Sheeko Gaaban----Sinji Quursi Part 13

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 588

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction  6 ปีที่แล้ว +113

    Asxaabta salaan qaali ah! Ramadaan waa dhamaad Alaha naga aqbalo, sidoo kale Riwaayadi Sinji Quursi waxeey ku socotaa dhamaad, waxaan rajeynayaa inaan wax badan ka baranay, dhaqanka foosha xun ee heyb soocana aan fariinka u qabano ama ugu yaraan aan sheelaraha cagta ka qaadno. Xaawo Kiin waatii la jug dhabee intee xaalkeeda ku dambeeyay, Reer Dudaaye hadeey maqlaan London amaa laga guraa!!! Daawasho wacan qeybti 13!

    • @zahraabdisatar2289
      @zahraabdisatar2289 6 ปีที่แล้ว +1

      Goobe Video Production mahdand goobe

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 6 ปีที่แล้ว +1

      Goobe Video Production haa wall jazakllah

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 6 ปีที่แล้ว +1

      Goobe Video Production aamiin ya rabbi

    • @zeinabibrahim6750
      @zeinabibrahim6750 6 ปีที่แล้ว +1

      Goobe Video Production meega qeyb aa dhiman walaalo

    • @maryamruun3463
      @maryamruun3463 6 ปีที่แล้ว +1

      Goobe Video Production runti wxa LGA fahmy waxbdn Somali di reee hebel weeeye ladhahahaaa ajanabi waaaa lasiiin alllh nga saaaro dhxdeena qabyaaalda iyo zinji quuursga

  • @suhurnasir8721
    @suhurnasir8721 6 ปีที่แล้ว +77

    Inta Somali jecela like ii sar

    • @akmoh359
      @akmoh359 6 ปีที่แล้ว +1

      Suhur Nasir ....Saaa maxay kuu taraysaa like ta aad tuugsanaysaan cajiib

  • @xamdaxumarchanneloffecial747
    @xamdaxumarchanneloffecial747 6 ปีที่แล้ว +109

    somaaliyey wiilasheeyna sumaliyeed in eey dahab iyo luul ka qalisanyihiin ogaada ha iska fiirsaninee fahma ujeedada ruwayada inta jishay waxan leyahay thanks all like igo cawiya

    • @kifaaxahmed4846
      @kifaaxahmed4846 6 ปีที่แล้ว +1

      Somaliga maka roonyahay waa afrikan xcawaan eh

    • @naimamohamed2351
      @naimamohamed2351 6 ปีที่แล้ว +1

      xamda xumar channel offecial

    • @yasminfarah9140
      @yasminfarah9140 6 ปีที่แล้ว +1

      xamda xumar channel offecial abaayo nin somali oo dhan dahab maahan, ani qaxaan arkay niman somali ah oo tan midka folxum kudhigay gabadhii walaashood ee soo guursadeen ee somali la ahayd. Markaa waa calaf nin soomali oo dhan maxuma ajanabina waa sidoo kale mawada xuma ajanabi waxaa jira kula dhaqmaaya like a Queen 👸 oo mentality ga niman badan kujira aanan kujirin oo kaafanayn oo xaaskooda udaacad ah.

    • @xamdaxumarchanneloffecial747
      @xamdaxumarchanneloffecial747 6 ปีที่แล้ว

      kifaax Ahmed xbbtii quruxeeey waa mid ku fahmaayo tnkle cidaada kaa reebi mayo ee runta haliisko sheyga

    • @nalkacadeeyhd7615
      @nalkacadeeyhd7615 6 ปีที่แล้ว

      Xamda abayo raga qar esomalida ah kuwa ajnabiga Aya dhaman

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 6 ปีที่แล้ว +45

    mansh allah ilahay laylatul qadrigan hinagu beego camashan alah hinaga aabale aamiinta inta maraysa farta taaag

  • @sabrinakaarshe7935
    @sabrinakaarshe7935 6 ปีที่แล้ว +30

    Hadaan washiton tagiyo haddan wasil geel kuraaco Anoo helaya Wallky geesiga Wiil soomAliyeed wadeeca allee ajanabi maxaa igalay warkisa iyo inaan lawadago Nolol

