AX! ALA QIYANADA DUMARKA RAGA KADARAN TIJABI JACAYLKA Pt68

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 802

  • @philantropist2156
    @philantropist2156 2 ปีที่แล้ว +782

    Xariirka dhabta waa midka ka dhaxeeya Allah "swt" io adiga ma isku raacney wll.😥🤲🙏

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +450

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @user-mn7ff7ye1p
    @user-mn7ff7ye1p 2 ปีที่แล้ว +200

    Fardowza iyo xaajigeeda mustaqbalka koodu waa jacayl dhaba Masha’Allah 😍😀

    • @MohamedAli-vz5ip
      @MohamedAli-vz5ip 2 ปีที่แล้ว +7

      Aad ban ugu farxay walahi, illah haisu barakeeya oo guurkooda haisu so dadajiya😰

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +110

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir

  • @hassowhassow6124
    @hassowhassow6124 2 ปีที่แล้ว +214

    Fardowsa was best prsn of all I saw since this program has started...that's becoz she has choose someone of diin in her life 👍 Fardowsa

  • @akkaramo1515
    @akkaramo1515 2 ปีที่แล้ว +250

    nebiga hadaa jeceshahay love iisar😔🔥

    • @ruqiyaahmed8528
      @ruqiyaahmed8528 2 ปีที่แล้ว

      scw scw love ❤ xagee saraa wll 🙄😂😁😁😂

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 2 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤scw

    • @dhooldheyman2928
      @dhooldheyman2928 2 ปีที่แล้ว

      Sallaaaahu caleyhi wasalam 🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 2 ปีที่แล้ว +1

      Jacaylka nabiga ( scw) iyo lovakaaga maxaa iska ga ijan mid kale youtube ma leh love ee like buu leeyahay

    • @muniirocabdaqani6263
      @muniirocabdaqani6263 2 ปีที่แล้ว

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW 🥰🥰❤❤❤❤❤❤ SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 🥰🥰❤❤SCW SCW SCW

  • @omarsalah8419
    @omarsalah8419 2 ปีที่แล้ว +72

    masha allah walahi aad aan ugu faraxsanhy gawdhaas iyo wiilkaas ogow hadaad diin Lee dhy oo aad wanaagsnthy qof wanaagsan baad heli Allah idin ku guuleyo inta idin dhiman ✋

  • @faisaahmed2312
    @faisaahmed2312 2 ปีที่แล้ว +125

    15:09 Mashallah she sweet n his luck Man n he choose best mother of his future kids

  • @maslaxxasanxuseen8461
    @maslaxxasanxuseen8461 2 ปีที่แล้ว +72

    Dadka dhahayo fardowsa camal allah ii sahlo waxaad adiga tahay ayaad helee marka hore adiga qof wanagsan noqon waad heli fardowso oo kalee

    • @muniishaqueen7141
      @muniishaqueen7141 2 ปีที่แล้ว +3

      Taasa bentaa eheen

    • @nasiibqaali5402
      @nasiibqaali5402 2 ปีที่แล้ว +2

      Exactly❤️

    • @omarnunowaden7982
      @omarnunowaden7982 2 ปีที่แล้ว +1

      Truely

    • @zuniahmdy4893
      @zuniahmdy4893 2 ปีที่แล้ว +2

      Lknse ogow rag khiyano badan oo waxba ka garaneen jacayl iyo qadariin baa hela gabadh dahab ah wallahi wll😭😭

  • @haruun7
    @haruun7 2 ปีที่แล้ว +30

    Ilaahow gabar shiiqad oo sidaan cml ii jecel isii 🥺 aamiin ❤️❤️ aamin ii dhaha ✊

    • @mohamudgelle9382
      @mohamudgelle9382 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @malcom161
      @malcom161 11 หลายเดือนก่อน

