Sida Loo Labisto Marka "interview" Laguugu Yeedho.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Waa qayb ka mid ah Barnaamijkii "Sidee shaqo loo helaa"

ความคิดเห็น • 11

  • @gulledahmed6819
    @gulledahmed6819 2 ปีที่แล้ว +3

    Mudane waad ku mahadsantahay tala-daada wanaagsan ee ku aadan dhanka le-biska is qurxi oo yaan lagaadareemin

  • @a.75sportschannel96
    @a.75sportschannel96 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa talo iyo tusaale wanaagsan agaasime 🙏

  • @taamirmuuse3558
    @taamirmuuse3558 ปีที่แล้ว

    Maaha Allah Thanks 👍 ustaad

  • @Jimcale
    @Jimcale 4 ปีที่แล้ว +1

    Noloshayda intii aan Interview galayba waan kusoo baxey mid walbana labis iyo waxaa kumaan mashquulin walow aanan labis xuna xidhin jirin hadana suudh iyo xiin maan geli jirin, Sida noloshayda caadiga ah aan u labisto uunban u labisan jirey

  • @Jimcale
    @Jimcale 4 ปีที่แล้ว +1

    Agaasime weli waad shaqaynaysaa waxan moodaayey inad joojisay TH-cam ka, Video badan ayaan kaa rajaynaynaa

  • @hamdiali1840
    @hamdiali1840 4 ปีที่แล้ว

    Kib going

  • @user-yp7cm1sl6h
    @user-yp7cm1sl6h 3 ปีที่แล้ว

    talooyinkaaga waanu ku tamarinaa agaasimee noo soo wad

  • @alleyaqaan
    @alleyaqaan ปีที่แล้ว

    Dhinaca dv lotteriga interviewga bal wax nooga sheeg

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 ปีที่แล้ว

    Agaasimaha madaxtoyada somaliland maxed bile talooyin wanaagsan