JACAYL DARTI CISBITAL UGALAY QOF DARTI KENYA UTIMID QIYANAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @JeeMisBoy
    @JeeMisBoy 2 ปีที่แล้ว +173

    Nabiyu Laahi Muhammad Swc Kusali Nawigenna Muhammad Swc 🤲

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 2 ปีที่แล้ว +141

    Masha'Allah. Gabadhaan waa gabadh qalbi wanagsan waye. Such women are very rare. May Allah blessed us such beautiful hearts ❤️

    • @mohamedneima3174
      @mohamedneima3174 2 ปีที่แล้ว +3

      Haaa waa runta aboowe dadka inta yar ee dhifta ah daacada ah yey kujirta gabadhani mashallah

    • @swegargirl3726
      @swegargirl3726 2 ปีที่แล้ว +3

      Aad iyo aad indha garad aya thy waad ila aragte qalbi nadiif eye hesata qof u qalmo allah u sahlo Amiin ya allah

    • @mohamedneima3174
      @mohamedneima3174 2 ปีที่แล้ว

      Ammiiinn yaa allah 🤲🤲🤲🤲

    • @yaqubabdi9532
      @yaqubabdi9532 2 ปีที่แล้ว +1

      @@swegargirl3726 hhh. Oo anni cml

    • @mohamedhulbale4404
      @mohamedhulbale4404 2 ปีที่แล้ว +1

      Warninyahow adunkan waisdaba mar ninki wanagsana nag xun bakuhagagi nagti wanagsanet ninxun bakuhagagaya lakini waxal rabani ah

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +230

    TH-cam malahayn, Facebook, malahayn, twitter, malahayn hadana waxa rumeeyay oo racay 2b oo qof cidklena maha wa macalinka aduunka nebi Muhammad ﷺ ❤

  • @ILKACASELYRICS
    @ILKACASELYRICS 2 ปีที่แล้ว +63

    Waa Gabadh Daacad Ah Runtii Sida Qalbiga Wanaagsan Ee Ay Qasadeeda Ugu Sheekeyso Waligaa Ha Niyad Jabin

  • @mudahikosman4145
    @mudahikosman4145 2 ปีที่แล้ว +498

    Gabdhaan Sheekaaley wllhi ☺❤🤣
    Dadka sheekada bdn qalbi saafi waaye 😊😇

    • @ibrahimjimale7644
      @ibrahimjimale7644 2 ปีที่แล้ว +9

      Saaid walahi qalbi dahab yay ledahay

    • @safwansayid6338
      @safwansayid6338 2 ปีที่แล้ว +6

      waa runtaa ina osmaan

    • @maryamnoor6202
      @maryamnoor6202 2 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭 sorry sister

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 2 ปีที่แล้ว +4

      Kuwas ayabaa igu daran o qalbigaaa Loga ciyara 😭😭 qomamo waxbaa matareyse qadartuna wa halked

    • @amincade8423
      @amincade8423 2 ปีที่แล้ว +2

      Plz 🙏 Gabdha iradiya no 🙏

  • @Amiinjoyman
    @Amiinjoyman 2 ปีที่แล้ว +45

    Aad baa u nasiib badan tahay ee Alle swt u mahad celi wlshei mudan sawabto ah waxay kaga sii darnaa laheyd kana inaa dartiis hospital u gasho ' aad baan uga xumahay abayo mudan mid qiimahaaga garto oo wax waliba aad soo martay farxad kugu badalo ayaan kugu duceynaa i.a Never give up 😥🥺

  • @abu_asa1188
    @abu_asa1188 2 ปีที่แล้ว +232

    Adiga qoraalka aqrinaaayo ilahey dartii ayaan kuu jeclahaay horay usoco igula nabiga waqtigey kuu tahay wll iso raac ado
    Rali iyo nus ah plz 🙏🙏🙏🙏🙏🙏😭 😭😭😭

  • @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
    @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 2 ปีที่แล้ว +106

    Ani qof dhalinyaro ayan ahy weliba 20 jir ah sidaasa ay tahy jaceyl waqti isagama lumiyo wayo jaceylka waxan ogahy inuu dhibkiisa io macsidiisa bdntahy ok macsiyadiisa mxaa kamid ah 2 qof is jecel ee soomalida ah hdii ay iskumeel joogaan ayagoo jirkooda istaaban maba joogi karan mrka sidaa darteed aakhirka wxy noqonee wiilka gabadha inuu ukala kiciyo oo uu bikro jebiyo kasoo gudub hdii uu wiilka wadanka dabadii joogo gabadha wxuu kuxojeeya in gabadha ay usoo dirto ama video call kala kicis ay lasameyso mrka jecelka 2goorba mise badanaa gabdhaha ayaa ku qasaaro mida xikta dhalinta caalamka ee wadamada hormarey jooga wdankoda ayaga ayaa hormariyey weliba ayagoo gaalo ah why anago muslimin ah dhib ugu jirnaa intas oo sano wadankeena aanan isbedel kusameen sbbfa waa gabdhaha oo isqaawiyey dhalinyaradii oo hamigooda sidee gbr ugu kala kicin laheed mrka dhalinyarooy noloshaaada dhan naag inaa daba orodo miyaa kudhameezay xayawaan maatahy oo shahwadiisa daba ordaayo caqligaad why uusan ushaqeeynin mxy tahy 24hour galmo ugu fikireysa be change your self bro you can wllhi rabi hana hanuunio dhmntena