      Amiin lkn lama heli karo wll waan ooyi raabaa ani 😢

  • @abdirizakdaahir7882
    @abdirizakdaahir7882 2 ปีที่แล้ว +52

    Gabdhaan fardowso waxkale waaye geesiyad waaye wlh guuleeso 👏

  • @shukriqurux5522
    @shukriqurux5522 2 ปีที่แล้ว +65

    Fardowsa jacayl kaga Allah ku barkeyo lkn wa Iga qoslisay 😂🤣🤣🤣

  • @yahyeahmedmohamed2321
    @yahyeahmedmohamed2321 2 ปีที่แล้ว +53

    Gabadh ad u fican o diintu ka muuqato mash allh wllo allaha ku xifdiyo

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 2 ปีที่แล้ว +25

    Xajigii mustaqbalka iyo Fardowso alle haysu kiin barakeyo is aroosa intaan shakigu siibadan ❤️❤️❤️

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 2 ปีที่แล้ว +82

    Qaftan caadi maaha masha allh dhal jacayl indhaha ka garataa barakooba abayo.

    • @anythinglfc8
      @anythinglfc8 2 ปีที่แล้ว +2

      See the translation of this to English

  • @bishkasaed1716
    @bishkasaed1716 2 ปีที่แล้ว +120

    You always smile for every situation keep going ridhwan🥰🤣

  • @nimcaabdullahi973
    @nimcaabdullahi973 2 ปีที่แล้ว +10

    Mnsh.Allah nin sida aniga daacad uahay cml Allahayaw isahal 🤲😢asxabey amiinta raciya

  • @sadamsuldanmahamud998
    @sadamsuldanmahamud998 2 ปีที่แล้ว +19

    Romantic waxan u naqanaa dadka diinta iyo dhaqanka islaamka ku wada dhaqma sida farwoz iyo nasrudin waxan illahay idinka rajaynayaa nolol farxad iyo badhaadhe leh inad wada qaybsataan idinka iyo dhamaan lamaanayaasha hamiga iyo rajo nolol ku fikiraya anigana isoo duceeya in illahay mid wanaagsan igu beego🥰

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว +3

      Ilhy mid dintaa kudaqantoo hakusahlo

  • @suldaankasaladinta9374
    @suldaankasaladinta9374 2 ปีที่แล้ว +6

    mazha allah hablaha shiikhda ah waa dheeman
    dheemaankana sida lagu helaa adag khasatan anigu jecliyaa

  • @wllcoutinho4937
    @wllcoutinho4937 2 ปีที่แล้ว +121

    Waligay Contenti kama Bixin barnaamijkaan lkn manta Gabadhaan,baa iso jiidatay akhlaaqdayda dhaqanka horay usoco ZiZ I Hope you build a Future for life 🥰💫🧡

    • @kaltuuunbashiir965
      @kaltuuunbashiir965 2 ปีที่แล้ว

      masha allah allaha u siyaadiyo

    • @wllcoutinho4937
      @wllcoutinho4937 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kaltuuunbashiir965 amiin wlshy adna alah ku siiyo qof,kudaryeela naxaris kudareen siiya ZiZ ❤️💋🥰

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 2 ปีที่แล้ว +19

    Manshallah wallahi wankahelay gabadha habaryar ku guuleyso jaceylkada

  • @Alkheyraad.Channel
    @Alkheyraad.Channel 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah fardowza you are Emulated person

  • @lustrousluster1880
    @lustrousluster1880 2 ปีที่แล้ว +39

    I wish everyone love birds could be like them 💞

  • @Shilqe
    @Shilqe 2 ปีที่แล้ว +3

    Qarnigaan Lagu Jiro Waa Eey Yartahay Fardowso Oo Kale In La Arko Yaa Allaah Gabdhaheena Noo Xifdi Oo Shar Iyo Sheydaanba Ka Xijaab.🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾.

  • @sophiaali6941
    @sophiaali6941 2 ปีที่แล้ว +56

    Xasha waaaw maansha allah sheekhtadaaaba ugu sheeko macaaan 🤣🤣🤣 xaaajiga mustaqbalka ku lahaaa

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 ปีที่แล้ว +23

    Gabar saan uqurxonop.xijaaab madow.xiran.jecliyaaaa❤

  • @naimahussein2914
    @naimahussein2914 2 ปีที่แล้ว +51

    gabareey nin aan ku qabin in aad saan isugu jajabiso lama ogolo, hadal wanagsan kudheh lkn mcn i xbb kaan guur ka kadib kadhig wiilkaba cadi ayuu kula hadlay isadkey bal wll

    • @engabdihamiidmaxamedtahlil9308
      @engabdihamiidmaxamedtahlil9308 2 ปีที่แล้ว +9

      Qormo kooban, oo caqli badan ka muuqdo, Allaah garaadkaaga kuu dhowro walaal.

