SAAFI GABADHA KUFSIGII KU DHACAY MUSASAL NOQDAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • saafi kufsigii ku dhacay wuxuu noqday Musalsal Ticktock looga caweeyo😪

ความคิดเห็น • 232

  • @MsLajecel
    @MsLajecel หลายเดือนก่อน +15

    Maxkamada Daahir Calasow maxkamadiisa intay ka soo muuqatay arinteeda wax weyn baa iska badalay. Waxaa la halay magacyadii nimankii kufsiga geystay, maantana culeys weyn iyo fadeexo ayay dul jiifaan nimankii magacooda la kashifay. Daahir wuu dadaalay, marqaatiyana qaar buu soo wareystay.

  • @safiswisdom9369
    @safiswisdom9369 หลายเดือนก่อน +29

    Adiga hada sow Hunguri dartiis iima soo Qaadan
    Miyey kula Noqotey inaad Caqli I Dheer tahay

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน +2

      Saafiyeey Anigu haddii aan hunguri rabo Sida ninka Xaabada kaa dhigtay Daahir Dameer baad maalin walba I arki laheyd. Waad ogtahay Ita jeer aad Facebook iga codsatay in aan arintaada kasoo hadlo welina waan hayaa Fariimahaagii laakiin maanta ayay ila noqotay markii Habeen walba adigoo Caruurtada dhex jooga naago iyo Niman kaa faaiideysteen ee ay Views ku raadsadeen adna aad iska garan weyday! Sorry!

    • @munasudi3392
      @munasudi3392 หลายเดือนก่อน +5

      @@Caaliyasharif xanuun dhibay bay fatahaysaa wax dhibana maahan

    • @Beingme541
      @Beingme541 หลายเดือนก่อน +5

      ​@@CaaliyasharifSikasto lowareysto qofka dhibanaha Wu hadlikara ee ceeb haka dhigin

    • @farhionur6221
      @farhionur6221 หลายเดือนก่อน +3

      Asc abaay ilaahay ha ku dhib yareeyo waxa ku toogtey waa C/laahi goof iyo duniyo inta kale waa imaanayaan duniyo daahir waxuu ka dhigayaa in iyadana la kufsaday u maleeyn mayo hala soo fariisiyo mujrimadaas

    • @safiswisdom9369
      @safiswisdom9369 หลายเดือนก่อน +2

      @@Caaliyasharif hadii aad hore ii diidey maxaad hada ii aflagaadeyneysaa sow godin igama gelin hadii aad i tiri Cid wax kuu qabaneysa ma leh ma ilaahey Albaabada is Aad iga xigtaa mise Ari keyga af dhayal saneysaa
      Sow ma ogid in book aan qorey dunida laga aqrisan doono oo sidaas wax moodo arinku ka weyn yahay
      Naag laga bariiseesto waan ka qiimo badanahay waana kugu ceeb inaad Qabyaalad igu faquuqdo adigoo og inaan ahayn dadka qaar
      Mida kale Hadii aad mediaha aad ka shaqeysaneyso anigana Xaqeygaan ka dhex raadsanaya ee I Nabad geli hadii Aadan wax igu soo kordhineynin ha af lagaadeyn anigu bulsho dhan baan indho u ahay ✌🏼

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b หลายเดือนก่อน +27

    Gabdhan ka hara ragga waaa in loo soo qabtaaaa arinta qari baad leedahay? You wrong.

    • @mariamyusuf6438
      @mariamyusuf6438 หลายเดือนก่อน

      Waa run arintii ayay ku talisay waayo dhibkeedii xaafadaha ayay la wareegtay! Daahir Alasow asagaa gabdho soo kufsaday ee mayada ayuu asxaan u samayanayaa!

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah หลายเดือนก่อน +1

      ​@@mariamyusuf6438naag cadowgeedu naag 😭😭

    • @lilyatajaldin666
      @lilyatajaldin666 29 วันที่ผ่านมา

      ​@@mariamyusuf6438 meeshu ku kufsanaye miya taagneed adiga ‼️🤡

  • @sadiyoigal7534
    @sadiyoigal7534 หลายเดือนก่อน +19

    Wuu anfacaa magacyada maxaa yelay ayagana meshay is tagaan waa la ogyahay inay gabdha xoogi jireen soo Ilmaha halaga waar diyeeyo