    • @safiyoali2226
      @safiyoali2226 6 ปีที่แล้ว

      Sabrina Kaarshe saxiiix masha Allah

  • @zahramohamed5616
    @zahramohamed5616 6 ปีที่แล้ว +21

    Sa usugaaaye wa dalay ya ani cml ah like yu ika hilmamin😁😁

  • @prettydaisha4281
    @prettydaisha4281 6 ปีที่แล้ว +7

    Farxd ku ciida dhamn jilayaasha iyo goobe 😘production umatul somali iyo musliminta dhamn 💙💙 igu soo duceya ilmo iga xanuun san hadaad muslim tihiin inu allah ii cafiyo 😭😭

    • @fadumomahamed3987
      @fadumomahamed3987 6 ปีที่แล้ว +1

      Queen Ahmed ilahey haku caafiyo baby yar xbbti

    • @hibaaqcusmaan7580
      @hibaaqcusmaan7580 6 ปีที่แล้ว +2

      Queen Ahmed alle haku cafiyo wllo si dag dag inshallah

    • @ayanitaidrissdanfeh7584
      @ayanitaidrissdanfeh7584 6 ปีที่แล้ว

      Queen Ahmed amiin amiin hunno illahay cafiimad degdega hasiyo insha allah

    • @prettydaisha4281
      @prettydaisha4281 6 ปีที่แล้ว

      Fadumo Mahamed amn qurx thanks

    • @prettydaisha4281
      @prettydaisha4281 6 ปีที่แล้ว

      Hibaaq Cusmaan Insha allah amin xbbt thanks

  • @queenofafrica7230
    @queenofafrica7230 6 ปีที่แล้ว +62

    Waw Masha Allah cafimaad ku ciida umada islamka 👐 💕

  • @philipzariq5456
    @philipzariq5456 6 ปีที่แล้ว +2

    Asc fanaaniinta qaaliga ah 😍😍 laki love u ciida waxbadana kaa sugeyna

  • @bellakiin
    @bellakiin 6 ปีที่แล้ว +5

    boqol musalsal oo qooto qooto ah waxaa ka fiican musalsalkaan wlh oo dhaqankeena ka hadlaayo thanks Goobe and Laki soo badiya kuwaan camal waa wax waano lagu qaato

  • @zcduushmaxmud6865
    @zcduushmaxmud6865 6 ปีที่แล้ว +36

    Acuudiyow dadkan afur ma sameeyan miyaaa aniga waxa is lahaa ada ugu horeeye 😂😂😂😂 like bal iga daba geeye aan idin duceeye😔😔😔

    • @akmoh359
      @akmoh359 6 ปีที่แล้ว +1

      sacdiya Mohamud Saaa maxay kuu taraysaa like ta aad tuugsanaysaan cajiib

    • @aishagacal6560
      @aishagacal6560 5 ปีที่แล้ว

      @@akmoh359 aa

  • @abdallashsrif9799
    @abdallashsrif9799 6 ปีที่แล้ว +8

    Hhhh run run u oooyay runtii xaawo kiiin poole caadi mahn like ha illa dhaafin plz 🙄

  • @hanaanqurux92
    @hanaanqurux92 6 ปีที่แล้ว +2

    waa doqona hooyo ma dayo ku laha mida kale wiilka waa mashallah dhiga somaliyed ayo leyahay😢😢

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 ปีที่แล้ว +11

    Ramadan Mubarak Soomaaliyeey. Ilaahay bisha Barakaysan fadligeeda waxaan inooga bar yayaa in uu Umadeena bogeeda burcad isku mariyo

  • @aragsanmaxamed4599
    @aragsanmaxamed4599 6 ปีที่แล้ว +25

    Afurkii xataaa ciyoonaa kariyaya siaaan udaawado riwayadaan waaa mahadsantahiiin

  • @najaxmohamud5217
    @najaxmohamud5217 6 ปีที่แล้ว +2

    Military ga ii wac kulahaa shaxshaxkeey 😂😂😂😂 inta ila aragty like ta haila dhaafina plz

