ARIN UGUB AH OO HAYSATA GABAR SOMALIYEED OO LONDON KU NOOL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 296

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  หลายเดือนก่อน +14

    Fadxiya's email address :widan@hotmail.com
    TikTok : EpiSom @epilepsysomali

    • @jundubilkheyr
      @jundubilkheyr หลายเดือนก่อน

      lakiin microphone ka iska hagaaji ugaas

    • @warsandubbed8456
      @warsandubbed8456 หลายเดือนก่อน

      ​yes wllhi markan dhagaysanayay dhagtan saray vedoigan uun maha kuwo badan okale ayaa jira marka iska hagaaji abti c/xaafid❤

    • @MaryamHussein-d3m
      @MaryamHussein-d3m 20 วันที่ผ่านมา

      Farxiya alaha ku cafiyo

  • @sacdiya1490
    @sacdiya1490 หลายเดือนก่อน +44

    Ilahayow caafii yaarabi caafii maad tam ah Ilahayow sii yaarabil caalamiin gabadhan iyo inta musliminta xanunsanba Ilahayow kadulqaad yaarabi

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 หลายเดือนก่อน +18

    Allah haku caafiyo wllo. You’re really strong lady. Thanks for educating our community. Samirkaaga Allah hakugu siiyo Kheyr badan❤️

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar7330 หลายเดือนก่อน +7

    Abaayo ALLAHA ku caafiyo soomaali waxba ha u sheegan dadka xanuun kasta way ku midabtakooraan xanuunka dhibka ay geysanayaan ayaa ka badan ❤

  • @hamzawalieh6806
    @hamzawalieh6806 หลายเดือนก่อน +6

    Ilahayow cafimaad taam sii, stay strong my beautiful sister! Allaha samir haku siiyo, Allahumma Amiin ❤❤❤

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 หลายเดือนก่อน +7

    Walaashey baa u dhimatay Jannatul fardowsa Allaha ka waraabiyo waa xanuun wallahi doqomadaa daadka ku caaya
    16 jir bey eheed walaashey fadxiya you are my sister also allaha ku caafiyo xppti

  • @jawahirmohamed924
    @jawahirmohamed924 หลายเดือนก่อน +5

    Alaahu akbar ilaahayow adiga weyn oo waaxid ah wlh waa xanuun ilaahayow kucaafi

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 หลายเดือนก่อน +4

    Allah waxaan kaaga barayayaa caafimaad taamha aamiin

  • @mulkiali8797
    @mulkiali8797 หลายเดือนก่อน +5

    Walaashey ilaah hakaa caafiyo bi idmilaah kariim 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 หลายเดือนก่อน +6

    Yaarabi caafimaad team ah sii walaasheen walaal samir

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc หลายเดือนก่อน +3

    Wllshey caafimaad taam ah Allaha ku siiyo xanuunka caafimaad Allaha kuugu bedelo aamiin

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn หลายเดือนก่อน +7

    Xaladan wiilkaga yar aye haysa ilahay inta muslim oo hayo Allah ka dulqaado 🤲🤲🤲🤲amina sis you are brave

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 หลายเดือนก่อน +5

    Ilahayow cafimad badaan kusiiii Amiiiiiiiiiiin 🤲🤲

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 หลายเดือนก่อน +5

    Waa gabar qalbi fiican Aadna u ad adag Allaha kaa dulqaado walal, waxaan ka helay xadiiskii aad soo qaadatay guuleeyo walal

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 หลายเดือนก่อน +1

    ❤s❤c❤w❤allahu❤akbar❤illahey cfmd tmah hasiiyo yrabbii aamiin

  • @AmenaMohamud
    @AmenaMohamud หลายเดือนก่อน +1

    Fathia Allaha ku caafiyo abayo samirka iyo dulqaadka Allaha kuu siyaadiyo🤲🤲🤲🤲

  • @Samawade25
    @Samawade25 หลายเดือนก่อน +8

    Ilaahayoow caafimaad sii walaasheen adigana mid ku samirto allaha kaa dhigo, danbi dhaaf allaha kaa siiyo intii aad xanuunsanayd.