    • @mohamedjama8316
      @mohamedjama8316 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @mejjaadanofficil7912
      @mejjaadanofficil7912 2 ปีที่แล้ว +3

      Singlenimada uqdad kugalisay😂

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว +2

      Shugran abaayo waa runtaa

    • @MM-cp9px
      @MM-cp9px 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa xabibti gabadha waxbaa kaqaldan😂😂

  • @umuilhan9948
    @umuilhan9948 2 ปีที่แล้ว +22

    Ma sha allaah fardowsa qayrka ad illahey swt ka suheysid allaha kuso dadajiyo abayo

  • @rodoelmi3651
    @rodoelmi3651 2 ปีที่แล้ว +51

    Fardowso www another level Maasha Allah anifulay aaa ahay I will never be Fardowso can’t do that 👏👏🌹

  • @daudkhalifdabshid9234
    @daudkhalifdabshid9234 2 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah Gbdhu Danbe Waa So SMART Alle Haku xifdiyo Wlshyey.

  • @richhomme2092
    @richhomme2092 2 ปีที่แล้ว +22

    Allaha isahlo gabar fardowso cml eh wlhi gabar fcn oo din leh waaye lamaba qiyani karo gabadas cml😍

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว +2

      Sharaftaa qofkaan dinta leh ayaa qabaa

  • @akramsheikh100
    @akramsheikh100 2 ปีที่แล้ว +34

    Aaaar jacalka sheikhsha romantic waye hada kadib wanradinayaa gawar noqnon 🥰🥰

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 2 ปีที่แล้ว +26

    Shiiqyada iyagaaba romaticnimada laga soo gaaray 😂

  • @shucebmumin9049
    @shucebmumin9049 2 ปีที่แล้ว +55

    Fardowsa💥💥you hit the nail on the spot ✌🤩

  • @mumtazbintiahmed7860
    @mumtazbintiahmed7860 2 ปีที่แล้ว +5

    Mnshallah i like the waye she says " No way! Exactly " guleyso waliga Ukhtii.

  • @abdirahimhusseinnor6556
    @abdirahimhusseinnor6556 2 ปีที่แล้ว +17

    Wow msha alllah wlhi ninkn gbdh ba ku dhacdy nsibkan hduusn iska dayacin waa nin wngsn lkn hal talo ayaan ku darsan hdu arkayo sxb gbdhan wnga bdn inaaad qalbigeeda illaaliso xooga saar i.n garbkina allaha galo👏🤲🤲

  • @mahattayo2486
    @mahattayo2486 ปีที่แล้ว +4

    Wooow ☺☺😂 walaahi waan farxad ooyy po macha Allah
    Illahy haydinka dhigo labadii nolosha
    Ku midooba 😁

  • @somaligamer2942
    @somaligamer2942 2 ปีที่แล้ว +39

    Qoftaan codkeda caadi ma ahn wlhi soft waye yaa ila qawo 😍☝️

    • @abdikanimohamed1730
      @abdikanimohamed1730 2 ปีที่แล้ว +1

      Anaa kulaqabo hordhaca ayaaba ladhacay intaan lagaarin qeybteeda cml

    • @ismailali6294
      @ismailali6294 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa wh ani 💯❤

  • @hanabinthnour4742
    @hanabinthnour4742 2 ปีที่แล้ว +37

    This gabar is so sheihad🌻🤣🤣
    Istaqfurullh🤲

    • @maankayare9634
      @maankayare9634 2 ปีที่แล้ว +4

      Hday tahay ceeb miyaa.
      Bisinka 🙄

  • @abdulahiahmedsharkey5086
    @abdulahiahmedsharkey5086 2 ปีที่แล้ว +3

    Gbdha qaar hdi aan Argo jacel iqapto wlhi 🥺

  • @fatuuxmahomed5971
    @fatuuxmahomed5971 2 ปีที่แล้ว +15

    Masha allh fardawsa & nasrudiin 🥰❤❤❤ allah haydin barakeeyo 😍guur xalaal insha allh🤲

