumi abaayo wiligey wanku daawanjiray lakin comment masoo qorijirin lakin maanta waan aamusiwaayay heestaada kuqoslay hahaha

  • @khadracali334
    @khadracali334 8 หลายเดือนก่อน +1

    Adhaxda ku qoslay😂❤

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 8 หลายเดือนก่อน

    Ruumi waad iga qoslisay

  • @XamdiCaliMaxamed-ze6hk
    @XamdiCaliMaxamed-ze6hk 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi rumi abyo 4sano 10,000ku aruushay😊😊

    • @Miss.cdrama
      @Miss.cdrama 8 หลายเดือนก่อน

      Wllo siided ku uruurisay plz noo faa idee

    • @maryankeyf4017
      @maryankeyf4017 8 หลายเดือนก่อน

      abyo no faiday

    • @user-ek6fo6pr4c
      @user-ek6fo6pr4c 8 หลายเดือนก่อน

      Allah ku barakeeyo

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  8 หลายเดือนก่อน

      Naag adag

    • @ahlaamnura749
      @ahlaamnura749 8 หลายเดือนก่อน

      Ma.a ❤

  • @xigaalchannel
    @xigaalchannel 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sidee u jeclaan karaa ma labo qalbi buu leeyahay. 😂😂😂

  • @deqaahmedi1338
    @deqaahmedi1338 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan kula talin lahaa gabadhaas lacagtaadii hadaad weyday karaamadaada ilaasho oo go aan qaado ninka sidaas kuu bahdilay ayaad wali talo doon tahay meel iska saar ninka hadii kale waligaa stress baad ku noolaan

  • @user-tn1dp8id7u
    @user-tn1dp8id7u 8 หลายเดือนก่อน

    Haa adiga nimka waa jiclaan kartaa ilmahaadana wad jeclaankartaa

  • @maryamaia
    @maryamaia 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhh walhi wa qoslay xalada ine saxleeen hade ruumi okiyaalaha madaxa saarato very serious situation Waye hhhhh

  • @Laadan6channal23
    @Laadan6channal23 8 หลายเดือนก่อน

    Maya wllhi abaayo

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 7 หลายเดือนก่อน

    Balayo jecelow haduu kujeclahay nag ka le musan racadan lacagta mu ku gursady walahi aniga ba dhiga igu karisaty taan barafka iyo qabow ga lomoro lacagta

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 araxda kajabi waayeey 😂

  • @katramandeq45
    @katramandeq45 16 วันที่ผ่านมา

    Rumiyey gabdhehena somali OMEGA 3 cuna dheh maskaxda fadhidaye hakacdee ciil ayeey nagu dileen walai

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 8 หลายเดือนก่อน

    Miskiin xalima somali hool baa u taalo😮😮

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maskiin alha ku boga dhayo hadaad cafimad qabto lacag waad heli waxba niyada ha iska racin shalayba ala ku siyey mantana waa laga qaday samir oo ale talo saro tana waad kaso kaban donta ee cashir ha ku noqoto walal ducada badi iyo saliga nabi geyna csw csw alaha ku cawiyo

  • @hooyocooking
    @hooyocooking 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaaah xabibti ❤❤

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 7 หลายเดือนก่อน

      Asc abayo rumi gabadhan abayo iyada ninka ugurisay lacagti aysisay ayuu ku gursaday ku qoqay haduu lacag haysanin MA gursaden waxwalba WA lbs WA calaf nagayahoow lacagtina nimankina hasinina nimanka nagow ka Qatar iska illaliya nin lacagtina waxba idinkuma qabanayo aqli yesha Dawkins siya lacagta

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 7 หลายเดือนก่อน

      Waxwalba wacalaf nagoow nin lacagtina ha zinnia walidkin soya naftina wax uqabsafa nagoow aqli yesha nagaha lacagta siyo WA CASHARA NAQ

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 7 หลายเดือนก่อน

      Abayo rumi nimanka lawafa NAG mawada jeclo midluu jecelyahay tankard ilmaha dartot ayuu unusable tas WA xaqiiq aniga borafishan u leh ok

  • @khatraali9655
    @khatraali9655 8 หลายเดือนก่อน

    May abayo ninka labo naga ma jacelan karo

  • @yaaasalaamu1320
    @yaaasalaamu1320 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ciil badana hogto lacagtadu ku aroosay lacagtada ninka ka dhalali

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 8 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran 8 หลายเดือนก่อน

    Allaa maxaan jeclaahahay inaa ku arko ruuumiyay

  • @canabahmedosoble7368
    @canabahmedosoble7368 8 หลายเดือนก่อน

    May

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 8 หลายเดือนก่อน

    Salallahu Caleyhi Wasalam

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka 2 naag majeclaan karo lakiin wuu qabi karaa midkasta waan kujeclahey buu ku dhahaa waa qiyaanada eey istacmaalan haleys ilaaliyo gabdho 😢😢

  • @Motherof5kingdom
    @Motherof5kingdom 8 หลายเดือนก่อน

    Ruumi adan kuraba walashay intee kala soo xiri fadlan

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  8 หลายเดือนก่อน

      Snapkeyga ruumi_kitchen igala so hadal abayo

  • @user-rg5lu1jd9n
    @user-rg5lu1jd9n 8 หลายเดือนก่อน

    Illhya baa yiri ninka 2 qalbi malahan marka 1 uun buu jecelyahay tankale dan bay ujogtaa

