ALLE-DIIDKA (Noocyadiisa iyo Asbaabihiisa) | GORAY PODCAST
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024
- ALLE-DIIDKA (Noocyadiisa iyo Asbaabihiisa) | GORAY PODCAST
Marti Galiye: Goray Daahir
Marti ku ah: Mohamed A Qadir Wiish
Producer: IBrahim CM
Production: @sultaanfilms
Listen Goray Podcast
Spotify open.spotify.c...
Apple Podcast podcasts.apple...
GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno
dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan
aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.
...
Follow SULTAN FILMS on
@sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
...
For bussiness inquieres
Sultaanfilms@gmail.com
...
The official TH-cam channel of Sultan Films
Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.
/ sultaanfilms
Home of Entertainment
©2024 SULTAN FILMS. All rights reserved.
...
#SultanFIlms
#GorayPodcast
Jazakallah ustaad,mahadi haka gaadho saaxibkay m.harbi ayaa ila wadaagay barnaamijka.
Cajiib!
Ustaad Gaalkacyo isku xaafad ayaannu ahayn wlh.
Masjid Mubaarak iyo Shiikh Siciid❤️
Maasha allaah
Maaaha allah waa cinwaan loo baahnaa iyo qofkii ku haboonaa mahadsanid
Masha Allah 🎉
Masha alah waa nin waxbadan ka warhaya ❤❤
Shakhsi qiima leh iyo iftiimin wanaagsan .
❤🎉 dadka wax laga faaido weeyan
Layaab war ninka markale inoogu so celi qaabka uu wax uu wax u sharaxaya layaab ah ❤🎉
Mnshlh rubtii mowducan wa mucduucan aad loogu bahna in bulshada laga wacyi galiyo..ustad wish mahadsnid
Baarakalaah
Qayb 2aad hadday macquul tahay ka qabo ninkaas barnaamij muhiim ah oo waqtigiisii taagan weeye. Mahadsanidiin bahda Goray iyo ustaadkaba.
waa mowduuc muhiim ah.
M. Jazaaka aalahh
Waad mahadsantihin.
Allahuma yaa muqalibal quluub thapit qulubanaa calaa diinikal xaq, hadadan ka baryin illahay inu xaqa kugu sugo wey fududahay inaad lunto.
Wuumahadsan yahay ustaadku
Ustaadka cuwaanadiisa Nala wadaaga
center-ka Solar system-ka waaye mudane maahan koonka, mahadsanid
Goray Podcast suu 12k u heystaa faatalayaal eberkood ahna 1m u hystaan? Bulsho ahaan waa hoognay
Wayahan waa arka ilxad badan kumahadsanid waa podcast lobahna waqtigiisa sogalay goray mahad sanid
Mnshlh rubtii mowducan wa mucduucan aad loogu bahna in bulshada laga wacyi galiyo..ustad wish mahadsnid
Podcast qiimo badan oo aad loogu baahnaa runtii. Mahadsanidiin
dadka mulxidiinta noqday kuma yaro xujo marwalba yaanan loo sameen marmarsiiyo ah dad laniqaasho ayaan yar, dad waxaa jiro rusushii oo nool ladagaalay marka yaanan caam laga dhigin in xujjo yari ee jirto