AX! GABADHAN WADNAHA ISTAAGI GAARAY TIJABI JACAYLKA Pt30

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1K

  • @The_Mysterious_Life
    @The_Mysterious_Life 2 ปีที่แล้ว +198

    "Waxaa liibaanay oo libinta iyo guusha haleelay ruuxii laga helo saxiifaddiisa (warqaddiisa acmaasha) istiqfaar tira badan."
    Nebi Maxamad (N.N.K.H).

  • @raaqiyaahmed356
    @raaqiyaahmed356 2 ปีที่แล้ว +193

    inta nabiga jecel kusaliy scw

    • @faadumafaarax4490
      @faadumafaarax4490 2 ปีที่แล้ว +2

      scw scw scw scw scw scw❣️
      scw scw scw scw scw scw❣️
      scw scw scw scw scw scw❣️

    • @raaqiyaahmed356
      @raaqiyaahmed356 2 ปีที่แล้ว +2

      @@faadumafaarax4490 adigana allaha kujclado wll

    • @faadumafaarax4490
      @faadumafaarax4490 2 ปีที่แล้ว +2

      @@raaqiyaahmed356
      aamiin aamin yaarabi 🤲🤲🤲
      adna sidookaLe waLashy❣️

    • @sharmapesofficial9729
      @sharmapesofficial9729 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw

    • @Tuure2
      @Tuure2 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw

  • @quruxkudhiiglefun9947
    @quruxkudhiiglefun9947 2 ปีที่แล้ว +424

    Inta soo oroday ismuujiya😍🤩🤩😂

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +143

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda 💯

  • @sumayamaxamed1721
    @sumayamaxamed1721 2 ปีที่แล้ว +59

    Wllhi Waa ninka kaliya Dulqaadka badan oo wax walbo u adkeesto oo Caay eh ee dadka dhahaan keep going My Bather Ridwan Issack 🥰✨🤍❤🌹

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 2 ปีที่แล้ว +374

    Finally 30 part 😂
    Bizhii ramdan Cml 😂🥰

    • @amaalmakhtal8588
      @amaalmakhtal8588 2 ปีที่แล้ว +3

      😂😂😂😂

    • @ramloqueen4351
      @ramloqueen4351 2 ปีที่แล้ว +4

      😅😅😅

    • @sumayamaxamed1721
      @sumayamaxamed1721 2 ปีที่แล้ว +7

      Bisinka 😂 Walaaley Dagdag naga daa 3 bilood dhimanee wah 😂😂😂

    • @AsiaAshkir27_10
      @AsiaAshkir27_10 2 ปีที่แล้ว +2

      Hh haa wlhi🤣🤣

    • @muniirmohamed70
      @muniirmohamed70 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂nio tan madaxay kusocota

  • @kingshaktatinous9650
    @kingshaktatinous9650 2 ปีที่แล้ว +214

    Ilahay Oo Kaliya Ayaa Garanaya Micnaha Qofka Waxjeceli Qalbigisu Sidu Yahay Lkn Jacaylku Wuxu Ku Fican Yahy Marka Labada Qof Is Guursadan 💗💗💞💞💔🥰

    • @rumanadow7128
      @rumanadow7128 2 ปีที่แล้ว +3

      Xaqiq 💯🥺

    • @shokriahasan8316
      @shokriahasan8316 2 ปีที่แล้ว +7

      Ha wll wa xaqiiq duni dacadnimadi ka dhamatay ayan jogna

    • @kingshaktatinous9650
      @kingshaktatinous9650 2 ปีที่แล้ว +12

      Wlhi Waan Daalay Marka Dadku Ku Arkan In Aad Danaynayso Ayuu Kk Ugu Kibraya Xata Kuma Odhanayo Anigu Qof Wanagsan Ayaan Ahayn Lkn Dacadnimada Wax Ka Wanagsan Majir Jacaylkana Ilahay Ayaa Dadka Ku Arsaaqa

    • @DiyaanaAmal
      @DiyaanaAmal 2 ปีที่แล้ว +2

      Haaa wlhi 😫 tasaa been eheyn

    • @abdimaano8676
      @abdimaano8676 2 ปีที่แล้ว +1

      zhp abdishakuur awladul cashaq tahay. alla ha kula garab gallo mid wcn

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 2 ปีที่แล้ว +117

    Anigu Kaliya Ruun Ayan Ka walwalsana in Lagu Laydhiyo Lkn Wa la Jacelyahay Maskinta Yar Runay Hamplayo wll qali🥰🥳😅

