Daawo Weerar Kuwii Hore O Dhan Ka Culus Suufiyo Waa Shiico Ayuu Wadaadkan Kudhawaaqayaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 95

  • @MustafCumar-i6y
    @MustafCumar-i6y หลายเดือนก่อน +9

    Anfac madia Rabbi kacabsada isku dirkana daaya lacag wax ay idiin tarayso malaha sidaan si kawanaagsan rizqi ku raadiya

    • @JamaadamiADAMi
      @JamaadamiADAMi หลายเดือนก่อน

      Ma suuya taageeri ee dhihi waaduulsb,cadaabka walaadi Kara ,Allah awliyadu kabaqaa

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 หลายเดือนก่อน +1

    قال ﷺ من قال في مؤمن ما ليس فيه؛ أسكنه الله رَدْغَة الخبال، حتى يخرج مما قال". رواه الإمام أحمد / صححه الإمام الألباني رَدْغَة الخبال: عصارة أهل النار.
    Ilaahoow nabad baadi waar bal xadiiskaa udhug lahaada nimankiinaa suufiyada sheeganaya ee dadka gaalaysiinayoow

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 หลายเดือนก่อน +2

    I ❤ so much akhidah sofisam, the true Muslims, alshabab Kalo

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen. หลายเดือนก่อน +1

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-◊~◊~◊~~•=~•~◊~◊~◊~،~: ~:~¡~¡~¡~;I..i.i.i.i.i.¡!i.I.،:;:|-،،،.،.،،،.......................;&;&;&&;🎉😢😢

  • @israaadenyuusuf
    @israaadenyuusuf หลายเดือนก่อน +1

    Runta hadii laga hadlo Horta Sunni ga iyo Shiicada labadaba waa muslimiin tankale ee Suufi ga Somalida suufi ayaa waxbartay waliba diinta ilahay dartiis dadka ubaray, tankale munaafaqada wahaabiyo cid uga dhaw majirto hadda na waxan filayaa inay qaateen mashruuc dadka islaamka ah lagu qaybinayo mana suurtoobi doonto insha alh.

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqa waa lacadayn ama qaata ama diidaقال تعالى الحق احق نا يتبع

    • @Sabirchanel
      @Sabirchanel หลายเดือนก่อน

      يا أخيّ
      لا تعبث لأنه لا يجوز كتابة القرءان إلا بالخط العثماني

  • @AbdurahmanAhmedMahat
    @AbdurahmanAhmedMahat หลายเดือนก่อน +1

    Aniga markaan dariiqada dhaxjoogi jiray intaan xaqa fahmin wlhi waxaan aaminsana ina nabiga lagu arki karo soo jeedka subxanallh suufi ilahay dadka haka qabto ...

    • @Abwaancabdinuur-j4j
      @Abwaancabdinuur-j4j หลายเดือนก่อน

      Adigu hadaadan heerkaas gaadhin dadbaa gaadhaye us.

  • @sayyidbinali
    @sayyidbinali หลายเดือนก่อน

    NINKAN WAXUU ISKA DHIGAYAA SHEIKH LAKIIN WAA JAAHIL MURAKAB AH.
    ISKA ILAALIYA WAXAA KAHADLINAYA HUNGURI.

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 หลายเดือนก่อน +3

    Irsaaqada haka raadina meel qaldan

  • @moa.9902
    @moa.9902 หลายเดือนก่อน

    Muran iyo qajajac miiran. Meesha muxaadaro kuma haysid

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน

    Waalidiintu ubad kooda yar yar madarasadaha Ay niman kani joogaan ha iska gaynina❤

  • @bashirsheikh8630
    @bashirsheikh8630 หลายเดือนก่อน

    Muslimka inaad qeybisaan waa mashruuc laogyahay meeshu kasocda.