    • @user-on7oq2vn1g
      @user-on7oq2vn1g 2 ปีที่แล้ว +3

      Ben madan shegin

    • @najmoabdi8395
      @najmoabdi8395 2 ปีที่แล้ว +3

      Wllhi waa run

    • @hanahabi5524
      @hanahabi5524 2 ปีที่แล้ว +6

      run wlhi allh ayaa ku wafajiyay alx masha allh sidad naftada uxafiday allh hakuxafido

    • @al-shaafici
      @al-shaafici 2 ปีที่แล้ว +4

      Dadka fikira waa qofkaan oo kale. Wll Allaah haku sharfo aduun iyo aakhiraba aamiin. Midda kale noloshu fahan bay rabtaa, iska soo toos, cun oo cab oo waxaad rabto oo xumaan ah samee, oo haddana iska dhimo hadaf la'aan, ma ahan middaasi nolol ee waa nolosha xayawaanka. Wax aan soomaali aheen oo 20 jir koodu kaliya ku fikirayo shahwa lama arag caalamka kale. Inta dadka kale ay dalkooda, dadkooda iyo diintooda wax u qabanayaan, ayagu waxa ay un ku mashquulsan yihiin wax aan faa'iido aduun iyo mid aakhiro u lahayn. Soomaalaay ma fikirto, gaar ahaan Dumarka!. Waayo? Dumarku waa kuwo aan waxba ku qaadan dhacdooyinka xaqiiqada ah ee ay arkaan ama maqlaan. Dhibkuna ayaga un buu haystaa labo gooraba. Allaah ha inoo Naxariisto Aamiin yaa Allaah.

    • @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
      @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 2 ปีที่แล้ว

      @@hanahabi5524
      Aaamiin apyo qaali

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +341

    The best person ever,the most knowledgable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad scw🤗❤

  • @HSH20233
    @HSH20233 2 ปีที่แล้ว +64

    Gabadhaan hal talo siinaa inshallah. Abaayoy naftada jeclow, wax qabso, naftada ku dadaal.

  • @soomaneidow8060
    @soomaneidow8060 2 ปีที่แล้ว +131

    لا إله إلا الله يا أختاه وعسى ان تكرهوا شيئا وهو خير لكم، وعكس ذلك أن تحبوا شيئا وهو شر لكم، وخلاصة القول الخير فيما اختاره الله،لا تحزن وأسأل الله الكريم رب العرش العظيم،أن يعطيكِ زوجا صالحا،

    • @shukriamohamed428
      @shukriamohamed428 2 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah commentiga dirigalinta leh walahi anaba kujeclonoyo mi isdaha sidha commenriga u aqrinaye ee waliba docada lasocoto Allah ino wada aqbale

    • @lorriofficial3693
      @lorriofficial3693 2 ปีที่แล้ว

      كلامك كويس ي اخي🙏🥰🥰🥰🥰🥰

    • @nasromaxamed5281
      @nasromaxamed5281 2 ปีที่แล้ว

      Lisanaka sax

    • @cabdinuurcabdinuur3335
      @cabdinuurcabdinuur3335 2 ปีที่แล้ว

      Rali noqo abyo 😔

  • @khasanoabdiabdullahi2189
    @khasanoabdiabdullahi2189 2 ปีที่แล้ว +28

    Gabar iyo wilba ma wanagsana qofka biniadamka ah ina waqtigisa iyo darenkisa ku ciyarto hadabo jacel dhab ah oo guur kusalesnin adan larawin👏 fadlan Qalbiga walasha iyo walalka ilali💯

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +174

    Waxaan soo gudbiyaa kheyrka ma jiraa qof igu dhiirri galinaaya😥

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 2 ปีที่แล้ว

      Wan ku sari hadalkada tiri darteda e kheyrbab su gubiya

    • @nimcomaxamed4737
      @nimcomaxamed4737 2 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️

    • @azmaahmed2103
      @azmaahmed2103 2 ปีที่แล้ว

      Haaa

    • @mawliidxaamud7062
      @mawliidxaamud7062 2 ปีที่แล้ว

      Haaa

    • @SaamiyaxuseeSaamiya
      @SaamiyaxuseeSaamiya 2 ปีที่แล้ว

      Waan kuunsoosaaray laakin waxan kugulamdardaarmi inaad alle dartiis kuwado wanaga ee hadhaw markaad meel gaadho aadan katigin insha allah

  • @faadumomaxamed8399
    @faadumomaxamed8399 2 ปีที่แล้ว +30

    Subaxanallaah wllhy waan ka naxay gabadhii dhibkaan ogaa soomartay inay niyad jab labaad lakulanto lkn muminka labo god laguma wada qaniino kii hore inay casharka qaadato ayey ahayd waxkasta wadhacan banii aadamna waxkasta kafilo illaahay qalbiga hakuu qaboojiyo oo mid qalbiga kuu dhayaha haku siiyo runtii aad baan kula murugooday dhamaanteen allaaha inaga farxiyo aakhiro iyo aduunba

  • @Cagjar123
    @Cagjar123 2 ปีที่แล้ว +153

    sorry wlshy qali sanadan qofna lama Aamino kii hore eed jacayl dartiis dhakhtarka ugashay inaad cashir kabarato ayey ahyd 🥲wayo kii hore qalbi jab kana qalbi wan kula dareemaynaa any way never give up mid daacada waad heli insha allah

    • @anisomurzal6104
      @anisomurzal6104 2 ปีที่แล้ว +5

      Dumarka waa iska qalbi jilcanyihiin ilaahy amarkii🥲🥲🥲🥲🥲😭😭😭😭🥲🥲😭😭😭

    • @jiijasiyaad8685
      @jiijasiyaad8685 2 ปีที่แล้ว +2

      Haa wllhi said

  • @bashkacade4642
    @bashkacade4642 2 ปีที่แล้ว +32

    Gabadhan maskiin waye wlhi qof wax jecel dareemi karo qalbigeeda cudur daar badan ayey u sameynee 😢😢

