Deg Deg: DFS oo Cashar lama filaan ah u dhigtay Itoobiya & Abiy Ahmed oo is dhiibay kadib...
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024
- Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid
#Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
VIVA VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL Somalia VIVA 🇸🇴 VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL Somalia VIVA 🇸🇴 VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 of Somalia 🇸🇴
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤somaliya ha noolato
Shanta somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos 🇸🇴🫡❤️💎🦁☝🏽💪🇩🇯🫡
Sax ayay sameysy lkn waxa dhiman xawaaladaha iyo shirkadaha ganacsiga in laga tiro
War saxaafadda barta,awaamiirtu dawlad ma qusayn,ee camponyaa la dull dhigay positive banana kaga jawaabeen,
Xasan dhiqo wuu fashilmay ee wadanka halagaqabto
VIVA VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul
soomaaliyo kufilan. ciidangeedu. geesiyaasha. soomaaliyo🇸🇴
Soomaaliyeey
Qofka lagaqaadey afhayenka madaxweyne waaba ciyaal suuq
Kaley miyaad ogeyn shiqaale in aad aheed war isku xishoo hadii lagaa qadey meesha iska ilow furaha facebookga madaxtooyada
Waaba mid mooryaan ah
Sheeko baraley ayd meshahay kuu haysa iyu wxa kuu raxeeystan daroode iyu hawiye
dowlada somalia Ethiopia dalka haka Saarto, yay ku xiran shuruurd no Ethiopia Abi wa nin mas ah, dige asaga is ceeb yay arintas haday jirto. Qofka an ogolen meel shalay lageyay in manta laga qado wa qof ujedo badan ah kaas Allaa ka bad-badshay dowlada
Adeer yaallo
Waa gii farmaajo .
Baqbaq itiopia malaheyn.
Balse waa. Waxey ka aragtay.
Dadka dalka noo hogaamiya.
Hada waa. In. Dadka soomaaliyeed. Isku tashtaan
Oo. Dhalinyaradu ciidanka qortaan..si degdega
Beenta kadaa
Beenaale beenta jooji
Soomaaliyeey
Qofka lagaqaadey afhayenka madaxweyne waaba ciyaal suuq
Kaley miyaad ogeyn shiqaale in aad aheed war isku xishoo hadii lagaa qadey meesha iska ilow furaha facebookga madaxtooyada
Waaba mid mooryaan ah