Dhalinyaro Soomaali ah oo Ma-Gaffe ku Haysto Liibiya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 พ.ย. 2018
  • เพลง

ความคิดเห็น • 157

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 5 ปีที่แล้ว +9

    Wn ooyey wlhi Allah haydiin fududeeyo wllo sidii aad uga soo bixi lahaydeen

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay ha u naxaristo dhaamaan tood inti kuu dhimateey😭😭😭😭😭😭😭😢😢

  • @oumalkhairomar7361
    @oumalkhairomar7361 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax xanuun badaan ilhayoo umadaada ugargaar meel walbooy joogaa soomaali duco ayaan idiin awoodaa wallahi Alle hadiin samatabixiyo

  • @ayaanmaxamed1022
    @ayaanmaxamed1022 ปีที่แล้ว +2

    Somaali illhbaa saan uqadaray allow nogargaaar yaarabi😪😪😪😪😪😪😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @user-yv3li2sc2s
    @user-yv3li2sc2s 4 หลายเดือนก่อน

    ugu danbeyn wy ka baxeen 2019-2024😢❤

    • @Mustafefaysalmaxmed
      @Mustafefaysalmaxmed 4 หลายเดือนก่อน

      War niO waan sii socdaa shpe meesha iiga wrj hdad wr kahyso

  • @mushtaaqcaday472
    @mushtaaqcaday472 2 ปีที่แล้ว +1

    inaa lillaah wainaa ileeyhi raajicuun allaw ugr rabiyow raxmaanow🥺😰😰🥺😰😰😰😰

  • @abdihashi9195
    @abdihashi9195 ปีที่แล้ว +1

    Every other week a family member of mine is seeing and hearing about how people are prospering and elevating here in the west so they're risking their lives dying to get here.

  • @issaqbarud6499
    @issaqbarud6499 2 ปีที่แล้ว +2

    Alow, ogargar dadaka inshaalah

  • @cabdallaahmed2746
    @cabdallaahmed2746 5 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha waa kanaxay Wllhi Walagu ciyaara😭

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman 2 ปีที่แล้ว +1

    Muuse biixi madaxweyne qaran ma ahan
    Ee madaxweynaha somalia dheh
    Somlilanad cidna ma taqaano
    Ee soomaalia dheh
    Inshaa allaah alle ha idinka soo fakiyo
    Wax walbo aan awoodno waa diyaar

    • @user-rx7ku8uy6q
      @user-rx7ku8uy6q ปีที่แล้ว +1

      iska aamuu hooyada wase muuse ma hooyada ayu aaabaahaaa uu dhaaafy cuqdaaad ba ku hayse

    • @macalindaud-daruiman
      @macalindaud-daruiman ปีที่แล้ว

      @@user-rx7ku8uy6q hada waa runtayda doqonyahaw xaywaanka adduunka soomaaliya iyo madaxweynaheedaa la yaqaanaa
      Muusa biixi iyo soomaaliland cidna ma taqaano mise sidiisoo kale doqontinamadaasaa aaminsantahay cawaanyaw qolofka ah hooyo canjeerada isii baa tehee hana dambiyeen caaqyaw

    • @user-rx7ku8uy6q
      @user-rx7ku8uy6q ปีที่แล้ว +1

      @@macalindaud-daruiman ciid na ma taqaaanO adigU maxd tahy marka ma xoolo ileen wadigan aqaaaneeeee ciilan yahy xge joogta ?

    • @macalindaud-daruiman
      @macalindaud-daruiman ปีที่แล้ว

      @@user-rx7ku8uy6q doqonka hadduu hadlo ha looma jawaabo
      Waxaan ka khayr badan jawaabtiisa aamusnaanta.

