Magaalo Bacaad Xabaalay dadkiina Wali meel ay ka aadaan aqoon

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @Aisha-gf7tw
    @Aisha-gf7tw 18 วันที่ผ่านมา +3

    Tii tiin ku wareejiya meesha u ka soo daadadana oo dhir ku abuura. Allaha u gargaaro.

  • @abdirashidkhalif1748
    @abdirashidkhalif1748 หลายเดือนก่อน +12

    war bacaadku waa lacag maa la dhoofiyo oo maraakiibta la saaro. wadanka gudihiisa ayaa looga baahanyahay. alla waxaan ogahay ma laga sameen lahaa.

    • @LibertyforAllandAll
      @LibertyforAllandAll 24 วันที่ผ่านมา +1

      Bacaad aa lacag ah? Wax naga gato inoo keen

    • @nagad-t8o
      @nagad-t8o 23 วันที่ผ่านมา

      Hhhhh warun bal halaynaga gate

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 9 วันที่ผ่านมา

      Bacaad dunida oo dhan ayuu yaal. Bacaad celin iyo in dhir lagu beero ayaa loo baahan yahay.

  • @Khayr73
    @Khayr73 หลายเดือนก่อน +5

    Subxaanalaah bacaad celis Ayay dawldii somaliya u samayn jirtay dadka

  • @engbulaaleamqoolif909
    @engbulaaleamqoolif909 หลายเดือนก่อน +4

    Waa magaalo aan dowlad lahayn dadkeediina dayacay meeeshaas dayac wayn baa kamuuqda alle ha sahlo baanu leeenahay dadka danyartaa ee dagan garacad haloo raro tol hadii layahay meel booyad biyaa boqol dolar manta lagu gaynayo waa say gabadhu sheegtaye hadee seebay ugu noolaan dadkaas danyartaa ee ku haray .

  • @bile123
    @bile123 หลายเดือนก่อน +5

    Aakhiro xisaab Aya sugeysa, dadka masuuliyadooda qaaday,

  • @kingmohaan6537
    @kingmohaan6537 17 วันที่ผ่านมา

    Dadka masuuliyada qaaday madaxda aaqiro xisaaba sugeyso😢😢 allow u gargaar Ada gar gaara ah dad wax matari Karanee Ada wax Tara oo wax bixiya alow u naxariiso dadkan amin

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 24 วันที่ผ่านมา +3

    Magaalooyin badan oo Somaaliyeed ayaa bacaadku ku sii siiqayaa oo hareerayn doonaa, dadkeeduna aanay dhaadayn oo qaad iska cunayaan !

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 20 วันที่ผ่านมา +2

    Allah ha u garagaaro

  • @sowdamohamod7595
    @sowdamohamod7595 23 วันที่ผ่านมา +4

    Geedka garan waaga loo yaqaano ku beera ama cali garoobka reer muqdisho u garanayaan wuu guurayaa bacaadku.

  • @abwaanburukifilms3093
    @abwaanburukifilms3093 14 วันที่ผ่านมา

    Magaalo qurux badan ayay aheed aniga kuso koray 😢😢😢😢😢

  • @abdirahmanxuseen
    @abdirahmanxuseen 17 วันที่ผ่านมา

    Alleha ugargaaro walalaheen walashaas waka naxaysaa hadalkaas ay leedahay aniga caruurtayda ayaa gura ciida

  • @mohamedhashi8068
    @mohamedhashi8068 หลายเดือนก่อน +1

    Hada adigaan duubaya iyo haddii aad badeelo iyo gaarigacan qaadatan waxbadan baad qaban kartan ee waxaad tihiin dad caqligii curyaan ka ah

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน +1

    WAA YAAB GABADHANI WAA ISAAQ WAXAYNA KA HADLAYSAA MAGAALADAA KULUB GARACAD NA WAA NALOOGA SOO DHAAMIYAA AYEY LEEDAHAY SOOMAALI WAA SIOMAALI

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 หลายเดือนก่อน +1

      Gobolladdaas oo idil dadku waa isu lahjad dhow yahiin.

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f หลายเดือนก่อน

      War meeshan Shacabka ha laga raro. Haddiiba aaysan biyo lahayn dadku maxaay iskugu dhejinayaa?