  • @saidali7233
    @saidali7233 หลายเดือนก่อน +16

    asc hooyadan ha loo duceeyo allah ha ka dulqaado xanuunkan allahayow xifdi allahayow xifdi allahayow xifdi? allahayow caafi aamiin

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn หลายเดือนก่อน +10

    Wlalshy lacag kalamaadan soo bixin waxaan uga jeedaa waa xanuun Ilaahay caza wajjalla kugu itixaamayo, ee Maansha’allah iimaanka ayaa kugu siyaadaya.

  • @SafiyaMaxmed-q1i
    @SafiyaMaxmed-q1i หลายเดือนก่อน +7

    اللهم اشفي شفاء عاجل غير آجل يارب العالمين الله يحفظك في الدنيا والآخرة

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay gabadha caafimaad ha siiyo, wan uso ducayneyna. Subxanallah.

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai หลายเดือนก่อน +3

    Asc Mashallah iftiinka ka baxayaa iyo niyaad wanaaga ka muqda marwadan , waxaa uu sabaaba iiman ka iyo ku qanacsanaanta in xanuun ka Alle swt uu ku keenay.
    Cafimaad badan iyo farxad aya uu rajeeyay gabadhan. Thanks abdihafid in an waraysatid gabadhan.

  • @luulmohamud
    @luulmohamud หลายเดือนก่อน +12

    Asc subax wanaagsan my bro dhamaan bahda brit S tv farxiya markahore wan salaamayaa caafimaadka Allah ha kuu saaidiyo caruurtaada Allah ha kuu barakeeyo kuu xifdiyo into ku soomartay danbidhaaf Rabi ha jaaga dhigo Alxamdulillah Rabi wuu kuu nimceeyay

  • @JJAbdi
    @JJAbdi หลายเดือนก่อน +6

    Walaahi cabsi waaye ilaahoow caafi

  • @MohamedAliMoussa-x6v
    @MohamedAliMoussa-x6v หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah walashey illahey hakucafiyoo insha allah

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 หลายเดือนก่อน +2

    ❤ ❤tack syster. vänlig vänlig intressant när du berättar sjukdomar tusen tack min syster som jag älskar hela världen dog den här sjukdomar tack så mycket jag har fått mera kunskap tusen tack

  • @meymuunahmed2870
    @meymuunahmed2870 หลายเดือนก่อน +3

    Illahey caafimaad taama haku siiyo wee xanuun badan tahay runti waan ka naxay inta jeer aad jabtay oo qaliin martay samir buuxa allaha kusiiyo

  • @dalmar640
    @dalmar640 หลายเดือนก่อน +5

    Ilahay jano hakuugu bedelo wale caafimaad taam ah allaha ku siiyo❤🎉

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 หลายเดือนก่อน +3

    Asc Fathia 💖Allah cafimaad sarecan ku siyo walashay macaan 💖

    • @kaltoumwaiss9634
      @kaltoumwaiss9634 หลายเดือนก่อน

      Amiin amiin iyada iyo umaada muslimti ah ee xanusanaya oo dhan

  • @Novemberrain096
    @Novemberrain096 หลายเดือนก่อน +6

    Ilahow kuu caafi amin

  • @egalyousof5598
    @egalyousof5598 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahow caafi hooyadan somaliyeed.
    Ma qurux badno in la gu faquuqo alleh ayaa ku keenay allow ka dulqaad yaa rabi

  • @siham14634
    @siham14634 27 วันที่ผ่านมา

    I wish there was something more profound I could say about this sister, but I'm just in awe of this sister, her courage and struggle to go on everyday and still have enough to educate our community about this illness. May Allah swt cure you and reward you from the difficulties you have faced.

