Sameynka Kaadhka Bangiga ee Dunida, ujeedka amaahda dalalka la siiyo-DHULMAR.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 124

  • @dhagardiidnasruallaah4213
    @dhagardiidnasruallaah4213 5 ปีที่แล้ว +23

    Wale tani lama dhihi karo idaacad bal e waa mutadawaciin halgan casriyeysan wado ajar kheer badan aduun iyo aakhiraba inshaa allaah ha idinsiiyo h m mahadsanidin

  • @dhagardiidnasruallaah4213
    @dhagardiidnasruallaah4213 5 ปีที่แล้ว +10

    Maashaa allaah ilaahow ino xifdi wadaniyiinta inta dhimatayna allaah ha unaxariisto

  • @abdisamad3020
    @abdisamad3020 5 ปีที่แล้ว +3

    mahad sanidiin hour fadhi Media sida aat noko haqabtirtaan barnamijka dhulmar qaasatan adee axmed mahad sanidiin 👩‍💻👩‍💻👩‍💻👩‍💻👩‍💻👩‍💻👩‍💻🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ali-eidjibril8435
    @ali-eidjibril8435 5 ปีที่แล้ว

    mahadsaniddin bahda horufadhi media guul wacan

  • @amirhssan6774
    @amirhssan6774 5 ปีที่แล้ว

    Maanshaa allaha asxaabta Horfadhi Media noolaada oo jira oo jooga

  • @abdiismail9624
    @abdiismail9624 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah, xaashi allah hakuxafido, aad baan kuugu mahadcelinaya. Waraysiyadan ay waayo aragnimadu, midnimadu, iyo wadanimadu kudheehantahy aad bay inoo anfacaysa qaasatan dhalanyarada maanta. Maxaa yeelay aadbaan uga duwannay kuwii hore. Xaashi, wll, hore usoco siinawad xog maalka. Waxaanan rajaynayaa, in aad baadigoob kusamayso aqoonyanadii soomaaliyeed haday waxkanoolyihiin.

  • @cabdirahmaanxaydar4250
    @cabdirahmaanxaydar4250 5 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah waad mahad sanriin yaasiin iyo waayo arag axmed iyo barmaamujka dhulmar waxaan filayaa inaan gartay ninkaa axmed sheegay ee telefoob wuxuu ku jiraa gabaygii xaaji aadan af qalooc

  • @fardosabdi5599
    @fardosabdi5599 5 ปีที่แล้ว +5

    Horfadhi media Shuugran 🤩

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว

    Abahaan mashallah waxa badan ayuu ogyahy noloow mahadzanid horufadhi media

  • @abdiraufarabgorad5880
    @abdiraufarabgorad5880 5 ปีที่แล้ว +6

    Hanaga fasaxin wlhi odayga
    Alaha xafide tariiq kudugan

    • @sacdiyacilmi7119
      @sacdiyacilmi7119 5 ปีที่แล้ว

      Masha allh alle ha idin dhowro horay usoda soomaali melkastey jogto alle ha dhowro aaamiiiiin

  • @cabdirahmaanxaydar4250
    @cabdirahmaanxaydar4250 5 ปีที่แล้ว +10

    Xuxuu ku jiraa ninkaasi la yidhaa telefoon gabaygii xaaji aadan la odhan jiray damaq markii la dilay sheekh bashiir ee uu la haa dardar iyo kulayl waxaan la imid dacastay laabtiiye tilifoona waa kii dawakhay doorkii uu yimide faarax baa dadii uu ahaa jeelka loo diraye imikuu siduu dilay arwaax dabada meeraaye

  • @abdiraufarabgorad5880
    @abdiraufarabgorad5880 5 ปีที่แล้ว +3

    Aĺlaha idinziyada aqontina HM
    Xaqiq anagana inbadan wan i
    dinka faidnay

  • @raaswacanchannel1232
    @raaswacanchannel1232 5 ปีที่แล้ว

    MashaAllah wararka shacabka ubaahi qabaan waa wararkan
    Mahadsanidiin Suleman Xashi iyo dhamaan Bahda *Horufadhi media*

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 5 ปีที่แล้ว +1

    Warbaahiinta Kaliiya Aan jeclahy iinan Dhageeysto Waa Horufadhi Media Allaha Garaab kiinna Gallo Waad Nabahii Tiirteeen