    • @yaxyeyare5110
      @yaxyeyare5110 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhh tuug siga daa

  • @cabdallaibrahim159
    @cabdallaibrahim159 2 ปีที่แล้ว +42

    Masha allah gbadhi ugu horeysay e qur,an dhageysanesa intu barnamijkan socday🤔keep going hani❣💯

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 2 ปีที่แล้ว +47

    Mansha allah waa gabdhii koowaad ee quraan dhagaysanaysa intaan barnaamijkan lasocday

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 2 ปีที่แล้ว +81

    Team iskaabulo waan idin salamaya 😂
    Actorada iyo atiirashada is khiyaamaya iska daawa

    • @aishahussein6454
      @aishahussein6454 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂hye

    • @shukrimohamed6031
      @shukrimohamed6031 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh war intana majogtaa baga kkkk

    • @munierqader4171
      @munierqader4171 2 ปีที่แล้ว

      @@shukrimohamed6031 Haa xppi foox iyo uunsigana ii shidi mayside 😂😂

  • @Asmafaysal
    @Asmafaysal 2 ปีที่แล้ว +244

    Exam Time📝
    Magaca…………………………
    Ka jawaab su’alaha soo socda✍️
    1)Sheeg magaca gabadhi ugu horaysay ee labasano jacayl beena lala waday?
    2)Sheeg magaca gabadhi saxiibted lala shukansaday?
    3)Tumay ahayd gabadhi ugu horaysay ee laba nin loo baroobeeyo?
    4)Imisa ayuu ahaa jacaylki beenta ahaa ee lala waday gabadhi tidhi _Alle hakaqado kuli baaba’a ayan ku ogay?
    5)Wiilki MAAHIR imisa sano ayaa jacayl beena lala waday?
    6)Gabadhi Afarta nin tijaabisay imisa magac ayay ku shukaansatay?
    7)Gabadhi RIDWA jacaylkeedi daacad ma unoqday?

    • @queensaluu0894
      @queensaluu0894 2 ปีที่แล้ว +11

      Xisadaha wan habsamo dabadan taagna halay murajaceeyo😁

    • @axmedyare6278
      @axmedyare6278 2 ปีที่แล้ว +6

      ᴇxᴀᴍ 😣😣😣

    • @smartsankavic1017
      @smartsankavic1017 2 ปีที่แล้ว +6

      Well prepared questions

    • @smartsankavic1017
      @smartsankavic1017 2 ปีที่แล้ว +5

      Exm mood ☺️☺️

    • @nagmanagmaa374
      @nagmanagmaa374 2 ปีที่แล้ว +10

      Muraajico ma adaaba sameeyay 😂

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 2 ปีที่แล้ว +63

    Hada single tahay iso raac ✌
    Jecel waxan nacay gabar aan guur ku balan saneyn markay i qiyaan tay ey aroos tay meel walbana block iga saar tay ' I was heartbroken 💔😢😭
    I can't wait part 31

    • @dahraan6420
      @dahraan6420 2 ปีที่แล้ว +3

      Marka abowe loma joojiyo boqoala aya ladhawaca hadana nolol cusub sameysta

    • @idman1634
      @idman1634 2 ปีที่แล้ว +1

      Sry abowe badal kher qaba

    • @ramiisxaaji4767
      @ramiisxaaji4767 2 ปีที่แล้ว +3

      Abowe waxlga yaba jnesan qer kuehyn badl kaqeyr badn Ina hesho laga yaba

    • @ruqiyosiman7213
      @ruqiyosiman7213 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxa laga yawaa iney katagto gabadhas iney qeyr ku aheyd wll ha is raacin nolashaa sidaas iska ah badel qeyr qabo ku rajeyna i.a

    • @filsanhussein9544
      @filsanhussein9544 2 ปีที่แล้ว +1

      Single is a best life

  • @abdimahadguurefaataxa8338
    @abdimahadguurefaataxa8338 2 ปีที่แล้ว +118

    Jaceylku waa dareen
    Indhihiisu waa dookha
    Muuqaalkiisu waa farxada
    Wejigiisu waa kulanka
    Deegaankiisu waa qalbiga
    Dhaqankiisu waa diinta
    Astaantiisu waa uduga
    Awoodiisu waa kalsoonida
    Hamigiisu waa guurka
    Natiijadiisuna waa ubad.
    Jaceylku hawaarto 😍🤩
    Ha Guuleystaan jeceelada daacaddaa.
    From wiil reer ceeldheere ah.