  • @zuzuqurux6828
    @zuzuqurux6828 หลายเดือนก่อน +9

    Mama saafi iney cadaalad hesho Ayaan rajeynayaa 😢

  • @wandaba90
    @wandaba90 หลายเดือนก่อน +12

    I pray she gets justice

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 หลายเดือนก่อน +12

    runtaa weye Gabdhas miskiinta qalbigeeda ayaanba dagayn Yaan laga faaideysan miskiinta Nimanka xun Ilaahay haka meel mario waxas soo gaadhay waa iyaga dulli weyee😢😢

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji หลายเดือนก่อน +4

    Adiga hadii 38 sano kahor lagu kufsado hadaad waagaas garab weydo ee hada heshay meel ku hadasho qofka Rajo haliyo way utagaysaa ee adiga Cida ay utagto dhib mayay kugu tahay xaasidnimada iska daa ina adeer subxaana laah

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 หลายเดือนก่อน

      Barigas garab ma wayin o dowlad xog leh ba jirtay lakin dhaqan somaliga dhib ka jiray o ma shegi karin

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e หลายเดือนก่อน +8

    Caaliyaay waa qof dhibato wayni heshay fahan

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 หลายเดือนก่อน +3

    DULMI ayaa lagu sameyay gabadhas Safi ilahay ha soo Qabto Ehlu naradas 😢 iyo WAXUU dumar lugoyo dhan

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h หลายเดือนก่อน +1

    Asc wallo horta nadiif baad tahay kuman arag ado qabyalaad ka hadlaya inkasto anaan xoog ku dawaan hadana intaan karakaay masha allaah saafi runbaad ushegtaay ha joojiso shekadan waa ku bahdilaad weeye

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 หลายเดือนก่อน +5

    😢😢😢😢wixi Ku dhacey uma so noqonaayan dhibka ha iska sabarto Allah haku deeso maxkamad Allah ka helesa cadaalad

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 หลายเดือนก่อน +4

    gabadhan hada wey heshay inta badan maclumad ku filan meelihii ay joogaan nimankan ha dacweyso oo dacwo wadankey joogto ha ka furto oo mid walba meeshuu joogo dacwo ha ugu dirto

  • @aserofarah4222
    @aserofarah4222 หลายเดือนก่อน +3

    Caaliyooy gabadha xanuun baa haya ilaahey xaqeeda ha u soo dhiciyo.

  • @hilalisesiyad8887
    @hilalisesiyad8887 หลายเดือนก่อน +3

    Dhibaatada soo gaartey hadey cadaalad u raadsato ma dhibaatadaadaa adigaaba yaab lehe

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน +2

    Canada kufsi sodon iyo sideed sano ka hor Somaliya ka dhacay waxba kama qabaneyso ee sharciga soo baro. Wax cadeymo ah ma haysato muddo dheerina way ka soo wareegtay lacagina kama shaqeyso Canada

  • @maryanalifandhe8423
    @maryanalifandhe8423 หลายเดือนก่อน +5

    Walaalayaw gabadhaan waa qof dhaawaca ee fahma.

    • @Beingme541
      @Beingme541 หลายเดือนก่อน +2

      Waa xaq raadis

  • @sahrash.7544
    @sahrash.7544 หลายเดือนก่อน +2

    Daahir Calasow waa qof Nahaab ah oo runtiisa ma badna laakiin dacaayadiisa ayaa dadkii soo saarayso hadii ay dadka ka barato rag ayey ka dhalatay hada waa na ceebaysay ayey leeyihiin laakiin wixii ku dhacay inaysan ka xumeyn maaha ragii wax yeeleeyay ayagoo xur ah oo sharfan dunida kuma socon doonaan haka yaabin taas.

  • @daudabdi8791
    @daudabdi8791 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaddaa soo doonatay ee fikirkeeda ku xushmee waxaa ka dhigeysaa qof la,soo jajuüvay

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 หลายเดือนก่อน +5

    Saafi intaaso sano way cabsanayasay wxyna latacaalaysay xanuun nafsi nimnka magacooda inay ogaata wa muhiim sababto ah wa inay dadka kadhex sooci karta sidu daahir uhadlay ma fiicnen ilaahy xaqeeda hasoo saaro dahir bahdil wu ugeysty wan dremay iyadana way drentay way aamustay hdlka kudhagay

  • @somalifoodchannel800
    @somalifoodchannel800 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha dhibkeeda uma jeedid miyaa. Daahir lee maa aragtay.