  • @Samia_Abdi
    @Samia_Abdi 2 ปีที่แล้ว +108

    Waxaan ka badbaaday saakay iskuday leygu sin
    Rabay Canjeero shaax la'an ah alxamdulilah😂
    Rabiyaa mahad leh 🥺

    • @minoabdirahman8352
      @minoabdirahman8352 2 ปีที่แล้ว +4

      War mxa shegty😅😅🤣

    • @laylamohudin8145
      @laylamohudin8145 2 ปีที่แล้ว +4

      Waxn de😂😂

    • @Samia_Abdi
      @Samia_Abdi 2 ปีที่แล้ว +3

      @@laylamohudin8145 hee abayo 😂😂

    • @Samia_Abdi
      @Samia_Abdi 2 ปีที่แล้ว +3

      @@minoabdirahman8352 🤷‍♀️😂😂😂🤭

    • @laylamohudin8145
      @laylamohudin8145 2 ปีที่แล้ว +3

      @@Samia_Abdi yap ledhy 🤦‍♀️😳🤣

  • @Dahir3367
    @Dahir3367 2 ปีที่แล้ว +8

    The most interesting one that I ever watch before! Dacadyalka hor usocda

  • @najmahazzan311
    @najmahazzan311 2 ปีที่แล้ว +28

    waa Soo dhacay filmkenii ♥️😅

  • @fatumamahamuud5164
    @fatumamahamuud5164 2 ปีที่แล้ว +62

    Tim single ismujiya 🙋🙋

    • @farhaannizzohappybae2762
      @farhaannizzohappybae2762 2 ปีที่แล้ว +2

      Team single ........

    • @yusufabdisalam1146
      @yusufabdisalam1146 2 ปีที่แล้ว +3

      Yeap

    • @safiyowarsame6650
      @safiyowarsame6650 2 ปีที่แล้ว +1

      🦋🦋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏆👍👍👍👍🏆🇸🇴☂️🙋‍♂️💞💞🏆🏆💗✅✅✅💋💋💋🏕

    • @shamsabarre5369
      @shamsabarre5369 2 ปีที่แล้ว

      Team single meshan maxa ka baraten ❤️😀

    • @khadaribraahim3767
      @khadaribraahim3767 2 ปีที่แล้ว

      Ani waxan raba in aan garamada idinka qaato yacnihii idinka baxo waan Ku caajisay kooxsiina 😄😄😄😁😁😁

  • @user-zc2ky3sq8m
    @user-zc2ky3sq8m 2 ปีที่แล้ว +8

    Rabadaan allow nabad nugu gaadhsii 🥰❣❣❣

  • @asmaali2289
    @asmaali2289 2 ปีที่แล้ว +32

    Astaq fur allah macaane kulaha xabiibi subxana allah aaway ayadii qur'anka ahayd يَا نِسَاءَ النَّبِيِّ لَسْتُنَّ كَأَحَدٍ مِّنَ النِّسَاءِ ۚ إِنِ اتَّقَيْتُنَّ فَلَا تَخْضَعْنَ بِالْقَوْلِ فَيَطْمَعَ الَّذِي فِي قَلْبِهِ مَرَضٌ وَقُلْنَ قَوْلًا مَّعْرُوفًا
    فلا تخضعن بالقول
    naag diinta taqano saas uma dhaqanto allah so hadeeyo dhalinyarteena wey washeen
    Xataa intaso bil ima malayacni lagu shekestaba qalada hadad is jeceshihiin mad is gursataan
    Subxana allah
    Ilahow adaa xumaan ka hufan
    Xishodka waa qali ee gabdhow xishoda xaqa allah na fahansiiyo wlhi saan waa qatumo xumo allow qatumada kheyr nogu qatim
    Ninkiiba aaba xishonoyo ayadana intey tiri gabar wax taqana ahay ayeey ninkii ajnabi ka aha ledahay xabiibi wan ku jeclahau naa yaku baneeye acudubilaah allah u towbakeen walaleey waxasna iska ilaali