    • @omarjama6948
      @omarjama6948 2 ปีที่แล้ว +3

      Abtii intane majoogtaa

    • @bossjhj
      @bossjhj 2 ปีที่แล้ว +2

      Abdi Mahad gure plz contact me cuz I wanna talk to you

    • @amuunaragsanmahmoud2963
      @amuunaragsanmahmoud2963 2 ปีที่แล้ว +1

      Mansha alllah really bro ❤💞

    • @najahakadiir4129
      @najahakadiir4129 2 ปีที่แล้ว +1

      Imbow Buugaagtii 2009kii Ixasuusisey Inaba Caadi ma tahid

    • @haajimouse5646
      @haajimouse5646 2 ปีที่แล้ว +1

      Ceel dheer internatku mu soo gaadhay😅😅😅

  • @odhaahsamehassen6964
    @odhaahsamehassen6964 2 ปีที่แล้ว +33

    RIDWAAN BRO BARNAMIJKAN ANA INAA SAMEEYO RABAA ETHIOPIA 🇪🇹JOOGA MARKA GUDAHEEDA INAA KA SAMEEYO RABA MRKA FASAX MAKA HELA BECAUSE ADAA XAQ U LEH🙏❤

  • @idontcareaboutyourfeelings1972
    @idontcareaboutyourfeelings1972 2 ปีที่แล้ว +41

    I’m so happy to know my Mohamed is loyal and trustworthy 🥰 I sleep good at night knowing we are equally committed to each other ❤️ before you come for me saying “you’re so xaasid” I know how these loyal hearts feel I was in their shoes once and it’s not a good feeling. I’m just simply letting people know that it’s not the end of the world 🌎 you will find your person who’s right for you at some point! All my broken heart ❤️‍🩹 💔 people you’ll be fine 😊

    • @ibnalitube3610
      @ibnalitube3610 2 ปีที่แล้ว +2

      Don't worry, don't cry because its over, but smile because it happened. Feel cool, eat well, catch another pal and move on. Life goes on, Period

    • @idontcareaboutyourfeelings1972
      @idontcareaboutyourfeelings1972 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ibnalitube3610 landheerenimo!! I absolutely agree with you, life is not hard people make it hard. Streeska iska dayaa walaa isbartaa waana lakaala taaga you’re not the first and you won’t be the last. While you’re in jaawiga macaan just appreciate what you have at that moment. If it’s meant for you it will last a lifetime if not then be grateful for those good times and look back on those memories with a smile🥰 calaafdoon ismuujiya!

    • @ibnalitube3610
      @ibnalitube3610 2 ปีที่แล้ว +2

      @@idontcareaboutyourfeelings1972 absolutely true. Keep the spirit my dear

    • @idontcareaboutyourfeelings1972
      @idontcareaboutyourfeelings1972 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ibnalitube3610 as always 🥰

  • @cilmixikmaawiofficial5272
    @cilmixikmaawiofficial5272 2 ปีที่แล้ว +92

    inta jif kudawaneyso isoraaca 😂

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 2 ปีที่แล้ว +181

    When a person is mentally,physically Strong...only then fall into any commitment...never do it to please others...do it only if your heart,mind n soul is inclined or on the same path...which in the bargain comforts n built confident on ones better half to look at world in different angle..be patient to sort out things never be in a hurry...god will do the rest..love wins it all.

    • @fathikhadar7802
      @fathikhadar7802 2 ปีที่แล้ว +3

      Somli ba nahy englishkan m granyno mxay ahaayen dadkan kuqad kle ku faanaya

    • @fahmaosman3375
      @fahmaosman3375 2 ปีที่แล้ว +1

      2fwe

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan 2 ปีที่แล้ว +3

      OMG zepron I second your opinion,Love starts with thy self knowing who you truly are will enable choose someone who is worthy of you and will never disappoint you in terms of how you mean to that person

    • @maryan3659
      @maryan3659 2 ปีที่แล้ว

      Exactly

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker3001 2 ปีที่แล้ว +90

    Ilaahow waa noojeda 🥺😭😭team single I can t wait part 31

    • @hiboyuusufnuur6792
      @hiboyuusufnuur6792 2 ปีที่แล้ว

      War waa laga baxaa qwerty u sheep will an dhalay ku sisanaa 🥰🥰🥰

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      @@hiboyuusufnuur6792 wiilka dhashay mee sugee waa isla egtihiin bee anaa joogo hada bee 😆😅

