Shahaadooyin Ka Qiima Badan Kuwa Jaamacadaha DHINACA SHAQADA -- Certification!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • Waa maxay Certification ama shahaado xirfadeed?

ความคิดเห็น • 198

  • @za-ig9sx
    @za-ig9sx 2 ปีที่แล้ว +93

    0:00 intro
    0:10 Double batches
    1:10 certifications
    3:50 profetional certification maxa waye
    4:50 Engineering certificates
    5:08 Pmi
    5:47 Business certificates
    6:28 culuumul Al quran
    7:12 It certificates
    8:19 Cisco certificates
    10:00 Microsoft certifications
    10:27 Google cloud certifications
    10:55 Database/Oracle certifications
    11:26 xasuusin
    12:39 baraarujin
    Qof walba rajadisa wanagsan allha urumeeyo
    Thank me later.

    • @gureykabtan4398
      @gureykabtan4398 2 ปีที่แล้ว +3

      Thnks libax lkn ustaadku hal link xitaa masoo raacin maxa khAldan

    • @za-ig9sx
      @za-ig9sx 2 ปีที่แล้ว +3

      @@gureykabtan4398 ma aqaan waxa macquula inu ka mashqulay lkn adi linkiga ubaahantahay search garee googlaha sidu qaarkodba sameeyay

    • @abdAlmajedSaleh
      @abdAlmajedSaleh 2 ปีที่แล้ว +2

      chapters

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 2 ปีที่แล้ว +35

    Jazaakallahu khayr ilaahay khayr badan Haku siiyo waxan ahay hooyo Somaliyeed jecel inaad hore u martaan dhalinta Somaliyeed waxan u gudbin doonaa caruurtayda muuqalkan Allaha xiftiyo iyaga iyo caruurta Islaamka dhamaantood.

  • @ahmedkaka1223
    @ahmedkaka1223 2 ปีที่แล้ว +10

    Walalayaal 40 qof wa mustajaab ducadooda muraad ba leeyahay isooo duceeya inshallah

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 ปีที่แล้ว +11

    Mashaalah ustaad waxbadan akhriyey tahaye
    Qaabka wax loo xifdiyo nala wadaag hadaa awoodo madaaba dadka kugu xidhan arday yihiin
    شكرا لك على معلوماتك

  • @ummusayd23
    @ummusayd23 2 ปีที่แล้ว +14

    Alhamdulillah i got inspired after watching this video . Jazakallah kheiran

  • @jaale001
    @jaale001 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah best TH-camr somali ever keep the good work brother Ajar iyo xasanaad Allaha ka siiyo Intan TH-cam video ka daawaday video gan wa midkii ugu qiimaha badna waxan rajeena dhalinyarada somaliyed inee kugu Daydan sida uso gudbiso wax anfacayo bulshada am proud of you brother

  • @abdullahhuseinm.mursal1187
    @abdullahhuseinm.mursal1187 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad wax badan ban ka faidnay alhm allah ka abal mariyoh ❤🤲

  • @nuurabdirahman4850
    @nuurabdirahman4850 2 ปีที่แล้ว +3

    Dheeragaliye, lataliye + waano runtii ustaad waxaa tahay qof lobahan hay ♥

  • @hodanadem4214
    @hodanadem4214 2 ปีที่แล้ว +39

    Waad mahadsantay ustaad waxaan bartaa business gaar ahaan accounting. Sidokale waxaan self studying ku wadaa IT sida programing language ka maadaamoo ganacsi bartay waxaa ila wacnaatay inaan la socdo E- commerce waxa la yidhaa si aan uga faaidaystona waa in technology wadaa iyana .

    • @abdisalamabdulahihasan349
      @abdisalamabdulahihasan349 2 ปีที่แล้ว

      M.a keep going

    • @abdullahiibraahim1941
      @abdullahiibraahim1941 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah abaayo waa arrin lagu farxo dhabtii marnaba ha istaagin oo hore u soco

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b 2 ปีที่แล้ว +3

      Waxa jira BBIT ama Bachelor of Business Information Technology oo hal kuliyad isku ah

  • @drsadiaahmed8321
    @drsadiaahmed8321 2 ปีที่แล้ว +23

    Tusaalooyinkaga dhan engineering u badan yihin balse dhaqaatiir bdn kugu xeran .
    Waxan kaga faaideysanaa wiil yar o an habaryar u ahay jecel engineering hada dugsi sare dhamayna waxana LA jeclahay inu hormar fiican ka gaaro rajadiisa jaamacad dibad u rabaa wadanke igula talinee o ku fiican engineering ka