  • @AliSicid
    @AliSicid หลายเดือนก่อน

    Shiici iyosuufibaqa
    Briyàdày baryaan laakiin suufigu waasuni shiicase khar maleh

  • @husseinmaclinhassan6013
    @husseinmaclinhassan6013 22 วันที่ผ่านมา

    Tuxeedul uxuleya Qurianka inti kagaso arootiy madakali quf lacabudayo shuqu halki kuiaragtiy

  • @MustafCumar-i6y
    @MustafCumar-i6y หลายเดือนก่อน +2

    Umada wixi anfacaaya u soo gudbiya

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib หลายเดือนก่อน +1

    ASC Fam war aan wax nii sheego dadkan is ceynaayo ha dhagesanina ee dhagesta sheik Cumar faruuq iyo sheik boqol soon iyo inta wadada fican iyo sheik mustafe iyo sheik suufi iyo sheik Rashid iyo mohamed ismail iyo sheik dirir oo jooga hargeysa ee iska daaya WAHABI VS SUUFI OO IS CEYNAYO WAA MAXAY WADAAD WADAAD DULMINAYO SUBXANALLAH ISKU IMADA OO WADA DOODA QURAN AND SUNAH NABI MUHAMMED SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 หลายเดือนก่อน +3

    Saacaan laga bilaabo unsubscribe baa iga tihiin

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 หลายเดือนก่อน +1

    Towxiidkii ayuu qaybinayaa, tawxiidku waa mid, waa laa illaaha illaahu muxamada rasuulu laahi,

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m หลายเดือนก่อน

    Suufiyada iyo Salafiyada markay noqoto Suufiyadaanu taageersanahay

  • @letsknow2587
    @letsknow2587 หลายเดือนก่อน

    Waxaa soo socda muxaadaro ku saabsan xidhiidhka caqadiga ee u dhaxeeya MUJASSIMADA IYO NAWAASIBTA.
    LACNAD ALLE HAKU DHACDEE

  • @JamalMaxamed-c3p
    @JamalMaxamed-c3p หลายเดือนก่อน +1

    Walle idinkaa shiico shabaha

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 หลายเดือนก่อน

      Daliil baa la iska rabaa
      Shiico ali iyo xuseen rc beey ilaahnimo gaarsiiyeen
      Suufiyaduna waxa eey ku leeyihiin shiikh c/qadir iyo owliyada beey ilaahnimo gaatsiiyaan

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u หลายเดือนก่อน

    Waan ka xumahay hadaad ka hadashay shiica iyo suufi. Laakiin waxaa ka horeqamiisyada dhaadheer ee adomada yahuuda ee sacuudiga aad ka hadashid adna adoontii yahuuda ayaad shaqaala utahay. Adigoo adoon yahuud ah ayaa shiica wax ka sheegeysaa. Balaaya ku uluuhisay. Hal alaan aqaan. Qumay. Adoon yahuud aheya oo 1000goor ka xun. Wecelada

  • @MdAkid-fy2rq
    @MdAkid-fy2rq หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ilah ha noo kaa xifdiyo shikh

  • @mohamedmakthal4177
    @mohamedmakthal4177 หลายเดือนก่อน

    Kani beenale al itixaad ah weeye sufiyo waa kuwa diinta nasogadhsiiyay

  • @HamzeAhmett-q2j
    @HamzeAhmett-q2j หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m หลายเดือนก่อน

    Suufiya, koox diinta dar ilaahay noo soo bartay. Salafiya, koox diintii ganacsi ka dhigtay. 50 dollar haddii aanad bishii haysan kuma yaqaanaan

  • @JamaadamiADAMi
    @JamaadamiADAMi หลายเดือนก่อน

    Meelxun bay suufiya wax maraniyasa

  • @cabdullahicadde7640
    @cabdullahicadde7640 หลายเดือนก่อน +1

    Qof kasta wixii rabo ha iska sheego miyaa anigaba waxaa dhihi karaaالصلة العقدية بين الوهابية المجسمة واليهود

    • @user-mj9kh8vi6b
      @user-mj9kh8vi6b หลายเดือนก่อน

      االتبرك بالاضرحه waa isku shabahan

  • @user-wd2kk7ky9u
    @user-wd2kk7ky9u หลายเดือนก่อน

    Shiqada iyo adiga shiqada ayaislam ah

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 หลายเดือนก่อน

    Nimankan wahaabiga ah carabta mushahar siisa oo boqortooyo wada ah Islam na meel kasoo gelin marka shiicada waa nimanka keliya ee maanta difaacaya dadka iyo diintaba.

