Niyad jabka (Depression-ka) Siduu shaqsiyan qofka u saameeyaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2021
  • QEYBTA 2AAD: Kumanaan qof oo dunida dusheeda ku nool ayaa Niyad Jabka "Diiqad" la kulma, marar badana waxay keentaa xaalado halis ah, Hadda uxuu xalku yahay?
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 86

  • @sayid_mohamedmahdi984
    @sayid_mohamedmahdi984 2 ปีที่แล้ว

    Horu soco suhaybaaay

  • @najuuyasin5477
    @najuuyasin5477 ปีที่แล้ว +1

    Depression waan qabaa waxbarshdyda xitaa waan wadan sababta ugu waa markii exam ku liitay oo si kasto wax u aqriyo 50 percent wan hilmamaya ma i caawin kartaan 🥹🥹🥹

  • @Dini0101
    @Dini0101 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah

  • @rabadaaan
    @rabadaaan 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @cabdixaaji2818
    @cabdixaaji2818 ปีที่แล้ว

    Walaalowigurmada

  • @hamzaaliaxmed9917
    @hamzaaliaxmed9917 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤👍👍🙏🙏

  • @aliahmedgurey8422
    @aliahmedgurey8422 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Suheyba waxaan rabaa inaad dhaqtarkaan ila Xiriiriso Sideyn ku Helaa Ciwaankiisa Mahadsanid

    • @malyuuncali5824
      @malyuuncali5824 ปีที่แล้ว +1

      Marka heshid ila so socodsi😭

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  ปีที่แล้ว

      +252 634805255 Walaal num kala xiriir. Mahadsanid

  • @user-oj6cm2ug3w
    @user-oj6cm2ug3w 7 หลายเดือนก่อน

    Anig ayuu ihaaya xanuunka walawalka iyo niyad jabka

  • @cabdihagle
    @cabdihagle ปีที่แล้ว +1

    Walaayaalow wuu ihayaa isooduceeya uurna waan leeyahey

    • @cabdihagle
      @cabdihagle ปีที่แล้ว

      Walaalayaalow isooduceeya wuuihayaa

    • @XamdiSubeer
      @XamdiSubeer ปีที่แล้ว

      Wuu ihayaa

    • @XamdiSubeer
      @XamdiSubeer ปีที่แล้ว

      Wuu ihayaaa.boowe

  • @rabadaaan
    @rabadaaan 2 หลายเดือนก่อน

    Hi

  • @rabadaaan
    @rabadaaan 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @user-oj6cm2ug3w
    @user-oj6cm2ug3w 7 หลายเดือนก่อน

    ilaa 4 bilod ayuu ihaaya waxuu iga dhiigay maral iyo hurado la aan wllhi waan ladhiibanhy aduunyo dhaan waan nacay mara mar waxaa isa dha haa ma isa dishaa 😢😢😢

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 7 หลายเดือนก่อน

      Wll waaka caafimaadee insha alah

  • @XamdiSubeer
    @XamdiSubeer ปีที่แล้ว

    Wuu ihayaa isoogurmada

  • @xariirmaxamedclahi
    @xariirmaxamedclahi ปีที่แล้ว +1

    Dhamaan calamadihiisa wan isku arkay dadkuna waxay. Igu dhahaan waad shakisantahy ana waxan doorbidaa in aan aduunkaba qol kasoo xidho dhamaan waxkasta aan jeclaa wan joojiyy qofkasta isnaqaanayna wan nacay

    • @Marwaan.yare15
      @Marwaan.yare15 ปีที่แล้ว

      Walal kula mid ahay dadka iskugu dhaweyn dhaman wa jaray ma jecli In dadka dhax galo ama waco ama iso wacaan firfirconi iyo farxad warkeda wan is deynay lkn inshalh wan bogsaneyna

