Daawo Riwaayad Cusub Wacan Hodan Oo Uurkii Lagu Inkiray | Part 35

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Wacan Hodan Oo Uurkii Lagu Inkiray | Part 35

ความคิดเห็น • 67

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 ปีที่แล้ว +3

    Odeyga waa nin fiican

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah kooxdeena wacan mahadsanidiin Aabe dagan ayaa filmka ku soo biiray

  • @sacdiyaabdiahmed2435
    @sacdiyaabdiahmed2435 2 ปีที่แล้ว +8

    Mahad exactly qabku ugu doodyo hablha soomaliyed sharaftoda🥰🥰

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 2 ปีที่แล้ว +4

    💝🌴 Masha'ALLAH 🍀 TabarakALLAH 🌴💝
    Excellent & Nice Films 📽️🎥
    je vous remercie les Acteurs Qasal TV 💝💖
    cawa Mahad si fcn ayu sameyay & AbdiShukri waxa lo dhigay cashar lama ilawana 🤣🤣😂🤣 ... oo u dhigay Acteure_ki filmanta so dhigi jiray ... cesh cala Abo khatara 💝💖💝 quelle rigolo & quelle ambiance 🤣🤣🤣

  • @cabdiraxmanadanmaxamed8960
    @cabdiraxmanadanmaxamed8960 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaalah sificanbad wax uwadaan Inad ruwayada qeybaheeda sidan uwadan

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO 2 ปีที่แล้ว +5

    Allow aabo xoogwayn hanoowaayin👌cabdishukri hooyo Sagal dhiiqa lugaha ku gelisay

  • @diirimacalin4151
    @diirimacalin4151 2 ปีที่แล้ว +2

    Ar c,shukri wlh wn ku baqay caawa telka xitaa wa iska sikiyay naxdin qac😪😪😪😪 waa abo saxa abaha cusub so dhawaaw jilaa buuxaa tahy 🙏💯💯💯

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +2

    maasha allaah

  • @daudmohamed3178
    @daudmohamed3178 2 ปีที่แล้ว +5

    Ababaay, cabdirisaaq tool baa yimid caawa

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 2 ปีที่แล้ว +1

      wa Acteure des Acteurs
      ma isku Somalie_Keniya ayad isku tihin ... Anigu filman kale aya ku dawaday

    • @daudmohamed3178
      @daudmohamed3178 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanitanajmanita6664 haa Somali Kenya Baan isku nahay...

  • @hanoyyy.11
    @hanoyyy.11 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninka abaha cabdi shukri jilaya wow🥺😂

  • @farxiyocali53
    @farxiyocali53 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnshaàaaalah abee yimiii cawaaa wooow

  • @sainabyussuf8252
    @sainabyussuf8252 2 ปีที่แล้ว +5

    Riwayad waxay katurjumaysaa abe abduulahi gabadhiisii loo diiday inuu bixiyo wacan nabsigii lagagalay baa hoda Ku dhahay

  • @asaldhaladsland9655
    @asaldhaladsland9655 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk wlhi sii niyaaba ugu qosol c/shukri aabo badanbaa kaso hadhay iyo waayay

  • @fadumoahmed1957
    @fadumoahmed1957 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi Ruwayadn aad by uxiso bdn thy cabdi shukri caawa lahely

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +2

    xafsa degan naasha allaah

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 2 ปีที่แล้ว

    My friend Haboon ka gaarsii warka you are my favorite waa daacad wax qaris ma taqaan fariidad sheeg waxii soo kordha

  • @bellakiin
    @bellakiin 2 ปีที่แล้ว +4

    Caawa waxaanba ka nasanay xafsa qeyladeeda ee hadda ka dib gabadheeda uur u yeela fiiiiiq sorry xafsa Waa kaftan 🤣🤣🤣becouse musalsalka Waa jawi degan caawa Masha alaah

  • @islamproduction4006
    @islamproduction4006 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalh

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +3

    cabdi shukri aabo asal ah ayaa helay kkkkkkkkkk

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahad waa fariid

  • @marwoyaasiin8701
    @marwoyaasiin8701 2 ปีที่แล้ว +2

    cabdishugri waxba kudhacay nin xoogwayn baheley😍

  • @nuuroahmed1199
    @nuuroahmed1199 2 ปีที่แล้ว +2

    Anaa uhoreeya yaa ugu xage is muuji

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +2

    Aabo wanaagsan

  • @fadumomohamed9615
    @fadumomohamed9615 2 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣Alaylee Abdishukri wax baa helay🤣

  • @ስልጤክሊል
    @ስልጤክሊል 2 ปีที่แล้ว

    😍😍

  • @classicmrromea3224
    @classicmrromea3224 2 ปีที่แล้ว +1

    Mazha alaah

  • @sihamsharaf608
    @sihamsharaf608 2 ปีที่แล้ว

    10k i.a caming soon

  • @umuilham3155
    @umuilham3155 2 ปีที่แล้ว

    Abdi Shukri iyo hooyadii wax baa Hesto nin baa u soo baxay 👍

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 2 ปีที่แล้ว +1

    Cshukri wxba ku dhcy cawa hhhhhh horumar wcn team qasaal

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @munaluckyy714
    @munaluckyy714 2 ปีที่แล้ว

    c/shukri wxpa helay 😂😂

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 2 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Viva mahad nin culus

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 2 ปีที่แล้ว

    kkkk haboon xogtahay hayso kolba qofkii cusub bay indhaha kagalisaa. Abwaan c/naasir caadi maha waar riwaayadu waa shidantahay.