  • @user-qg1so9sd7v
    @user-qg1so9sd7v 8 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp meel may idinka banalthy inan idin imada rabaa zxp

  • @user-qg1so9sd7v
    @user-qg1so9sd7v 8 หลายเดือนก่อน

    Libiya ayay jogta marksy injir ka hadnaysa😅😂😂

  • @SharmakeAdan-eb6vb
    @SharmakeAdan-eb6vb 4 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭

  • @user-uc3nu2jk4l
    @user-uc3nu2jk4l 5 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @user-uc3nu2jk4l
    @user-uc3nu2jk4l 5 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @miikeywrld
    @miikeywrld ปีที่แล้ว

    Ha tahriib

  • @AhmadHoh
    @AhmadHoh 14 วันที่ผ่านมา

    Waxay kufastan dhidgu lafaboo

  • @savekensington9850
    @savekensington9850 ปีที่แล้ว

    O nooooo Ya Allah please help 🙏 ya Allah 🙏 😢 help 🙏 help 🙏 ya rabi.Very very 😔

  • @AbshirCabdi-fq6ot
    @AbshirCabdi-fq6ot 10 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @CiilowYare-dt7if
    @CiilowYare-dt7if ปีที่แล้ว

    Ax allah idnka saro 😢

  • @nimcomaxamed3526
    @nimcomaxamed3526 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedhazzan6118
    @mohamedhazzan6118 5 ปีที่แล้ว +7

    Nin zoomaray Dhipaatadaa Ayaa Garanaaya xanuun Badanaah
    Alleh Haka Zoo FurTo

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 5 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭

  • @zameerhassan5010
    @zameerhassan5010 5 ปีที่แล้ว +7

    😭😭😭qof wllo arkay uunpa garnya ax ax ax wllo alleh aydinka sosaro dadkan Marin sheeko kliyah unpay U arkaan😭😭😭😭😭😭

  • @saeedm.ismail7813
    @saeedm.ismail7813 5 ปีที่แล้ว +4

    Dhulkagaa lagu hodmaaa
    Dhulkaga lagu hodmaaa

  • @user-ln5rl4df1m
    @user-ln5rl4df1m 5 ปีที่แล้ว +3

    Baryahan waanba kanasane caluul xumada dhalinta somaliyed magafaha heesto

  • @abdirahmanfaysal3047
    @abdirahmanfaysal3047 5 ปีที่แล้ว +3

    Al al al ka yar waan garanaya farxaan yare allow ka soo saaar caruurnima qaade inalilhahi wllhi waan ka naxay somaliyey isku taga oo u naxariista walalihin ah😢😢😢😢😢

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 5 ปีที่แล้ว +5

    Dhamaan Umadda Somaaliyeed Ee Islaamka Ah Waxaan Ka Codsanayaa Inay U Gurmaddaan Dhalinyartaa Dhibaataysan Ee Ku Xidhan Jeelka Liibiya Walaahi Xaladoodu Ilaahay Ayey Hor Taalla Ilaahay Haydinka Qabto Caddowgaa Idin Haystai

  • @JamalAli-cl3wq
    @JamalAli-cl3wq 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa kuwaa dhalinyaradee somaliyeed sidaa magafe meelwalba ugu hatstand qaarna qadar ayaa askarkadhigatay oo sidaaydoonaan ugala intiikahadhayna magafaahaysta ilahay waxan kabaryayaa in Allaha weyne kasoo furfural tuugtaa

  • @muusehaarun7000
    @muusehaarun7000 5 ปีที่แล้ว +4

    wlhi waa ka xumahay gabdhihi miss africa lo yaqanay liibiyaan wacal ah kufsana shyt somali inte qabil iyo qurun iyo mamul isku heysten caruurti dumarki badda ku dhamaday

  • @SomGaming77
    @SomGaming77 5 ปีที่แล้ว +4

    TAHRIIB WUU DHAMAADEE REER SOMALILAND NOW ISKA ILAAWA KII NAFTIISA BIIMEEYA MOOYEE

    • @user-rx7ku8uy6q
      @user-rx7ku8uy6q ปีที่แล้ว

      wn so socoda zxp from burco dal ka wxa ba ma yalaaan dawldaaa cunta

  • @mohamercurybeableandthenyo4992
    @mohamercurybeableandthenyo4992 4 ปีที่แล้ว +3

    Walaalayaal Alle talasaarta insha Allah Waad Kabad baadaysaane

  • @nimcodheman3613
    @nimcodheman3613 5 ปีที่แล้ว +2

    Qalbiga iga xanuunayaa

  • @khadarsomaaliya1208
    @khadarsomaaliya1208 5 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +1