    • @soomaalisoomaali9027
      @soomaalisoomaali9027 2 ปีที่แล้ว

      @@mahdimohamed7056 ku yac yaqey

    • @sharmapesofficial9729
      @sharmapesofficial9729 2 ปีที่แล้ว

      Feeling we have 'Run out of gas' emotionally

    • @zahramohamed6077
      @zahramohamed6077 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 2 ปีที่แล้ว +36

    ISMUUJIYA TEAM BILAA JACAYL INTA ILA MIDA🤣🤣
    👇

    • @sumeyaahmed7458
      @sumeyaahmed7458 2 ปีที่แล้ว

      Wow single life is the best

    • @sumeyaahmed7458
      @sumeyaahmed7458 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedgray7309 insh Allah wad heli rabii taladha saro

    • @khadarducale7622
      @khadarducale7622 2 ปีที่แล้ว

      @@sumeyaahmed7458 adigaaban kugu haystaa abayo😘🥺

    • @sumeyaahmed7458
      @sumeyaahmed7458 2 ปีที่แล้ว

      @@khadarducale7622 aqon baa imaqabtidhe sidhe igu haysani

  • @ro_ki1045
    @ro_ki1045 2 ปีที่แล้ว +257

    🇸🇴🇸🇴All somaali full respect🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @nadirhaji1367
      @nadirhaji1367 2 ปีที่แล้ว +5

      Afar sano iyo bar jaamacad miyaa ladhiganayaaaa wah

    • @yasinhassan9992
      @yasinhassan9992 2 ปีที่แล้ว +3

      Hno wadnhu muxu ku istagi ninka miyaad ledhay micnha naa hays racin nin somliyeed

    • @rajailyas210
      @rajailyas210 2 ปีที่แล้ว

      @@nadirhaji1367 0

    • @hafsaamino7442
      @hafsaamino7442 2 ปีที่แล้ว

      A)oq wq p]q×÷kkju o

    • @hafsaamino7442
      @hafsaamino7442 2 ปีที่แล้ว

      1i1wwro

  • @ilhaancumar9371
    @ilhaancumar9371 2 ปีที่แล้ว +11

    Yaa ila mid ah oo aan xiriir layeen 😅🥰😍💖

  • @salmanahmed4261
    @salmanahmed4261 2 ปีที่แล้ว +9

    نصلي على سيدنا ونبينا محمد افضل الخلق. اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا محمد

  • @legendzadikibwoy6254
    @legendzadikibwoy6254 2 ปีที่แล้ว +86

    5 Minutes 1.5 k is Another Level Keep it Up Bro Myn💥

  • @ashraf11official10
    @ashraf11official10 2 ปีที่แล้ว +14

    Jaceylka saxda waa midka alle ka cabsiga ku dheehan tahay wll ruux aadan rabin been ha u sheegin 🤟 soomaalida lugooyo ma daayan lkn inta lagu xisaabin is xisaabi wll

  • @ugbaaddahabo5993
    @ugbaaddahabo5993 2 ปีที่แล้ว +50

    Xidhiidhka saa u dheeri ma fcno Diinteena islaamkuna may banayn wiil io gabadh inay intaas o sanadood wda sheekayataan xitaa waa lakla caajisaya wana laysku nacaaa so iska dhaafa xidhiidhada aad wakhtiga intaas leeg ku bixinaysaan no faa’iido wlhi Aakhirka kla tag io in lays naco aya lgu danbeeya🙏

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 2 ปีที่แล้ว +49

    Shekadaan InTa Ka Baqaneyso Is Muujiya 😂😅😂

    • @shamsoabdi7768
      @shamsoabdi7768 2 ปีที่แล้ว

      One ani

    • @arfoonmoha9762
      @arfoonmoha9762 2 ปีที่แล้ว

      Markaad naag kale sheegta ino balana mohamadoow😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 2 ปีที่แล้ว +96

    LEGEND RIDWAAN ISSACK........💓💓💓
    Can't Wait Part 31....Team Single🤫🤫🤫

  • @ozaakabarafwye
    @ozaakabarafwye 2 ปีที่แล้ว +56

    legend always legend ridwaan issakh 🔥🔥👌

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 2 ปีที่แล้ว +27

    Masha allah alle ha isku daayo jecelkiina laaba jibara mahamed deeq iyo hani 💑✌🙏

  • @manalibrahim4820
    @manalibrahim4820 2 ปีที่แล้ว +55

    💘Alxmdulila jacaylkeyga wn ku guulstay imikana qoys ayn nahy 3ubad ah isku leh ila imikna dacaad iyo jacayl kii banaanka ka wayn ayn isku hyna wanu sii siiydaya malinpa malinta ka danpeysa💘💋 qof walpna wxn u rajenya iin helo qof aay iis jecel yihin