    • @umulkheyr1292
      @umulkheyr1292 2 ปีที่แล้ว +2

      Sax waye amiin wll

    • @anisaabdulkadir17
      @anisaabdulkadir17 2 ปีที่แล้ว

      Ayada inteda dambe waxay tahy O MARKAA IDIN DAMCO KAN QALBIGA KA BUKO hasaba ninkaan nin wanagsan o ehlu diin ah waaye guur iyo mustaqbal karabo marnaba manoqon karo inuu xumaan karabo. Kama hadlayo inay erayadaas ku dhahdo uyo inkle balse inay dambi tahy balse hadiiba ay ku dhahdo manoqonayso inuu xumn ka rabo qalpiga kajiranyhy.

    • @umulkheyr1292
      @umulkheyr1292 2 ปีที่แล้ว +1

      @@anisaabdulkadir17 walaal xaqa laikama indho tiro ee aad ayey u qaldan yihiin dadkaas diina wax kama yaqanaan dinta kow xishodka kamida naag intey sodhiyalka imatay iska hantacisay iyo nin iska jilicsan waye mida kale ogow diinta shegasho mahane ee waa dhaqan dadkana dhaqankii diinta ma hayaan amaa hadii aad ledahay wiilka wuraba xumaan ma damacsano ogow xumantuba wanagey ka timadaa ²qof aan is qabin sidey ku dhacdey inay intaas shekestaan xay isku shegayaan aan balaayo iyo baas aheen abaayo codka dumarka hadesan kheyr shegeen culumada qarban ogolen in lamaqlo bal qerkaba laisku qilafaa

    • @zahraomar024
      @zahraomar024 2 ปีที่แล้ว

      asc

    • @umulkheyr1292
      @umulkheyr1292 2 ปีที่แล้ว

      @@zahraomar024 wcs

  • @dreamboy8888
    @dreamboy8888 2 ปีที่แล้ว +6

    Jaceylka dhabtaa always wuu helaa wadadiisa Masha allh iskuwaara

  • @hassanosmanxasgii4500
    @hassanosmanxasgii4500 2 ปีที่แล้ว +22

    Since I have been watching this program , Fardowso was the only one that I expressed at the side of talking By the way she is modest and so starlate.

  • @jamacaxmed4681
    @jamacaxmed4681 2 ปีที่แล้ว +5

    Manshlh ridwaad sxb keep going gabdhaha wadada ah ayaa ku wanagsan mustaqbalka ilmahaga hoyadod manshlh Alaha isku kuu sahlo inshlh

  • @Maaido740
    @Maaido740 2 ปีที่แล้ว +15

    Gabadha wadaadnimada waa ku saxsantahay lkn hadalka sidaa u dabacsan ka joog ayaan dhihi lahaa. Aayad quraan ah ayaa leh ragga hadalka ha u dabcinina. Hadalka saas u dabacsan waa guurka ka dib.

  • @bintuomar3114
    @bintuomar3114 2 ปีที่แล้ว +43

    🤣🤣🤣 gabdhaha sheekh yada waaba roomatige

  • @adeshderiye3992
    @adeshderiye3992 2 ปีที่แล้ว +7

    Keep going ridhwan....my mentor

  • @hassansaacid8412
    @hassansaacid8412 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahayow gabar fardowso camal isahal🥺🦋amiin ya rabi

    • @zakiahassan3844
      @zakiahassan3844 2 ปีที่แล้ว

      Amiiiin 🤲 Allah kusahlo

    • @hassansaacid8412
      @hassansaacid8412 2 ปีที่แล้ว

      @@zakiahassan3844 thanks wll

    • @fardowsaabdi2734
      @fardowsaabdi2734 2 ปีที่แล้ว +2

      @@hassansaacid8412 hhhhhh aamiin bro Fardowsa lee ku duceso Insha allah waad heli wllo ❤🥺

    • @hassansaacid8412
      @hassansaacid8412 2 ปีที่แล้ว

      @@fardowsaabdi2734 adhigana isoducey I.A🥰

  • @khalidabyaal1363
    @khalidabyaal1363 2 ปีที่แล้ว +6

    Nasirudin was like "JACKPOT"

