ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

"Odey Ka Bad Baadey Markab La Dagay"Barnaamijka Kartidda Bulshadda | SAABTV

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2019

ความคิดเห็น • 200

  • @abdirahmanmohamed2658
    @abdirahmanmohamed2658 2 ปีที่แล้ว +23

    Ilaahay ha unaxariisto wariyaha ducaysane xiis cabdi todobaadkii hore ayuu wadnuhu ku istaaagay sagoo garoon kubad kuciyaaraya hargusa ahun😓

    • @daacigaislaamka124
      @daacigaislaamka124 2 ปีที่แล้ว

      Amiin yaaa rabi

    • @amshoosoamshoo2607
      @amshoosoamshoo2607 10 วันที่ผ่านมา

      Wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwb​@@daacigaislaamka124

    • @Kaligiisduul5
      @Kaligiisduul5 9 วันที่ผ่านมา

      Aamiin yaarabi

  • @fadxaaxmed6142
    @fadxaaxmed6142 4 ปีที่แล้ว +58

    Waa adeerky aabhay ka weynaaa caawiye jamac cabdilahi alle haku dhawro adeero

    • @jamaciise9199
      @jamaciise9199 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa dhacdo naxdin leh.

    • @ibnuaxmed6720
      @ibnuaxmed6720 4 ปีที่แล้ว +1

      Ale haku dhowro aadna

    • @abdullahqablan8115
      @abdullahqablan8115 4 ปีที่แล้ว +1

      #iam amiira xage kunoolyhy

    • @farhanmohamed9599
      @farhanmohamed9599 4 ปีที่แล้ว

      Qurux

    • @MrXaguuga
      @MrXaguuga 4 ปีที่แล้ว

      Haa adeer caawiye berigii wuu sigtay dadkan qaar waxan been moodaya hhhhhhh

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +16

    Ciwaanka waaa biLaa ixtiraam
    Ka badaL Odey wl dheh aabe soomaliyey oo.alle.ka bad badiyey
    Markab💚

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 4 ปีที่แล้ว +49

    Walaal wariye dheh Aaba Somaaliyeed Isla markaana sheeg magaciisa oo seddexan iyo maasha aad ku wareysaneysid..
    Odey inaad tiraahdid waa kuugu ceeb

    • @geelleguure8978
      @geelleguure8978 4 ปีที่แล้ว +2

      Soomali haddaan nahay wax walba qasab ayaan ku galnaa

    • @ibkacade3435
      @ibkacade3435 4 ปีที่แล้ว +2

      Runta ayaad indhaha ka sartaye cawanka

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +1

      Aaad iyo aad waa biLaa ixtiraam
      Aabe soomaliyed weyeh waa in Laxuzhmeeyaa💚

  • @fartunhassanisse8329
    @fartunhassanisse8329 4 ปีที่แล้ว +9

    Subhanalallh

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 5 ปีที่แล้ว +11

    SubxanAllah ilaahay ba badbadiyay walee ninkii ilaahay u badbadinayo ayaa badbada maba suugikaro qaabta labad.

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 5 ปีที่แล้ว +17

    *Nasiibkaa makulanteen Ana Mayska Noolahay*
    Alle Dilaa Dhinta
    Ilaahii ku badbaadiyay baa mahadle

  • @abdimalik3879
    @abdimalik3879 4 ปีที่แล้ว +1

    Mindhaa mardanbe bad magalo alle haku amaansado aabe 👏👏💯

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 4 ปีที่แล้ว +8

    Asalaam caleykum WaRaxmatullaahi waBarakaatuh
    Waa sheeko cajiib ah, SUBHANA'ALLAH
    Buug kaqoro in Somali iyo in English, siay dadkale uaqriyaan ee Tanzaniya iyo Ethopia.
    Waa Sanadkee ?
    Thanks for sharing

