Ardaaga Bile
Ardaaga Bile
  • 19
  • 114 575
Bulshadu Xaqbay u leedahay in ay xukuumadda la xisaabtanto, xukuumadduna u sheegto wixii ay qabatay
Bulshadu Xaqbay u leedahay in ay xukuumadda la xisaabtanto, xukuumadduna u sheegto wixii ay qabatay
มุมมอง: 128

วีดีโอ

Casriyaynta Alamsay Stadium
มุมมอง 1472 ปีที่แล้ว
Casriyaynta Alamsay Stadium
Dhismaha Biriishka Camuud ee magaalada Boorama
มุมมอง 542 ปีที่แล้ว
Biriishka Camuud waxa dhistay Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, waxaana laga dhisay miisaaniyadda Xukuumadda
Dhismaha Biriishka Camuud ee magaalada Boorama
มุมมอง 282 ปีที่แล้ว
Waa Biriish laga dhisay miisaaniyadda dawladda Jamhuuriyadda Somaliland
Sida Loo Labisto Marka "interview" Laguugu Yeedho.
มุมมอง 5K4 ปีที่แล้ว
Waa qayb ka mid ah Barnaamijkii "Sidee shaqo loo helaa"
Xidhiidhka Dadku Waxa uu kuu Sahlaa in ad Shaqo Hesho
มุมมอง 1.3K4 ปีที่แล้ว
Waa Qayb K Mid Ah Barnaamijkii Sidee Shaqo Loo Helaa
9 July 2020
มุมมอง 3944 ปีที่แล้ว
9 July 2020
Wiil Yar oo Furtay Shirkad Dahable Ah
มุมมอง 4384 ปีที่แล้ว
Waa qayb ka mid ah barnaamijykii SIDEE SHAQO LOO ABUURAA
Afarta Su'aalood ee La Waydiiyo Qofkasta oo "interview" Shaqo Loogu Yeedho
มุมมอง 19K4 ปีที่แล้ว
Waa qayb ka mid ah barnaamijykii SIDEE SHAQO LOO ABUURAA
Sidee ayaa loo diyaariyaa CV wanaagsan
มุมมอง 1.8K6 ปีที่แล้ว
Sidee ayaa loo diyaariyaa CV wanaagsan
BuunBuuni Naftaada, Beenna Ha Sheegin
มุมมอง 3.7K6 ปีที่แล้ว
Waa qayb ka mid ah Barnaamijkii "Sidee shaqo loo helaa"
Astaamaha Hoggaamiyaha Wanaagsan
มุมมอง 1.1K6 ปีที่แล้ว
Astaamaha Hoggaamiyaha Wanaagsan
Falanqaynta Doorashada
มุมมอง 1.5K6 ปีที่แล้ว
Falanqaynta Doorashada
20161227 151825
มุมมอง 5937 ปีที่แล้ว
Maxey Ka Dooneen Nairobi? Safarkii Madaxda Xisbiga WADANI ay ku tegeen magaalada Nairobi Muxuu daarnaa? Ma lagu qanci karaa jawaabta xisbigu bixiyey.
Sidee Shaqo Loo Helaa, Sidee Shaqo Lagu Hantaa - Qeybtii 1aad
มุมมอง 33K8 ปีที่แล้ว
DescriptionKumanaan dhalinyaro ah ayaa sannad kasta ka soo qalinjabiya jaamacadaha dalka. Balse badankoodu ma helaan shaqooyin sharaf leh. Barnaamijkani waxa uu sharxaya shaqadu waxa ay tahay, halka ay taallo iyo cidda heysa iyo waajibka dawladda ka saran iney dejiso siyaasad shaqo lagu abuuro.
8-da Mars - Maalinta Haweenka Addunka
มุมมอง 1.2K8 ปีที่แล้ว
8-da Mars - Maalinta Haweenka Addunka
Fariinta Mohamed Ali Bile ee sanadka 2015
มุมมอง 2.1K8 ปีที่แล้ว
Fariinta Mohamed Ali Bile ee sanadka 2015
Maxay Aqoontu Saameyn Mug leh uugu Yeelan Weydey Nolosheena?
มุมมอง 8K8 ปีที่แล้ว
Maxay Aqoontu Saameyn Mug leh uugu Yeelan Weydey Nolosheena?
Dhabqiyayaasha Horumarka Dhalinyarada
มุมมอง 36K8 ปีที่แล้ว
Dhabqiyayaasha Horumarka Dhalinyarada