    Rabi ha ka soo badbaadiyo gacan cadaw bay ku jiraane balse Waxan odhan laha hadii alle ka soo badbaadiyo dalkooda Ha ku soo noqdaan ilaahayna Waa idinka soo samata bixin bi idmi laahi tacaala

  • @liibanxuseen6874
    @liibanxuseen6874 5 ปีที่แล้ว +3

    alle ha ka zoo furfuro cadowga xun

  • @fahmiyusuf6489
    @fahmiyusuf6489 5 ปีที่แล้ว +1

    Illhy wxan ka baryaynaH inuu umada islamka ah melkastoo ay joogan cadawga kasoo fardamiYo
    Gar ahaan umada ku dhipatysan liibiyaH
    Illahow u GarGaaR adaa cadileeH 🤲🤲🤲

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 5 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay ha ka furto dhibaatada haysataya dhalinyadaa reer somaliland ee ku dhibaataysan wadanka libiya

  • @Shuriye-zs7dz
    @Shuriye-zs7dz 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah haydinka soo daayo wll

  • @ururkasamafalkamarwo6238
    @ururkasamafalkamarwo6238 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha ka soo badbaadiyo

  • @mohamedamiin8996
    @mohamedamiin8996 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle hakasoo badbaadiyo

  • @Abdiwalinadaara
    @Abdiwalinadaara 5 ปีที่แล้ว +4

    Alle Haydiin Gar Gaaro " HCT Warbaahinta Bulshada. Fadlan Haloo Gur Maddo. dhalinyaradaas

  • @cabdicooncabdicoon2572
    @cabdicooncabdicoon2572 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw gargaaro adoomadisa islamka

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 5 ปีที่แล้ว +10

    waa caruuurteenii reer somaliland

  • @shiremali
    @shiremali 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭
    Dadkaa farmajaa aqaro laweydin asagaa magici somaliya wato

  • @engcabdishakuuraxmed3243
    @engcabdishakuuraxmed3243 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay Ha Ka So Furto

  • @subrina7781
    @subrina7781 5 ปีที่แล้ว +2

    Allahyow cadowga inaga furo

  • @ilameerayso6021
    @ilameerayso6021 5 ปีที่แล้ว +4

    Ax noloshaa qof maray uun baa dareemi kara

  • @aminhousein2178
    @aminhousein2178 5 ปีที่แล้ว +1

    اللهم انصر اخوانانا في ليبيا🤲

  • @muusehaarun7000
    @muusehaarun7000 5 ปีที่แล้ว +2

    muuse bixi libiya ayada ma taqan iska sabar insha allah dowlada somaliya ku so deyneyso

  • @abdilahifahmi5125
    @abdilahifahmi5125 5 ปีที่แล้ว +1

    Ax allh waxan idinka baryayaa in farash idinka furo ... yaa allh u gargaar adoomahaaga ameen yaa allh

  • @abdihakiinmire7373
    @abdihakiinmire7373 5 ปีที่แล้ว

    alla zhpky baa ku jira
    igu so duceeya
    iyo dhamanyodba

  • @alimaraq7441
    @alimaraq7441 5 ปีที่แล้ว

    Walaalayaal ugar gaara dhalin yarta ku dhibaatayzan libiya meel maaha waa meel xun oo xaarana wll kii wax uqaban kara ha uqabto kii kalan ha uduceeyo wllyl

  • @ilyasilgrande4571
    @ilyasilgrande4571 5 ปีที่แล้ว +3

    Runti wan ka naxay dhibaatada heysata inimadaas rabbow ugargaar war soomaaliyey haloo gurmado waa dadkeeeniiye