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 4 ปีที่แล้ว +10

    Gaadiid ka Dhuxusha qaada ma sii jiro
    Ama Gaadhi ha noqdo ama Doon ama markab, Dhuxulena ma taajiro , faqri buu ku danbeeyaa ee umadyahay sidaa ula socda

  • @hamze5225
    @hamze5225 5 ปีที่แล้ว +19

    *Ax ax markaan Bada soo xasuustaba meelba wax iga goan Wlh waxanan soo xasuusta 2010 wxii igasoo marey Lkn Alxd maanta hadaan ka noolahay*

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 ปีที่แล้ว +33

    Weriye adiga oo aad u mahadsan, marka hore waxa lagu bilaabaa inta aanad gelin topic sheekada ama wareysiga, warbixin yar ama hordhac qofka Aad wareysanayso, magaciisa, da'diisa, meesha uu ku nool yahay, halka wareysigu ka dhacayo, wuxuu qofku ka shaqeeyo , qoyskiisa, iwm

    • @aamiinmukhtaar3681
      @aamiinmukhtaar3681 4 ปีที่แล้ว +2

      Adaaba khaldane qofka la waraysanayo ee *waraysiga* bixinaaya
      Maxaa laga waydiinayaa *qoyskiisa* adigase makula qurux baddan
      Tahay in arimaha *qoyskaga* wax lagaa waydiiyo 😎😎

    • @jimcaleomarjibril5921
      @jimcaleomarjibril5921 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh inta kale waa saxe waxa uu ka shaqeeyo iyo qoyskiisa maxaa kaaga dhex milmay?
      Ma xiise gaaraad u hysaa inaad ogaarid qoskiisa iyo ciday kasoo jeedan?🤣🤣🤣

    • @mohamudabdirashiid4097
      @mohamudabdirashiid4097 4 ปีที่แล้ว +1

      Qoyskiisa kulahaa adaaba ka khaldan wariyaha

    • @Somabilbooks
      @Somabilbooks 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamudabdirashiid4097 wlahay bilaahay aniga oo aan isogayn arintaas qoray runtiina waxaan is idhi akhri commentis waxaan arkay adigoo intii aan qoray qoray.... waa runtaa wuu ka dhacay xbadaas

    • @Somabilbooks
      @Somabilbooks 4 ปีที่แล้ว

      @@aamiinmukhtaar3681 aqoon la,aan xaga ashaxa saxaafada ayaa ku haysa,sidoo kale waa qodob ka imad ah tiirarka saxaafada ama wariya marka ugu horeysay la baro in qofka hadii taariikh laga wareysanyo la ogaado isaga laftigiisa waxa uu ahaa noloshiisa iyo dhalashadiisa iyo waxa uu yahay....ma aqaano ninkan aad u jawaabtay waa se ku saxaya aqoon daro ilaahow ha nagu dilin eexna hanagu cadaabin ...hadaad doonto ka baag google oo la kaasho personal inernivew sida loo qaado... wariyuhu wuu khaldamay aad iyo aad waliba dhowr khalad oo kale ayuu galay...hase ahaatee waa wariye dedaalaya

  • @mahadahmed2393
    @mahadahmed2393 5 ปีที่แล้ว +3

    I can't wait next video

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +5

    Bad miyaa maqli kiraa Qofkii Bad soo racay baa garan dhibkeeda 8saaac oo habeenimo Waaaba kan Doontii naga xumatay oo ragii doonta no waday Quustay Ooo dhahay anagu dabaal ba naqaan waaa Dabalaneynaa aniga iyo intii ila saarnaa cabsi baa na Qabatay naxdin Waa habeen waaa murugo waa ooohin runtii waa rajo dhigay alle ayaa baryey ragii soomalida no wayey baa dhahayey waa Bodeynaa anigii walayalow anaga halkee noga tageysan ba ku dhahay DabaaLo kulahaa anigii ma aqaani dabaal xala kuli xaaL wakhti danbe Oo aan isdhahy Kolba waad dhimane iska samir lkn raga doonta waday waa no dadaaleyn si ay Usameyaan Doonta sababta bada ayaa kacsaneyd oo roob ayaa Da,ayey runtii kama zheekeyn karo dhibaatuda QoraaL kuma koobi karo axl markii danbe oo roobku naga istaagay rajo ayaa nagazhay waana bad baadnay axL alle ayaa mahad leh axl Meezhu waa Boosaso waxana Usoconay Yaman😭😢😢😢😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Abuisra949
      @Abuisra949 4 ปีที่แล้ว