  • @khalidabdi9902
    @khalidabdi9902 5 ปีที่แล้ว

    Shukran horfadhi media

  • @marianloran3705
    @marianloran3705 5 ปีที่แล้ว +4

    Asc horfadhi midiya walahi. Cabdirisaq oo Kal mujahid ladhihi kara

  • @alex-sandrarabelo6920
    @alex-sandrarabelo6920 3 ปีที่แล้ว

    Guul horufadhi ❤️❤️❤️

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah I like smart people🙏😁😱👏👍

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 ปีที่แล้ว

    يمشي بالادب والاخلاق الاخلاق الاخلاق

  • @mewlidismail7614
    @mewlidismail7614 5 ปีที่แล้ว

    Dhalinyar somaliyeed oo horumar gaadhy hddi argtiin wlle horufadhe media wy la socdaan bdnkoodaba iyagaaba dhiiri galiyy hore usocda

  • @warsameapdulallahi1527
    @warsameapdulallahi1527 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah barnamijkan xiiso wayn buu leyhay dhulmar ❤❤taarikh iyo waayo aragmimo dad aqoon leh iyo nolosho waayo aragnimo uleh aya lagu soo qaata Mahadanaid Horufadhi media horumar wacan 😄

  • @aajokar8243
    @aajokar8243 5 ปีที่แล้ว +3

    Meesha uu sheegayo ee laga hadlo uu yiri Hyde park waa jirtaa mahana ahan Chatham house waxaan la yiraahdaa speakers corner

  • @shindonunowhussein9312
    @shindonunowhussein9312 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walalaha isxilqaMaay horfadhi

  • @farhiyaares5596
    @farhiyaares5596 5 ปีที่แล้ว

    mansh Allah adeer

  • @kingiskaflimsvlogs7681
    @kingiskaflimsvlogs7681 5 ปีที่แล้ว +4

    Ma heli karaa 10 qof oo Somalimo iyo walalnimo subscribe iigu sara 😍💯

  • @salahsphrapper3311
    @salahsphrapper3311 5 ปีที่แล้ว

    Yess wakanaa manta wan so dhakhsadey am salah from muqadisho

  • @MrDahirdayax
    @MrDahirdayax 5 ปีที่แล้ว

    HM. Mahad alle ha idin ka gaarto. indhaha baat. inoo fiiqdeen❤️💯

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 5 ปีที่แล้ว

    Thanks hurfadhi media Salman

  • @mohamedkulmiye8523
    @mohamedkulmiye8523 5 ปีที่แล้ว

    Asc allahu akbar berigii hore iyo maanta waa kala man rabow awoodeena natus aamiin

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 5 ปีที่แล้ว

    Gaallo Aaduunka Weey uu Taashteen Walhi allaha Shartooda Gees Hanaga Maariiyo

  • @cabdishakuursiciid9372
    @cabdishakuursiciid9372 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allh.
    Qiimihii dalkiyo dadkiyo
    Qaranka soomaaliyeed
    Qaavkaynu Ku heli karnaaa??????????
    🇬🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @haniabdirahman517
    @haniabdirahman517 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah ilaahow ino xifdiyo walaa lahaayn waqte baan na galeyaan

  • @footballrespect1562
    @footballrespect1562 5 ปีที่แล้ว

    HFM Waan idin Salaamay
    Barnaamijka aadban uga Bogan
    Waxa iga cod siya Ragga Axmed oo kale ah Barnaamijka u soo badiya.

  • @cabdilaahiismail6058
    @cabdilaahiismail6058 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waayo aragnimo ayaanka faaiday ilaahaybay tiisa tahe hore u socda barnaamijkana noo sii wada Aqoon yahan Ahmed

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 5 ปีที่แล้ว

    Woow Oday Axmed Sheekadiisaan ku Haystaa masha Allaah ilaahay Cimrigiisa ha dheereeyo Salmaan xaashi adna Noosoo Badi See manada Sheekooyinkooda

  • @midnimochannel5234
    @midnimochannel5234 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah nin wax badan og iga dheh cimrigaada allaha barakeyo

  • @noloshihoremaanta2458
    @noloshihoremaanta2458 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid waxbadan ayaan ka ogaanay waaya aragnimada

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 5 ปีที่แล้ว +2

    Second one manta waxkle like igu qabo

  • @aoer4656
    @aoer4656 5 ปีที่แล้ว

    Runti barnamijka wax badan baan ka bartay wll hore usoco

  • @shaficabdula5923
    @shaficabdula5923 5 ปีที่แล้ว +4

    Aqoon yhn

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 ปีที่แล้ว

    Naftaahay muruguda qabato 💅💅💅💅💅💅😇🔥😇🔥😇🔥

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 ปีที่แล้ว

    Joga joga joga joga

  • @jacksong3222
    @jacksong3222 5 ปีที่แล้ว

    Mzee xikmad ayaa ka buxdo m.a alla haku dhowro

  • @monka9102
    @monka9102 5 ปีที่แล้ว

    Masha alh odaygan parnaamijkisa noo padi sxp

  • @shabkaboy7590
    @shabkaboy7590 5 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @bazhirfanprojplay9339
    @bazhirfanprojplay9339 5 ปีที่แล้ว