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 2 ปีที่แล้ว +16

    M.a barnaamij mucjiso ah keep going rudwaan issack allha ku dhawro hore u soco

  • @fatmaahmed-vu6th
    @fatmaahmed-vu6th 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Ridwan gabar kabadisey wa Fardowsa

  • @mahadlaki5321
    @mahadlaki5321 2 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi wan xiqroday waa qof dacada ah ❤❤❤😰😰😰😰

  • @gurayaden9712
    @gurayaden9712 2 ปีที่แล้ว +4

    Wooo 🥳 mashalah gabdh la jeclaado weyaan gabdha qalbigeda ilaali wllkay nasiib ledahay wlhi

  • @user-gc4ni9lk2i
    @user-gc4ni9lk2i 6 หลายเดือนก่อน

    Macha all fardosa guul Ayaan kuu Rajesh Nayak qofkii Dunida ugu qiima badnaa batahy

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 2 ปีที่แล้ว +2

    N1 TH-cam Ridwaan I love yr video keep going bros beautiful video 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @abdulshukrihassan5966
    @abdulshukrihassan5966 2 ปีที่แล้ว +5

    Waaw gabadha caadi maahn .. congratulations 👏

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 2 ปีที่แล้ว +8

    Wahi gabadhan danbe ee fardowsa waa daacad 👍👍👍👍💯💯

  • @farxiyofaraxsan2163
    @farxiyofaraxsan2163 2 ปีที่แล้ว +9

    Hhh🤣🤣🤣🤣walee dadkan keep going wallkey qaali❣👍

  • @nuuhmahamud9574
    @nuuhmahamud9574 2 ปีที่แล้ว +30

    Legend always Legend ❤

  • @mohamedabdukaadir2107
    @mohamedabdukaadir2107 2 ปีที่แล้ว +7

    fardooso nasiib wacan ku rajaynaa hore usoco ilaahy farxadeena kasee wataa mesheena gabargasto fardooso cml ilaahy haga dhigo

  • @maalinhassan4436
    @maalinhassan4436 2 ปีที่แล้ว +52

    Soo funny fardowsa maasha Allah, diinta qofka leh nolashisa waa macaan walaahi, very romantic isku waara insha Allah.

  • @saidaabdihashi5142
    @saidaabdihashi5142 2 ปีที่แล้ว +21

    Waikana deeee ridwaanow 😂😂😂😂😂😂😂
    iwad sheekada😂

  • @abdullahiadan6760
    @abdullahiadan6760 2 ปีที่แล้ว +64

    I really enjoy this few minutes you interview the lovers , continue the program brother hori usoco

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +4

      Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❣

  • @nuuranlka5638
    @nuuranlka5638 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allh fardowso iyo nasrudiin Dad akhlaqle❤️🥰

  • @sadioali7329
    @sadioali7329 2 ปีที่แล้ว +46

    Shekada aaad u dhaarsan thy wlh qof ku qabin sida ninkeyga u adecaa aaaa bini adam intaas ha isa siin Xabibti riinkana naga yaree 🤣🤣🤣

    • @beerluula2390
      @beerluula2390 2 ปีที่แล้ว +1

      Riin aa manooli 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @hamihooyo6444
      @hamihooyo6444 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkk

    • @abdirahmanx2750
      @abdirahmanx2750 2 ปีที่แล้ว +1

      @@beerluula2390 😂😂😂

  • @bishivangaal2794
    @bishivangaal2794 2 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah wat a girl what a behaviour......its very rare to find such women...May Allah make it is easy for us to find such kind of women....and make easy for uh fardosa Insha Allah.....