    • @user-kd5ew7zl7w
      @user-kd5ew7zl7w ปีที่แล้ว +1

      Anba wllo hada lkn waxan waa marka uu qofku xumaan iyo maalaayacnigi iska daayo oo uu cibaadada qabsado oo uu was waasiyaa sheydaanku sheygii control ka ayaa meesha kabaxaya ee ducayso niyad wanaagna kudadaal sida waxba maqabtid caadiba tahay wlhey anigeygani waan qabaa xta hurdada habeenkii oo igu yar hadana ilahey baa keena ilaheybaana qaada taas amin oo alxmdulillah dheh

    • @Marwaan.yare15
      @Marwaan.yare15 ปีที่แล้ว

      Walalo inte kala so xariira wan ku bahanyahay

    • @sacda323
      @sacda323 7 หลายเดือนก่อน

      @@user-kd5ew7zl7w wll dhakhtar ma tagtay

  • @malyuuncali5824
    @malyuuncali5824 ปีที่แล้ว +1

    Wan dareemaya xanunka mxa lagaga hortagi kara😭 mudo 1bil ah

  • @dhaabeyare5503
    @dhaabeyare5503 ปีที่แล้ว

    Asc wall dhibkaan aniga ayu ihesta xalna wali oma hilen 😅

  • @user-oj6cm2ug3w
    @user-oj6cm2ug3w 7 หลายเดือนก่อน

    ilaa 4 bilod ayuu ihaaya waxuu iga dhiigay maral iyo hurado la aan wllhi waan ladhiibanhy aduunyo dhaan waan nacay mara mar waxaa isa dha haa ma isa dishaa 😢😢😢walidiinteydan waxabo ma hayasatn isabital ima geyni karaan soomaaliyey iguramad xalad xuun ayaan 13:55 13:55 kujik

  • @ShankaroonCabdi-zm7nw
    @ShankaroonCabdi-zm7nw 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxn isku araky yaan ushegtaa oo ila soo xariirayo walyaal mesho iga soo bilawday ban idinla wadago oo xaga diintna ku fiicn baa raba😢

    • @abuzubayr3281
      @abuzubayr3281 3 หลายเดือนก่อน

      سورة البقرة daawa uah

    • @user-yo8ms8di3m
      @user-yo8ms8di3m 3 หลายเดือนก่อน

      Ani ila Soo hadal

  • @cabdihagle
    @cabdihagle ปีที่แล้ว

    Digtoorkii walle lanbarkiisa isoosheeg

    • @cabdihagle
      @cabdihagle ปีที่แล้ว

      Walaalayaalow majiraa.xanuunkaasi horta cid kabogsate malasheegey

    • @sacda323
      @sacda323 7 หลายเดือนก่อน

      @@cabdihagle wll haa wuu jiraa anaa ka bogsaday balse marwalbo xaalad yar adag gasho wuu kuguso labanaa wad u nugushahay hadii alle ka cafiyo is ilaali

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +1

    Anigoon baranin cudurkan baan waxaan badbaadiyey inan aanu deris ahayn oo aad ula il_darnayd. Ilaahay ayaa igu garab siiyey.
    Waan dhageysan jirey uun xaaladii ay ku sugnaydna waan ku aqbalay waxaan baray tricks yaryar oo ku soo kaban karto. Hadda way ka fiican tahay sidii hore lakiin waan ka soo dheeraaday oo wadankii Baan ka imid.

    • @clqaadirmaxamed
      @clqaadirmaxamed ปีที่แล้ว +1

      Boowe anigu ihayaa walle

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว

      @@clqaadirmaxamed ilaahay hakaa kor qaado walaalo.
      Inaad cibaadaysato waxaad ka horaysiisaa nadaafada jidhkaaga iyo iyo meeshaad ku nooshahay. Meel degen oo bilaa buuq iyo qeylo ah tag.

