xirfadaha ugu lacagta badan 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 3

  • @mustafaahmed2017
    @mustafaahmed2017 4 หลายเดือนก่อน

    AI baa adduunkii khalkhalisay e maxaa la bartaaba.

  • @ysnyare9680
    @ysnyare9680 5 หลายเดือนก่อน

  • @Bakaal_Warfaa
    @Bakaal_Warfaa  5 หลายเดือนก่อน +2

    Raalligelin.........
    sidii shalay galab aan isla halkan ku soo qoray, muuqaalkii hore waan saaray. music-ga aan saaray qaybta hore ayaa Copyright aan ku arkay, anna waan ka saaray oo mute baan geliyay music-gii.
    way ila foolxumaatay, haddana isla muuqaalkii oo music wata waanigan soo geliyay.
    Copyright Claim iyo copyright STRIKE waa kala laba: Copyright strike waa marka qofkii lahaa waxaasi uu TH-cam kaa dacweeyo.
    Hase ahaatee COPYRIGHT CLAIM saas uma sii cusla, waana isla sababta aan isla muuqaalkii u soo geliyay.