    • @maanmediashorts3281
      @maanmediashorts3281 2 ปีที่แล้ว +5

      Isoo jiity commentigaaga
      Masha allah habaryar sida aad ula jecshahay hormarkaa mid u jeclaada allaha kaaga yeelo

    • @kaluunkaweyn5695
      @kaluunkaweyn5695 2 ปีที่แล้ว

      INDIA Laakiin waxaa xusid mudan in visaha waxbarashadda hindia laga mamnuucay somalidda ama ay adagtahay hadeer in lahelo.

    • @iamcukaash2488
      @iamcukaash2488 2 ปีที่แล้ว +2

      M.a🤒🥺walidiinta dhan maxe San cml uwada ahan wayeen

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 ปีที่แล้ว

    ThAnks alot ustd Khalifa for your support and information

  • @mahatabdi2175
    @mahatabdi2175 ปีที่แล้ว

    jazaakalaha kheyr wax badan ayaan kaa faaidnay ustaad abdiwali khaliif aad ayaad umahadsanthy

  • @user-ed1ci9kw7q
    @user-ed1ci9kw7q 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you wall
    cabdiwali

  • @omranadam5430
    @omranadam5430 2 ปีที่แล้ว +10

    9:24 haa bro free courses iyo paid kuwo ahba internet waa laga helaayaa. Iyo inta badan courses kale ee ku saabsan IT/Computer science ka inta badan.

    • @MohamedHassan-fz1ie
      @MohamedHassan-fz1ie 2 ปีที่แล้ว

      Asc?Mudane Omar Adan walale siden online ukubarta IT free ah iyo course business ba?fdhln ifahansii

    • @iamcukaash2488
      @iamcukaash2488 2 ปีที่แล้ว

      @@MohamedHassan-fz1ie hurbad online booqo

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 ปีที่แล้ว

      @@MohamedHassan-fz1ie sxb wxa ka heleysa somali kuqor iyago lcg yar tayo leh ad usarysa ila cyber security hurbad kuqor

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 2 ปีที่แล้ว +18

    Asc walaal Abdiwali niyow waxaan ahay arday kulliyadda engineeriyadda ah haddana gelaya semester kii 3aad waana semesterka aan aadi doona field gayga gaarkaa ee engineering kaa, videos ka aad horey u sameysay waan daawaday inkastoo aad as International uga hadashay waxaan kaa codsan lahaa hadaad wadankeenana ahaan xog engineering ka ku saabsan kahayso aad ila wadaag field ku haboo marxalada dalkeenna iyo tan mustaqbalkaba.
    Mahadsanid

  • @ahmedabdullahi7408
    @ahmedabdullahi7408 2 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilh cala nimctihi
    Thanks for your kindness lecturer

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff ปีที่แล้ว

    Khayr badan allaha ku siiyo sida aad dadka ugu faa, I dayso waan dhagaystaa barnaamijyadada a sii wad oo u faa, iidee umadaada

  • @mukhtarabdurahman4352
    @mukhtarabdurahman4352 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks a lot eng😍😍

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla9106 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a masuul marnaba haka caajis wax cusub inaad barato...... allaha kuu siyaadsho cilmigaaga 👍🙏📖📝🇸🇴

  • @Mujaahid2030
    @Mujaahid2030 ปีที่แล้ว

    Masha allah Wll.
    cfa maad taqanaa meel somalia lugu barto.
    Mahdsanid hadaad itilmaamtid

  • @lukmanfaisalabib2234
    @lukmanfaisalabib2234 ปีที่แล้ว

    Alle hakaa abaal mariyo wacyigalintadaas. Talo ka maqnayd ardayda ayaaba waqti haboon usoo jeedisay, qofkii qaatana inay anfacayso 100% waan hubaa.