      kowsar Offiziel aad baad unasiib badan tahay alle u mahad celi in badan

  • @NaciimoUgbaadChannel
    @NaciimoUgbaadChannel 4 ปีที่แล้ว +2

    Saab tv

  • @ahmedyasinomar
    @ahmedyasinomar ปีที่แล้ว +1

    Allah haw naxariisto 😢😢😢😢

  • @yasserzh76
    @yasserzh76 4 ปีที่แล้ว +9

    saxaafadu waa inay ixtraamta cida ay waraysanayso magaceedan ku xustaa ciwaanka bal imika eeg kulaah oday ka badbaaday !!

  • @seed3966
    @seed3966 3 วันที่ผ่านมา

    Allaah hasahlo arimaheyna 🤲

  • @sacadcabdiraxmaan997
    @sacadcabdiraxmaan997 4 ปีที่แล้ว +3

    Ileen qofku waa ugaadho waan u taag waayey 😂😂😂 .
    Shabakadbey iisoo tuureenoo markasan adinka , gacanta iyo madaxaba la galey 😂😂😂😂

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 4 วันที่ผ่านมา

    Illaah mahad iska leh

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa garan kara nin bada wayo ku qabsadeen subhanallah alxamdulilaah

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 4 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walaahi reer ayeeydeey waa jin

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 4 วันที่ผ่านมา

    Ya rabi

  • @user-oj2po3eq4d
    @user-oj2po3eq4d 4 ปีที่แล้ว +3

    قال الله تعالى وما كان لنفس ان تموت الّا باذن الله
    صدقالله العظيم وبلغ رسوله الكريم ونحن على ذالك من الشّاهـدين،،،

  • @yasminfarah1113
    @yasminfarah1113 4 ปีที่แล้ว +2

    Hor dhamaan walaalahay waan salamaaya aniga hadan isku kiin sheegana waxaan ahay kabtanka markabka waday inantiisa odayga maaha qof allaah subaaxan watacaalaa ka cabsanaya inuu been sheegayana isgaa is ka shifaya aabahayna meel markuu ku soo hubsaday ayaa been ka sheegay wuxuu ogahay inaanu u jawaabi karin lkn anagaa nool oo awlaadiiisa malin malmaha ka midana xaqu iyo runtaba way cadaan doonaaan meesha aad beenta ka sheegayso Allaaah wuuu ujeeday xaqiiiqada Allaah ayaan kaa abaal marin adiga hadaad caqli leedahay waa fahmi kartaa sida uu kaligiii laashaka ku helay raga kalena ay ku waa yeen isgooo reer badiyaa oon dabaaal aqoooon isgii beenta sheegay yey ayaa hadan afkiisa isku ka shifaya one day inata aan meel soo fadhiisto xaqiiqada waan idiin sheegi dooona 🙏

    • @tamerat.
      @tamerat. ปีที่แล้ว

      Silkii hoyada u sheeg eyed yahy

    • @tamerat.
      @tamerat. ปีที่แล้ว

      Waxd garanyso ka hdal

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 ปีที่แล้ว

      ​@@tamerat. waryaa inanta hacaayine wax sheeg

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 ปีที่แล้ว

      Yasmin wall waxaad ogatahy noo sheeg aabana Allah Hanoo naxariisto

  • @sacadcabdiraxmaan997
    @sacadcabdiraxmaan997 4 ปีที่แล้ว +8

    Barigan reer miiga ahaa ayaan xidigaha ku gudi jiroo waxan waan garanaya 😂😂😂😂 inta kalena dayaxa iyo cadceeda oon aqaano mid waliba xaguu kaso baxo u dhaco iyo dabeysha oon ogaa marka horeba xagey ka socotey
    Odeygu naarsana 😂