    • @inahooyoqaali4119
      @inahooyoqaali4119 2 ปีที่แล้ว

      Maasha allah alle ha 8sku kiin barakeeyo

    • @manalibrahim4820
      @manalibrahim4820 2 ปีที่แล้ว

      @@inahooyoqaali4119 Ameen wllo shukuran💞

    • @anhaarmustaf4615
      @anhaarmustaf4615 2 ปีที่แล้ว +1

      M'a alha is ku kiin dayo abyo🥰🥰💓💗

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 ปีที่แล้ว +14

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi😂🤲

  • @aishayusufomar6297
    @aishayusufomar6297 2 ปีที่แล้ว +64

    Abahay iska dhafe Hoyaday Nina u aftiri karin marabo wlhi
    Keep going Ridhwan🙏

    • @bakalbulle9278
      @bakalbulle9278 2 ปีที่แล้ว +7

      hada bartid maka horeesoo suu kugu abtirina hadaba barin adiga🤣

    • @aishayusufomar6297
      @aishayusufomar6297 2 ปีที่แล้ว +8

      @@bakalbulle9278 waa baraa Nin ku rabo waa inuu Reerkada mid mid uyaqanaa

    • @zaakimmahamed7744
      @zaakimmahamed7744 2 ปีที่แล้ว +8

      Lkn wxa uga qurux bdan inuu quraan xifdiyo inta uu isku hawli lahaa@@

    • @bakalbulle9278
      @bakalbulle9278 2 ปีที่แล้ว +3

      @@aishayusufomar6297 saxix lkn iyada haday horkici weyso isagana wu is gabin mesha waxa kaso baxayo natiija an badnen

    • @aishayusufomar6297
      @aishayusufomar6297 2 ปีที่แล้ว +3

      @@bakalbulle9278 Nin hada magalada uun uracda dan kama lahan Sxbo cml lola socda waqtiga fursad hesho xafadeda iga soo mar ladhahaa marti ha iska dhigin gurign waa gurigaga oo kale
      Lkn hadii uu intas ka diido Fara ulaban halkas ugu har waye

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 2 ปีที่แล้ว +9

    Intii single au Allaha nagaso bixiyo single nimadha Ameeeen Ameeen

  • @umuilhan9948
    @umuilhan9948 2 ปีที่แล้ว +12

    Ma sha allaah Mohammed deek jecel kiisa allaha u rumeeyo guur qayr qaba in sha allaah u rajeyna

  • @ramlamohamed5419
    @ramlamohamed5419 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah wilka sidu ufarxay qof kujecel Lee sas kugu farxayo gur kheyr qabo Allah had'idin siyo

  • @farxiyofaraxsan2163
    @farxiyofaraxsan2163 2 ปีที่แล้ว +20

    Hh😂😂😂👌👌walee kana legend Alweys waan ku wata pro keep going❣❣🥰👌😍

  • @a8_n1
    @a8_n1 2 ปีที่แล้ว +21

    Maxamed Deeq Qoftaan Way Jartay Way soo Laabatay Magacaaga Ka Fikireysay Qofta Shaki wayn ani I Galisay😂

  • @barkhadahmed
    @barkhadahmed 2 ปีที่แล้ว +14

    Intii gabadh soo istaagaysay tana ugu shidan
    Style iyo jidhba armaanku qabsadaaa
    Ruuneey waanku salaamay🖐🖐🖐

    • @idman1634
      @idman1634 2 ปีที่แล้ว

      Saqajan kkkkkk kaxisho gbdha nine hesataye

    • @barkhadahmed
      @barkhadahmed 2 ปีที่แล้ว

      @@idman1634
      Waanba amaanayee kkkk
      Ma inay ka qurxoontahaybaan I cayday 🤣🤣🤣

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +125

    The one N only Legend Ridwaan issack 💯
    I can't wait part31 😩❤

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah tabrikllha hambalyo keep going my brother ridwan ❤❤❤

  • @AbdiqanikpKp-ft3cu
    @AbdiqanikpKp-ft3cu 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashalah mashalah gawad waligey arkin cawo arki o dacad ah wlhi o naxaris bdn xushmad io wanag ilahay hakudesto abyo mcn