  • @user-eg8ly1nv1x
    @user-eg8ly1nv1x 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alx anigu waxaan project management ka qaatey jaamacada university of california anoo xamer jooga waana dhameeyay shaahadana waan kaqaatey

    • @AsanKola
      @AsanKola 2 หลายเดือนก่อน

      Maigu caawn krtaa halka aad ka heshay tilmam ahan bro

  • @NJawte
    @NJawte 2 ปีที่แล้ว +1

    Mar kasta oo aad wax badan barato waa mar kasta oo xirfadahaagu kordhaan, mar kasta oo xirfadahaagu kordhaanna waa mar kasta oo fursadahaaga shaqo heliddu kordhaan. Hal meel ku ekow qofna ha ka yeelin, illeen cidina kuuma ballan qaadin in takhasuskaasi waligii suuq lahaanayo.
    Options badan in aad haysato waa muhiim.

  • @faraxxuseen3834
    @faraxxuseen3834 ปีที่แล้ว

    Ma sha'Allah, ustaad.

  • @cabdulganicabdulrizak1108
    @cabdulganicabdulrizak1108 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad aad bad u mahadsantahay, ustaad lambarkaga ban rabay inan kula soo xariiro ban jeclahay

  • @maryamaabdi5148
    @maryamaabdi5148 2 ปีที่แล้ว +1

    شكرا

  • @AbuIbrahim84
    @AbuIbrahim84 ปีที่แล้ว

    Great product, may Allah bless you

  • @user-dw5zz5kg3g
    @user-dw5zz5kg3g 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah ilaahay hakaa abaal mariyo wll

  • @riyaadualquran1
    @riyaadualquran1 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad waad mahadsntahay

  • @calicabdulahi5517
    @calicabdulahi5517 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah thanks ustaad

  • @santa_0045
    @santa_0045 ปีที่แล้ว

    mahadsnid wll wlhi wax badan i faidysa abdiwali❤

  • @mohedrashed8403
    @mohedrashed8403 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad cabdi wali khaliif

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah allaah ha ku barakeeyo

  • @salebanomar6436
    @salebanomar6436 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalaah Wll

  • @miid4877
    @miid4877 2 ปีที่แล้ว

    masha allah ustaad c/wali khalif

  • @hodanabdulaahiabdi342
    @hodanabdulaahiabdi342 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustd 100%

  • @macalimadfirdowsa1
    @macalimadfirdowsa1 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc ustaad waa ku mahadsantahy casharadaa nala wadaagtid waxaa kaa codsan lahaa websites ugu fiican ee waxlaga barto free na ah inaa kasoo sameyso video

  • @naimamohamedmohamud6644
    @naimamohamedmohamud6644 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll khan academy aya ka sugoya laso dhaqso fadlan

  • @capdyzhakuur807
    @capdyzhakuur807 2 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll allaha ku barakeeyo

    • @caatikacfitax4875
      @caatikacfitax4875 ปีที่แล้ว

      اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته استاذ Macalin waxan ahay hooyo waxbana rabaa Inaan wax barto lkn daruufta ayaan iisaamixin xag dhaqaale iyo xag waqtiga oo aan iisaamixin Inaan goobaha waxbarasho tago waayo guriga ma heysto cid iga caawiso waxan rajeynaa Inaan halkan garab istaago kahelo انشالله

  • @mascuudali6427
    @mascuudali6427 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid teacher

  • @saeedaminsaeed
    @saeedaminsaeed 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha'allaah jazaakallah

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid engineere

  • @somali7851
    @somali7851 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 2 ปีที่แล้ว

    Alaah haku xifdiyo ustaadow waxaan rabaaa in aab barto civil engineering

  • @azizkariye1374
    @azizkariye1374 2 ปีที่แล้ว

    Shahadoyinkaasi waxay kaa cawi donan hadii aad qadato inaad si freelancer ah qolkaaga ugu shaqaysto adoo la shaqaysanaya dunida casriaga ah...............Ustaad Upwork wax videos ah m ka samaysay

  • @EngDeeq789
    @EngDeeq789 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @alasabdi6979
    @alasabdi6979 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad mahadsanid

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @maryamamohamed3126
    @maryamamohamed3126 2 ปีที่แล้ว

    M.a ust thank you🥰🔥💯

  • @mowxele7304
    @mowxele7304 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah mahadsanid ustaad

  • @19-20-w7h
    @19-20-w7h 2 ปีที่แล้ว

    جـــزاك اللــّٰـه خــــيـــر الــجـــزا.