  • @qummansabbag
    @qummansabbag 2 ปีที่แล้ว +85

    Ciyaar ayuu iskaga jiraa iyaduna qalabigay ka gubanaysaa, wlhi waa iska adduun iyo xaalkiisa, abbaayo qalbiga alle hakuu qaboojiyo, xasuusahaanna qalbiga inaad ka tirtirto isku day insha allah🙏🏾

  • @wabaxa
    @wabaxa 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah she have beautiful personality walhi
    Insha Allah Mid ka kheer BADAN AYAAD heli DOONTA ee IMTIXAANKA ADUUNKA I DULQAADO

  • @SG-GALLARY
    @SG-GALLARY 2 ปีที่แล้ว +87

    Gabadhu aad ayy uxanaaqday wlhi Wan kaxumahay...
    Badanaa iskuday inaad xanaaqaaga qarsato oo jabka lagaa dareemin
    😢☺️☺️
    Alla maxa khaa'in daacad iska dhigaya
    Ilaahow maxaa arimo naga qarsoon ogtahay 🙄🙄
    #fromESG

    • @bishaaroshamsudiin2857
      @bishaaroshamsudiin2857 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa aduun 2 malin okaliya ayeynu haysanaa 2 malina cidna nooma balan qaadin in cafimaadka iyo xooga aan sii haysanyno🥺hadane sas ay tahy qiyaanada iyo xasid nimada ibna adamka marna ma joojiyaan😭waa sidaa horey u tiri o ah illahay waxba kama qarsano🥺

    • @dhayman6740
      @dhayman6740 2 ปีที่แล้ว

      Haa Wlhi waad hadashay

  • @ayanahmed1233
    @ayanahmed1233 2 ปีที่แล้ว

    Ridwaan waa markii iigu horeesay kaadreemay inaa lamurugooto gabadhaan your very kind person

  • @nnnnn1123
    @nnnnn1123 2 ปีที่แล้ว +128

    Sorry!murugta wan kula dareemaynaa qof weliba o dareen bini aadanimo leh,qofka waxaa wanaagsn inuu isxakameyn karo hadalada anshax darada ah ma wanaagsn,xariir daacad ah ma jira ilaa wax yar ma hine qof weliba o single ah allow sii guur kheyr qabo like me☝️

    • @abdullahiabdinasir4174
      @abdullahiabdinasir4174 2 ปีที่แล้ว +2

      M.a gabdaha badhankood majeclo guurka balse adiga wad ka duwan tahay alle ha Ina siiyo mid qer bdn

    • @nnnnn1123
      @nnnnn1123 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdullahiabdinasir4174 Aamiin Aamiin yaarabi mahadsnid

    • @mohamedneima3174
      @mohamedneima3174 2 ปีที่แล้ว +2

      Amiiinnn amiinnn amiinn yaaaaaa rab 🤲🤲🤲🤲

    • @zaynabahmed882
      @zaynabahmed882 2 ปีที่แล้ว +2

      Amiin yaa Allah

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 2 ปีที่แล้ว +1

      ءامين

  • @maxamedeeqdeeqow2956
    @maxamedeeqdeeqow2956 2 ปีที่แล้ว +5

    Wan ka xumahay wlhi gabdhahayna jcl iyo jcl saxibtinimo intaba waa naga heliwaseyn naga raali ahaada abayaal wilal xun na Ku naxjiro. Inta wngsan inta xun hos udhigtay🥲🙏

  • @c.nzakiecali1411
    @c.nzakiecali1411 2 ปีที่แล้ว +111

    Love is feeling and can't goes on without honesty 🤤

  • @bisharyuffey9905
    @bisharyuffey9905 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a she is very honest wlhi wankahelay gabadan

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +58

    Jecely , kalsooni qof loo qaadoh , qadarin qof la siiyoh , iyo in dadka qalbiyadooda la ilaasho dhammantoo waa dhamaadeen ,Marka macsalamada badiya, abyo qalbiga Allah kuu qaboojiyo adiga iyo inta Dhacanba insha Allah biley khayr kuu aheyd🤲🏼🤲🏼lkn waxan ogahey qof daacad kuu ah markaad khayaantid in aadan adigu noloshad guuleysan doonin💯💯👏👏abyo Allah ku siiyo qof wanaagsan saad cid u aamin doontid maan ogiyeh..jaceyl macsalamo👋👋👋

    • @omard7649
      @omard7649 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waan kanaxay gabadhaan sida ay iskunaxday qiyaanada iyo beenta ma wanaagsano

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว

      Sax... No jaceyl danbe iyo sheeko wakhti lumis ah... Iney waalidkeed qof qaraabada ah ay ku daraan ayaa fiican. Wey ku ciyaareen labada ninba.

    • @abdiyaresheekeeye3829
      @abdiyaresheekeeye3829 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waa runtaa qof qofjacel qiyaano maalin ayuu arki dhibka ayleedahy waayo nabsigu waa soobaxaa maalin 😅😅😅

    • @Saidibrahim44
      @Saidibrahim44 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fouzianuura2327 q
      Waxaas waa qalad qof wanaagsan oo daaacad ah waayi mayso
      Way dhacdaa qof xun in aad ku beeganti
      Jacaylkuna waa wax dhib badan😓😓😓😓

  • @khayrjecel-yt5lj
    @khayrjecel-yt5lj ปีที่แล้ว

    Mudaneey Isbitaal labaad innaad ku noqoto manta soo raadsataye caafimad kuu rajeynayaa is adkeey abaayo mcan, Salaatuleylkii ku noqo caawa insha Allaah.