  • @cadayxasan6549
    @cadayxasan6549 2 ปีที่แล้ว +38

    Full respect ridhwan keep up✊

  • @sahriinasiman320
    @sahriinasiman320 2 ปีที่แล้ว +13

    Yow yow prt30 single nimo wax dhaama lawaa xiriir iyo afarahiisa intan shaqo kulaheyn sideyda✌

  • @KhBoos
    @KhBoos 2 ปีที่แล้ว +11

    Team iskabulo waan idin salaamay 🤣🤣🤣🤚

  • @ciraaqrvp8364
    @ciraaqrvp8364 2 ปีที่แล้ว +24

    Inta Tijaabada Diyaar U Ah Is Muujiya 😂🥰😅

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 2 ปีที่แล้ว +19

    Believe Allah inshallah ☝🏻☝🏻

  • @zekobowy7493
    @zekobowy7493 2 ปีที่แล้ว +53

    Haye aradayah 1ilah 30 wuu garey exam waah la qadey lkn ardey bdn dhacdey🤣 Team safka danbe waxbo uma haay0🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nagmanagmaa374
      @nagmanagmaa374 2 ปีที่แล้ว

      😂👋Teacher team safka hore ahee ii soo dir natiijadayda

    • @hoyamcnhoyahoya9018
      @hoyamcnhoyahoya9018 2 ปีที่แล้ว

      😁wanjogna

    • @queen-hw4wc
      @queen-hw4wc 2 ปีที่แล้ว

      Waraa wa qldnthy safka dambe natiijadod soo xawil👊😂😂😂😂

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 2 ปีที่แล้ว +5

    Haa socoto shekadu!
    Ridhwan Isaaq Channel kaga wan ku heysta runti horay u soco.👍👍👍
    Keli ahaanta ayaban ku heysta inaan qof tijabiyo ama ani la ii tijabiyo maxaa iso arkay.💃💃💃kkkkkkkkkkk

  • @Ikraamtv759
    @Ikraamtv759 2 ปีที่แล้ว +9

    Aniga ahaan inanta hani ag daacad ilama ega swbt ah waxay qaadatay waqti ay qofkale kula hadli karto wa sidey ila tahay haday daacad asaga oo kaliya u tahay markiiba way ka jawaabi lahayd wlky max'ed deeq Nadal qeyr qaban ku leeyahay✌😢

    • @nasrohashi5243
      @nasrohashi5243 2 ปีที่แล้ว

      Hal waxay sameesay gabadhaas waxay fiirinesay directionka labadoda wada jogan sase ku ogaaty ee qof ay la hadashy waxba kama so ogaan karto

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว +30

    Congrats part 30 !!! Tonight another night of lovers. Good luck all,

  • @najmafaarax109
    @najmafaarax109 2 ปีที่แล้ว +34

    asxaabey casharkii wuu dhamaday ee imtixanki isku diyaaariya
    inta diyaaarisay imtixanka like saara ani chapter 28 wan maqnaa 😀😀😀

    • @hamdaupdaosman5062
      @hamdaupdaosman5062 2 ปีที่แล้ว

      Anaa kuu muraajacaynYa😍💯😍👨‍👧‍👦

    • @xasanlove5019
      @xasanlove5019 2 ปีที่แล้ว

      28 solar hee Aniga 1 30 Wandhameyey

    • @hamdi3092
      @hamdi3092 2 ปีที่แล้ว

      Cashirka 28 waa hele raadi teda kle qish nosooradi xogaa kuwi hore waa ilaabee😂😂😂

  • @daljirkadaahsoon3478
    @daljirkadaahsoon3478 2 ปีที่แล้ว +20

    Allaha isahlo qof ijacel 😥

  • @qaaliyiriseychanel4155
    @qaaliyiriseychanel4155 2 ปีที่แล้ว +12

    Inta ila sugysay mise jcl in every night laso galiyo ♥️

  • @abassabdul8
    @abassabdul8 2 ปีที่แล้ว +9

    Finally part 30 finish part 1 to 30
    Keep forward on brother

  • @ibrahimjonjo5166
    @ibrahimjonjo5166 2 ปีที่แล้ว +22

    Ridwan shaqo wacan keep going bro💔💕💯

  • @xasanismaaciil5878
    @xasanismaaciil5878 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allah allah haku xafido Ridwaan izaaq shaqao wanaagsan aya uheysa bullshada hore usoco