ความคิดเห็น

  • @mutasali4903
    @mutasali4903 24 วันที่ผ่านมา

    13/7/2024 ban soo booqday anoo radinaya shaqo ama hal abuur shaqo

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 หลายเดือนก่อน

    Videogani wax badan ayuu iga cawiyay m.a mahdsanid

  • @hamseessa1168
    @hamseessa1168 3 หลายเดือนก่อน

    aqonyhn dhaba ader u the best adviser runta ku shegya am watching this vedio after 8 years🙏🏻

  • @YaxyeGaanbe
    @YaxyeGaanbe 4 หลายเดือนก่อน

    Mxa ka aaminsanthy shirkada .mxa kuso kordhine shirkada Barri imtixaan gali rawaa Jwb dag dag mka heli kara mclimu

  • @cabdinaasircabdulqaadir8218
    @cabdinaasircabdulqaadir8218 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @Kingsbezaani
    @Kingsbezaani 10 หลายเดือนก่อน

    Ader mahsanid waqtiga videoga aan dawanayo waxa laga joogaa 7year ago ader mahsanid videogan waxbadan buu iga badaley noloshayda ❤❤❤

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 11 หลายเดือนก่อน

    Meelaadan mashuur kuaheen hadal laguugu xiraa kaaga horeeyo kahortag hadalki lagaahorkeeno inaa siigunadataa adoolagaa gardaranyahay taleefoon fududeynay hoowsha lagahormarin islamarka insidiidono lodiyaryahay hakudagdagin adigoo cidkuujeedin wax yeey kuutarin hadabar yarato meel kushegto hakuaarto wax waxbaa kuudhaamo wayo qofkaso lamisamin adi malagugu dhirankaro hataa hadii shirqol laguu dhigo maslaxo lagularabin inlagulayimado ubadantahay

  • @user-he6ie8kq9b
    @user-he6ie8kq9b ปีที่แล้ว

    Masahallaau

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 ปีที่แล้ว

    OK waa agaasimihii madaxtoyada qaranka somaliland maxamed bile waa intuuna madaxweyne muse biixi magacaabin fiidhyowgani

  • @Mrsuratabdulfitaah-jh4wd
    @Mrsuratabdulfitaah-jh4wd ปีที่แล้ว

    Ma sh allah

  • @AdamAbdiRashid
    @AdamAbdiRashid ปีที่แล้ว

    Masha allah aqoonyahan

  • @abdifatahmohamed10
    @abdifatahmohamed10 ปีที่แล้ว

    well said ustaaad Mahadsanid.

  • @alleyaqaan
    @alleyaqaan ปีที่แล้ว

    Dhinaca dv lotteriga interviewga bal wax nooga sheeg

  • @madoo199
    @madoo199 ปีที่แล้ว

    Aad ayaad umahadsanthy wl ❤😊

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 ปีที่แล้ว

    Mashallah ❤

  • @sihamfarhan6438
    @sihamfarhan6438 ปีที่แล้ว

    now you work in tthe government , and what you contributed nothing mother f*****************

  • @najomuqaal
    @najomuqaal ปีที่แล้ว

    Inader adna sawirka kusaran iska qaad walaga yacayaaye

  • @OgaalkaSirta
    @OgaalkaSirta ปีที่แล้ว

    Maclin sidee loo bilawaa shirgadaan Recruiting employment agency iyo qimaaha kubaxayo faiidsda ayledahay qabkey ushaqayso

  • @taamirmuuse3558
    @taamirmuuse3558 ปีที่แล้ว

    Maaha Allah Thanks 👍 ustaad

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 ปีที่แล้ว

    Agaasimaha madaxtoyada somaliland maxed bile talooyin wanaagsan

  • @yaasiinqaraash1803
    @yaasiinqaraash1803 ปีที่แล้ว

    ilaahay haku sharfo Mohamed Ali bile , waxaad abaartay maanta xanuunkii i hayey , waxa muhiim ah wixii hore dhamaadee iminka inaan ka faa-iidaysano wakhtiga inta inoo hadhay

  • @ibtisaammahamed902
    @ibtisaammahamed902 ปีที่แล้ว

    Diintu jeel mhn talo fcn wd biixise hlks ka istaqfurulayso

  • @Bullale6
    @Bullale6 ปีที่แล้ว

    hadal dhaxal-gal ah mahadsanid Agaasime.