  • @shabaLaala-gf2hl
    @shabaLaala-gf2hl 2 ปีที่แล้ว +60

    Nio qoftaan ana kahelay dacadnimadeda tariqdeda dhan by uga shekay😍😁

    • @hibaaqmohamud1269
      @hibaaqmohamud1269 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @xalimosacdiyo9472
      @xalimosacdiyo9472 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi maskiinta Allaha xafido

    • @najmadaahirali4578
      @najmadaahirali4578 2 ปีที่แล้ว +2

      Aqli la aan lee wyey 😂😂

    • @abdullahiabdinasir4174
      @abdullahiabdinasir4174 2 ปีที่แล้ว +1

      @@najmadaahirali4578 Aqli la aaan ma ahan digtoono wye jclka beenta ah ee loo dhiman karo dadka ka wanineysaa

    • @xamsetoni7352
      @xamsetoni7352 2 ปีที่แล้ว

      @@najmadaahirali4578 runta waye wax walbo privacy ku qurxoon

  • @shamsadii
    @shamsadii 2 ปีที่แล้ว

    Walashay guul ayan ku rajaynayaa, guuldaro ha u arkin waad guulaystay ,waxaanad ogaatay khiyaamo lagug waday

  • @deeqsanabdihalane3446
    @deeqsanabdihalane3446 2 ปีที่แล้ว +30

    Gbdhan qaabka usheekynayso qrux waaba ka helay😅m.a🥰

  • @babaamir2975
    @babaamir2975 2 ปีที่แล้ว

    Ridhwanow walalow mcn gabadhan nambarkedhi maheli karaa walal adoo rali eh...adunka waxan kawaye gaber dacad eh runtii she is a blessed and wonderful woman

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 2 ปีที่แล้ว +10

    Gabdha yar yar ee wakhtiga laga luminayo wlahay waa wax laga xumaado 5 sanno4 sanno iyo wax lamid ah subxan allah!!!!

  • @rahmomohamed1978
    @rahmomohamed1978 2 ปีที่แล้ว +7

    Wa ilmeye wlhi 😪
    Sanadkan aminaad majirto wlhi
    Abayo mcn qalbiga allah haku qabojiyo
    Jcyl iska daa

  • @mohammedahmedmohamed6017
    @mohammedahmedmohamed6017 2 ปีที่แล้ว +25

    Muqaalkan wax aan ku qeexo wan garan waayay emotional wye illahay qof ka fiican hakugu badalo wll

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylki mariwaay lajifiyana banaan kugooy masuul kalee karadso o rurkusheegaya mudadheer kadib💔💔💔💔😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴✈✈

  • @munaalahmed3664
    @munaalahmed3664 2 ปีที่แล้ว +37

    Inaanta Dacadnimadeda Aynba kahelayba Wlhi🥰 Never give up huno quruxey 😪😐🙏

    • @Hafsanor22
      @Hafsanor22 2 ปีที่แล้ว +1

      Miskiin waaye raga qaar aminaad malahan

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +1

      Qofka daacada ah inta badan qiyaano la kulmaa ha ahaado rag ama dumar qofka wax jecel si sahal kuma helo qofko jecel yahay wee adagtahay taas. Aniga october 2018 xiriir 3sano waday 2015-2018 waaba la Gurusaday gabadhan jeclaa ila hada wax xariir ah ma yeelan

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mahdimohamed7056 sorry. Wa iska nasiib waxa

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fatumavision8252 thanks abaayo 🙏

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว

      @@mahdimohamed7056 Sorry walahi adoon diyaar u aheyn guur ayaad sheeko bilowdey.... Waa khalad bilow shekada adoo diyaarsan.. 3bilod gudahoodna ku guurso.

  • @safiacabdi1389
    @safiacabdi1389 2 ปีที่แล้ว +1

    wlhi gabadhahena way qabi dilen lkn ilahey hano qabojiyo qabigena amiin yaa rabbi yaa Allah 🕋🤲🤲🤲🤲😥😥😥

  • @zakali3622
    @zakali3622 2 ปีที่แล้ว +22

    xaax, cabsi cabsi waaye. dhoqonka kaas mxa dhahaa........... aabayo karaali nooqo . moral lesson; don't ever force someone to love u

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 ปีที่แล้ว

    Abayo waad kheyreysaa insha Allah waad heliyesa qurux raga somaliyed badana waa qaimiin alow shartoda naga qabo yaa rabi

  • @khadarkartik4567
    @khadarkartik4567 2 ปีที่แล้ว +26

    DDS GUUUL NAYU BOLIS 🇬🇶💪🇬🇲🇬🇶💪🇬🇶💪💪💪🇬🇲 FROM OG

    • @nimcoaden4727
      @nimcoaden4727 2 ปีที่แล้ว +1

      What's wrong with you 😁

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 ปีที่แล้ว

    Mar labaad qalbi jab alle qalbiga haku qabojiyo wlshy i.a never give up mid kale oo ka wanagsan wad hele oo ku jeceyl i.a 😢🙏

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 2 ปีที่แล้ว +48

    Wlhi anaba wadnaha I xanunay wanka naxay sory abayo dadka qar walhi jacel ma is tahilan doqonkas malin ayu ka qomameyn dona marku wayo qof qofka ka daba cararayo markey mel cidla uga tagto 😰😰