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim หลายเดือนก่อน

    Somalida Hadeed unba loba yaba

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 หลายเดือนก่อน

    Caqliga saliimka ah ma aqbali karo Suufiyah. Waxaa nooga filan inta Tik Tok ay soo galiyeen Jinni jaan waa labuubaa
    Quraafaad aan lasoo koobi karin.

  • @MaxamuudSiciid-vi3vw
    @MaxamuudSiciid-vi3vw หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b หลายเดือนก่อน

    Rc ahlubeyt rasuuli laah scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 25 วันที่ผ่านมา

    Ninkan shekh mustafe maw cod egyahay???

  • @issackmohamed1981
    @issackmohamed1981 หลายเดือนก่อน

    قداصبت كبد الحقيقة

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u หลายเดือนก่อน

    Wahaabiyo inkarqabayaal muslimka in ay layan iyo in ay dhacan ayay ka dhigeen sacuudi ayaa reergalbeed kusoo towbaren si muslimiinta lagula dagaalamo towxiid beelayaasha

  • @user-eu5cu8kx7r
    @user-eu5cu8kx7r หลายเดือนก่อน

    Wadadow waad kadhacdantahay Ahlusunana waxaba kamataqanid adigu isbaro markahore halka aad kasobilabatay iyo taarikhdina markabad Ahlusunana radinkarta lkn adigon is aqonin cidkale ha,utalabin culamaul Ashacira Sufiyah Geeska Afrika Iiyaka diinta Kufidiyey Jahligina kasaray Tariikhdada walayaqaba Adiga maxalimintada bal umada Usheega

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b หลายเดือนก่อน

    Markaa soomaalidu waa shiico miyaa sheekhow,maya maya,maya,waxaan hinaase sh xiddig way dhaaftay

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 หลายเดือนก่อน

    Waa sida gabdho gambadh isugu fadhiya oo tirsanaya wadaada jaafajirqa

  • @dalmar1985
    @dalmar1985 หลายเดือนก่อน

    Wahaabigan sheydaanka ah xage aduunka uga noolyahe??

  • @Yasin-s8i
    @Yasin-s8i หลายเดือนก่อน

    Waa in laga hadlaa suufiyada iyo saxirka. Maxaa looga hadli la' yahay?!

  • @mohamedbc8452
    @mohamedbc8452 หลายเดือนก่อน

    Been maadan sheegin suufiyo.iyo shiico waa isku dhqan waana qabuuriyiin waana baryaan waana la.cad cad yihiin iyagoo la gabanayn

  • @AliSicid
    @AliSicid หลายเดือนก่อน

    Shiici suni dan umahayaan

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 หลายเดือนก่อน

    Shiico waa ahlu bayd dhaba

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน

    Adigoo aan firqo kale waxkasheegin taada raaco .

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey subxaanahu wa tacaalaa idin qabay.Kuwaan waa wahaabiyadii oo dhallinyarada marin habaabineysa. Yaa muslimiin wahaabiyada iska jira yeysan caqliga idinka xadin.Dhallin yaro beentooda ha dhageysanina waa mashruuc marin habaabin diinta Islaamka.