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 หลายเดือนก่อน +3

    Allah caafiyo Walasheen Dambi dhaaf Allah uga Dhigo Imtixaanka ay soo martay Waa Gabar Iiman Leh wallahi Iimankeeda Allah Uziyaadiyo Kana Dulqaado Xanuunka Janno Allah ugu badalo Samirkeeda Waa Gabar Iimaan leh

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ku caafiyo walaashey macaan danbi dhaafna Allah kaaga dhigo waxaad tahay qof karti badan mashaa Allah ku ciseeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanas2583
    @abdirahmanas2583 หลายเดือนก่อน +4

    Alle qofkuu jecel yahay, wuu imtixaanaa,
    Walaashay waxan u rajaynayaa,
    in ay ku samirto.
    Oo ay janno qaadato
    Sida ay hadaba xustay qisada gabadhii suuxdinta qabtay iyo rasuulka S.c.w. waxa ka yiri.
    Xanuunkana ilaahay baa keena
    Ma ahan dooq aynu doorano
    Abaayo love you❤❤❤
    Alle baan caafimaad kuu waydiinayaa inshaa allah 😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashaahmed7071
    @ashaahmed7071 หลายเดือนก่อน +3

    Allah ha ku caafiyo caafimad deg deg ah
    Amin Amin yaa rabbi

  • @ayaanhusein7148
    @ayaanhusein7148 หลายเดือนก่อน +3

    Asc abayo allah haku caafiyo caafimaad taama adi iyo intii muslima alle haku siiyo sabir qaalisa. Alle haku asturo adi iyo ubadkaaga amiin

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 หลายเดือนก่อน +6

    Ilaahay ha ku caafiyo aduunka waa la is imtixaami ilaahay tii ku samirto allaha kaadhigo ducada iyo barayada allaha badi waad liibani insha allah waad khayri cabdixaafid ilaahay adigiyo inta kulashaqaysaba guu laysta intana allaha noo cafiyo

  • @liila52
    @liila52 หลายเดือนก่อน

    How beautiful and brave young woman, Ilaah haku caafiyo macaan badan xx

  • @cabdulahixasannuur5680
    @cabdulahixasannuur5680 หลายเดือนก่อน +4

    Asc. CABDI XAAFID MAASHA ALLAHA ❤ FADXIYO SHUGRA

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 หลายเดือนก่อน +3

    Allah ku cafiyo walal malinta aqiro tbila xisab ku dhaf inshallah

  • @amaldahir5929
    @amaldahir5929 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay baan cafimad ku weeydiyey walashay insha allah waad cafimadi

  • @MawadoDaaud
    @MawadoDaaud หลายเดือนก่อน +6

    Abaayo alle haku caafiyo dambi dhaafne alle hakaaga dhigo xanuunkaaga

  • @rummohamud9406
    @rummohamud9406 หลายเดือนก่อน +4

    Cafimaad Allah ha ku siiyo walaal 😢

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 หลายเดือนก่อน +2

    Rabi ha kaa dul qaado walaalo xanuunka ilahayna ha ku barakeeyo 🤲🏼aamiin

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 หลายเดือนก่อน +1

    أللهم اشفيها شفاء لا يغادر سقما عاجلا غير آجل

  • @sahraahmed6092
    @sahraahmed6092 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa rabi firdawsal ac laa ku arsaaq wallaasheen

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi wa gawar iman lehe allow cafimad tam ah si Amiin

  • @abshiramohamed6423
    @abshiramohamed6423 หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdulillhi Waaye Wixii ILaahy Keeno Ee Walaasheyn Caafimaad Taaaaam ah Allaha Ku Siiiiyo
    Aamiin AAMIIN Yaa Allaaaaaaah

  • @umuyahya7919
    @umuyahya7919 หลายเดือนก่อน +4

    Allaha kucafiyo wallo

  • @HousseinFarahMouhoumed
    @HousseinFarahMouhoumed หลายเดือนก่อน +2

    Caawo iyo Cafimaad sarecaana Allaha ku siiyo walal

  • @ikraancabdullahi9674
    @ikraancabdullahi9674 หลายเดือนก่อน

    Yaa rabi cafimaad sii maskintaaas ani iyo wixii muslim ah hanagu ridin🤲🥺

  • @ahufan2sicid
    @ahufan2sicid หลายเดือนก่อน +4

    Illahay jano hakugu badalo hno mcn

  • @ayanmohamed7428
    @ayanmohamed7428 หลายเดือนก่อน +2

    Habo allaah waxan kaaga baryayaa cafimaad taam ah in ku siyo amiin

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 หลายเดือนก่อน +2

    ALLAH CAAFIYO CAFIMAAD TAAM AH ALLAH SIIYO 🤲🤲🤲

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 หลายเดือนก่อน +2

    Wll you great young lady
    Keep being strong because you're strong and may Allah reward you what you being true both here and after ❤

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder หลายเดือนก่อน +6

    Guulayso walal Insha Allah waa caafimaadi talooyinka iyo dadaalka badi waxaa tahay geesiyad.