    • @Hafsanor22
      @Hafsanor22 2 ปีที่แล้ว +2

      Haa wlhi wuu ka shalan doonaa doqonka

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan 2 ปีที่แล้ว +19

    Mudaneey walaaley
    Murugadan adduunka
    Laguma waaridoonee
    Libintaadu way iman
    Maalintay ahaataba
    Waad ka mayran doontaa
    Mid munaafaqoo jira
    Waxaa kaaga mudan
    Malabkaas macaankaa
    Miiddiisa gaarka ah
    Mid kugu mataaniya❤
    Ha u jabin cadaawaha

    • @laylaqalidumar9797
      @laylaqalidumar9797 2 ปีที่แล้ว +1

      Mansh allah ❤️❤️💯

    • @maxammedganey87
      @maxammedganey87 2 ปีที่แล้ว

      Sxp Deel qaafka iska sax
      Mudaney walaal
      Murugadaan waligeed
      Laguma waari doonee
      Waagey ahaataba
      Libintaadu wey imaan
      Waadna ka meyran
      Haduu weynaha idmo

    • @cabdinaasirbootaan
      @cabdinaasirbootaan 2 ปีที่แล้ว

      @@laylaqalidumar9797 thanks

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 2 ปีที่แล้ว +31

    This girl is massively hurting from time to time wlhi I was hoping he would say her name when I had the story of her saying I was hospitalized by the love she was in before but again this second guy killed her heart entirely,
    She couldn’t deserve this bad guys because she had Golden heart and honest opinion, and I wish her happy life and a man who treat her like a queen as is.
    Abayo mcn Qalbiga Allaha kuu qaboojiyo 🙏🏿

  • @argsaan2896
    @argsaan2896 2 ปีที่แล้ว +1

    Jaceylka dhaabta ilaahey aya bixiiye
    Ilaahey swt ha lugu xidhnaado
    Oo hala baaryo

  • @abdiqanimohamedadan3005
    @abdiqanimohamedadan3005 2 ปีที่แล้ว +24

    Gabadhan wax badan ban ka faiiday masha allah.salatu layl

    • @faizaosman9635
      @faizaosman9635 2 ปีที่แล้ว

      Anbo wlhi xldn ku jiraa ì.a inan ìlawo riyna

    • @Iqro-zz7ld
      @Iqro-zz7ld 2 ปีที่แล้ว

      @@faizaosman9635 salaatul leylka badi inshllh ilhy faraj bu ku furaaaya

    • @faizaosman9635
      @faizaosman9635 2 ปีที่แล้ว

      @@Iqro-zz7ld hyh abyo🥺

  • @ciiltireqalbidayax8516
    @ciiltireqalbidayax8516 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha reer Mugadisho dhan saan miyey bashaash uyihiin m,a❤❤❤

  • @najahsead123
    @najahsead123 2 ปีที่แล้ว +37

    Sorry abyo danahga ku mashqul o wax baro naftada ka fakaar marka qof dacad ah u iska iimna inshallah qalbigna ale haku qabjiyo🤲🤲🤲

    • @ahmedawilyasiin
      @ahmedawilyasiin 5 หลายเดือนก่อน

      Qfyhy wacdiga gabadha kadaa ee ♥😍💖badso ku dheh

  • @hudaladane7106
    @hudaladane7106 ปีที่แล้ว

    Maskiin walaahi Ilaahey qalbigada hakuudajiyo habibti wax ka khery badan Ilaahey hakugu badalo🤲🤲❤️❤️❤️❤️ nimanka Kenya joogo plz qiyanada iska daaya gabdhaha u naxariis

  • @STREAMNXT01
    @STREAMNXT01 2 ปีที่แล้ว +13

    Waliga Qof Aan Hoyada iyo aabaha aheyn ha aminin

  • @saadaqwarsame6477
    @saadaqwarsame6477 2 ปีที่แล้ว +13

    Xaax Allah abaayo wan kula ilmeyay walahi, war gabdhow wax maqla xiriirkan dheerka o sameenesan jojoba,
    Hal sano wax ka badan wa qalad,
    Gabdhan qalbiga wnaagsna wlaahi man ka xumahay 😭😭😭 ilahow tan cml igu aadi

    • @Marvvo22
      @Marvvo22 2 ปีที่แล้ว +1

      Waad xunthiin ragoow, illhow qalbiyada gabdhaha uga ilaali raga cadawga ah😭😭😭

    • @muarabuchannel6918
      @muarabuchannel6918 2 ปีที่แล้ว

      @@Marvvo22haa sax

    • @saadaqwarsame6477
      @saadaqwarsame6477 2 ปีที่แล้ว

      @@Marvvo22 ragga o dhan maahan abaayo lkin wa intooda badan qofna ha aaminin siiba haasaawaha

  • @hamdashiine7145
    @hamdashiine7145 2 ปีที่แล้ว +45

    Jaceylka weji maleh Allow qalbiyada inoo xoraa😫😂

    • @mahatomerismail4270
      @mahatomerismail4270 2 ปีที่แล้ว +1

      Lᴀɴʙᴀʀᴋᴀᴀɢᴀ ɪɪ ǫᴏʀ🥺😅

    • @fardowsaabdi2734
      @fardowsaabdi2734 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂 haa wlhiy 😭

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      @@fardowsaabdi2734 ilfuur ha noqon labadan qof ka dhex bax maxa reply uso gashay 🤣