  • @yuusufcawl2877
    @yuusufcawl2877 5 ปีที่แล้ว

    Zubxalh zubxlah ilahy haa idn naxrizto wllo ilahy haydin naxrizto

  • @umuayman757
    @umuayman757 5 ปีที่แล้ว +3

    Ax ax dhalaankii Soomaaliyeed dayac iyo dar xumo ayaa meel walba ku haysatah

  • @mahirelmi569
    @mahirelmi569 5 ปีที่แล้ว +9

    allaha ha ka soo bad baadiyo walalaheen

  • @apdihakimmuhumed3855
    @apdihakimmuhumed3855 5 ปีที่แล้ว +2

    Allaha ha gargaaro

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 5 ปีที่แล้ว +2

    Ax ax ax wlhy waanka murugooday dhalintaas dhiban alle haydinka soo samato bixiyo wll allow adaa waynoo waaxidee kasoo saar yaaarabi

  • @killa5861
    @killa5861 5 ปีที่แล้ว +1

    Alow FiQI. Udir muse bixi. Madaxweyne. Ma aha. Waa gudoomiye waa cariuur Somali yeed

  • @umuahmad2535
    @umuahmad2535 5 ปีที่แล้ว +3

    Ya Allah badbadi masakinta 😭😭😭😭😭😭

  • @khadaressa8735
    @khadaressa8735 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u Sahlo

  • @asmamohamed8012
    @asmamohamed8012 5 ปีที่แล้ว +1

    Yaa rabi ilaahow caawi Aamin

  • @khadarduuroow6527
    @khadarduuroow6527 5 ปีที่แล้ว +4

    ilahow ka soo saar wllheyna somaliyed wlhi dadka aan maanta u jclhay waa dadka libia ku sugan wayo dhib ayaan isku brnay

  • @asmaali4970
    @asmaali4970 5 ปีที่แล้ว

    Inuu ilahay ka soo saaro Amiin dhaha intii dhiig leh ee damqanaysaana lacag ha u diraan intii awoodaysa , Allah ha ka furto cadowga

  • @talaabo2065
    @talaabo2065 5 ปีที่แล้ว +4

    Dadka dadkeena saa ugalaya ee ay u gacan galeen waa eraterian .
    Waxaana u adeega Somali kamida dadkan oo dadka u garaca kun iyo laba laga daynayo
    Runtuna waxay tahay Somali sidanaa u saleelo ah iyagaana is dhigoo waa War isuma haya
    Xaqiiqatan yarkuu masharixi Karo qofkiina ma qiyaasan Karo ta haysata oo xaaladooduu waa marooro dilaac

  • @darishore814
    @darishore814 5 ปีที่แล้ว

    Ala gabdhahaas ka xumahy ciil badanaa war aaway waalidintii dhalay gabdhahaas yar ee u ogolaaday in rag dhowr wadan ukala dhashan oo tuugo ah ine ku dhex tahriibaan

  • @radhas2411
    @radhas2411 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay hakasoo furto

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 5 ปีที่แล้ว +1

    Dhulkii ka dhaqaaqe dhibta aya haysa, alle

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 5 ปีที่แล้ว +1

    ilaahaw ka soo badbaadi aamiin ya alah

  • @hassanabdi6649
    @hassanabdi6649 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u gargaaro amiin ya rabi

  • @mohaofficial4347
    @mohaofficial4347 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah kasoo Badbaadiyo

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 5 ปีที่แล้ว

    ax ax ax ax uka wllyaaalaheena dhibaataysan ee reer hargeysa

  • @getto10
    @getto10 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow ka soo daa cadawga

  • @khadarsomaaliya1208
    @khadarsomaaliya1208 5 ปีที่แล้ว

    Tahriib baay Dadkeeni ku dhamaden Yallah

  • @muhanadmuslim3510
    @muhanadmuslim3510 5 ปีที่แล้ว +1

    war walalayal maskaxdo mar ay meel xun kula martaye hal cawiyo han ⏳⏳⏳♻SHER SHER GAREEYO MOOQALKAN

  • @monmo3385
    @monmo3385 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan kaxumahay dhaliyaradid dalkow dalkiin hooyo idin nabsiiyay😭😢yurub ma jana maxa dhex yaala allaw wanaga dalkayaga na tuus