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 หลายเดือนก่อน +4

    WE MISS YOU❤❤❤❤❤❤❤❤❤ XABIBTI

  • @mohamedabdillahi5207
    @mohamedabdillahi5207 หลายเดือนก่อน +12

    We stand with saafi

  • @bibi9800
    @bibi9800 หลายเดือนก่อน

    justice for saafi. We love you saafi we stand with you..

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 หลายเดือนก่อน +2

    Hada xoogaa sidii hore sheekadu waydhaantaa sida lasheegayo magacyaa lakeenay marka in gabdhaas wixii dambiga kagalay ilaahay xaqa horkeeno baan rajaynaynaa Saafi xanuun baa halkaa soofariisiyey ilaahay idinki way kabuskoon. Adna mahadanid wll

  • @QaliIbrahimMahamud-go7wr
    @QaliIbrahimMahamud-go7wr หลายเดือนก่อน +4

    daarot iyo hawiye lomakala harin😢😢😢

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot หลายเดือนก่อน +1

    hello asc caaliya quruxleey dhashii harti boqortooyadii keep going wanku jeclahay from buhodle

  • @hawoali120
    @hawoali120 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry qomkii waxqariska miyad tayay safi waa gesiyad cakeda hadhac sato guulesto safi ❤❤❤

  • @suleeqohussein2809
    @suleeqohussein2809 หลายเดือนก่อน +3

    Naa xishoow mida saafi arinteeda xaal wey u heshee ragii weey ceybeysay Saafi Waa geesiyad

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 หลายเดือนก่อน

    Walaahi waa run gabadhaan intaan odhanlaa ayey dhahday waalagu maadsanayaa uun

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j หลายเดือนก่อน

    "SHEEKADII WEY ISKA ILOWDEY" AA? INNAA LILLAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN.

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 หลายเดือนก่อน +1

    SubhanaAllah That's true.

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 หลายเดือนก่อน +1

    xabiibti khayr allaha ku siiyo Xilaabka hagaagso allaha ku Asutoro. Aakhira iyo Aduunbo 🤲🏼

  • @user-wj9ji4sq3o
    @user-wj9ji4sq3o หลายเดือนก่อน +1

    Caliayay dahiir nacaybad ku magtay manta safi ee raali gali waxad ahayd gabar runta ka hadasha

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 หลายเดือนก่อน +1

    Caaliyo walahi waa waanisay maamo saafi dhib aya ku dhacay inay la sugto maalin usan inkiri karin iskana sabarto aya haboon ilaahey qalbiga ha u qaboojiyo

    • @safiswisdom9369
      @safiswisdom9369 หลายเดือนก่อน

      @@umaamina1885 maxay igu waanisey ma iney I aflagaadeyso

  • @Sahra881
    @Sahra881 หลายเดือนก่อน +4

    Saafi haqeeda baa soo baxay raggii kufsadeyna Magac yadooda waa noo muhiim si aan iskaga ilaalino , waane Hooya Geesiyad ah Saafi.

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 หลายเดือนก่อน +1

    Waa is bahaysi shufta ah xitaa markay hadlayso care ma siiyaan waxaa u cad inay helaan dad ay baartaan iyadana waxay moodaysaa inay wax uqabanayaan naxdintii iigu darnayd waxay ahayd markii lagu kufsanayay sow afka cida kuuma darin sow horay horay kuuma dhigin bal waxaas wasaqnimadiisa fiiriya waa fadaro daahir hunguri

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 หลายเดือนก่อน

    Saafi waa geesiyad waa inay xaqeeda raadsataa waana inay wadnaha goysaa odayaashas qawaarada ah xitaa ay dowladaha ay ku nool yihiin dacwad ka dhigto

  • @sophiamohamed8833
    @sophiamohamed8833 หลายเดือนก่อน

    Manta cadalad way heshay Alhamdulilaah saafi waa qof adag ragi dhibka gestay way hadlen manta Daahir garab ayuu u noqday Alhamdulilaah

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 หลายเดือนก่อน +3

    Allah Kariim

  • @user-ee1hk3ff6l
    @user-ee1hk3ff6l หลายเดือนก่อน +3

    Caaliayya nimanka mid ba majerten ah midna wa mareexaan , 2 kamid ahna wa Hawiye

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน +4

      Walaahi makala jecli haddii Aabahay dhalay ninkii dhib geystay isaga iyo Allihiis

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 หลายเดือนก่อน +3

      Qabil barigas lama aqon lakin dowlada xog bay lahayd wax waka qaban lahayd lakin dumarka way is qarin jiren

  • @AaminoHashi
    @AaminoHashi หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi abayo waan kugu raacsanahy.
    Salica ku dhacay waan ka murigooday.
    Hadana ma aheen in meesha la keen wuu ku bikro jabanwayay iyo wax la mid ah.