  • @dhaldarwish9890
    @dhaldarwish9890 6 ปีที่แล้ว +17

    Nin somaliyed moye inu ninkale aduunka jiro ma modo wlhy wanla yaba hablaha ajanibka raaca

  • @najuubbe7872
    @najuubbe7872 6 ปีที่แล้ว +23

    Alx waa afuray intii soom need allow soonka ka aqbal

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 6 ปีที่แล้ว +4

    Ala beerka 😂😂😂shax shaxly say ugalyso albaabka😂😂
    Lkn anu wiilka somaliga ee ninka sxpka yihiin bay Igu dhantay😍💓😂

  • @ahmedmuhudin7808
    @ahmedmuhudin7808 6 ปีที่แล้ว +2

    Reer dudaayo oo weerar qaadeen 😂😂😂 daacad aan uqosly wallhi 😂😂

  • @mushtaqjamal3510
    @mushtaqjamal3510 5 ปีที่แล้ว +1

    Dhiiga somalinimada waadhiig qaliya ilhow hanowayin wiil somaliyed ♥️♥️

  • @suadohassan3235
    @suadohassan3235 6 ปีที่แล้ว

    Inaba caadi ma tihiin waleee xarakada aanba ka helay waleee si fiican u qoslay wlh
    Waad mahadsantihiin reer dudaaye waxaan sugnaaba waa qeybta xigta 😍😍😍😍

  • @azuumamahamedofficialchane2319
    @azuumamahamedofficialchane2319 6 ปีที่แล้ว +4

    War heedhe dadka may dhex seexdan meesha ilaa mantan sugayay ana warbal Likta igu qabta inta iga dambaysaay

  • @11stars26
    @11stars26 6 ปีที่แล้ว +15

    Hablaha somaliyeedowo ajanabi waa noocaa ee ragina ilaashada

  • @fathiali1536
    @fathiali1536 6 ปีที่แล้ว +1

    Nimanka somaaliyeed waa dahabiin illaahyoow inoo daay
    Riwaayadani maaha riwaayad oo kaliya ee u jeedada fahma dumarka somaliyeede

  • @xafsoali5620
    @xafsoali5620 6 ปีที่แล้ว +6

    Alla beerka xaawa kiin ayaa ku heeystaa gaalku gaalku dhalay kulahaaa loool

  • @hamditaraxqueentarax7731
    @hamditaraxqueentarax7731 6 ปีที่แล้ว +19

    Ninka timaha weyn booto badana jareer xun dil dee hada dhiig leedahay cml maalankasta bootadan maku jireysa!!!!

  • @xasanyusuf2009
    @xasanyusuf2009 6 ปีที่แล้ว +27

    Afur wangsn intii rer xamara

  • @umusaidchannel
    @umusaidchannel 6 ปีที่แล้ว

    Wallee gabar walaashay ah baa dhibkaas haystaa talyaaniga saas lahaysti nin talyaani ah ugu ah ilaahoow soo bad baadi

  • @leylinabbe3767
    @leylinabbe3767 6 ปีที่แล้ว +12

    Inta laki Ila taageero liketa igu dadala

  • @hanimaxamed8406
    @hanimaxamed8406 6 ปีที่แล้ว +12

    Yeah maanta aa ugu horeeya Ramadan Mubarak dhamaan 😘😘😘💯

  • @adanbotanxasan4697
    @adanbotanxasan4697 6 ปีที่แล้ว +8

    saa u sodhaqsaday le wala yaba plz like isar noh

  • @fardowsaadan8126
    @fardowsaadan8126 6 ปีที่แล้ว +3

    Xaawa kiiin caadi bay sheekada nooga dhigteee ooohin iyo calaacal badana bisinka hhhhhh

  • @hanaandecorating2484
    @hanaandecorating2484 6 ปีที่แล้ว +4

    Sinji quursi saan u jecladay wali filim somlai ah uma jeclaan

  • @hawaali5209
    @hawaali5209 6 ปีที่แล้ว +4

    Raga somaliyed aya wax laga shega romantic mayaqanan iyo rer badiye waye nagti ajnabi gursto silacano kale aya udambeyo wilashena sharaftaleh ilahow noda waraga aduka ugu wanagsan raga somaliyed