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 8 หลายเดือนก่อน

    Rumiyeey qalbi 2 Bo uma qeebsamo

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran 8 หลายเดือนก่อน

    Wuu jeclaannkaraaa baaye

  • @sofiaabdirahman9997
    @sofiaabdirahman9997 8 หลายเดือนก่อน

    Maya abyo

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @rahmaaliomar6137
    @rahmaaliomar6137 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hhhhh ma jeclankaro imisa qalni buu leyahay ma aminsani inuu wada jeclankaro alle kudaa lacagna uruurso gadhigagana kaqado dhul sharcile somajoogtid maxa ku qayiray ninku inaad jeceshay bu kadareemay waligaa lugi bananka haku talo lugna gudaha qalbigaha nin mxd uwadasiisay iminkana is daba qabo kumalihi reerka dumi lakin intu ku jecelyahay in ka badan hajeclan farxadbanku rajanayaa saliga nabiga hawdaymo la aan Malin kasta 500

  • @XafsaMaxamuud-io5tu
    @XafsaMaxamuud-io5tu 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 rumiyey miyaar nahay yanan washamsi kugu qaaadin e naga xishood 😂😂😂

  • @fadumosaid9019
    @fadumosaid9019 8 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂 walaaley dhiiga haku kicin gabdha lalaqabo

  • @mohammedqadarabdi4847
    @mohammedqadarabdi4847 8 หลายเดือนก่อน

    Hablaha raggooda wax ha siiyaan, iyagaba kama hagradaan, guursiguna waa bannaan yahay haddii xuquuqda laga soo dhalaalayo

  • @user-uo6rm1ue1r
    @user-uo6rm1ue1r 6 หลายเดือนก่อน

    Sorry Sorry 😢😢😢

  • @Yasmiin190
    @Yasmiin190 8 หลายเดือนก่อน

    waa maya😂😂😂

  • @aasiyocabdi9322
    @aasiyocabdi9322 8 หลายเดือนก่อน +2

    gaariga lee ka qaado hadad taqaano sida loo wado .hadadn aqoon baro abaayo maskin 50kun aa dhagtaa iqiiqde

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 8 หลายเดือนก่อน

    Caajib shiikhow wanjecelahay kulaha naa nagaha malaha wadad walan war waside sidan adeer ninku xata hadu kujecel yahay ood love isku ahayden guurka kahor kadin marka dhaldhasho wa taga xata ka kusijecel xbbti carurta badsano kudhah 😂wara naagahan maxa kaqaldan nin sidisaba wagursana marka bes adiga dhibreshan ka iskadaya laagtina haysta 50k lacag siyey gari an ugaday wara tam cadimaha abayo hadad waxba siin hadu gursado dhib daremimayside maxa kuwalay wara cadi iska dhig jcyl maha waxan jcyl majiro jcylka igayare dhe gabar walba marka laguso gursado war anuga wankujeclahay hay odhan dhe marka free tuudono hagursado iska ilaaliya wankujeclahay hadhow guursado wara hadu guursaday aduunka matagim adiga macan dhikar faalid inta isku rido halagudhigo hoabitalada kadib gabadha miskin nin sida yelay wara waliga shatigaaga ha kujisnado naag naag wagursana waydhale iyada xurulcaynti adunka maha waydhamane sida habenkaagi wacna udhamaday keedana udhamana gabar walba walagursada kadib habenkedi naagkale lasima marka fadlan alaah ledahay idhirigali adiga qurux badnow abayo

  • @safiyosalaam9982
    @safiyosalaam9982 8 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk ruumiyey xaji lacag weydii

  • @ashoelmi3185
    @ashoelmi3185 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry walashay macan naftada kataxadar lacag waa lahela

  • @umoahmed4221
    @umoahmed4221 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gadhiga ka dhigo lacagkalena ururso naftaada ilaasho isnadiifi gurigaaga hayso maadaama aad ninkii jeceshahy guriga iga bada

  • @user-dk1th9et1y
    @user-dk1th9et1y 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maya abayo 2 qalbi malahan ninku markii lagunoco oo urabo in u caruurtiisa kugu korsado ayu intu nagu jelyahay u guursado ayu ku dhahaya wankujeclahay been ah nin wakhaynole naagtii xolaheda sisana wadoqon

    • @-farhia
      @-farhia 8 หลายเดือนก่อน

      Selagu ogaada Inu kula shukan sado isheeg xbbti

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 8 หลายเดือนก่อน

    niinka ciiduu raabo hajeclaado haduu ku roonyahaay ilmahaa lagu korsadaa hadusan uronayn ilmaha lacaag dhibaayn walaga taaga

  • @rodaaden9430
    @rodaaden9430 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤❤❤❤ 🌹🌹🌹🌹😂😂😂😂

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 8 หลายเดือนก่อน +1

    May😂😂

  • @faizakarar9234
    @faizakarar9234 8 หลายเดือนก่อน

    Madax xanuun badanaaa.

  • @amalmohamad1990
    @amalmohamad1990 8 หลายเดือนก่อน

    Rumiyey wankula jognaa tiim minyaro hanagu fogaan wlley😂😂