    • @waxside2411
      @waxside2411 4 ปีที่แล้ว +1

      Sacadkayga 😂😂😂😂😂😂😂 mufakirka

    • @sacadcabdiraxmaan997
      @sacadcabdiraxmaan997 4 ปีที่แล้ว

      @@waxside2411
      ENG waa ku salaaamey .
      Maanta ayaan vedio dawaneyey aad nooga warameyso xaalada guryaha aad hirgaliseen kuna wareejineysan dadki lahaa masha allah Guul weyn oo fatxar badan ayay ahayd saxib 😍 .
      Ninki hanyarba hurdada ka bogtee hore usoco sxb qli .

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว

      Waa qoslay😂🤣🤣🤣

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 4 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi taariiq xun ayaa soomartay marna waan ilmeyay marna waan qoslay runtii waa alle mahadii haduu badbaday

  • @tooahiinegimer8196
    @tooahiinegimer8196 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay ayaakubadabaadiyay ballse waxaad adeegsatay maskax ilahay kugu manaysatay wllhi waxaan ku rajaynayaa cimri dhereer in Sha allh

  • @faaraxwacadwacad3330
    @faaraxwacadwacad3330 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso yaaba alle haadilsana rabi awodisa aamina dadaw

  • @abdirashedhirsi1103
    @abdirashedhirsi1103 4 ปีที่แล้ว +4

    Qabtiii 2aad ayaa laga baanyahy sxb

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 5 ปีที่แล้ว +11

    Ajashaan dhamaan.
    ifka kama tagtoo.
    waa sida odayga.

  • @user-ff6nm8ub7s
    @user-ff6nm8ub7s 9 วันที่ผ่านมา

    Cabdikariin.cali.shaah.abo

  • @NaciimoUgbaadChannel
    @NaciimoUgbaadChannel 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc wll horay usoco subcribe iyo like wan ku saaray adna isaar insha allh iso boqo wll

  • @user-qv8ft3ti5b
    @user-qv8ft3ti5b 20 วันที่ผ่านมา +1

    Caawiye

  • @omarahmed3798
    @omarahmed3798 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah baa mahad leh qofaan tiisa dhamaan ma jiito

  • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
    @AbdirahmanAyanle-mf8yj 5 วันที่ผ่านมา

    Qiso cajiib ah.

  • @jeckienurealph6949
    @jeckienurealph6949 4 ปีที่แล้ว +5

    Ileen qofku waa ugaadh oo waan utaagi waayay kulahaa 😃😃😃😃😃😃AArkan been badanaaa wlhi 😀😀filimkan waan daawaday waa Mexican 🤣🤣lkin wuu macaaneeyay wlhi 😄😄😄😄😄

    • @MrXaguuga
      @MrXaguuga 4 ปีที่แล้ว

      Abtigay baa dhalay oo waa run waxaas oo dhami.
      Markabku south africa ayuu geeyey oo redcross baa airfrance kasoo saartay paris buu transit ku ahaa oo jabuuti bay keentay airfrance. Waa taariikh dhab ah oo hal been ahi aanu ku jirin

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 4 ปีที่แล้ว

      Xishood, nin odey ah been ma sheegayo,,sheekooyinka noocaas ihi wey dhacaan,filim ayuunbaa baratee, markabku goortay degay iyo cida leh ba waa laguu garanayaa