  • @sacdiyaadontiialle5402
    @sacdiyaadontiialle5402 6 ปีที่แล้ว +1

    Alla saan u qoslayay beerka i xanuunay astaqfirullaah inaba caadi maaha

  • @amiraqurux4742
    @amiraqurux4742 6 ปีที่แล้ว +3

    Gangistar aaaa shendan gor me balabey ku lahaa kkkkkkkkk kkkkkkk

  • @monnamacow8623
    @monnamacow8623 6 ปีที่แล้ว

    Run moodaye anoo ilmeenayo arkay wlhi xaawa kiin waxee na dareensiisay iyo ruwayadanba Nin ajnabi faido inoo lahen ilaahy hanaga haayo alx aniga ninkaan jclhy waa soomali alx iigu soo duceya inaaa ishaleelno ilaahy hanoo dhaafo wiilasheena soomaliyed viva:-( :-*

  • @charmakemohamed4247
    @charmakemohamed4247 6 ปีที่แล้ว

    Mashaalah sifiican bye Kuala socotaa
    Len ajanabi faadumo malaha

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 6 ปีที่แล้ว +4

    Caawa intaan afurkii isku daldalaayay baa laygasoo horeeyay kkkkllkkkkkkkkkk you are the best actors best jiliin ever go for word.maqli iyo malqaacad baa lagu dagaalamaya caaw kkkk

  • @nuuraabdilahi9594
    @nuuraabdilahi9594 6 ปีที่แล้ว +11

    Hhhh reer dudaye miskinkiba wakuwii dakhraye jumaykanka maxay ka eeganayan😂😂😂😂😂aar dila ninka

  • @faizayasen4461
    @faizayasen4461 6 ปีที่แล้ว

    Ala beerka wiilkan ku heesta halayga so garsiyo quruxlow 😚

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 6 ปีที่แล้ว +3

    Kirliga xanan wadato iyo laki qadoyinke wadato qofki kuqosle like hisaro

  • @inaboqran1841
    @inaboqran1841 6 ปีที่แล้ว +2

    Wanku tixnaahay ruwaayadan aadban uga helaaa Thnkz Goobe😍😍

  • @miss_fos220
    @miss_fos220 6 ปีที่แล้ว +6

    Oooh yh xaba kiin sida loo galay bal ila arka 😢😢😢 wiilaasheena somali wa dhayman allow ajaanib hanoo guurin😡😡😡

  • @waliyow7157
    @waliyow7157 6 ปีที่แล้ว +2

    in this film I like Hanan and Laki God bless you guys

  • @mustalifaquen1580
    @mustalifaquen1580 6 ปีที่แล้ว +1

    Idin jecliyaa wiilashada somaliyed ilahayga Somali iga dhigaa mahad leh wiilashayada dhiiga leh allow idin dhawr

  • @miskiecaddaani1968
    @miskiecaddaani1968 6 ปีที่แล้ว +3

    Hada soo dhacay xawa kiiney Saan maxe ahayd bizinkoow Jamakan Aaaa😂

  • @amalhasanali4433
    @amalhasanali4433 6 ปีที่แล้ว +1

    Wiilshena somaliyeed boqoriin waaye wlhi ajaanib iska daaya

  • @najmacabdullahi8416
    @najmacabdullahi8416 6 ปีที่แล้ว +7

    Wale waa wax dhaca dhibtaan dumarow wiilashena inay luul ka qalisanyihin ayaa la idin sheegaya ogaada wiilashena ka fogaada raga ajanabiga aha adoo arkaya wiil somaliyeed oo gayankaga aha oo kula dhiig ah inaad ajanabi donato waa sharaf daro