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว

    ITga ayaan bartaaye aad baad ii caawiday mahad badan ustaad

  • @itcollage8987
    @itcollage8987 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @xasanyuusuf2839
    @xasanyuusuf2839 ปีที่แล้ว

    Xage kale so xariir ustd

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo oo Alle haku Sharfo

  • @cabdifataaxkhadar3157
    @cabdifataaxkhadar3157 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad baad umahadsanthy ustaad
    Waxaan ku faraxsanahy in aan muuqalka ku arko shahaadooyinka ku saabsan fliedka aan Barto oo ah computer science
    Dhalinyarada halkan ka shiidaal qaata waxaan jeclaan lahaa inaynu ka faaidaysano fursadaa badan ee wllkeen inoo sheegay
    Waxaynu joogna nolol waxaad jeceshahay inaad barato ama noqoto ay kaa xigto keliya ( Dadaal iyo fikir yar )

  • @amiircali2154
    @amiircali2154 2 ปีที่แล้ว +11

    16 bishaan fepruary ayaan certificate ka qatay organization ka caanka ah unicef wllhi kalsoni ayaana ka qaaday kadib markay isiyeen tawabaro
    ayaana ka qaatay alx
    Thanks teacher @abdiwali khalifa

  • @c.majiidmahamed2766
    @c.majiidmahamed2766 2 ปีที่แล้ว

    3 ayaan Isku Dhex wadaa anuu alxamdulilaah Midkastana Dhibco ugu sareeya ayaan Imtixandiisi Ugu danbeyey kaga baxey.

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid 2 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsantahay wll talooyinkaagu waa dhaxal gal

  • @QueenhaAbdigeedi
    @QueenhaAbdigeedi หลายเดือนก่อน

    M.a 🎉

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 2 ปีที่แล้ว

    Somali shareca draasaad iyo engineer , qof dhagaxdhigikaran Kumajiro.

  • @ikraanducaale7305
    @ikraanducaale7305 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @caamirbille5793
    @caamirbille5793 2 ปีที่แล้ว +1

    Sharaf iyo karaamo kor kaaga ha ahaato ustaad

  • @c58pro50
    @c58pro50 2 ปีที่แล้ว +3

    0:19 ustaad kawaran hadii aan isku wado labada kuliyadood ee logistic iyo human nutrition
    Waxaan isleeyahay maadaad logistics inay yara fududahay si free ah ayaan ku dhigtaa

    • @dawaca-sumeysan
      @dawaca-sumeysan 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll kuliyada logistics ma i fahansiisid kheyr alaha ku siiye🙏

    • @MohamedHassan-fz1ie
      @MohamedHassan-fz1ie 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc?C58 my brother anigu aya aad udaneyo madada Logistic e xage free ah e an kabarta fadhln?

    • @c58pro50
      @c58pro50 2 ปีที่แล้ว

      @@MohamedHassan-fz1ie wcs walaal jaamacada aan ka dhigto ayaa ah mid aad u wayn oo dowli ah marka laba xaafadood ayeey ku fadhisaa dhismaheeda sanadkasta waxay si free ah ku qaadataa 20ka mida dhalinyarada xaafada bachelor iyo master sidaas ayaan ku helay

  • @artsacademy2896
    @artsacademy2896 2 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnid wll
    Waxaan ahay ardayad jecel iney wax ka barato online ka
    Mana aqaan habka aan u nari laha plz noso gali
    Ciwaankas oo faahfahsan

  • @ahmadu10
    @ahmadu10 2 ปีที่แล้ว

    certifications intooda badan waa lacag dheeraad intooda badan qarash waxaa kaaga baxaya dhan 300 dollar imtixaanka kali inaad ku gashed u baahan , iwixii training ahna kuma sii jiraan . marka ardeygii rabo in uu wadadaa qaado waa mumiim inta uusan shahaadooyin heersare jaamacad u galin in uu kuwaan gooni u diyaariyo. way adagtahay in aad isku hesho qarashka certifications & in aad jaamacad dhigatid.

  • @ilragazzoaliabdalla6843
    @ilragazzoaliabdalla6843 2 ปีที่แล้ว +9

    Walaal mustafe Su'aal aad u wayn ayaa maskaxdayda mar walba kusoo laa laabatah.
    Waxan kuwaydiin lahaa shahaadooyinka accounting professionals_ku qaataan Midda ugu fiican waa teeh.
    Shahaadooying_ka [ ACCA, CIFMA, CIA ] Iyo kuwa la midka ah middee ayaa ugu fiican, maxayna ju kala duwan yihiin Weliba Qiima ahaan yaa jaban .