  • @ismahanmohamedsaalax9080
    @ismahanmohamedsaalax9080 5 ปีที่แล้ว

    Allaah ayaa badbaadshay runtiii masha allaaaah

  • @fourrehgirreh4179
    @fourrehgirreh4179 3 ปีที่แล้ว +1

    Bahashiisa yar ayuu aaminey ,,,markabkaba ma aaminsana

  • @mohmedhassan7621
    @mohmedhassan7621 ปีที่แล้ว

    Alle aya mahado dhami sugnatay alx yarabi ❤

  • @osmanali4696
    @osmanali4696 5 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkkkkk kula kuntuwaray ka so baxay,war doon dhuxulaysta ila duntay dheh,bado shuruuc iyo qanuun caalamiya bay leday ee mah wx kuntuwaray loga so baxo ee qawlisato un iga dheh

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 ปีที่แล้ว

      Osman ixtiraamka yaa kugu yar, akhlaaq ma lihid, erayo kooban baad soo qaadnayaa, shame on you

    • @wadaniforever5894
      @wadaniforever5894 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk odaygu wuu khal khal hadlayaa labada gacmoodba cirkay u taagan yihiin hadalkiisu been ayuu u eg yahay

    • @maxamedxasan2842
      @maxamedxasan2842 4 ปีที่แล้ว

      yaab subxanalaaah

  • @farhiabeautychannel4612
    @farhiabeautychannel4612 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah adeerkay caawiye Allah ayaaka badbaashay dhibkas

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE 4 ปีที่แล้ว +1

    weriyaha iyo shekadu waa kala wayn yihiin.

  • @rahmaadan5053
    @rahmaadan5053 4 ปีที่แล้ว +1

    Ixtiraan mayaqaanaan waa ciyaala suuq qiin makara foon haysta mansha ala adeer ilaahay ayaa ku bad baadiyay

  • @lolbob1906
    @lolbob1906 4 ปีที่แล้ว +1

    الحمذالله علي السلام .

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 19 วันที่ผ่านมา

    War waxaan waa sheeko marqaan ma ahan wax run ah

  • @mankacade8454
    @mankacade8454 3 ปีที่แล้ว

    alle dila dhinta wllhi allow gafkena iyo ajashena ha kulmin

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 6 หลายเดือนก่อน

    Subxaanala xalad adag bay mareen wlhi

  • @honestboy1200
    @honestboy1200 4 ปีที่แล้ว

    Sheekaan mar kasta waan dawadaa

  • @ShukriCilmi-i9b
    @ShukriCilmi-i9b 6 วันที่ผ่านมา

    Legen. Weeye odaygu geesi wakhtina wuu u hadhsanaa

  • @samawade2498
    @samawade2498 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso la yaab leh
    Kkkkkk waa kala ugaarownay

  • @ciiseciise3214
    @ciiseciise3214 4 ปีที่แล้ว +3

    Wa ceeb qoralka ciwaanka u ah wareysiga oday wa kalmad xushmad dara qofku.magac bu.leyaha

  • @maxamedxasan5909
    @maxamedxasan5909 2 ปีที่แล้ว +1

    M.

  • @fagaarahafanka2307
    @fagaarahafanka2307 4 ปีที่แล้ว +4

    Wariye bilaa khibrad ah iga dheh

  • @user-mw7lo5qf7f
    @user-mw7lo5qf7f 4 ปีที่แล้ว +3

    Qofku wakhtigiisuu dhintaa bal ninkan wuxuu soo maray eegga

  • @axlaaamxasan5163
    @axlaaamxasan5163 4 ปีที่แล้ว

    Ilaaahey ciduu abuu badbaadiyaa qatar loomadhinto waalaahi ilaahey aamahadle awooda ale uunatusay ninka uuale kubadbaadiyo

  • @huseenhaashiali6384
    @huseenhaashiali6384 4 ปีที่แล้ว +1

    Odagan shekada aw kashekeynayo waxan kafahmay 9kii qofe markabka lasarna inu asaga dilay waxay illa tahay safka marku udib maray inu kabaqay qofka harayo inu noqdo ayu kabaqay sidu shegayna midi ayu qofkasta haystay waxawna no shegay bada inu ku boday waxana mesas kacad inu xarigii 9ka qof ay haysten inu jaray doontana uu kaxaystay