    Manshalaha wlhi Ninkan wa aqoonyahn mar kle Ha la wareYzto

  • @sadikabdihussein
    @sadikabdihussein 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah aqoonyahan tariikhda haya wxba ku qosley ninkan yare xun MBS kkkk

  • @khaliifxirsi6668
    @khaliifxirsi6668 5 ปีที่แล้ว

    ninkaan waa inay dawlada somalia ku maamusto billad sharafeed

  • @arday2695
    @arday2695 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc umada somaliyed

  • @muhammadabudabi6868
    @muhammadabudabi6868 5 ปีที่แล้ว

    Aadbaad umahadsantiin. Horufadhi. Media. Marhadaad. Halkay. Maalinti hore. Waqtigu. Inagaga. Dhamaday. Kabilawden.

  • @khadarjohar4784
    @khadarjohar4784 5 ปีที่แล้ว

    Mnshllh bal somali fiicnideeda eega barigaa ilaahadana dad yoow fcn oo somalinimadu kuwayntahay ayaajira "suleiaman hashi" ayaana kamid ah runtii

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 5 ปีที่แล้ว

    Salman hashi walalo Twitter kiina maxaa la dhahaa

  • @abdulahiartan5271
    @abdulahiartan5271 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc dhamaantiin

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 4 ปีที่แล้ว

    Speakers corner Hyde Park London

  • @mohamedalii4339
    @mohamedalii4339 5 ปีที่แล้ว

    Waaya aragaan oo kale soo raadiya si wax badan loga reebo

  • @hoobaanhawd
    @hoobaanhawd 5 ปีที่แล้ว

    Dhulka hawd reserve area Region waa dhul taariikhdiisa hadaad raacdo aad yaabayso

  • @abdirahmaandacwi
    @abdirahmaandacwi 5 ปีที่แล้ว

    Darwiish dhal boqortoyo dadkii dhulka xoreyy

  • @رفيقاصف
    @رفيقاصف 5 ปีที่แล้ว

    Adeero nasiib wanaagsnaydeenee

  • @MoAllii
    @MoAllii 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaal markaad tariikh ka hadleysid waa laga reebaa xayeysiinta. Nin aad tiri waligiis school ma tagin. Waxaad la barbardhigtay Ahmed diidaa , Ma/ed Ali Je iyo Jomo Kenyatta.
    Ninkii dhamaa ee Somaliweyn u dirsatay UN kana wuxuu ahaa nin yar, aqoon Yar, ku hadla talyaani yar, lacag yar, dhar yar, warqado yar wata. Xamaaliga maraakiibta ka shaqeeya aaba dhaamay!!!

    • @adanturu4851
      @adanturu4851 5 ปีที่แล้ว

      Nop siyo kama diidaa dida yuko juu sana

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 4 ปีที่แล้ว

      Waa run leegadu waxay ahaayeen inama yaryar,

    • @MoAllii
      @MoAllii 4 ปีที่แล้ว

      @@adanturu4851 ii jilci ma fahmine

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 ปีที่แล้ว

    طيب يا ولد طيب يا ولد

  • @husseinabdimohamed1075
    @husseinabdimohamed1075 5 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 5 ปีที่แล้ว +2

    1😊

  • @muhammadabudabi6868
    @muhammadabudabi6868 5 ปีที่แล้ว

    Vietnam. Dagalkeedu. Ragiilaba. Welaystayo. Melkasta. Walaga. Helayaaye. Tariikhda. Wadankeena. Inoowada. Iyo. Dadka. Waxgaradka. Ah

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 5 ปีที่แล้ว

    Waaayo arag weeye odayga

  • @abdirahmansange143
    @abdirahmansange143 5 ปีที่แล้ว

    Somalidu waxay u badnaayeen xalaal quudato xoogoda cuno kuna weyntahay somalinimadu. Hada kuwa jooga intooda badani qabyaalada ayaa ku weyn Insha Allah mar dhow qabkii somalinimadu wuu soo noqonayaa