  • @cabdiburcaawi2799
    @cabdiburcaawi2799 หลายเดือนก่อน +4

    Ilahaay.haku.cafiyo.walal

  • @fadumoosman7235
    @fadumoosman7235 หลายเดือนก่อน +2

    Lama kala qaado ee soomaalidu waxba ma fahmaan Abaayo Allah ku caafiyo

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 หลายเดือนก่อน +2

    Hbo Allaha ku Caafiyo Caafimaad Taam ah inteena Caafimaadka qabtana illahay aan umahadcelino. Alxamdulillaahi Rabilcaalamiin 🙏🏻

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 หลายเดือนก่อน +2

    Sister ilahay ha Ku caafiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahmasuleman1517
    @rahmasuleman1517 หลายเดือนก่อน +7

    Subxaan Allaah Allaahu Akbar ilahay ha ku😢cafiyo hn mcn ❤

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay Subxaanahu watacaalaa Caafimaad taama ha ku siiyo

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi3703 หลายเดือนก่อน +4

    Asc wll abdixafid iyo inanta u waraysanayaba iyo dhamaan asxbta raabbi haku caafiyo wll

  • @muktarali2477
    @muktarali2477 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow kucaafi adi ita muslimta ee xanusan anaganh noziyaadi. Amiiin

  • @ubah_cx
    @ubah_cx หลายเดือนก่อน +2

    Ilaaahey kucaafi yarabi raxmaan

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 หลายเดือนก่อน +2

    Allah hakuu caafiyo insha'Allah

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 หลายเดือนก่อน +2

    Abayooy ilahey haku caafiyo quraanka dawo waye mat walba isa saar dawadadane wado quranka ku da daal insha Allah waku cafimade dad badan ku cafimaden mucjisoyin badan ka aragney quraanka subxanallah ilahey awlada haku xifdiyo.cabdi xaafid ilahey ha xifdiyo asaga iyo familkiisa yaa rab

  • @jhashim739
    @jhashim739 หลายเดือนก่อน +2

    Waa imtixaan culus - Allah kucaafiyo samirkaaga Allah kugu Abaal mariyo. Aad uga naxay aad uqalbi wanaagsan tahay una caqli iyo qurux badan tahay. Allah kuxafido walal ❤

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 หลายเดือนก่อน +2

    Allah haku caafiyo walash

  • @mohasaid-j1z
    @mohasaid-j1z หลายเดือนก่อน

    Ilaahow cafimaad sii oo uyasir dhibka haysta

  • @marianshire5671
    @marianshire5671 หลายเดือนก่อน

    Wlla. Mcn marwalba ducayso Aallaha kucaafiyo 😊

  • @sahra6279
    @sahra6279 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay swt waxan kaaga baryay walaashay inuu caafimaad ku siiyo wan kurbooday oo gaariray sheekadaada markan dhegaystay ilaahay ha ku caawiyo wll rabbow adaa awooda ee caafimaad sii

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน +2

    Allaah caafimaad taam ah haku siiyo fadxiya,

  • @asluubsan9738
    @asluubsan9738 หลายเดือนก่อน

    ❤❤Abaayo caafimaad Taam ah Allaha kusiiyo sabirkaagana Allaha kuu siyaadiyo ❤❤❤❤

  • @sagalabdi6230
    @sagalabdi6230 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha ku caafiyo wll.
    Dhibaatada ugu weyn oo gabadhan qabstaya waa lafaheeda oo jilcay.
    Hadii lafaheedu ok ahaan lahaaayeen markay suuxday soo kici lahayd.