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 5 ปีที่แล้ว +1

    ILAAHAY AYEY U GAFEEN ARSAAQADA MA YURUB IYO GAALO AYAA HAYSA BAGA ALAYLEHE GARAAC IYO KUFSIBA IYAGAA DOONTAY,

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 5 ปีที่แล้ว +1

    ax Allah ha soo badbaadiyo

  • @xiinfiniin5271
    @xiinfiniin5271 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha idiin gargaaro

  • @fadxicali3660
    @fadxicali3660 5 ปีที่แล้ว

    Nacalaa hooyadood kuyaal
    Walibana garaac joogta ah ayaan uga dhigi lahaa

  • @user-ef9sg8sm3c
    @user-ef9sg8sm3c 5 ปีที่แล้ว +1

    Carabta soomaliya meelkastoy kajooganba amma kuwa lasheegayo iney kusooscdan wain waxan lagagooya wayo maha waxloodul qadankaro ciilbadanaa

  • @kaabaargsan9767
    @kaabaargsan9767 5 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mustafemaxamadisaxaaq281
    @mustafemaxamadisaxaaq281 5 ปีที่แล้ว +1

    wlhi waa wax laga naxo waxaan baaq udirayaa dhamaan umadda soomaaliyeed meel walba oo,ay joogaan dal iyo dibadba waxaan leeyahay dhalintaa dhibaataysan dhibka halooga gargaaro

  • @ismahaanahmed7492
    @ismahaanahmed7492 5 ปีที่แล้ว

    ilahay haniika sobaxsho lacag maheesto wan idin badbaadinlaha

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh kula haa dadaydu waa afar iyo toban jir ma cadaan ayay noohaysaraa yartu

  • @nimcaanhaajicaddo4346
    @nimcaanhaajicaddo4346 5 ปีที่แล้ว

    Allow u gargaar waa dad izlaame

  • @wanaagsansidiihooyadeedwan3068
    @wanaagsansidiihooyadeedwan3068 5 ปีที่แล้ว

    axeey ax illahay haydinkasoo
    badbaadiyo cadowga😢😢😢

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ugargaaaro😭😭

  • @mustafemaxamadisaxaaq281
    @mustafemaxamadisaxaaq281 5 ปีที่แล้ว +2

    baaqa labaad waxaan udirayaa muuse iyo rajiimkiisa waxaan leeyahay ubixi dalka waad aragtaan intiii joogtayna waddadaa say haysaa hadaydaan han daraabka kafurin

    • @zamxammohamed7338
      @zamxammohamed7338 5 ปีที่แล้ว +1

      tahriibtu ma intuu muuse xukunka qabtay bay bilaabantay talow yaab muusad ku miyir beeshay ma is tidhi.

  • @timacade5638
    @timacade5638 5 ปีที่แล้ว

    War ragga la garaybe dumarka maxa iryanaya; abaalkoodii bay heleen. Dalkiina meel ka fican ma jirto; yurub anaga joogna waxba ma yaalan.

  • @ifrahomar7854
    @ifrahomar7854 5 ปีที่แล้ว +2

    Aaaaaax🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 ปีที่แล้ว

    Weliba ugu yaran 10000 $ aya laga raba

  • @farxiyajaamac1019
    @farxiyajaamac1019 5 ปีที่แล้ว

    ax ax ax illahay cadowga ha idinka qabto

  • @Ahmed-gx8hz
    @Ahmed-gx8hz 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭 samra wadkabaxaysaan inshlah

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 5 ปีที่แล้ว

    QADAAD WEYN MUUSE MA DIRIN EE AFKA KA JEEDIYA, FARMAAJO HABLO KUFSADE ARKA OO MADAXWEYNE U HAYSTAAN

  • @duuliyehoreboss2126
    @duuliyehoreboss2126 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahybaa idin maqan

  • @talaabo2065
    @talaabo2065 5 ปีที่แล้ว +1

    Walalow waxaad libiya tagtay 2018-9 adigoo arkaya dadka kasoo yaacaya Libya Libya enter ayay ledahay ee exit malaha. Wali qaar intay videogan daawadaan hadana tagayana waynu arki

  • @shaymaalishabel6217
    @shaymaalishabel6217 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว +1

    muuse Handaraab aaway soo furo dheh dadkaaga