    • @Marwaan.yare15
      @Marwaan.yare15 ปีที่แล้ว

      Jasakalah madama qof dhibateysan cawisay aniga hada ayu I haya xanunkan mudo 6 bil ku dhaw marka iso ducey abayo wana jeclaay in kulaso xariiro hadey macqul tahay i reb cinwankada ama numburkada ❤️🙏

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว

      @@Marwaan.yare15ilaahay hakaa kor qaado walaalo. Email ma leedahay?

    • @XamdiSubeer
      @XamdiSubeer ปีที่แล้ว

      Dhaqaatiirta ufiican xagee joogaa

  • @ubaxcabdulqadir1588
    @ubaxcabdulqadir1588 ปีที่แล้ว +3

    Walal aniga caruur nimadeyda soqadey xita waxan alla kabaryi jiray inu idilo ama dhinto inkasto yara aana aqon sida laisku dilo illa iminka waa ihaya xita waxbarshada wanacay lkn qof ifahma maan arag wll😥🥺

    • @mohamedabdinasir8313
      @mohamedabdinasir8313 ปีที่แล้ว +2

      Sorry wllo macquul ma tahay in aan kulasoo xiriiro si aan talo kuusiiyo

    • @xamdiabdullahi2500
      @xamdiabdullahi2500 ปีที่แล้ว +1

      😭😭ilahay haku cafiyo wll aniga 3sano iyo 2 bilod said ba ahy

    • @ubaxcabdulqadir1588
      @ubaxcabdulqadir1588 ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedabdinasir8313haaa wll🥺

    • @ubaxcabdulqadir1588
      @ubaxcabdulqadir1588 ปีที่แล้ว

      ​@@xamdiabdullahi2500aamin abyo sidkle adne cafimd taam ah

    • @mohamedabdinasir8313
      @mohamedabdinasir8313 ปีที่แล้ว

      @@ubaxcabdulqadir1588 xagee kaalasoo xiriiraa

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +1

    4: ......10 waa sax waxa ka mid ah Soicide ka. Qof Muslim ah oo ilaahay jiritaankiisa aaminsan cayaayir uguma soo dhacayso inuu is dilo, laakiin waa la arkay kuwo is dilay oo Muslim ah weliba soomaali. Markaa ma odhan karnaa meel xun buu la gaadhay? Haa dabcan. Gaalada ayayna ku badan tahay.

    • @cabdihagle
      @cabdihagle ปีที่แล้ว +1

      Walaalayaalow icaawiya

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว

      @@cabdihagle kheyr sheeg walaalo.😨

    • @cabdihagle
      @cabdihagle ปีที่แล้ว

      Walaaley lanbarka Dr isheega

    • @cabdihagle
      @cabdihagle ปีที่แล้ว +1

      Isheega waan rabaaye

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว

      @@cabdihagle walaalo number kiisa ma garanayo laakiin kanaalkiisa uu youtube ku leeyahay baan kuu sheegayaa waa Dr Daud baa ugu qoran. Halkaa hadaad comment ka kala xidhiidhi karto isku day.

  • @somalitiktok1815
    @somalitiktok1815 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliyey icaawiya fadlan waa ladhibanahy depression xanuun kakhatarsan majiro saan aaminsanahay asagay waaka haray dadkii waaka dhexbaxay hurdadii masexdo waa dhibanahy fadlan icaawiya

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  ปีที่แล้ว +1

      Wcs walaal Allaha kaa dulqaado culeyska IA ii soo dir meel aan kaala aoo xiriirno. mahadsanid

    • @XamdiSubeer
      @XamdiSubeer ปีที่แล้ว

      Soomaaliyey aad uxanuunsanhey saaid icaawiyah waana xanuunsanhey uurna waan leeyahey

    • @XamdiSubeer
      @XamdiSubeer ปีที่แล้ว

      Isooducee

    • @XamdiSubeer
      @XamdiSubeer ปีที่แล้ว

      Hurdo maseexdo

  • @rabadaaan
    @rabadaaan 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