Dhibki oo qof ah hadad maqsho waa mama hafso kulaha anigu gorman sexaney naa hadi xiliga aan sexano is lantadu kuso wacdo gar iyo gardaraba ani mama hafso wan wata inta ila wadata ismuja hee 🙏 Mdkle hada nahay team hafso wax badan team sagal waa nagu basha shen lkn manta waa malin teni gushuna waa dhankena team sagal godkina biyo idinkugu so galen bilacaleg 🙏
10/10 Ma furaashkeey naagta shaqaalaha ku seexaneyssan ku seexanaaa??? Somalida specially markeey africa ku noolyihiin mexey u bahdilaan dadka xamaasho horta shaqaalaha mexey na dheeryihiin aduunka aan africa Ka eheen xayawaanka ayaa gogol car Feysal a seexiyaa plz iska dhaafa dhaqankaas anagoo cadaaan dabada Ka dhaqno qaarkeen ayaa nala sharfaa oo qof shaqeysaneyo aan nahay africana jaahilnimo iyo faqiirnimo Ayaan isku darsanay inaan dadka iska weyneysiino
facebook.com/Qasaaltv2 WAA PAGEKENA FACEBOOKGA NASO FALLOW GAREYA TEAM WACAN
Masha allaah bilow illa hada waan lasocdaa lakiin komanati kama dhiibto cabdishugri iyo hodan iyo asxaabta wanii salmaay
Mahadsind wall qali
Ha habaarina sahro waa riwaayad
Abdishukri indho adaygii oo qof ah kulaha naga daaya qaylada 😅🤣
Riwaayad xisaleh guulaysta wllalahy qasaal tv
Kkkkk hodoney iska dhici qofkii cabdi shukri wax kasheega
XAFSO WAY UDULAYSAY CIYAALKA C/SHUKRI
Abdishukri balaayuu ismoode
Kkkkkkkkk c.shukri baalal u yeeshay
Haboon xayisanaaa mshllh sahro maxaad so dontay bal adabaa xanuunsanaaye
Mama xafso so funny wlhi 😂🥰
Habon wan jeceylahy wa naag nol masha allah habon naagta garac 😂
War cabdi shugri cida adaa uyimide kaguur hodon dabaal waye naa orodoo kaxeeso malahaas isla aada
Jamal hhhhhhhh
Sahra waa laga gardaran yahay ayadoo sosamirtay hadana ayadoo dhawac ah ayuu isagatagay wayo gabar xanuunsan oo ninka dar tiis loo dhawacay hadana in logatago meel cid la ah waa qalad
soo samirtay lkn ssdkeedi mee sugin deee oo khayaanee bilowday wy na ku dhacday
Hodoneey abdi shukri waad ka badbadusaykk
mama xafsa waxaad nasanee markad rerka iskararto
Habooon mdx
Dhibki oo qof ah hadad maqsho waa mama hafso kulaha anigu gorman sexaney naa hadi xiliga aan sexano is lantadu kuso wacdo gar iyo gardaraba ani mama hafso wan wata inta ila wadata ismuja hee 🙏
Mdkle hada nahay team hafso wax badan team sagal waa nagu basha shen lkn manta waa malin teni gushuna waa dhankena team sagal godkina biyo idinkugu so galen bilacaleg 🙏
Sahro maseyr la wareeg waa laga badiyey
Kkkkkk cabdishugri iyo hodan labo nacas oo kolba mid ladirayo
Haboon iyo Hodan waligood way iskasoo horjeedaan ayay tiri islaantaydii
Woow❤❤
Sahro waa maseer santahay
sahra khayaa madii wala rogmatay kkkkkkkkkk
Hhhhhhhhh oo. reerku sootay taaajiriinta ahaayeen waaa xay labada qol oo kaliya. Daacad. Bn uqoslay
Indho Adaka cabdi shugri 🤣🤣🤣🤣
Cabdishugri waa iga qosliyey. Reer buu intii gutigoidii igu yimi leeyahay qaylada iga daaya
Dabaal guri ma kiraysto cabdi shukri ku dardar
Abdi shukri.lasoo dhaqsada qeybta xigta😂😂
Hodan iyo abdishugri isku xishooda oo reerka Ka guura😂
Kkk waa laga waday ninkii sahro kk qayaano
167
Aar jama dhibadana😄
Sahro dhiig isku yeel yaqey gbdha mesha ku hesto thy
Allah maxaan qoslay Sahro jirjirooleh oo Cabdishukri radinaysa, bartaan kula rabay baad fadhida. Naa ninka ka daba haad waa laga tagayee 🤣🤣🤣🤣🤭🤭🤭
Sahroy is nole pls meesha nagashid film hana nacsine
Xafsa dhibaa heysta nimcey isaga jirtaa balaa utimid hhhhhh
sagal shaxaari 🤣🤣🤣🤣🤣
Abdi shukri reerki ayuuba gurigi kuheystaa kkkkkk
War riwayada liketa sara xasinimada daya
Kkkkkkkk
Cabdishukri qatar iska celi kan seedi ma ahan tan habaryar ta loo yahayna waa la mid haka xishoon ayagaba ma xishoonine
Kkk hodan iyo cabdishukri mardhow mamada waa idingamee saas hadaad ku socotiin
Hodana kkkkknnnn
Asc wllo wan idin salannay
10/10
Ma furaashkeey naagta shaqaalaha ku seexaneyssan ku seexanaaa??? Somalida specially markeey africa ku noolyihiin mexey u bahdilaan dadka xamaasho horta shaqaalaha mexey na dheeryihiin aduunka aan africa Ka eheen xayawaanka ayaa gogol car Feysal a seexiyaa plz iska dhaafa dhaqankaas anagoo cadaaan dabada Ka dhaqno qaarkeen ayaa nala sharfaa oo qof shaqeysaneyo aan nahay africana jaahilnimo iyo faqiirnimo Ayaan isku darsanay inaan dadka iska weyneysiino
naagaha nirobi kijada ayy seexiyaan
tankale abdi shuri yoow reerka kaxishood ee melkadak indha xil waa lakala qariyaa kkkkk mama xafsa ayada na dhib ayaa heysta
Kkkkkkkkk
Xafso dhiib aya gurika gensatay
😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😆😆😆😆😆😆😆😆😆😊😊😊😊😆😆
Cabdushugri nabsi ha qabto rafadkii wn ogayn Axmad habenki guriga ka saray
Sagal maxaa ka qaldan xalqadihii dhamantood waxay ku dhameysatay hamaansi
Miskiinta wa xaamilo allah ufududeeyo
Sodohi sin ka wasan aa hore loo yidhi
kkkkkkk Ohaayo waaa oo ood lagugu rog hadow ohaayo ka yimid mxa dhulka jifi wara jamacow naga dhax bax hada nahy reer xafso iyo hodan culeys baad nagu tahy
Kkkk ko
Xidid wadayaalaa waa dhib
Sahro meel xuney la gashay waxan sugnaaba waa in la furo
from glkcyo riwayadii mel adag aya lays la marayaa Hafsana ma mioda in gud keeda biyo ugu soi galeen allna lagu soo xawlay kkkkkkkkkkkm
cakuye sahra bal maxa daba dhigy Mey kanasato Mel xun kudhimane hhhh
Hhhhhhhhh