    • @somali7851
      @somali7851 2 ปีที่แล้ว +2

      Maa baadhid internet ka ayey ku jiraane marba haddii lagu sogadhsiiyey herkaan ah inlaguu kala sheegay amba waa badhayaa engineering ka waaayo macalin reseach ayuu sameeyey lkn kuliyadaha oo dhan aqoon umalahan

    • @Mohamedhussein-8
      @Mohamedhussein-8 2 ปีที่แล้ว +3

      ACCA for the best because its global recognized ACCA is broader than CIFMA and CIA
      I recommended you ACCA

  • @q4_eit
    @q4_eit 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll waxaan dhigtaa dugsiga sare waliba sanadkii labaad sidoo kalena waxaan dhigtaa jaamacad culuumta shareecada ah ♥ alxmdulillah wali wax culaysa kama arkin inshaallah khayr baan rajeynayaa inta dhiman

    • @xatatax101
      @xatatax101 2 ปีที่แล้ว

      Walal ii faaiidey anne aan galee jamacadee

    • @xatatax101
      @xatatax101 2 ปีที่แล้ว

      Shareecada malee aqbalaa waan rabee shahaado laaan

    • @q4_eit
      @q4_eit 2 ปีที่แล้ว

      Imder Jaamacad ma shahaado laan baa la galaa

    • @q4_eit
      @q4_eit 2 ปีที่แล้ว

      Machad Islamic ah ayaan dhigan jiray anigoo school kana wada

    • @xatatax101
      @xatatax101 2 ปีที่แล้ว +1

      @@q4_eit muhiim ma aha meesha ee meel kastoo diin aan ka baran karo waan rabaa e ii tilmaan waxaan rabaa culuumul qur'aan walaal

  • @ahmedabdikarimyuusufobsiye5471
    @ahmedabdikarimyuusufobsiye5471 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad

  • @cilmidaadshe141
    @cilmidaadshe141 2 ปีที่แล้ว

    Tnks ustaad wan kugu xiranahay lkiin anigu waxan dhigta dugsiga sare marka dhankaas ardayda from ane ilaa from four hoos uu firi gar ahan xag talooyinka🙌

  • @maskaxmaxamed7585
    @maskaxmaxamed7585 2 ปีที่แล้ว +1

    Teacher waxa kaso hadasha cybersecurity

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @ahmedcaynsane5418
    @ahmedcaynsane5418 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad Aad ayan kaaga mahadcelin hayaa update ka aad mar walba nasiiso

  • @abdihakinsidiq6866
    @abdihakinsidiq6866 2 ปีที่แล้ว

    شكر يا استاد ABTYOW mcn maa kahadashid qisoyinkii waxaa jiro 14tii saxaabi ee kayabiyay furus miyaa mse ruum

  • @abdalleahmett1832
    @abdalleahmett1832 2 ปีที่แล้ว +1

    alxd anigu BBA ban sem 2 ban ahy , waxa aan diyaariya PMP. waxa ay ka fiican tahay qofki master of project management

    • @ella9939
      @ella9939 2 ปีที่แล้ว

      Walal pmp xagad ka diyarisa

  • @abdiqaadirasker665
    @abdiqaadirasker665 หลายเดือนก่อน

    Xaga caafimaadka waran wllo, 12:36

  • @sahroabshirmohamed814
    @sahroabshirmohamed814 ปีที่แล้ว

    Ustaad kawaran haddaan hal jaamacad ka dhigto labo kuliyad oo kawaduwan sida civil engineering io Artechtural engineering

  • @Enghagaajiye
    @Enghagaajiye 2 ปีที่แล้ว +8

    thanks ustaad I have cisco certificate and I hope to take many other certificates related to IT and Cs .