  • @queenfahema2862
    @queenfahema2862 2 ปีที่แล้ว +11

    gabadha callku cod macaana masha allah 🥺❤️❤️❤️

  • @sawdaamirofficial1884
    @sawdaamirofficial1884 2 ปีที่แล้ว +10

    Ridwaanoow manta waad kugulaysatay khayano majirto m.a horay usoco walalkay

  • @xusnifashionofficial6303
    @xusnifashionofficial6303 2 ปีที่แล้ว +3

    Ridwan sxbow barnamijkan wadna xanuun waye marka la fiirsanayo muruk maxaa ladhihi donaa sxb mcn keeb going ❤❤

  • @Sumi2379
    @Sumi2379 2 ปีที่แล้ว +38

    Aww the ending was cute ❤️🤣

  • @zahraahmed5687
    @zahraahmed5687 2 ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah ♥️💙💙💙

  • @hafsamohamed5675
    @hafsamohamed5675 2 ปีที่แล้ว +26

    Asc wll msha allha barnamujka wan ku heysataa waxne raba inane ka qeybaqto wll

  • @diinicalaa1923
    @diinicalaa1923 2 ปีที่แล้ว +32

    YOW Yow
    Ridwaan isaack in the building
    Still we can wait Part 31🤘🤪

  • @osmanmadey2812
    @osmanmadey2812 2 ปีที่แล้ว +12

    Legend ridhwan issack
    Nd team single ismujiya👍

  • @ruunifarah
    @ruunifarah 2 ปีที่แล้ว +10

    Wall waa ku salamay barnfamiljka waa mid Fiican Adiga waa Fiican tahay soo jidasho❤👍💯

  • @Livekudhigle13
    @Livekudhigle13 2 ปีที่แล้ว +22

    Keep going🦁🔥🔥😍❤️🙌

  • @faizsheikh8495
    @faizsheikh8495 2 ปีที่แล้ว +26

    Finally part 30 was successfully 🙌🥀❣.
    The only part that was not having break up .

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker3001 2 ปีที่แล้ว +10

    Hani nasib beleedahy wlhi naa naakey nin haaduu dacaad ku yaahay haa kuciiyariin 🙄😭🥺

  • @sucaaddaahir4191
    @sucaaddaahir4191 2 ปีที่แล้ว +6

    Haguulaysto jacaylku.Thanks Ridhwan Issack keep going bro.

  • @farhiamumin1406
    @farhiamumin1406 2 ปีที่แล้ว +15

    Keep going huno Ridwan ✈️

  • @mohamedsuldaankaofficial8980
    @mohamedsuldaankaofficial8980 2 ปีที่แล้ว +12

    Anaa U Hareeya Caawa 📌 Ku Qabo
    Caawa Legend

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 2 ปีที่แล้ว +31

    Ilaa part 30 wala socday intaa waxa ka dhex radinayaa kaygii in uu meesha so istaago o naag kle wacdo ama isaga la tijaabiyo😔shaki baba ka qaaday ridwaan🤣🤣🙏

    • @alimohamedaliabdi5151
      @alimohamedaliabdi5151 2 ปีที่แล้ว +1

      Maseerkii oo qof ah 😂🖐

    • @mssramla2900
      @mssramla2900 2 ปีที่แล้ว +1

      waaa iga qoslisy wlh😂😂

    • @xafsojr1700
      @xafsojr1700 2 ปีที่แล้ว +2

      maba umaleynayn qof igu fakira unu dawado baramijka aniga intaas udawada🤣🤣

    • @samiraahmed9328
      @samiraahmed9328 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂

  • @abdiyeyshahi8656
    @abdiyeyshahi8656 2 ปีที่แล้ว +32

    Glad to see such people like these❣❣❣

  • @jamaalqurbaha9242
    @jamaalqurbaha9242 2 ปีที่แล้ว +2

    SHIMee Qoftay da inta soo istagto isoo wici dontaa🤦‍♂️🙋‍♂️

  • @issadiinbinuomaromar4433
    @issadiinbinuomaromar4433 2 ปีที่แล้ว +46

    The one and only legend ridhwan issack always go forward no back brother InshaAllah

  • @janamukhtar101
    @janamukhtar101 2 ปีที่แล้ว +7

    Dadka haasawaha bachelor ka watow 4sano cilmigaad dhigtaan na bara dee📚✏️

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 2 ปีที่แล้ว +9

    Bro qaf dhan qalbigiisa ku ciyaareysa ee qafki hadii ay sheegto hasii qod qodin oo qafkaas yuuna wadnaha istaagin please waa iga baryo, anigaaba cabsaday