  • @bilehanut7473
    @bilehanut7473 หลายเดือนก่อน

    Beenaalihii ugu weynaa Ebad😂

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 หลายเดือนก่อน

    Wahaabi waa gaal Khawarij ah

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 หลายเดือนก่อน

    NIN YOHOW .AAD WAX SOO BARATID .KOLEY WAXAAD ISKA RABTAA IN LAGU QII.EYE MADAXNIMADA KU MADAX MARTAY OO KAANA GASHAY XAGA DIINTE .
    PGOW LAAKIN 100 JIR OO CAALIMNA AH AYA WELI WAX SII BARANAAYE ADIGANA 45JIR AMA 55 JIR KAMA BADNIDEHADA WAX BARO MOORYAAN8MADAAN. WAXBA KUMA TAREYSE

  • @user-wd2kk7ky9u
    @user-wd2kk7ky9u หลายเดือนก่อน

    Kanokale himar

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b หลายเดือนก่อน

    Allahayow culimada kala qabooji.

  • @MohamedAbdi-ke7vw
    @MohamedAbdi-ke7vw หลายเดือนก่อน

    Shiicadu waa kuwa falastiin garabjooga tageero iyo dhiigba u huraya aduguna islamka kala fogaytiisa ka shaqaynasa maanta malinkii islamka la'uruurin lahaa

  • @mohamedhajiisseilaak138
    @mohamedhajiisseilaak138 หลายเดือนก่อน

    Irsaaqada meelxun ka gashay munafaq yahaw

  • @user-qn4fv6cl7f
    @user-qn4fv6cl7f หลายเดือนก่อน

    Dhila ku dhashay

  • @dalmar1985
    @dalmar1985 หลายเดือนก่อน

    Anfac sxb adiga meel kasto views miyad karaadinesa maxad Wahaabiyada noogu bunbuunisa sxb waxan khawaarijta nagada

  • @dahirhassan8531
    @dahirhassan8531 หลายเดือนก่อน

    Suufiyada

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim หลายเดือนก่อน

    Wala sodirey

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน

    Nacallaa wahaabi iyo wixii diin Sacuudiga udoontaba kuyaal.

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 หลายเดือนก่อน

    Haddaad fidno hurudda ku kiciso war baahonta, oo aad muslinka isku dirtaan adinka ayaa dhibku idinku bilaaban doonaa,illaahay ka baqa

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib หลายเดือนก่อน

    ASC Relative Marka hore suufida su'aashi eey weeydisay wahabi kama soo jawabin ee duqeen iyo shiico ayaa tihiin ayeey jawaab ka dhigeen halkas waa 1-0 wahabiga su'aal ma weeydiyeen Suufida Aan aragno lakiin Suugiyada waa la duqeeyay weeyna soo jawabi doonaan yaa bilabay duqqen wahabi marka aan dawano wixii ka soo baxa waa dagaal toos ahh aniga haqa ayaan u hilinayaa hadaa wax qaldey hala i cafiyo anigaba labada is hesato. Kuma jiro fahantu wabillahi toofiq ❤❤❤❤

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku talin lahaa kutubta caqiidada suufiyada culimadu ha akhriyaan si xumaanteeda loo ogaado iyo waxay qarinayaan

  • @AhmedcabdillhiOmar
    @AhmedcabdillhiOmar หลายเดือนก่อน

    albaaba da shaqada ikahy ha idin ka xidho

  • @sowdahilaac4197
    @sowdahilaac4197 หลายเดือนก่อน

    Anfac media arrin fcn ayaad dadka u haysaan waa mas alooyin aad noogu taagnaay jzkllh khyr

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk waa funny

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 หลายเดือนก่อน

    Waana wax liito

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 หลายเดือนก่อน

    😂 Belo

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y หลายเดือนก่อน

    AWLIYO TUUGSO IYO QABUURO TUUGSO IYO AMAANTOOD KU XABEEBSO WAA JAAHILNIMO IYO SHIRKI IYO DOQONIMO TII UGU WEYNAYD
    Iyo egelunaarnimo hadaad ku dhimato ileen qof qabrigii ayaad caabudeysey aan waxba ku Tari karin