  • @vibes8900
    @vibes8900 5 ปีที่แล้ว

    Anigaa ugu horeeya like ii saar

  • @queensweety6780
    @queensweety6780 5 ปีที่แล้ว +1

    Up

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 ปีที่แล้ว

    Haa sawirina nimaka waa ceeba

  • @zakichanale
    @zakichanale 5 ปีที่แล้ว

    Ninkan waa nin tarikh ku duugan tahey in laga faa ideyso

  • @jamaaljama906
    @jamaaljama906 5 ปีที่แล้ว

    taariikhda soomaaliland wataa kuwa ku doodaya soommaaliland dowllad ma aheyn dhageyso. ingriis inuu illalinjiray. italiyana waxay gumaysatay koonfur

  • @smearbinali5584
    @smearbinali5584 5 ปีที่แล้ว

    First

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 5 ปีที่แล้ว

    Anigo odayashan oo kale kama dhargo shekadooda

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 ปีที่แล้ว

    Waa kunacay waa kunacay nagaha safican isku tutusa 😄😃😄😃😄😃🔫🔫🔫🔫🔫

  • @abdijama6081
    @abdijama6081 5 ปีที่แล้ว

    odaygan qabiil ba waalay wuxu noogu sheekenaya

  • @bestsongsayuup7122
    @bestsongsayuup7122 5 ปีที่แล้ว

    Wall

  • @kaderabdiadam9443
    @kaderabdiadam9443 5 ปีที่แล้ว +2

    Walle sea man isaaq darteed inaan Somali xor noqoteen Maantan waxay ku leeyihiin somalidiid waa duni mijaha loo rogay oo madaxu laad laado

    • @cawoali7171
      @cawoali7171 5 ปีที่แล้ว

      sea mann may aheen oo kaliye beeshaa aad sheegtay ina hooyo

    • @kaderabdiadam9443
      @kaderabdiadam9443 5 ปีที่แล้ว

      @@cawoali7171 buugga taariikhda Dib ubaadh wll hadal xaqiiq ah Ayaan ka hadlay

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 4 ปีที่แล้ว

      @@kaderabdiadam9443 ninkani waa reer lascanood ,ismaciil telefoona reer lascanod

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 5 ปีที่แล้ว

    Cisi iyo sharaf Ku noolaada

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 ปีที่แล้ว

    Xarakadaka dhafa jog joga

  • @engrwehelie9641
    @engrwehelie9641 5 ปีที่แล้ว

    RW Warqad liqay
    xiligii RW Cabdirasaaq xaaji xussien oo ay dalka ka jidhay saxaafad madax bannaan iyo xisbiyo mucaarad ah
    ayaa waxaa dalka ku dhifatay Abaar intii udhaxaysay sanadihii 1964-65 tii hadaba waxaa dhactay in siyaasiyiin mucaarad ah
    inay bixiyaan mnaynaas ay ku durayeen #RW raha taas oo ahayd #ABDI #ABAAR
    hadaba si looka hortago dacaayataas xulufadii daabacsaneyd MUDANE #cabdirasaaq waxaay alifeyn propgando la dhihi karo
    waa laka badbadiyay taasoo ahayd in xiligii xarakadii #SYL in Abdirasaaq liqay warqad ay ku qornayd sir umuhiid ah xarakada
    Taasi oo uku dambeyn tii ku sababtay in Sambabihiisa midkamid ah laka saaro arimu laxariira warqadaas la sheegay in uu liqay
    hadaba aqristow marka aad u bandhigto arintaani garashada eebe kuu ku deeqay miyey macquuul kula tahay in warqad sir ah
    oo ay xaraku Gobanimu doon ahi leedahay in lagiiyo xafiiis dawlad gumeysi ah leedahay ?
    in mar qura laliqo warqad A4 sized ah tiiyoo laku hortaagan yahay amaba si gadisu ah la kuusoo dul istaagay .
    marka aan arintaan ubandhigno cilmiga #caafimaadka waxaan ogsoonahay in wax kasta oo la liqo aytagaan caloosha balse aysan tagin sambabaha, hadaba su'aashu waxaay tahay sideebay warqadu ufadhiisatay #sambabaha
    hadaba miyaan oran karnaa sheekadani waxaay la mid tahay sheeka shadii ahayd in hoggamiyihii #china
    #mao Tes-tung in uu soo iqtiraacay maadooyinka (Elements ) sida OXYGEN, POTASSIUM ,SULFUR IYO qaarkale
    #XIGASHO
    #BUUGA : TIIRKA COLAADA
    #qoraa: Abduqaadir Aroma

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 5 ปีที่แล้ว

    Weey Fiicaan tahay iinad Taariikhda Wax Ogaato Dhulmaar Waax Badaan Ayaan ka Faaiideey