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 29 วันที่ผ่านมา

      @@Madaxey-r2fhadii Dowlada Goboleedka Puntland Ay Uqodo 3 Ceel riig leh sedexda Gees ee Tuuladaa Matooro Waaweyna loosaaro Reer Baadiyaha Imaan lahaa Bacaad Celina lagu Sameen lahaa Beero iyo aseendooyin Waaweyn loo Sameen lahaa saldhig Ciidamadana laga Furi lahaa Xeebtana Kaluumeysi sameen lahaayen Waa Tuulada Magaaley Noqon leheed

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 29 วันที่ผ่านมา +1

    Waa Mucjiso layaab Ah Tuulo dhan Bacaad loogawada Guuray

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 29 วันที่ผ่านมา +1

    Magaaladaan taariikh dheer ayeey leedahay lkn dadka yar yar ee somaliyeed ma oga ,magaaladaan waxaa loogu magac daray xisbigii la dhihi jiray kulub ee la tartamayey xisbigii SYL sannadkii 1967 doorashadii uu ku guuleystay AUN cadirashiid cali shermarke

  • @getto10
    @getto10 21 วันที่ผ่านมา

    Waa In baadhitaan qoto dheer lagu sameeyaa waxa keeney. Hadii kle dhulkeena soomaliyeed oo dhan ayaa saxare noqonaya

  • @mohamedhashi8068
    @mohamedhashi8068 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer in aad wax qabsataan marabtan waxaad rabtan in aad baryo ku noolaatan iyo hay.ad baan wax kasugeynaa walaahi gacmaha ayaad isaga gurikartaan

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 25 วันที่ผ่านมา +1

    Aawey dowlad ku sheegii puntland oo dadkeeda didaan u baaba'ayo dadka aad mas'uulka ka ahaydeen

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 20 วันที่ผ่านมา +2

      Waxay ku mashquul sanyihiin inay lugaha ku dhaganadaan dowlad kastoo oo fadaraal ah oo timada

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u 28 วันที่ผ่านมา

    Dhir ku beera isha allah bacaad celin

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 หลายเดือนก่อน +1

    Deex bacaadkaas waa laga faa'iideysan karaa isagga oo dhismayaasha guryaha dabaqyada loo adeegsanayo oo jey iyo shamiito lagu qasay ayaa shubka loo adeegsadaa. Bacaadka waxaa kale loo isticmaali karaa in bulukeeti laga sameysto isagga shamiito lagu qasay. Waxaa kale bacaadka laga sameeyaa quraaradaha ama dhalooyinka sidaas ulaspcda, iyo waxyaalo kale oo badan.

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 26 วันที่ผ่านมา +1

    Geedo ku abuura abayo geedah ciida wa calyan

  • @fatimahabdifitah9160
    @fatimahabdifitah9160 28 วันที่ผ่านมา

    Madaxdine ayaga isku mashquulasan wadankiina wa saan walahi wa naxdin

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaan meelkale ha lageeyo meeshaan manoqonayso magaalo

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 24 วันที่ผ่านมา

    Subhanallah 😥😭

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 หลายเดือนก่อน +1

    Dhir ku beera Meesha

  • @hawoahmedali5312
    @hawoahmedali5312 16 วันที่ผ่านมา

    Hadaadba aadeen ku caawiya inaad tiintiiin ku beertaan

  • @cabdulaahicali11
    @cabdulaahicali11 หลายเดือนก่อน +1

    Meeshaan ragga caloosha weynaatay sidee bariis iyo baasto u cunayeen hadii lagu shaqeen laha waxa hubaa 3 bil gudaheeda ayagoo murqo iyo six pack yeeshay bee ka imaan lahaayeen waxee ubaahantahay 500 oo rag iyo 5 cagaf oo iskaashaday oo shidaalkoodana laga aruuriyo ganacsato kudhawaad 200 kun oo geed ahna lagu beero

  • @mohamedhashi8068
    @mohamedhashi8068 หลายเดือนก่อน

    War dsdka maxaa ka khaldan war mawaxaad waydeen cagaf aad soo kiraysatan oo aad isaga gudhan bacaadka