    • @fardowsaabdi2734
      @fardowsaabdi2734 2 ปีที่แล้ว

      @@mahdimohamed7056 😂😂😂 ani maxa Rabta iga daa Varta

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      @@fardowsaabdi2734 mahat waxoo isgaad ku haaya hamda adna ilfuur haku noqonee maxa luuqa ugu soo gashay adi ana isgaad isgaad kugu haayee iisoo jeeso🤣😅👋

  • @zakariamohamedhassan1430
    @zakariamohamedhassan1430 2 ปีที่แล้ว

    Masha'allah qofka qalibiga nadiifka ah imtixaan ayu iskamaraya illahi hausahlo qof ayada uqalmo OO ayadana ay kudagto ameeen ameen

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 2 ปีที่แล้ว +25

    Aad baan oga xumahay inaad laba jeer niyad laga jabiyo walal
    Allaha Ku dhibyareeyo Abaayo
    murugta wan kula dareemaynaa qof weliba o dareen bini aadanimo leh,qofka waxaa wanaagsn inuu isxakameyn karo hadalada anshax darada ah ma wanaagsn,xariir daacad ah ma jira ilaa wax yar ma hine qof weliba o single ah allow sii guur kheyr qabo like me☝

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 2 ปีที่แล้ว +47

    This is the most emotional video i have ever watched and am very much sorry for this beautiful lady with beautiful heart ❤️.

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 2 ปีที่แล้ว +14

    Ax ax maskiin abayo Guul insh Allah 💪

  • @davidbinhab9784
    @davidbinhab9784 2 ปีที่แล้ว

    Hii Dunia ...........The once left the world to Akhira and Allah shower them with garden of paradise are really Most fortunate....

  • @safianor7614
    @safianor7614 2 ปีที่แล้ว +38

    Alxm qofkii ugu horeeyey noqday😂🥰🥰 ridwaanoow anigana waan sugaa gooraa isoo wici doontid wadnahaa farta ku haayaa😂😂😜
    Horey u soco pro🥰 waan ku taageeraa barnaamijyadaada waan ku xiranahy🥰❤️

    • @fatimaabdullahifarah4903
      @fatimaabdullahifarah4903 2 ปีที่แล้ว +3

      Ilaahy quluubteena bani Adam kuma xiro insha Allah

    • @safianor7614
      @safianor7614 2 ปีที่แล้ว

      @@fatimaabdullahifarah4903 aamiin yaaa rbi🤲

    • @sheene22
      @sheene22 2 ปีที่แล้ว

      safia nor hadaba hal qof ku eekow si hadhoow aad uga badbaado ileen beeni raadmaleh

  • @fardawsaabdala923
    @fardawsaabdala923 2 ปีที่แล้ว +31

    Sorry sister i felt your feelings and i cried go forward one day you will meet a kind man😭😭

    • @AbduqaadirMohamud
      @AbduqaadirMohamud 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo nimaanku Ma wada Xumee lakiin kuwo badaan oo Xuun waay jiraan oo damiirkoodu dhiintay

    • @Em1489
      @Em1489 2 ปีที่แล้ว

      I’m that kind and honest guy? I wish her well recovery and gimme reply

  • @abdiyeyshahi8656
    @abdiyeyshahi8656 2 ปีที่แล้ว +22

    ❤ love is a feeling you feel when you feel a feel you are going to feel a feel that you will never felt before.
    Gabadhaan wxey ubhnthy qof qalbi dhaya ah oo ilawsiya intii xumeysey oo idil.
    Wll Alxm dhex bedel kheyr qabo ku rajeynaa inshaa Allah.
    Ridwan mhdsnid because la'antaa wakhti bdn okle ayuu kadhuminlhaa wxuna garsiin lhaa mel qof wx jcl anan kasolaban karin hduu imankiisa hoseyo

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 2 ปีที่แล้ว +2

      Abowe sidiii lagu amini lahaa ayaa adaag walahi jacel wa inkaar kuwa qarkood wa axmaqiin lakiin ilhaay umadaa haka qabto

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 ปีที่แล้ว

    Walahi gabadhu anaga ayey caloosha na hurisay ohinteedu waa xanuun qof ku jecel inaad xumayso. Horay u soco wlshy waxaas noloshada ha u joojinin 😢😢😢😢😢😢

  • @shukrihussein831
    @shukrihussein831 2 ปีที่แล้ว +7

    Nimanka zamankan jooga qayaano socota waaye 😭😭

  • @khadiijolifestyle5645
    @khadiijolifestyle5645 2 ปีที่แล้ว

    Abayo Hala kulmin nin Kenya joogo please is ilaali waxa Tahay gabar fir fircoon oo khalbi fcn waxa ku Rajeynesaah qof wngsn insh Allah oo si dhab ah ku jcl

  • @Daily_videos241
    @Daily_videos241 2 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah shekadeeda weyba igu socotaa ruuxa Hdee shekaaley yhy hadalkeda mcn😂😱

  • @loyalprince7211
    @loyalprince7211 2 ปีที่แล้ว

    Fariid wye wlhi gabadhan m.a wlshei hore u soco😫

  • @abdirizakjama2703
    @abdirizakjama2703 2 ปีที่แล้ว +8

    Dhib maleh walshy addunkaa saan iska ah samir walal cashirna ka baro horay usoco walal ha ujabin dadkan
    Dhibkadana ha tusin
    Ridhwan issack salan sare sxb
    Igu salaan gabadhan wan ka dan qaday really