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 หลายเดือนก่อน

    Cafimad taama Allah ku siiyo

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow caafimaad deg deg ah sii walaasheen yaa rabbi ❤❤❤

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 หลายเดือนก่อน +2

    Asc habo macaan illaahey ha kaa dulqaado caafimaad allaaha ku siiyo habo macaan waa gift illaahey ha ku siiyay u samar ,illaahey waxba inooma waayin laakiin waa nagula dayayaa subxaana Allaah habo macaan caruurtana illaahey ha kula koriyo insha allaah maansha Allaah.❤️Quruxda iyo wanaaga uu Alle ku siiyay ,wali waad yar tahay habo macaan.illaahey ha inoo kaa daayo habo.

  • @HalimaIssack-fv6cb
    @HalimaIssack-fv6cb หลายเดือนก่อน +2

    Dambi dhaaf ALLAH haoga dhigo o cafimaat taam ah ALLAH siyo inshaallah Ameen ya Allah

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 หลายเดือนก่อน +2

    Allow cafimad tam ah si Amiin yarabi

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 หลายเดือนก่อน

    Allow caafimaad taam ah sii gabadhaan adigey awooda kuu sugnaataye
    Aamiin yaa Rabbi🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @ifrahisak8255
    @ifrahisak8255 หลายเดือนก่อน

    Cafimad Allah kusiyo abayo❤

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayoow Caafimaadkaaga wax kafiican majiraan Caafimaad dag dag ah siiyo.

  • @chocobrownie8915
    @chocobrownie8915 หลายเดือนก่อน

    May Allah grant you health sis inshaallah Amiin ❤

  • @khadraahmed1068
    @khadraahmed1068 หลายเดือนก่อน +2

    Allah caafimaad ha ku siiyo

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad หลายเดือนก่อน +2

    Illahey hakusiiyo caafimaad wallo

  • @LuulNur-e6y
    @LuulNur-e6y หลายเดือนก่อน

    Asl Wan idin salamey Labadiinaba,Abayo Illahey hakaqado Cafimad Tamana Haku siiyo ,,Aamiin Yaarabi,

  • @amiiraarush8561
    @amiiraarush8561 หลายเดือนก่อน

    illahay caafimaad dhiiga iyo dhimirka gala illahay hakusiiyo aamiin aamiin

  • @dhalinyaradasylcomeback1044
    @dhalinyaradasylcomeback1044 หลายเดือนก่อน

    Allaah Cafimaad degdeg ah ha siiyo Culeyska hayo Allaah ka dulqaado Ameen Ya Allaah 🤲

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 หลายเดือนก่อน

    Masha aaalah farhiya marka hore ilaa haku cafiyo sida u faradsanthy ilaah hakaga abalmariyo samirka aa kusamirtay xanuunka shugran wana kusalamay ❤

  • @blackgiganosaurus
    @blackgiganosaurus หลายเดือนก่อน

    May Allah swt give her a Shiifa, amiin ya raab.

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf หลายเดือนก่อน

    Alle haku cafiyo wallo sabarkana alle adkeyo cafimad taam ah haku siyo allahuma aamiin
    Salalahu calayhi wasalam

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 หลายเดือนก่อน

    Xafidaka Allah, wa baraka Allah caleyka xabiibtii ❤❤❤

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey caafimaad wanaagsan hasiiyo wlaasheen.

  • @MohamedMahamuud-j9y
    @MohamedMahamuud-j9y หลายเดือนก่อน

    Ilaah ha caafiyo aamiin ❤

  • @fatumasaida4345
    @fatumasaida4345 หลายเดือนก่อน

    اللهم اشفها شفا لا يقادر سقما

  • @Degmodeqa
    @Degmodeqa หลายเดือนก่อน

    Allow caafimad taama sii.🥰❤

  • @sahraahmed6092
    @sahraahmed6092 หลายเดือนก่อน

    Yaa rabi wallaasheen awoodaada ku caafi

  • @bisharhassan3640
    @bisharhassan3640 หลายเดือนก่อน

    May god give u strength inshallah