  • @warsamecali7003
    @warsamecali7003 2 ปีที่แล้ว +34

    Finally watched in part 30 pro keep going 🙌

  • @ikranmuhumed9239
    @ikranmuhumed9239 2 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah wilka reer magal oo qof wye gcn oo tagay🥰

  • @aadanyabaal28
    @aadanyabaal28 2 ปีที่แล้ว +29

    Lagend alway lagend keep up lbx

  • @mukhtaarjeylani8280
    @mukhtaarjeylani8280 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa qofkii lawaad inta iga danbayso laykta ha ila dhaafina

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 2 ปีที่แล้ว +4

    Barnamijkan waa xiseya manta waa wada farxad masha Allah hawaro jacaylku🥰

  • @maxamedcabdi7834
    @maxamedcabdi7834 2 ปีที่แล้ว +2

    inta jiifka kudawaneyso like isaara👍

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah makes me cry 😭 this video keep going bros 🌹🌹🌹🥰🥰🥰

  • @nurtomohamed3959
    @nurtomohamed3959 2 ปีที่แล้ว +12

    Keep going my brother

  • @xuseen.abdulaahizaafi6034
    @xuseen.abdulaahizaafi6034 2 ปีที่แล้ว +2

    Ridwaan shaati qaba intan arag like😃😃

  • @qalidali218
    @qalidali218 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashaallah keep going bro

  • @abdiazizmraage1654
    @abdiazizmraage1654 2 ปีที่แล้ว +7

    Legend ridhwan ee keep going my brother

  • @ayaanali161
    @ayaanali161 2 ปีที่แล้ว +2

    Ku soco ridwa qof kaaga haboon parnaamijkaan xaqiiqatan ma jiro 💪

  • @sucaadsimaan5287
    @sucaadsimaan5287 2 ปีที่แล้ว +16

    Allowh ridhwan ha iga so adeejin😂😂

    • @almanbashir6388
      @almanbashir6388 2 ปีที่แล้ว +2

      Anaa kusheganayo waana lugusowaca 😂😂😂

    • @haajircaddeh18
      @haajircaddeh18 2 ปีที่แล้ว

      Daacad nida wax ka wanaagsan ma aragtay hadad daacad tahay wax aad ka cabsato mesha ma yaalan inta aad qof qalbigiisa ku ciyaari laheed fikir xanuun ka uu dareemayo qofka aad beenta u sheegaysid adna ma jeclid in saas lagu yeelo naftaada ka hor mari qof ka kle naftiisa

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha alha ilahey haku xafdiyo my wllkey

  • @adaancase6258
    @adaancase6258 2 ปีที่แล้ว +13

    I AM GREATING my dear pro ridwan issac one of the legend genaration of somali people I am interst fantastic command keep giong

  • @naimoabdulaahi3127
    @naimoabdulaahi3127 2 ปีที่แล้ว +15

    Keep goin ridwaan

  • @intelligence1048
    @intelligence1048 2 ปีที่แล้ว +4

    Ridhwan isack I see always thank you 😊🙏❤

  • @c.raxmaansul__daanka2896
    @c.raxmaansul__daanka2896 2 ปีที่แล้ว +54

    Full respect ✊ RIDWAAN ISAQ ❤️‍🔥🩸🖤

  • @fardowsacadey4773
    @fardowsacadey4773 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah keep going walakey

  • @yasirlastborn7690
    @yasirlastborn7690 2 ปีที่แล้ว +4

    Legendary keep on going sxb

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 2 ปีที่แล้ว

    You deserve every subscribe sxb waxaa layabay dadka saad ula hadashid lagend tahay keep. Going sxb

  • @abdullahinoor1724
    @abdullahinoor1724 2 ปีที่แล้ว +22

    WaaaW!
    War anagana hadaan nahay Teamka iskaabulo waa inaan qorshe la,imaano sidaan udhageysanaynay dadkaan is jacel oo la,isku wac wacaayo waaba daalnee CML !.
    Anagana xaq malihin miyaa Ridwan issack saan wax kabadal bro.
    Anagana xal nookeen dee daawasho & albiitarnimo waanba kudaalnee yeah!.
    Thanks dear bro.
    Waiting your feedback❤👏👍👌✌👈

    • @queensamaara143
      @queensamaara143 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂single hdaa nahay cadaalad rabnaa