  • @user-ft4lv6sj1w
    @user-ft4lv6sj1w หลายเดือนก่อน

    Warr been badanaa balaayo ku aragtey

  • @MohamedAbdi-ke7vw
    @MohamedAbdi-ke7vw หลายเดือนก่อน

    Waa wawaabiyadii dadka galaysiinayay

  • @alsacuudi1
    @alsacuudi1 หลายเดือนก่อน

    Suufi iyo shiico waxba ma is dhaamaan weyba wada buneestaan anaa indhaheyga ku arkay

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 หลายเดือนก่อน

      Shabaab = khawaarij =salfi =wahaabiyah = gaalsiin iyo dilayaal is qarxis cid aan waxba galabsane

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 หลายเดือนก่อน

    Shiico ayuunbad hadal haysaan ayaga o u dagaalamaya muslimka, hadeydan mashruuc so qaadan maxa xilligan keeney in ad shiico ka hadashan?

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey หลายเดือนก่อน

    Aan ku dhagaysanee who are you cilmiga aad wax ku radinayso xagee ka baratay suufiyada iyo shiicada waxa ka dhexeya ashahaadada iyo shanta arkaanu islaam lixda arkaanu iimaan ee adigu maxad haysataa yaa jaahil

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน

    Wahaabiyadu yuhuudda ayey taageersanyihiin waayo sacuudiga waakii diintaiisa yuhuud kudarsaday.

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ogaaday dad badan inay kala wayn tahay inay qof difaacaan inay diinta difaacaan,maxaa yeelay suufi leh qibladii baa lakeenay dhuusa mareen iways ayaa nooleryey awr amase tulud geela wuxuuna yiri idankayga kunoolow danihiina isku soo uruursada sheikh baxaasha kujiraa waa uu idin maqlayaaye cabdilqadir baa nafdhacday xoogu kasoo ceshaday muruudkiisii iwm

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 หลายเดือนก่อน

    Ha is daalin sufiyo iyo shiico waa muslimiin idinka ka xun qabiilbshaar diin gashaday ayaad tihiin fashil waloow aanan sufida la dhacsanayn

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน

    Aniga cidina shaati diimaysan iguma qabsankarto waayo nimaan firqoobin mabajiro, ninwalbana firqo ayuu katirsanyahay. Sheeko baraleey.

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 หลายเดือนก่อน

    Dameer 🫏 😆 🤣 😂 😹 😆

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 หลายเดือนก่อน

    Adoo salaadaadu ayna ahayn sax ayaad hadana ka hadlaysaa arrimo aanad waxba ka aqoon oo Wali a diinta kaa yaqqna. Horta soo baro diinta.

  • @MasbalMaxamed
    @MasbalMaxamed หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba หลายเดือนก่อน +3

    Dadka inaad kala geysaan maahane isku soo dhoweyn dhan ma jirto dadka shacabka waxa wareershay culimada xitaa waxa la gaaray dadka qaar inay diinta isaga baxaan war mowjadaan bedela dadka waa wareeriseen

    • @user-nh8wf2oe8u
      @user-nh8wf2oe8u หลายเดือนก่อน

      War dad ma wareerin karaan. Diintan ma hadey timid. Sacuudigey ka keeneen sheeka baraleyda

  • @shamsoahmedhhvgggf4757
    @shamsoahmedhhvgggf4757 หลายเดือนก่อน

    😚😚😚😚😚😋😠

  • @aminsayid856
    @aminsayid856 หลายเดือนก่อน

    Beenale waar ilaahay ka baqo wahaabiyana talow halkay ka soo jeeda wahaabiyana waxaa sameeyay marka taariikhdooda dib loo raaco wadamadii uu ingriisku ka mid ahaa

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu หลายเดือนก่อน

    Waa run suufiyadu waa shiico ALLAHYOOW NAGA QABA SUUFIYADA OO KA BADBAADI CAQIIDADAYADA SUNIGA AH

  • @user-wd2kk7ky9u
    @user-wd2kk7ky9u หลายเดือนก่อน

    Shiqada iyo adiga shiqada ayaislam ah