  • @istahilxiltire564
    @istahilxiltire564 ปีที่แล้ว

    After 7 years thank you macalin💯👏

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 ปีที่แล้ว

    Waan guulaystay interview gii aad nabartay 2 hour ago ayaan ka soobaxay Interview

    • @ramloosman2619
      @ramloosman2619 ปีที่แล้ว

      iisooduce wllo ana bari paa interview leeyahy

    • @sehra55
      @sehra55 ปีที่แล้ว

      @@ramloosman2619 ilaahey hakuu fududeeyo abyo

    • @yoonisibnucartan5390
      @yoonisibnucartan5390 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@ramloosman2619abyo mku guleysaty

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 ปีที่แล้ว

    Adeer waa laguu baahnaye maxad u joojisay casharadii haddaad noshahay

  • @bashiiranshur6470
    @bashiiranshur6470 ปีที่แล้ว

    Mudane madsanid Eebo ha ku barakeeyo cibri dheer iyo cicada suuban

  • @issemohamedfidow3916
    @issemohamedfidow3916 ปีที่แล้ว

    Masha allh thnks walal

  • @aishaabdiwahab3779
    @aishaabdiwahab3779 ปีที่แล้ว

    Wlhi wa ruun

  • @abdirizakmohamudyusuf6571
    @abdirizakmohamudyusuf6571 ปีที่แล้ว

    Hadalkani waa hadal cibro qaadasho mudan. Mahadsanid Cali Bile.

  • @mahadjohar1501
    @mahadjohar1501 ปีที่แล้ว

    Walahi si cajiibaad u hadashay xaqiiqana waad sheegaysa

  • @gulledahmed6819
    @gulledahmed6819 2 ปีที่แล้ว

    Mudane waad ku mahadsantahay tala-daada wanaagsan ee ku aadan dhanka le-biska is qurxi oo yaan lagaadareemin

  • @drmustafamohamed1885
    @drmustafamohamed1885 2 ปีที่แล้ว

    Intaa aad sheegtayba goobjoogbaan u ahaa waana wax run ah oo dhacay ama maantaba taagan. Dumarku waa qaali noloshana iyagaa aasaas u ah

  • @a.75sportschannel96
    @a.75sportschannel96 2 ปีที่แล้ว

    Waa talo iyo tusaale wanaagsan agaasime 🙏

  • @hage375
    @hage375 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah ala ilahe cilmi iyo cashar wax ku ol ahaad nala wadaagtay mahadsanid mudane

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 2 ปีที่แล้ว

    Shukran agaasime

  • @hayanlifeline1803
    @hayanlifeline1803 2 ปีที่แล้ว

    berigii hore aad baan ku la socon jiray lkn hada liiska siyaasadan kugu daray mudane

  • @Suleiman98
    @Suleiman98 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Jazakalaahu Kheir Ustad Faadil

  • @cabdimaalikdarajo7066
    @cabdimaalikdarajo7066 2 ปีที่แล้ว

    Macalinkaygii waxaa kaa wakiil ah buugaaga 10×10 oo aan markaste weheshado .

  • @mohamudclaahi175
    @mohamudclaahi175 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll wlhi wax badan baan ka faaiday waa su aalo muhima oo aad u wanaagsan

  • @fathiabdullahi559
    @fathiabdullahi559 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsnd wllo

  • @duudgaalchanel7231
    @duudgaalchanel7231 2 ปีที่แล้ว

    th-cam.com/channels/rvM91EdvMIk6pi427sorsQ.html

  • @maxamedmaahir7486
    @maxamedmaahir7486 3 ปีที่แล้ว

    waa runtaa

  • @asmafod1435
    @asmafod1435 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah agaasime

  • @khalidfiir9919
    @khalidfiir9919 3 ปีที่แล้ว

    1000 baan isla shirkad ku fur hadana waxan islaha bal family gana woxoga ka qaad

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 3 ปีที่แล้ว

    Walaale xulku waa dhamaadaaye xaa nooga daysay waaanadi dhalinyarada xilka aa ku mashquuliyey miyaa

  • @user-yp7cm1sl6h
    @user-yp7cm1sl6h 3 ปีที่แล้ว

    talooyinkaaga waanu ku tamarinaa agaasimee noo soo wad

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 ปีที่แล้ว

    Maxamed cali bile mahadsanid ader dhirigalintada cad ee aad nala wadagto runti wan dawada muqaladaada midiba midka kale wuu iigasii qimobadanyahay runti dhirigalintadu wa practical waxbadana way igu soo kordhisaa aniga run ahaantii mahadsanid inbdn

  • @abdiwalisaid2997
    @abdiwalisaid2997 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Mudane M A Bile Rabi hanagu anfaco adigana Noosiiwad Agaasime

  • @cabdisalaancali1418
    @cabdisalaancali1418 4 ปีที่แล้ว

    Isbadalbaa nagukordhisay thank u