    • @yasminfarah1113
      @yasminfarah1113 4 ปีที่แล้ว

      Huseen Haashi ali hadalkaaga ayaa xaqiiqa wllky

  • @wadaniforever5894
    @wadaniforever5894 4 ปีที่แล้ว +2

    Qofku waa ugaadh kulahaa oo qaban kari waayey kkkkkk

  • @shacabmediapro6222
    @shacabmediapro6222 4 ปีที่แล้ว

    alla naxdin waynaa inay aniga igu dhacayso ayaabad moodaa saacadaa la joogo ilaahoow adaa waynoo waaxida

  • @mohamedsaki6462
    @mohamedsaki6462 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 4 ปีที่แล้ว +4

    Aaawe qaybtii labaad

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 4 ปีที่แล้ว +1

    Markabka dhuxusha somalia ka qaaday inuu dego waan ku faraxsanahay waayo waa xaq feedhaha ka dilaacay.

  • @barkhadsalaan6470
    @barkhadsalaan6470 3 ปีที่แล้ว

    Jikaar wllki

  • @orobleh77
    @orobleh77 4 ปีที่แล้ว +5

    Nin aan dabbaal aqoon su Seaman u noqday.

    • @ad439
      @ad439 4 ปีที่แล้ว

      wuu riyooday

  • @hassanmahamud4247
    @hassanmahamud4247 4 ปีที่แล้ว

    Waa iska sheeko mala awaal ah

  • @luckyabdurashid194
    @luckyabdurashid194 4 ปีที่แล้ว +1

    Mucaawiye xayawaan aan ka xishoon marxuumka ayaad tahay adaaa ka badbaaday marba af ayaad ku hadlaysaa reerrka marxuunka kabtan sidaas kumaad odhane madan illahay ka xishoonayn ragii ku dhintay adaa lugu haystaa kolba af ha ku waramin xaqa feedhaha ka dilaacay dhowr iyo 20 sano ka bacdi afkaaga ayaad ku cadaysatay ninka buuxiyay ee waxaas oo dhan ka masuul ahaa wa adiga marxumintina dad bay ka tageen

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 ปีที่แล้ว

      Sheekadaan Su,aalo badan ayaan kaqabaa shaki Wayn ayaana igalay Allah ayaana xaqiiqada iga og

  • @abdifitahabdikadiryusuf
    @abdifitahabdikadiryusuf ปีที่แล้ว

    Maxay runtii tahay qofka markuu amaan dareemo ayuu waxii xanuun iyo silica dareemaa

  • @asaddiliwo8482
    @asaddiliwo8482 4 ปีที่แล้ว +1

    Titanic inaa fiirsanoya malenayay

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 4 ปีที่แล้ว

    wariyahan waa jecelahay waan ku xidhanahay lakin khaladaad yar yar oo xaga saxaafada ayuu galaa tusaale ahaan wuu xeerka Personal internview marka hore waxay ahayd inuu qolka uu wareysanayo iyo dadka is baro pernal profile, sida 2 minit ama 2 minit oo Taariikhda kooban ee shaqsiga u waraysnayo noloshiisa ah,.... ah Any way waan ka helaa wareysiyadan

  • @yasinmaxamed9495
    @yasinmaxamed9495 2 ปีที่แล้ว

    Forward ayuu ujeedaa

  • @dhiirageliyahanolosha5510
    @dhiirageliyahanolosha5510 5 ปีที่แล้ว

    Cajiib ilaahey amarkiisa badanaa

  • @hassanxaaji7801
    @hassanxaaji7801 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa tijaar jikaar wllkii