  • @najmabintisheikh-kt6zt
    @najmabintisheikh-kt6zt 6 ปีที่แล้ว +2

    wlhi filinkaan love ku ahay best somali film

  • @kafiyokai9871
    @kafiyokai9871 6 ปีที่แล้ว

    Reer dudaayo waye gacangaleen reer dudaayo kale wu gacangaleeeeen
    😀 😂😂😂😂

  • @nuurafarah8031
    @nuurafarah8031 6 ปีที่แล้ว +4

    asxpta inta fuad qaldkiisa markuu ka soolaabaa sgu la likta igu qabta

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 6 ปีที่แล้ว +5

    Xaawa kiin cawada manoolo

  • @xilkazbeautychannel2910
    @xilkazbeautychannel2910 5 ปีที่แล้ว

    waka xumahay xaawo kiiney wlh wax jiraa laga shekey noyaa 😢😢😢😢😢

  • @hoyomacan7309
    @hoyomacan7309 6 ปีที่แล้ว +7

    Inta somali jecel laki isara somali waa dheman

  • @alishabae1312
    @alishabae1312 6 ปีที่แล้ว +5

    Alla sidaan usugaye Lee
    xawo kiin ku heysta sidu Jamaican ka udilay 😂😂😂

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 6 ปีที่แล้ว +7

    Waad nagala daahden ee qayba xiigta haa nagala dahiina

  • @xamdafeeroole574
    @xamdafeeroole574 6 ปีที่แล้ว +1

    Ninka bootadiisa hda ka heshay plz like👌👍👌👍👐👍👐💅👊👊👊

  • @munasabriye2548
    @munasabriye2548 6 ปีที่แล้ว

    sheenadan gorme kugu bilaaabatay kulahaa laki waaa iska ka jclhy sxpy sidaaa U sugaaaye waapa dalay Thnks Goobe

  • @hayatdirie5129
    @hayatdirie5129 6 ปีที่แล้ว

    Kkk last hub ayey qateen reer dudaaye 😂😂😂 xaa kusoo argay indho falacfalac kulahaa xanaan 😂😂😂

  • @sundusaxmed8994
    @sundusaxmed8994 6 ปีที่แล้ว

    Reer dudaye waxbaay dhigeen hhhhhhhhhhhhhh wllhi dilaa duluufka xun ish

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 6 ปีที่แล้ว

    Woooooow war maanta waan seexday wuu dhaafay love u fanaaniintena 😙😍😍😙😙😗😗😘😘

  • @khadramaxamad174
    @khadramaxamad174 6 ปีที่แล้ว +1

    duqdii shax shaleey fu aad cade diidayse jumaykaanka hayska celiso reer dudaaya ka xaabiya heeee kkkkkkkkk

    • @xanfarax99
      @xanfarax99 6 ปีที่แล้ว

      khadra maxamad 😂😂😂😂😂😂

  • @isseamin3756
    @isseamin3756 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk shaxshaxleey hooyo kulul waaye ninkii gabdhaheeda taabto shaashkeeda ku ceejunee jameekaanka waa gacan galay kkkkkkkkk

  • @ayanali8546
    @ayanali8546 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh reer dudaaye qosol ay leeyihiiin😃😃😃😃😃😃😃😃

  • @naciimoshaarub3709
    @naciimoshaarub3709 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk Amuu Isku Keen Garaca Kulaha Asi Ma Igaraaci Karo Kulaha Somaliyo May Moodaa Sheenadan Goormuu Imada Ar Reer Dudaye Wa Loyimi