  • @barwaaqoali7753
    @barwaaqoali7753 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow amazing mansha Allah kalsoonidu waa qali

  • @noormuktarmaalim9674
    @noormuktarmaalim9674 2 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah barakallahu

  • @fathaabdi7116
    @fathaabdi7116 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah gabadhani waa dacad runtii🥰❤️

  • @hindamaxamed2
    @hindamaxamed2 2 ปีที่แล้ว

    Really love keep going

  • @abdiaziizmohamedosman2411
    @abdiaziizmohamedosman2411 2 ปีที่แล้ว +2

    Manta sheekhadii dhan ayaa imatey❤👏

  • @khadaryaresame9276
    @khadaryaresame9276 2 ปีที่แล้ว +8

    Jecelka Calaf ayaan u Nacay 🤣🤣

  • @ayaanali161
    @ayaanali161 2 ปีที่แล้ว +40

    Jacaylka wadaadada waaba qataree fardawsa hassan meel aa saartay xaajiga mustaqbalka 🤣

  • @adanissack5549
    @adanissack5549 2 ปีที่แล้ว +19

    Wow legend Alwys legend🤴🤴🙏

  • @sundusmaha6485
    @sundusmaha6485 2 ปีที่แล้ว

    Fardousa m.a wllshay ilaahay saa ugu xirnow wll mcn

  • @matioherodeboys6682
    @matioherodeboys6682 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah Fardowso Abyo Riyadaa Allow ku Rumeeeee

  • @mohamedabdirahmansheelare7219
    @mohamedabdirahmansheelare7219 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah akbar
    Wlhi fardowsa ninkii ee dhahdey macanka nasib ilaahey siiyey
    Abyo nolol qurux badan adi iyo xajigaga

  • @sumannwar9775
    @sumannwar9775 2 ปีที่แล้ว +11

    No bf no problem ahhh am single not searching ahhh Team single is muujiya 😂😁

  • @mohano1441
    @mohano1441 2 ปีที่แล้ว +2

    She’s the best wlhi💯☑️guuleysto sister💟

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah keep going my brother

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Ridwan keep going

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 ปีที่แล้ว

    Waw maashaa’allah daacadnimada waa the best

  • @camirqanciye3942
    @camirqanciye3942 2 ปีที่แล้ว +6

    Wowowowow sheeekhyadu jaceylka wey ku talax tageeeen😄😄😄😄😄😄😄

  • @kamaumainakamanda33
    @kamaumainakamanda33 2 ปีที่แล้ว

    Greetings from Kikuyuni. Ridhwan Issack.
    Keep moving

  • @aishoabdalla2948
    @aishoabdalla2948 2 ปีที่แล้ว

    Fardoozo xuseen wll Allah idin barakeeyo

  • @luulalimaslax6598
    @luulalimaslax6598 2 ปีที่แล้ว

    masha allha wll waan kahely kal soonidaa

  • @bashiircabdi8519
    @bashiircabdi8519 2 ปีที่แล้ว +3

    Msh allaaah fardowso waa qof qalbi wngsan diin ayka muuqato

  • @maandeeq4981
    @maandeeq4981 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wlhi wa dad diin leh ilhay nolosha inta idin hadhay isku dhamaysta

  • @khadijoabdi7373
    @khadijoabdi7373 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah illaahey calaf heeskugu daro fardoso iyo cabdi nasir

  • @kaltuuunbashiir965
    @kaltuuunbashiir965 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah abayo fardawsa 💖👑🥰

  • @hassanfarah1495
    @hassanfarah1495 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah fardowso aad ayay isoo jiidata alle haisu barakeeyo ayada iyo sxbkeyda nabad ku aqal kala inshAllah wax qalbikeeda dhawacana alle matuso waa qalbi xab xab

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 2 ปีที่แล้ว +10

    She is definitely not a shy type but wadaad mashallah who knew 🤣🤣🤣

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 2 ปีที่แล้ว

    Wow wonderful congratulations to you

  • @suldanxaliye
    @suldanxaliye 2 ปีที่แล้ว +33

    Masha allah gabadhan waa lama helaan
    Waa qof diinta wax ka taqaan
    Qoftaan halaysoo raadsho😂

    • @mariammustaqem2940
      @mariammustaqem2940 2 ปีที่แล้ว +3

      Qof lamida dheh lkn ayada wala leyhy pro😂😂

    • @suldanxaliye
      @suldanxaliye 2 ปีที่แล้ว

      @@mariammustaqem2940 MID SAS OO KLE AH🤣😂😂

    • @mariammustaqem2940
      @mariammustaqem2940 2 ปีที่แล้ว

      @@suldanxaliye yes😅