  • @libaanhassan2934
    @libaanhassan2934 2 ปีที่แล้ว

    hollywood haday qisadan ogaan lahayn movie bay ka sameen lahayeen

  • @ayaanhussein3753
    @ayaanhussein3753 4 ปีที่แล้ว

    Walahi ala dile unba dhinta😢

  • @ahmedabdimohamed3540
    @ahmedabdimohamed3540 4 ปีที่แล้ว +1

    abdisalaan hereri waa inuu aabahan dib u waraystaa waayo xog badan baa iyo sheekoyin oo kuwan ka xiisa badan uu kawarami karaa

  • @maxamedsaleebaan6474
    @maxamedsaleebaan6474 5 ปีที่แล้ว

    allah dile baa dhinta qoofkaasta ilahaaye maarku uqaaro ayuu dhiita lakin oduugu allah baad baadiye baa mahaad leh

  • @xasanmaxamuud5826
    @xasanmaxamuud5826 ปีที่แล้ว

    Wariyaa meshan kabax

  • @omarmohamoud5892
    @omarmohamoud5892 4 ปีที่แล้ว

    Qisadaan waa mid film laga sameeyo.

  • @walifarah101
    @walifarah101 5 ปีที่แล้ว +1

    haddii aanu ilahy irsaaqdada goyn oo weli addunka wax kugu hadhsan yihiin waa sidan oo kale waase sheeko murugo iyo xanuun badan

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma shoodhe suldaan jikaarbaa😁

  • @yuusufxasan9378
    @yuusufxasan9378 4 ปีที่แล้ว +1

    Waben marqan ah waye

  • @ahmetmouze5507
    @ahmetmouze5507 4 ปีที่แล้ว +1

    Weriyo aynu ahayn Ninka Faloop weeye wlhy😒

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 4 ปีที่แล้ว

    Waxay daliil kuugu tahay inaynu iska soconno oo iska nasiibinno waayo adduunka dadka jooga waxa loogu hor baraa waa safetiga iyo badbaadada iyo nabdgelyada qofka oo qofka waxa ugu muhiimsan waa haddii wax dhacaan sidii loo badbaadi lahaa ha noqoto khibrad dabbaaleed ha noqoto wax la Koro ama loo boxo ama doonyo ama siximado badbaado, ha noqoto waqtiga oo munaasib ah oo aan baddu kacsanayn xilliiyada safarka ku habboon, ilaahay umadda soomaaliyeed haw furo inay fahmaan muhiimadda wax korodhsiga cilmiyeed dhankasta oo qofka dantu ka gasho,

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso cajaaib ah😢

  • @cabdihindiofficialstudio2248
    @cabdihindiofficialstudio2248 3 ปีที่แล้ว

    Ala sheekadan meel baan ku qoray

  • @cabdifataax6896
    @cabdifataax6896 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxbakamajiraan

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 4 ปีที่แล้ว

      Walahi waa run,waan aqaanaa odeyga, walaalkii ayaa markabka lahaa

  • @mohamedxaji6298
    @mohamedxaji6298 4 ปีที่แล้ว +1

    Away qeebtii labaad

    • @cabdixashimaxamed2460
      @cabdixashimaxamed2460 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh. Caajib

    • @mohamedxaji6298
      @mohamedxaji6298 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdixashimaxamed2460 hee

    • @mohamedxaji6298
      @mohamedxaji6298 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdixashimaxamed2460 maxaa qosolku sxb waa qiso xiiso leh qisadan

  • @cabdicali1716
    @cabdicali1716 5 ปีที่แล้ว +2

    Jikaar awal ma habar jecluu ahaa

    • @awalederia9601
      @awalederia9601 5 ปีที่แล้ว

      Habar jeclo burco soo dhafta xageed ku aragtay kulmiye kahoor?

