Yuu ahaa ninkii dilay MD-C/rashiid cali?Maxaysa ahayd Sababta uu u dilay?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 66

  • @irirsomaale.ahmed.oromo.5649
    @irirsomaale.ahmed.oromo.5649 2 ปีที่แล้ว +4

    Dr ingiriis guuleeyso nooloow Dee
    🖐💯🙏❤💖

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 ปีที่แล้ว +3

    Alla yaa raxma Mr sharmaake

  • @museali8972
    @museali8972 3 ปีที่แล้ว +8

    ALLOW DHOWR NIN DHALINYARO AH OO AQOON IYO CAQLI BADAN XAASIDKA ILAAHEY HAKAA QABTO HORE USOCO AQOONYAHAN

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe ปีที่แล้ว

      War shahaadatu -zuurka dambigeeda miyaan laguu dhigin

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan uu sheegaayo dhan run waaye Internet ka ayey Ku.jirtaa aanaa dhegaystay waayo waalidkey. ayaa ka hadli jirey C/ Rashiid iyo dowladiisii oo aad iyo aad ayaa loo amaani jirey. Allaah Janatul firdows ha geeyo. Aamiin

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm ปีที่แล้ว

    siad bare ruled with dignity.

  • @hodanismail9834
    @hodanismail9834 4 ปีที่แล้ว +1

    allow cadowga ka qabo wll wadabkaga somalia cadow midhan weyen allow ka badbadii

  • @maxamudcabdi4547
    @maxamudcabdi4547 4 ปีที่แล้ว

    Dalsan tv keep going for service in society

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 5 ปีที่แล้ว +4

    Arintii dilka madaxweynaha waxa keliya Oo og majeerteen Oo garanaya ujeedada iyo danta ay ka lahaayeen isbadalkaas.

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 ปีที่แล้ว +1

    Shacabka somaliyeed kan oo kale inuu hogaamiyo ayaa fiicnaan lahayd waa aqoonyahan aan baqin waaye runta kahadla

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim7696 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa war saxa ee runta yaan waxba la nicin

  • @irirsomaale.ahmed.oromo.5649
    @irirsomaale.ahmed.oromo.5649 2 ปีที่แล้ว +1

    Daar oodka waa masiibo👇

    • @Puntland1
      @Puntland1 ปีที่แล้ว

      Urursamale Hooley 😁😁

  • @gaanjibogirl
    @gaanjibogirl ปีที่แล้ว

    Waxaa ani iicad in madaxweyne C/Rashiid Cali Sharma'arke Alle how naxariistee uu diley Max'ed Siyaad Barre una adeegsaday madaxweynaha ina adeerkii si ay isugu mashquulsan /ama ay uqancaan umada soomaaliyeed isaguna ay ufududaato afgambigii uu qirsheynayey mudo

  • @zakerieabdirizakgurey5516
    @zakerieabdirizakgurey5516 5 ปีที่แล้ว +3

    good historian

  • @yarka4574
    @yarka4574 2 ปีที่แล้ว

    Afweeyne Shaadaan ayaa dilay CC Sharmake, laakiin Doqon reer Bari ah ayuu adegsaday. Afweeyne marlabad Salad Gabeeyre ayuu adegsaday, markuu wadanka xoog kuqabsadayna Salad Gabeeyre wuu dilay.

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan baritaan cilmi ayuu sameeyey, wuxuu sheegayo waxbadan ayaa saxan.

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 ปีที่แล้ว

    ileen aduunki waxas wa qasnaa askari ban xiraya god qiyano ha qodin hada qodani ha dherayn ku dhicidona lam ogeee

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahan aan baqin waaye wiilkaan runtana sheegaya

  • @abdikarimmohamed8818
    @abdikarimmohamed8818 ปีที่แล้ว

    Ninkaan qof uu dhahayo kanaa wanaagsanaa arki meysid qof walba saabuu uga laalaadaa waar raga xiniinyaha uga fuq belo kula muraayad weynaate

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 ปีที่แล้ว +1

    xasbunalah wale somaliya balaya ku habsatay walhi talyanigu inu isakaya hysata noalo qata wayo aduubki nimankan ku qariban sumcad zumo dhibato adunyo rogan yahuuuu

  • @TheAbdullahi305
    @TheAbdullahi305 4 ปีที่แล้ว

    They tried to kill him in many occasions. Somalia they killed innocent leader hamble man .

  • @gaydhe03
    @gaydhe03 ปีที่แล้ว

    Adigu ma adaaba noolaa
    Wakhtigaas
    Beenaale

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 2 ปีที่แล้ว

    ninkaani nin wax og ma'ahan buubule weeye

  • @ahmedharoun5708
    @ahmedharoun5708 4 ปีที่แล้ว

    Ninkani waa runtii taasi

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 3 ปีที่แล้ว

    Dawlad walba waxay isku daydaa in ay shacabka cabsiiso falsafadooda. Wax danladi kacaanka aheyd u gar ah ma aheyn.