    • @saidali6774
      @saidali6774 2 ปีที่แล้ว +1

      How much did it cost u ? Time and money ? Plz. Reply

  • @abdullahiahmed5375
    @abdullahiahmed5375 2 ปีที่แล้ว

    Waa arin muhiim ah

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan waxan joogaa magaalada boorama
    Waxan aad uxiiseeyaa jaamacada Qatar
    Da ahaan 18 sano ayaan april noqonayaa insha allh 2 bilood iiga hadhayba iskuulkana kaliya imtixaanka dawlada ayaa ii hadhayba markaa walaal website ka waab hayaa Faculty aan rabo waa Patrolleam Engineer qaabka loo xaraysyo iyo macluumaad farabadan ayaan uga baahanahay
    Maths haday noqoto Algebra 1,2
    Calculus 1 ilaa inbadan ayaan kusoo dhex jiray mhd snd walaal

  • @cusmanmaxamuudxasan869
    @cusmanmaxamuudxasan869 2 ปีที่แล้ว

    قمت بانقاذي مجددا 🤗🤗

  • @abdirizakabdullahi7285
    @abdirizakabdullahi7285 ปีที่แล้ว

    Asc Ustaad ACCA MacLuumadkeda dhameystir ka soo HadaL

  • @keyfladan673
    @keyfladan673 2 ปีที่แล้ว

    Thanks 😊wlky lkn si aan isku dhahayee cfmdkana wuu ku xijin doona ayuu muqaalkiba ikaga dhamaaday lkn shukran inbdan ka faiiday

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 ปีที่แล้ว +1

      Abayo cafimadka ana 6sano baranyey medicine lkn somalia mrka imi wa ka tashtay hda company alabaha gudbiya furtay india kubartay indianku wxy iskubaran jire accounting iyo medicine ana waba didey midicine basa baran jiru lkn wa ka shaleyey hda hda yartahy abayo hda xaqiiqda rabtid hderba xirfado bdan yeelo sida accountiga it iyo graphic disiegn wx un baro cafimadka wa dhex galayss lknze wa baranyna wxa lkn somali cilmi ubarto kushaqeeyo wa yartahy lkn hblaha somaliyed dhaqalahy ad uga wcnyahin xagas adban ugi dayey 7sano an medicine si ficn ubartay mrka wdanka imi wxba arky cadan bas in la aminayo mrkas ana wxaba qorsheystat ina 2 years ina business iyo IT BARTO KBCRINA COMPANY FURTO

  • @Yesyoucan116
    @Yesyoucan116 2 ปีที่แล้ว +1

    What if your doing a diploma in civil engineering and a bachelor in IT

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan dhigtaa master degree project management, field waxa soo shaacbaxay 1950s markaas waxa arday badankooda ku adkaato in markaa cilmi baadhis ama assignment loo diro ku adkaato macluumadka meel ay ka Helaan, jamacadaha um diyaarsana ama leh bugaag casri ah iyo library ma jiraa free platforms aan heli karno ama hagi jaraa intaas u baahanay inaad naga caawiso?

  • @abdirashidyoal2063
    @abdirashidyoal2063 ปีที่แล้ว

    IT ga nosoo badi wll waxa khuseeya iyo firsadaha

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 2 ปีที่แล้ว +1

    Please wll xaga finance macluumad hadad naga siin karto.
    Mahadsanid .

  • @haw_6060
    @haw_6060 2 ปีที่แล้ว

    Hagaag 👍

  • @abdinaasirr7993
    @abdinaasirr7993 2 ปีที่แล้ว

    Software engineerin ustaad kaaz ubahanahay ma iqeexi karta ina jamacada ka bilaabo rajeynaya teacher

  • @abdimajiidali3931
    @abdimajiidali3931 2 ปีที่แล้ว

    Ustaadow waad

  • @jokaryare5340
    @jokaryare5340 2 ปีที่แล้ว

    Ka warran Ustaad hadii aan islu barto labo jamacadood kuwa soo aan labadaba ka barto wax ani u quseya tusaale software engineering and cyper secuirty ?

  • @ridwanfurre304
    @ridwanfurre304 ปีที่แล้ว

    fadlan website ka laga eegayo link giisa inaad share noo dhahdoha ilaabin walal

  • @sakariemustafe9577
    @sakariemustafe9577 2 ปีที่แล้ว

    Kwrn ma nalawadaagi karta agriculture certification wllo

  • @Mohammed-yf5si
    @Mohammed-yf5si 2 ปีที่แล้ว

    Sidee ku helikaraa machad bixiya tabarada dhakhaatiirta xoolaha ?

  • @ahmetkhater8065
    @ahmetkhater8065 ปีที่แล้ว

    allah yacizak

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 2 ปีที่แล้ว +1

    From baydhabo

  • @mohmedamin9440
    @mohmedamin9440 2 ปีที่แล้ว

    Waad.mahadsantahay sxb