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 หลายเดือนก่อน +1

    She needs to go therapists instead of this , caliya well said

  • @fardoushirsi9002
    @fardoushirsi9002 หลายเดือนก่อน +1

    Sc walahi haday talo iyo wax sheeg wax tarayaan usheegtay khayr allah haku siiyo intii dumar dhibana hakasaaro lakiin dumarow social media waxba ma taree hayna ceebaynina bulsho waxaan ka dhalanay raga xukun qabtaa jirin

  • @user-gc9ij8tc8h
    @user-gc9ij8tc8h หลายเดือนก่อน +3

    Abayo lacag walba ee sooraadiso ee looyar kuqabsato weeka qasaare ileen soomaalideena qabiil madaxa nagamaray nimankaas qabiil laku difaacaa oo lacag loo aruurinaa

  • @user-vf9vs5ci9z
    @user-vf9vs5ci9z หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah abaayo, talo wanaagsan baad siisey hadii ay maqleyso, daahirna waa dayuus dadka isku dira, jini daarood baa ku dhacay, gabadhaas dhibanaha ah illaahay ha waafajiyo wixii khayr ugu jiro aamiin ❤❤❤❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Daahir calasow oo laga nacay social media ha, ayaa ku helay jaanis saafi wakaa musalsalkii waaba dhamaan la,ayahay

  • @hodanadan5973
    @hodanadan5973 หลายเดือนก่อน

    anigu waan ku taageeri jiray laakiin daahir nacayb baa kas keentay daahir waa legend xanuunku kuma taaban ee gabadha u nax

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr หลายเดือนก่อน

      Daahir naceyb maahane nimanki dimbilaha aha ayaa mid kamida MJ noqdey intaas intaas ba kululeysay

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน

      Daahir Waa Mooriyaan! Ninkii waxii la ogaa iyo ma jilbahaa ku diuirmay lahaa miyuusan aheyn?? Naa kaasi waa akhlaaq xun yahay wiixii la mid ahna meeshaan waxba kama daawadaan ee orda meherad yeesha.

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr หลายเดือนก่อน

      @@Caaliyasharif daahir moryaan inu yahy wan ka aqbaleynaye kii ina adeerka aha ee gabdha kufsaday qaadicu daariqa ah kaso hadal qabiil ba ku indha tiraye

  • @jamilamuse9362
    @jamilamuse9362 หลายเดือนก่อน +1

    Intan dhihi laha bay tidhi caliya

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 หลายเดือนก่อน +1

    Nimanka magacyadooda Cabdilaafi goof baa og. Walaal gabadh Saciida la odhan jiray ayaa lawyer u qabatay oo Toronto degan iyaduu case ku jirtay ayay geeritooday.Daahir waa loo sheegay magacyada laakiin wuu ka diiday.

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ayaa na leh si caqliyeysan waad u waanisey hadey gabadhi wax ku qaadaneyso.

  • @shamishoussein7587
    @shamishoussein7587 21 วันที่ผ่านมา

    She is women justice like you please be nice the way you talked

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 หลายเดือนก่อน +2

    walllah😢ceeb weye sidan xishod hamah

    • @Beingme541
      @Beingme541 หลายเดือนก่อน +2

      Ceeb kuma ahan saafi WA dhibane

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j หลายเดือนก่อน

    IN DHACDOOYINKÀ FOOSHA XUN EE KUFSIGU KA MID YAHEY IN LAGA HADLO SAAFI ISKA DAAYE WAXEEY DAN UGU DUMARKA SOOMAALIYEED.

  • @sarajimale5953
    @sarajimale5953 หลายเดือนก่อน

    Xaqeeda wey hele insha alh muxami ayay qabsn

  • @AboudiM
    @AboudiM หลายเดือนก่อน +1

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-gw9jy1gl2q
    @user-gw9jy1gl2q หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah Tabarakallah Allah SWT ha xifdiyo walal. Waa runtaa Caaliyay Saafi dadbaa views kuraadsanaya. Ilahayoow qalbiga uqabooji saafi 🫶🫶🫶🫶🤲🤲🤲🤲