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 3 ปีที่แล้ว +1

    Kacaankii dhib ka horraysa nooma iman

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe ปีที่แล้ว

      Kacaanka waxaa dhalay dhibaatada iyo balaayadana ku anqariyey waa kuwii ummadda soomaaliyeed ee muslimka ah balaayada uhorseeday ee diinta Islaamka kuma dhaqmikarno , namana anfacayso ee soo xambaartay dhaqanka shaydaanka (dastuur iyo dimuqraadiyad) oo dowladda sheeganayey markaasaa caro Ilaahay ku dhacday oo waxaa inqilaabay askartoodii, Habar shaydaan wax lajiido waa tahay shaydaanna nin hooyadiis jiida waa yahay

  • @ahmedabdsalam5346
    @ahmedabdsalam5346 4 ปีที่แล้ว

    Waxaa aad sheegtay waa run laakin somali beenta ayay jecesha hay

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 5 ปีที่แล้ว +1

    Kiiska cabdirashiid majeerteen baa kacaanka ka codsaday in aan baadhis rasmiya lagu samayn

    • @abdirisakisse6237
      @abdirisakisse6237 5 ปีที่แล้ว

      Doqon ayaa tahy jaahila aqoon yahan xil iska zaaray tariiqda somaliya waye ciyaal caano nuug

    • @ladandirie1023
      @ladandirie1023 5 ปีที่แล้ว

      K

    • @najmoabdullahi3127
      @najmoabdullahi3127 4 ปีที่แล้ว +1

      Cali salebn weye ragi kadnbey dilka mdxwenh ilaahy haunxristo

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 4 ปีที่แล้ว

      Xagaad ka keentay, Madaxweyne Somalia ayuu ahaa, see looga yeelaa

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAli-fb7ub waxaan kuu sheegayaa hadal waxaad ka barateen waa nala xansuuqay gunyahay maadaa gacmahaaaga biyo ka dhacayeen imisaad umad xansuuqeen ma dhiigaaga dhiiga dadka Kale ka qaalisan kalshaale imisaad dhigtay xudun dad ciid Ku jira eebe Hor taagan Baad dhashii me
      Baad dhashiike marisay dogoble imisaad dhigtay xabaal wadareedan aad sheegtaan taad qaxoontiga absame Ku xansuuqday saw maaha hadal baadan xamili Karin markaasaad karti sheeganaysaa xishooda oo meel kasta waa nala wasay waa nala xansuuqay hala taagnina gunyahay qadhmuunka weyni

  • @abdulahiabuker5183
    @abdulahiabuker5183 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan ahay nin aqonyaha lkn kano kale maan arkin

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 4 ปีที่แล้ว

      Caadifada iska saar ee adoo nadiif ah wax baar xaqiiqada waad ogaan Somalia wax badan oo qaldan waxaa qalday caadifad tusaale aniga waxan ahay arday bartay aqoonta qaybta shareecada waxaan bilaabay inaan iskay si caadifad la aan ah wax u baaro maxaa keenay is qabsiga wadaadada? Miyaanay jirin hal diin islaam? Runti waa ku guulaystay inaan helo xaqiiqadi oo aan ka dhex baxo qaybtii mugdiga iyo cadifada ku dhisnayd ee aan lajoogay waxan u gudbay qaybti xaqa ku taagnayd

  • @alleqabe1045
    @alleqabe1045 5 ปีที่แล้ว

    Ninkan baryahan caradii u qabsaday yaab

    • @cirkagal956
      @cirkagal956 5 ปีที่แล้ว

      Ma ka xuntahay marka soomaali xasidnimada idin ku nacay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      Maxaad waxaa kasoo fagi maad iska daysid

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      Cirka Gal waa runtaa inaadeer soomaali xaasidnimo iyo qabyaalad baa meel ka tuuraysa hadeer ninkaa wayn wuxuu rabaa inuu inaka dhaadhiciyo kacaankii waxba ma qaban

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 4 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049, kacaan muu ahayn ee wuxuu ahaa inqilaab xoog iyo xaqdaro umada ku haystay, xasuuqay, in ka badan 20 Sano,

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 3 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049 sxb kacaankii wax wuu qabtay lkn intuu qabtay waxaa ka badan intuu haleeyay wataa maanta somali is aamini la oo reer walba intii sii gooni ugoostay

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 4 ปีที่แล้ว +1

    Who cares

  • @abdulahiabuker5183
    @abdulahiabuker5183 4 ปีที่แล้ว +1

    Duqonkaan ee oo suud losoxeray kanoo kale yaa sofadhisiyay

  • @osmanashara1214
    @osmanashara1214 4 ปีที่แล้ว +1

    War nacaskaan ummada ka qabta wuxuu sheegayo waa wax aan run ku saleysneyn waa khaain

  • @albaaniyare2235
    @albaaniyare2235 3 ปีที่แล้ว

    Nacaskaan ficiis wax bee barteen asaga wax qarni hore dhacay ka sheekeentiis un buu taraa
    #war_hooy timaadada waxa qaban lehed qorsheeso

    • @cabdinaasir4101
      @cabdinaasir4101 2 ปีที่แล้ว

      Taariikhdaada baro si aad mustaqbalkaaga uga fikirto
      Waa qaacidada nolosha wll

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 3 ปีที่แล้ว

    Dalsan TV..cunug yar oo been loo soo Akhriyey ayaad TH-cam soo dhigteen Miyaa??..Sorry...

  • @salaadnuur8015
    @salaadnuur8015 3 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahan falso ah baa tahay, waxa kaliya aad raadineyso waa in laguu aqoonsado nin wax bartay, taasne ma kuu suuroobeyso ee shaqo xamaali ah raadso taas ayaad sharaf ku leedahay. Maskxiyan ma degenid we is baar. Waxa tahay nin caro badan u qaba dadka qabiil ahaan kaa duwan taasne wexey kugu hogaamineysaa magac xumo ee is ilaali.

    • @museali8972
      @museali8972 3 ปีที่แล้ว

      WAAD JIRAN TAHEY CUDUR QABIIL AYAA KU HAYA DAAWA LA’AAN AYAAD DHIMANEYSAA XAASID MAAYA AFLAX