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 ปีที่แล้ว

      @@awalederia9601 Xashiis yuu ahaa, Ina Shixiri, Ismail Ali Abokor, xaqiir iyo xaqiir, Tujaarta dalka lila maanda ilaa 50 sano yey ahaayeen iyo bad mareeno, Allah Somali xaasidnimo ayaa dishay, badda ugn dheer Somaliland iyo dhulka iyagaa leh, nin walaalkii doorsadey ilaah darajadayn waa, Yusuf Giriiig, Ina Xandulle, Ilma Faarax Xarbi, aadan kabadhe, 50 sano horteed bay doonoyo iyo maraakiib lahayeen

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 ปีที่แล้ว

      @@awalederia9601 Xanuunka iyo cuqdada ku dhimi, ALlah maxaa naceyb kugu jira, doqontu walaasheed uun bay iska eegtaa, 1969 adeerkay iyo walaakay iyo 36 kale ayaa badda ku dhintay oo badmareeno iyo ganacsato u badnaa, xaqiir dhintay, Illaahow xaasid hannaga dhigin,

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 ปีที่แล้ว

      @@awalederia9601 80 cod bay doorasho kaga tageen, weliba nin Samaroon ah oo dalka usoo halgamin oo NSS ahaa, adna 80 kun oo wallaahi run ah ayaad oohintada ilaa maanta laga joogi waayey, gobanimo waa loo dhashaa Somaliland iyo Somali waa ogtahay, kuw dalkooda caayaya ee TV yada ka hadlaya ee cadowga u nsaageeya wa ayo; Mustafa Martin iyo Hassan baakaa dhashay, cadow cadow

    • @yassinawil5158
      @yassinawil5158 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh awale deria waa runtaa haber jeclo burco uunbay ka ooriyaaan lkn ninkani waa habar yonis muse cabdale

  • @BurhaanMediacom
    @BurhaanMediacom 4 ปีที่แล้ว

    Kulahaaa Lacagtaan Sitay Somalilan

  • @sowhat7997
    @sowhat7997 4 ปีที่แล้ว +1

    Waayel wax kastaba wuu arkayaa dunidan fitneeddeda

  • @saidmuktar8561
    @saidmuktar8561 4 ปีที่แล้ว

    Ilahaaay ayaaa maxaad iskalih

  • @you786one
    @you786one 4 ปีที่แล้ว +1

    Moojadu macnheeda waa maxay?

    • @abdirishidali5486
      @abdirishidali5486 4 ปีที่แล้ว

      Waaa isbadal ka mowjada biyaha marna Soo ka caya marna noqonaya

    • @caliyalhoo
      @caliyalhoo 3 ปีที่แล้ว

      Wave

  • @amaalxikma4712
    @amaalxikma4712 4 ปีที่แล้ว

    oo maxaa ku saaray

  • @FAHAMTECH
    @FAHAMTECH 4 ปีที่แล้ว

    allah ayaa mahadleh

  • @cabdifataax6896
    @cabdifataax6896 4 ปีที่แล้ว

    Wa eentii.onbiyo..lamarin

  • @ikraanladan8497
    @ikraanladan8497 4 ปีที่แล้ว +5

    Wax ka been badan waligeey ma arkin asiga lee is burinaayo

    • @MrXaguuga
      @MrXaguuga 4 ปีที่แล้ว

      Hal been ahi kuma jiro waa walaalkay ninkani saxardiid jaamac oo caawiye ku magacdheer weeye sheekadyna waa run oo anigaa familyga ah baa ogaa

  • @abdirisakwais8100
    @abdirisakwais8100 3 ปีที่แล้ว

    Waxani wariye maaha ciwaan xumaa WaxA Yaa dila

  • @sacadcali3234
    @sacadcali3234 5 ปีที่แล้ว +1

    Oday caawiye mudo dad iska ag dhaw ayaanu mudo ahayn caawiye jaamac ilkaxanaf

  • @catarcabdi5423
    @catarcabdi5423 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin re waqoyi qiso qabsato o Ben kudareyn weligey ma arkin Sida wax udhacen kaliya mo noga dhaco

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 ปีที่แล้ว

    Suaal qaldan oo yaab leh nin aakhiro iyo aduun u dhaxeeyuu leeyahay maxaad cuni jirtay