  • @farhiyahassan9229
    @farhiyahassan9229 5 ปีที่แล้ว

    Wilashanada somaliyed illahay hano barakeyo

  • @gabadhacanab1776
    @gabadhacanab1776 6 ปีที่แล้ว

    sheenadan goormee kugu bilaabay kulahaa😂😂😂 laki xaaji love isaara😍

  • @amalomar7053
    @amalomar7053 6 ปีที่แล้ว +4

    Qofkii 16aad ahy like ii saara

    • @nasraabdi5446
      @nasraabdi5446 6 ปีที่แล้ว

      part 14 ayaan sugi kari laayay

  • @munaqabi4670
    @munaqabi4670 6 ปีที่แล้ว

    🤗🤗saa youtube ufirinaaye waadhintee qaybti kale aaway🤗🤗🤗🤗

  • @iskufilanshire4701
    @iskufilanshire4701 6 ปีที่แล้ว

    Wwww wlh waa shidan thy noo soo badiya musalsaladka ajnabiga bn kaga marmeynaa

  • @mahamudalinur8730
    @mahamudalinur8730 6 ปีที่แล้ว +7

    Ciid wanagsan umada muslimiinta

    • @quentazha4968
      @quentazha4968 6 ปีที่แล้ว +1

      Mahamud Ali Nur
      Ciid lamidah

  • @marialovebabyasdfg2939
    @marialovebabyasdfg2939 5 ปีที่แล้ว

    Ar ani iqabta waan suuxay sidan uqoslayay jelemed iyo qaadada lagu duula idilay

  • @ahlaammohamed3196
    @ahlaammohamed3196 6 ปีที่แล้ว

    Balaayo ajanabi ha guursato allow wiilasheena no barakee

  • @queenbulbulaahmed2098
    @queenbulbulaahmed2098 6 ปีที่แล้ว

    Xawo kiin walhi kala iyo lab lo jug dhabaay blhi maskiiin waxiidd
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nemageenyo5094
    @nemageenyo5094 6 ปีที่แล้ว +2

    inta laki suuraheeda jcl 😂😂😂😂like cml

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 6 ปีที่แล้ว +7

    Xawa kiin seey Englishka u jajabsato ayan ku hayasta 😂😂

  • @hamditaraxqueentarax7731
    @hamditaraxqueentarax7731 6 ปีที่แล้ว +4

    Xawo kiin aad ayan uga xumahey dilkaada Lkn jiliin noo wadaa

  • @lulibrahim8510
    @lulibrahim8510 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk. Sheekamiyaa live. Runta eh saan ma aha error resistinimada iska dhaafa 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @qadroqaali9626
      @qadroqaali9626 6 ปีที่แล้ว

      lul ibrahim qaali sheeko iyo filimba wax dhacey oo jira laga sameyAa

  • @kifaxxasan1903
    @kifaxxasan1903 6 ปีที่แล้ว +2

    Caadi ma ahan walhi ruwaayadaan wax badan baan ka faaiiday

  • @ceelbarafgirl2215
    @ceelbarafgirl2215 6 ปีที่แล้ว +1

    Ar gabdhow jamaican kanaga ilaliyaa😂😂😂😂😂😂

  • @fadumofarah2455
    @fadumofarah2455 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh riwayad kle kuso xijiya ani laki iyo xawo kiin fuad asxbtayda waye allaha daye

  • @quruxsan6531
    @quruxsan6531 6 ปีที่แล้ว

    Musalsalkan wuu xumadey nahla an ayuu noqdey sidii hore uma xiso badno

  • @amirahamse8139
    @amirahamse8139 6 ปีที่แล้ว

    Woow part13 waa sugayeey gobe
    Thnkz

  • @cadeey2595
    @cadeey2595 6 ปีที่แล้ว

    Quruxloowga timaha dheer😘il iyo cowr la'aa cadde

    • @MrGesey
      @MrGesey 6 ปีที่แล้ว

      cadeey 25 thnks walaalshiis soo dhawaaw

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi wiilasheena waxka fiican mabajoraan adigoo wiil soomaaliyeed u jeeda gabdhow ha aadina ajnabiga

  • @deeqocarab5443
    @deeqocarab5443 6 ปีที่แล้ว

    Allah rer dudaaye walee caawa wey iga qosliyeen bal jameekan jalmad iyo qaado maxay ka tartaa korkiisaba ma karteee

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 ปีที่แล้ว +13

    Hhh xawa wixi helan layabay nabsigi fuad waso baxay yeah lol

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil 6 ปีที่แล้ว

    Alla shaama kulahaa mayaqaano gaalka gaalku dhalay 😂😂😂😂

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 6 ปีที่แล้ว

    Xaawo kiin jilida Kuma wacnee heesahay Ku wacan tahay kolay aniga imay qancin

  • @Hananradai
    @Hananradai 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk Xanaan mee ku dhaheeen walee samidey caadi ma ahan 😂😂😂