  • @hamdayusuf4708
    @hamdayusuf4708 2 ปีที่แล้ว

    Ridwaanow inaad qof ii tijaabisa rabaaye halkee kaalaso xariira wllo plz isheeg

  • @cabdiqaadir5279
    @cabdiqaadir5279 2 ปีที่แล้ว +12

    wan ka xumahay wllhi abaayo💔
    Ha u bixin nin xuni ciilku ku baday 😥
    wad heleysa mid ku qalma I.a🤲

  • @jamalgeele6736
    @jamalgeele6736 2 ปีที่แล้ว

    Wlh inaan gabar waan ku jclhy dhaho oo dhan waan iska daaye si kaftana wlh wlh wlh dumarkena dhibaato ku filan waa arkeen Allah uqalbi dajiyo

  • @amuraheena1500
    @amuraheena1500 2 ปีที่แล้ว +20

    gabadhaan filimada hidiya aye aad u dawatay miskiin waaye 😃

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 2 ปีที่แล้ว +1

      Aad&aad waa taas waxa’keenày in gabdhaheena ay’romantic been ah ay’naftooda ugu’sheekeeyaan sanadahaan dambe 😏marka hadeey wiilasheena la’daawan lahaayeen wey’is’fahmi lahaayeen laakiin nasiib xumo 🤷🏽‍♀️ma’ daawadaan 24/7 banaankeey wareegaan waa wada duur’joog aan aqoon wax’jaceyl la’dhaho 🙄

  • @jamal.kbinhassan6933
    @jamal.kbinhassan6933 2 ปีที่แล้ว +1

    Alhamdullillah I love my simple life
    Am single Masha Allah tabarakallah ❤️💪💪

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +7

    Gabadhan waa gabadh daacad ah oo Fariid ah see u sheekeyneso caadi ma ahan masha llh wllshey ilhy qalbiga haku dajiyo. Dunidan aa ujeedo qofka daacada waxo la kulmaa qiyaano 😭😭

  • @abdiraqibmohamed2327
    @abdiraqibmohamed2327 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay u mahad noq walal balse kano o kale don’t call and meet in your life ilaha ka qabtau

  • @mushtaqabdisamed6585
    @mushtaqabdisamed6585 2 ปีที่แล้ว +62

    Always single is the best 👌

  • @ashley7073
    @ashley7073 2 ปีที่แล้ว +62

    Gabadan she’s so innocent 😭😭😭🤣😂🤣

  • @mahatkhalif5554
    @mahatkhalif5554 2 ปีที่แล้ว +69

    qoftaan daacad waaye wlh kalii waxaa ay la'dahay qof aamin ah tan aniga cml igu ficantahay sorry abayo waa ka xumahay😭

    • @basrobulle9094
      @basrobulle9094 2 ปีที่แล้ว +2

      Yarwo gabadha raadi ridwan Issac karadi

    • @mahatkhalif5554
      @mahatkhalif5554 2 ปีที่แล้ว +2

      @@basrobulle9094
      ok soo raadi qofta sxpey Anna waan dadaali inshallah

    • @ubahgeele6199
      @ubahgeele6199 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mahatkhalif5554 Ragga soomaaliyed Aaaminaad maleh plz adna dhawac haw haysan 😡🥺

    • @fartuunali1616
      @fartuunali1616 2 ปีที่แล้ว

      Wa ikan maskiintii

    • @mahatkhalif5554
      @mahatkhalif5554 2 ปีที่แล้ว

      @@fartuunali1616 hhh so dhawow hee 😜

  • @fatemahaashi7371
    @fatemahaashi7371 2 ปีที่แล้ว

    Sis dhibkaada soo madhoo kale waan soomaray inkastoo isbitaal gashy.
    Saas ay thy jacayl dhib badn kasoo maray saas ay thy asna dib buu iga jecladay ilaa hada lknse waligaa jacayl aad lasoo dhib madhay haduu alle kaa dul qaado mar labaad in aad aqbasho aad bay udag thy . Dad badan oo ladhibana waa jiraan allaha kadul qaadee🤲🤲🤲.adne mid kaa kafiya dhi aatada jacayl aad somadhy allaha kusiiyo🤲🤲🤲🤲🤲.

  • @abdullahiabdinasir4174
    @abdullahiabdinasir4174 2 ปีที่แล้ว +14

    Emotional damage Single life is the best jcl dhan ma rapi 😰💔

  • @ipraahimcumar3398
    @ipraahimcumar3398 2 ปีที่แล้ว +1

    Be careful My sister this is dunya'
    But yo're the one and onlY girl of my favoirate in this espode🤞💯🤞

  • @xasanabaare9482
    @xasanabaare9482 2 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan qof bini adanma ha u ooyn tan kle waxbarashadada yeyna caqabad kunoqon murugadaas tasbiixdadi iyo saladadi kulaabo wax barashada mujada saar kheyr ku rajeyn

  • @sacadooahmed985
    @sacadooahmed985 2 ปีที่แล้ว +1

    good job go on ridhwan issack

  • @saeedaminsaeed
    @saeedaminsaeed 2 ปีที่แล้ว +9

    Qof daacad ah inaad hesho waa nasiib inaad calfatana waa nolol horumar leh

  • @zacktech4077
    @zacktech4077 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax wan ka xumahy waxa ku dhacay lkn hal mid is waydiiyaaaa qof fican oo dacadda muxuu nasiibku ugu soo beegga qof khiya nola ah ?

  • @mqabobe3961
    @mqabobe3961 2 ปีที่แล้ว +35

    Mudaney ma mudneen sidaan balse haduu qoraalkeyga kusoo gaaro ha niyad jabin maanta isaga qasaaro jooga oo markuu video gan daawado ogaan doono inuu Lose gareyay gabar fariid ah.
    Go forward and Never give up.