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 29 วันที่ผ่านมา +1

    Dhulka markii dhirta laga dhameeyo sidaan oo kale ayaa dhacda

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 15 วันที่ผ่านมา

    Allahumansuur🇸🇦🏗️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 21 วันที่ผ่านมา

    Runti dadkan wey silicsanyihiin gabadha wajigiiba kagubtay aaway ganacsatadi ha maalgashadan sucudigiiba xalbuu u helay saxarihii

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

    wa sunta badda lagu shubayo oo wadamada shiyeeye uso shuban ee hala dacweyo oo badda iyo dhulka hala ilaashado

  • @BasheMohamed
    @BasheMohamed 17 วันที่ผ่านมา

    Boqol qof oo Chinese soo dejiya sanad keliya fiiriya siday uhagaajiyaan

  • @sumiyanuura4621
    @sumiyanuura4621 15 วันที่ผ่านมา

    Geedo waaweyn ku beera magalada dhan

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 19 วันที่ผ่านมา

    Dhir badan galugu beero vacaadku wuu aasmaya marka na kacaayo imika maxa celunaya

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 18 วันที่ผ่านมา

    dhulka somalida badankiisa sidasu ku danbaynaya maca muqdisho meel wlaaba oo bacad leh taasa u danbaysa waxba lama beero dhiriii wa laa jaray way aasmayan sidasay tahay cimiladii aaya aad u bedelaysa

  • @mahad9555
    @mahad9555 14 วันที่ผ่านมา

    Geedaha garanwaaga ah ha lagu beero dhulkaan si loo bacaad celiyo. Tiitiinka, algroba, geed hindiga(geed talaalka) iyo wixi la mid ahba biyo uma baahna, bacaadkana weey celiyaan.

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima หลายเดือนก่อน +1

    Wacade magaalo Kale Baanu Yeelane🇸🇱 is Newtown Guri doesn’t good 🇸🇱

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 20 วันที่ผ่านมา

    Ma ufeyn baa magaalada

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

    Bacaad celintii Shalaanbood waa in laga sameeyo

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 19 วันที่ผ่านมา

    Geedo hadii lagu abuuro bacadka way celinayan

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 21 วันที่ผ่านมา

    Caradu cadaan badanaa mabadbaa kadhow meesha

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 18 วันที่ผ่านมา

    Alle haw gargaaro

  • @Remember1977
    @Remember1977 หลายเดือนก่อน

    Geedo hala lagu beero meesha. Ummadan iska fadhida ha lagu shaqeeyo si iskaa wax u qabso ah olole bacaad celin ah

  • @IsmaelMohamedAhmed
    @IsmaelMohamedAhmed 24 วันที่ผ่านมา

    Saxaru isbadalaydhulku hadanlagahortagin geedohalagubero

  • @sadiyoali286
    @sadiyoali286 20 วันที่ผ่านมา

    Geedo halagu tagalong

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 23 วันที่ผ่านมา

    Tiitiin iyo geedo ku abuura

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

    War meesha biyaha badda kushuba oo dhagxaan kushuba oo geel iyo adhi geeya

  • @abobasement346
    @abobasement346 29 วันที่ผ่านมา

    Away dowladih 26 year idi dhisned mad ku sameysan bacad celin dhir ku berah sidah titinkah

  • @MaxamuudXareed-c1j
    @MaxamuudXareed-c1j 16 วันที่ผ่านมา

    😂😢

  • @O.mrpromo
    @O.mrpromo 17 วันที่ผ่านมา

    Walee Sacid Deni aaqaro sual wa kutala

  • @abaydhaxan
    @abaydhaxan 22 วันที่ผ่านมา

    Bacaadka Magaaladaan duugay waxaa loola dagaalami karaa sida DADKA magaaladaan degan ay ila dagaalamayaan:
    th-cam.com/users/shorts4KzW0Dh-rgM?si=BS3NdXPZ8Ce7iFe2

  • @Martyr-hero-Yahya-Sinwar-RIP
    @Martyr-hero-Yahya-Sinwar-RIP 16 วันที่ผ่านมา

    Meel kale halageya meshaana meel dalxiis halagu badala.