  • @gadidgeedow1159
    @gadidgeedow1159 5 ปีที่แล้ว

    👍

    • @xasansheekh2478
      @xasansheekh2478 5 ปีที่แล้ว

      Agon yahAn

    • @waveydon-sabz7539
      @waveydon-sabz7539 5 ปีที่แล้ว

      Asc walaalaha dhegeysta warfadhi media iyo weliba yaasin bro hadad dooneysid in somalida rabtid in ay wax ka fahmaan dunidan taariikhdeeda ama waxa hada socda yasiinow plz hadaad tahay qof yaqaan english waxaan ku dhihi lahey waxad dhageysata sheik ku taqasusey oo caalamka wax ka bartey lacaga diintana si fiican u yaqaan dhageyso sheekhas una soo guuri dadka haka faaiideystane waxana diley taariikh been ah iyo borbogaando reer galbeedka ka fidiyaan tvgooda plz adna faaiideyso dadkana u faaiidey taqasuska ninkas oo ad iyo aad u kashifa dadkan aduunka la wareegey xitaa iyaga ayaa wareysta waa Sheik Imran Hosein dhageyso wax badan ayaad ogaan doonta Jazakala khair

  • @anwarrooble7419
    @anwarrooble7419 5 ปีที่แล้ว

    Dhulmar

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 ปีที่แล้ว

    بالله عليك بالله عليك عيب هذه

  • @abdijama6081
    @abdijama6081 5 ปีที่แล้ว

    dhulbahante kaliya miya so dhofay eega qabiilka cad

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 4 ปีที่แล้ว

      Ma isagaa ku yiri dhulbahante keliyaa soo dhoofay? Laysmaba kala Saari jirin,somaliyi somali bay ahayd buu ku yiriye. Bukaan

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 ปีที่แล้ว

    Ninkan aad masawireyso joga joga waa ceba

  • @najiibali9008
    @najiibali9008 5 ปีที่แล้ว

    mhd sanid wll

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan8074 2 ปีที่แล้ว

    Subxannallaah maxaa ninkaas taariikh looga qori waayey nimankii kala jazzy India iyo Pakastan Illaa maantaa taariikhdiisa laga hadlaa ee meexaa wax looga qori waayey warkazs waa war u noodles leh war naga daaya ninku siimaan buu ahayee dabadeedna Howd buu ku soo noqdey mindhaye

  • @MOHAMEDHASSAN-ts8yo
    @MOHAMEDHASSAN-ts8yo 5 ปีที่แล้ว

    nin waxbadan og

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 ปีที่แล้ว

    Waan somanahay hanadambajinina dambiliwa maka joga makurabi 😄😄😄😄😃😃😃😄

  • @xuskacali6946
    @xuskacali6946 5 ปีที่แล้ว

    Odaygan waa laborary wlhhi

  • @fartunyusuf8250
    @fartunyusuf8250 5 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @xasanbashiirjawaan1807
    @xasanbashiirjawaan1807 3 ปีที่แล้ว

    Xage

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 ปีที่แล้ว

    سكر فمك سكر فمك يا رجال

  • @adanturu4851
    @adanturu4851 5 ปีที่แล้ว

    Walee been muusheegin somaliidu weey nasiib xuntaay kkkkk

  • @bestsongsayuup7122
    @bestsongsayuup7122 5 ปีที่แล้ว

    Waanku garabjoogaa

  • @abdiraufarabgorad5880
    @abdiraufarabgorad5880 5 ปีที่แล้ว

    🤣🤣odayga wuu iga qosliyay
    sida adiga aad tirahdo hango
    l fararan in laiskaga qabto

  • @bestsongsayuup7122
    @bestsongsayuup7122 5 ปีที่แล้ว

    Dadaal

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 ปีที่แล้ว

    والله حركات هنديه عيب عليك

  • @cawoali7171
    @cawoali7171 5 ปีที่แล้ว

    ragg birta cuna yaab walee soomaali allow qabyaalada ka saar cunidii birta aan ku noqonee iska garo oo bir cuniduu waa dadnimo iyo asalnimo

  • @abdijama6081
    @abdijama6081 5 ปีที่แล้ว

    80 jir daarood war waxagu waa qabiil cay

    • @cawoali7171
      @cawoali7171 5 ปีที่แล้ว

      ciyaal dagaalkii ku dhashay qarax iyo qax yaahuuu qabayaalad uun bay yaqaaniin

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 4 ปีที่แล้ว

      @@cawoali7171 maxaa qabyaalad Ah ?
      Bukaan