  • @hamdaqumaniita3304
    @hamdaqumaniita3304 6 ปีที่แล้ว

    Markay sheekaysanayaan hooyada iyo hablaheeda wlhi hooyaday ayn tabaa ilhy ha u naxriisto

  • @haaliabdi1820
    @haaliabdi1820 6 ปีที่แล้ว +3

    Kkkk laki waa cabsatay markay gaangeystar maqashay 😂😂😂

  • @amalsalah3417
    @amalsalah3417 6 ปีที่แล้ว

    ciid mubaarak dhaman asxapta

  • @farhiyahassan3178
    @farhiyahassan3178 6 ปีที่แล้ว

    Reer dudaaye iyo INdha gulus maxaa kala haysta

  • @hilaacmedia8210
    @hilaacmedia8210 6 ปีที่แล้ว +5

    Walahi somalidu wa dahab manta waxa isdilay dukan aan ka adeeganayay labanagod o carab ah mid ninkeda lasocday takalle nina lama socon xamilana way ahayd halkuu kala celelin laha ba labadoodiiba nagti xamilada ahayd lo wada tirinaya o isagi inu dilo damacay halku nagtisa ceshan laha ila polis lawacay marka dhaqankenu wa cajib

    • @mariahassa
      @mariahassa 6 ปีที่แล้ว +1

      ruula axmed carabta cadi ma aha dhaqankoda saas wayo

    • @mariahassa
      @mariahassa 6 ปีที่แล้ว +1

      Nagtoda lama taban karo

    • @yartalasiiyayawoodiidumark6217
      @yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 ปีที่แล้ว +1

      Ooo waaa dhaqan fiicane nin naagtii kula dagaashaba kula dilayaaaaaa waaba super cool 😂😂😂😂😂😂😂

    • @foziaali5527
      @foziaali5527 6 ปีที่แล้ว

      Zara Mehmut kkkkk wlbi wad iga qoslisaye oo maa in ow kuladila rabta sxb anga aadna lenahaye naag ninkena managula tago dumarkena qaraba raga wada cad marinayo🤣🤣🤣🤣🤣

  • @waxiisheeg6618
    @waxiisheeg6618 6 ปีที่แล้ว +8

    Wiilka tima dhaadheerka snapkisa igu caawiya😭😭😭❤😘

    • @visiononpointaa6384
      @visiononpointaa6384 6 ปีที่แล้ว

      Shaamyare2

    • @qajo9403
      @qajo9403 6 ปีที่แล้ว

      furaha guusha uffffff na maxaa ku fashay maba quruxbadna jini gaabka

    • @zaxarlazz6777
      @zaxarlazz6777 6 ปีที่แล้ว

      QA JO kkkkkkk dhul dhaqaaqay weeyaan

    • @salmanura2059
      @salmanura2059 6 ปีที่แล้ว

      furaha guusha quruxlow wayo😄😄

    • @MrGesey
      @MrGesey 6 ปีที่แล้ว

      furaha guusha waa kan snapchatgeyga shaamyare2

  • @faankakamaheloasadreerqard2112
    @faankakamaheloasadreerqard2112 6 ปีที่แล้ว

    walee la idin gaari waa Laki iyo mama Shaxshaxley Xaawo kiin Fuad cade Xanaan yusuf yare shamso food Dhooleey Shaam yare safiyo iyo intii kale qooto qooto wax ay sameeyaan intey waayeen beey maqaaxi naf ka dooneyn kkkkkk kama helin kolee qooto qooto 👎dabcan fikradihii baa ka dhamaadeen
    Hadaad la timaadid wax ay dadka daawan karaan lagana faaiideysan karo wacyi galin ku jirto kama caajiseysid.waligey film soomaali kuma oohin lkn team Goobe Video Production weey iga oohiyeen waxeyna wax ka sameeyaan wax dhaca big Respect 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @fartuundeeq3626
    @fartuundeeq3626 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaaah waan ladhacay qaabka loo dhigay waaaaw