  • @qalanjoqurux7910
    @qalanjoqurux7910 2 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂wa jareyay yaaa sagal hda hala arko waxey sameso yaa

  • @kadijaabdulle442
    @kadijaabdulle442 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdishukri waxaa ku fined cabdulaahi

  • @hibosalad9488
    @hibosalad9488 2 ปีที่แล้ว +1

    Hayay aniga u horiyo cawa aabo shidana lakenay

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 2 ปีที่แล้ว +1

    MamA xafso ha la caawino

  • @qalixasan8360
    @qalixasan8360 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi shugri dhadhan bu matelaya cawa

  • @rahmaruhi1403
    @rahmaruhi1403 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdishukri waxba kudhacay mac

  • @caishafaarax7136
    @caishafaarax7136 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhh alla cabdi shugri ody adyg ayaa arky

  • @hanangacal3783
    @hanangacal3783 2 ปีที่แล้ว

    Maha

  • @munoahmed7619
    @munoahmed7619 2 ปีที่แล้ว +1

    Xamdi away

  • @classicmrromea3224
    @classicmrromea3224 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh kal iyoh laab ugu qoslay wllhi sida Abdi shukri loo galay

  • @haniafduub4268
    @haniafduub4268 2 ปีที่แล้ว

    Hooyo igu tiri ceyri wana ceyriyey kulahe waa ragga badan San kalay talo naag Ma fiicno

  • @haniabdullahiali5754
    @haniabdullahiali5754 2 ปีที่แล้ว +1

    Eedo xafso dhombe mshllh😘

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 2 ปีที่แล้ว +2

    Hodan hotaded bay edaysa markasta

  • @amranhaashimhaashim2075
    @amranhaashimhaashim2075 2 ปีที่แล้ว +1

    😄😁😁😄😄

  • @hawaali2181
    @hawaali2181 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk cabdi shukri

  • @xafsaqueen1128
    @xafsaqueen1128 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh waqoslewaye abdushugre🤣🤣🤣🤣

  • @qalixasan8360
    @qalixasan8360 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk

  • @abdiali651
    @abdiali651 2 ปีที่แล้ว +2

    Odayga afsomaaliga
    aya dhibaya tolow ma reer mandera ba?

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣😂😅🤣 Sheikhow Acteure_ka Abaha matalaya ciyarta kada_de Af _Somalie ma dhibaye wa Somalie-Keniya ...
      et ce que tu m'as compris 🤔

    • @abdiali651
      @abdiali651 2 ปีที่แล้ว +2

      @@hodanitanajmanita6664 Sxbey ninkan meeshu kayimid waa la ogyahay

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 2 ปีที่แล้ว

      @abdi ali Bro I'm so sorry hadi ad si kale u aragtay, bcz hadi ad garaneysid de Adaba garanaya ... Ani ma garanaye lkn de filiman kale ayan ku dawaday ... ein yacni filimka so Kenya laguma matalin, de sidas daraded unban kaga yidhi ciyarta kada Acteur_ka ee wx doda on kugu haysta majirto Mr.Abdi ALi

    • @abdiali651
      @abdiali651 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanitanajmanita6664 Maya wll aqoon umalihi ee waa un iska kaftamaya waxaan umaleeyay inu yahay somalida reer mandera

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 ปีที่แล้ว

    odey haku dilo

  • @haskamaalim7836
    @haskamaalim7836 2 ปีที่แล้ว +1

    wayabee gebertan habon ex xafada security miyay kataxay qofwalbo imadha ayadha umba irida kafuri oo kuaqri waxwalbo mesha kadacay

  • @sumayocqadir2684
    @sumayocqadir2684 2 ปีที่แล้ว

    m.a ❣💋

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 ปีที่แล้ว

    Ayadaba isla saxan

  • @haniabdullahiali5754
    @haniabdullahiali5754 2 ปีที่แล้ว +1

    Aabo sijuu lakene cawa jah🤣

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan cajiib ah oo codkiisa ku biiriyay Africa pan halkan kadaawo th-cam.com/video/_D_xNiutOz0/w-d-xo.html

  • @hmoodh2495
    @hmoodh2495 ปีที่แล้ว

    ذ

  • @hanangacal3783
    @hanangacal3783 2 ปีที่แล้ว

    😒😒😒😒🥶🙄🙄🙄