    • @muminochanel5191
      @muminochanel5191 2 ปีที่แล้ว +6

      Manshallah brother mudan maihi lakin qoraal wanagsan baad uqortay gabadha Wanjeclahay dadka positive ka .

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 2 ปีที่แล้ว +1

    dadow gabdhaha wa gabdhahena wana wallallahena wana hoyadeena mankadayno khiyanada plz

  • @abdiazizguuled3069
    @abdiazizguuled3069 2 ปีที่แล้ว +15

    Nafyahay cabashada ilow🤨
    Naftaadanna ciil habadin😩
    Cisha qura waxaad weydanna💔
    Cidna ha u calaacalin🖐🤷‍♂️💪.

  • @hiboabdi5224
    @hiboabdi5224 2 ปีที่แล้ว

    Wallahi aduunkaan dadka dhan waa isku qiso anigaba gabadhaan cml aan qof dartii u imaaday kenya lkn wax wanaagsan kalama kulmin in badan wuxuuw imeer meeriyaba ugu danbeen eray ay nafteyda kuquusato buuw igu dhahay alx illahey baan kabaryey in illaahey qalbigeyga iiga saaro alx hadana kalama jecli joogitankiisa iyo tagistiisa alx iyadana waxaan kula talinaa in ay illahey ulaabato oo salaadaha sunada ah iyo badsato soonka insha allah maankeeda wuuw kabaxayaa

  • @hipaaqdiini6564
    @hipaaqdiini6564 2 ปีที่แล้ว +14

    Abyo sorry tani waa aduunyo but you are diamond 💎💍 wlh keep going 🥰👍

  • @hamdahussien1812
    @hamdahussien1812 2 ปีที่แล้ว

    Alx weligay gabar makhayaanin qofkujec3l ilaasho intaad nooshahay

  • @Ibnuhajidhemo1
    @Ibnuhajidhemo1 2 ปีที่แล้ว +32

    Sorry 😢 Wlhi ya Allah waxan magangal gal igahansisa inaan gabar muslim ah ama somali ah inaan qayanin wa gabadha kaliya oo an kanaxay intaan dawanay barnamijka 🥺😢✋

    • @xalimosacdiyo9472
      @xalimosacdiyo9472 2 ปีที่แล้ว +3

      Sidokale wll waan ka naxay

    • @hibomohamed9400
      @hibomohamed9400 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlky illahay ha ku karameyo
      Adigana wax ka farxiya moye
      Alle kuma tuso dhibato aaammiin

  • @muna619
    @muna619 2 ปีที่แล้ว

    Ridwanow inran ku dawanayay manta ayaan si niyada u ooyay wa qalbi xanuun

  • @Ymhsey_chary2310
    @Ymhsey_chary2310 2 ปีที่แล้ว +8

    Haduu ilahay ku idmaayo gabadhu waa qalbi xariir jacaylkii flinka hindiga ayey nooga sheekeysay 😅

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey qalbiga kaaa dilaaci duliyahooow gabadha wa daacad wana qalbi saafi hortadaa allae kaa siiii

  • @umumanalixtiraamcaruurta4236
    @umumanalixtiraamcaruurta4236 2 ปีที่แล้ว +19

    15:38
    Is daji
    Insha allah iskane sabar
    Hana xanuunsan
    Wana ka xumahay
    Lkn waqti fcn baa ogaatay Hana ka shalaaynin

    • @hawaali1340
      @hawaali1340 2 ปีที่แล้ว

      Maudaney man gabnid adugu rag la aamino majiro🤨

  • @mahmedabdilahi9212
    @mahmedabdilahi9212 2 ปีที่แล้ว

    Runti wa gabdhan qalbi wngsan mrwalbana dadka wngsn ayy dhibka ugu bdn ku dhacan lkin mrka ugu danbaysa way guulaystan insha allh wad ku gulaysn donta

  • @hamdiabdi4273
    @hamdiabdi4273 2 ปีที่แล้ว +18

    Ridhwan Issack🥰Time 19:17pm ..What goes Around comes back Around …

  • @mahadoomar6212
    @mahadoomar6212 2 ปีที่แล้ว +1

    plz plz Radwan Hn waxan raba inad itijabisid jecelkayga plz plz lambarkaga ubaxanahay wlll iso jawab plz plz plz plz

  • @ummumaidah9513
    @ummumaidah9513 2 ปีที่แล้ว +12

    Niin iney aminto wa qalad miskin 😞

  • @hasanmashaallh2154
    @hasanmashaallh2154 2 ปีที่แล้ว

    Ridwan abti qftn anee igu macdahee sxb isoo gcn geeli

  • @suhanabea124
    @suhanabea124 2 ปีที่แล้ว +42

    Sorry abayo wax jacel la dhoho majiran sanad kan iska ilow nin xun warkisa

    • @ikrayarey464
      @ikrayarey464 2 ปีที่แล้ว +1

      Walahi waaa run allow noo sahal yaa rabi

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +1

      Qiyaanada dhinac kaste ka imaada kuma xerno rag iyo dumar dhibka iyo rafaadkana qofka wax jecelaa maro abaayo

    • @suhanabea124
      @suhanabea124 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mahdimohamed7056 tasa been ehen qof wax jecel unba dhibtoda

    • @suhanabea124
      @suhanabea124 2 ปีที่แล้ว

      @@ikrayarey464 amiin yarabi

  • @ashwaaqcali6395
    @ashwaaqcali6395 2 ปีที่แล้ว

    Lunberka ridwaan issak aya rabaa yaa igu cawinaayo