  • @dahirawke9268
    @dahirawke9268 หลายเดือนก่อน +1

    Asc salaan sare ina adeer we miss you did you go vacation

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน

      Maya walaal waan joogaa

  • @HiboXashi-mn2wb
    @HiboXashi-mn2wb หลายเดือนก่อน

    Adiga gabadha dhibkeda in laqariyo ey la aamuso maa rabtaa

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 หลายเดือนก่อน

    Abaayo malaga yaba iney sheegtay markey timid Qurbaha balse hadalkaga wa ruun Caliyay Safi waxaa ufican in ey iska ilowdo ey Alla kudayso Dahiir Calasow isagaba fidno abure ah

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf หลายเดือนก่อน +1

    Allaha Dulmiilaha Gabadhaas Saafi Cumar ha soo qabto. Allaha Wayn ku ducawee. Maxkamada Allah Wsx ka wayn ma jiro. Markaste Allaha soo qabto yaan leenahay. Safi na Qalbiga Allaha ha qaboojiyo.
    Caaliya well done ❤🎋.

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey qalbiga ha uga tir tiro

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 หลายเดือนก่อน +3

    Anigu hadaan Saafi ahaan lahaa ninkaan intaan shirQoolo ayaan Kenya ama Xamar Ku afduubto oo aan Maafiyo u isticmaalo ayaan Futada Sabarad Kulul kagalinlahaa. Midmid ayaan u uga ars an lahaa Maxaan TikTok iiga oynayaa? AMA waan iska a dhaafi lahaa oohin shaqo kumalihi see iigu sheegtay.

    • @mulaaxocaqli554
      @mulaaxocaqli554 หลายเดือนก่อน

      🤣👏👏👏👍👍👍 taas ayuunbay kuciilbixi lahayd
      Sabarda kulul waxaan ugu dari lahaa inaan 3daba ka gooyo ayaan bisadaha u tuuri lahaa

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr หลายเดือนก่อน

      ​@@mulaaxocaqli554😂😂😂😂😂😂

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 หลายเดือนก่อน +1

    Miskinta ilhy u gargaaro 😢

  • @dahabamohamud6925
    @dahabamohamud6925 หลายเดือนก่อน

    Nayaa Ka Dhac Gabadha Saafi Ah Wax Weyn Bey U Tareysaa Ogaanshiyaha Xogta Nimankii Cidlada Ku Feenty Ayado 16jir Ah Markhaatiyana Wey Ka Heshy Wareysiga Daahir Maxkamadna Wey La Tiigsan Doontaa Ragas Adiguna Baris Raadis Baa Tahye Saafi U Hiili Ama Ka Aamus

  • @Xamze394
    @Xamze394 หลายเดือนก่อน

    Markhaati mahaysid maxaa uleedahay

  • @user-qu7ez2np3w
    @user-qu7ez2np3w หลายเดือนก่อน

    Daahir calasow ma international police baa mise international judge mise waa international lawyer
    Waa fidmawale diradiraale ah
    Waana qashin wacal ah Ilaahay ummadda ha ka qabto

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j หลายเดือนก่อน

    HA KU DIGAN GABADHA WALAASHAA AH.

  • @sacdiyaomar1430
    @sacdiyaomar1430 หลายเดือนก่อน

    Saafiyey nimankan ilaahay ku dacwey Caaliyana waa runteet tiktokna wax ma kuu qaban karaan ilmahaadana uma fiicna hooyadood oo meel kasta la taagan waa lay kufsaday waayoo ma la kaftami karaan dhalinyarada facooda ah marka walaale y iska sabar sabraa sed helee.

  • @DeeqoMohamed-m6f
    @DeeqoMohamed-m6f หลายเดือนก่อน

    Alla.maxan.isku.arakti.nahay.dahir.waa.munaafaq.wuxu.dhahay.dhabar.dhabar.maad.ujiftay..wa.sheydan.

  • @sihamcora5463
    @sihamcora5463 หลายเดือนก่อน

    Waan kugu raacsanahay wllo labadaa qodob ayaa Saafi u muhiima.

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 หลายเดือนก่อน

    Maamda illaahy qalbiga haw qaboojiyo beri hore ban ha nolaato ka.dawady hda umba fiirsan iny thy maamdadi maamda tiktok lgu hadal.hyey

  • @user-ff2xw5dp9x
    @user-ff2xw5dp9x หลายเดือนก่อน

    Darood buu uu badalay filimkii u waday

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b หลายเดือนก่อน

    Aqliga aan kugu jeclahay caaliyo❤❤❤❤❤❤

  • @HiboXashi-mn2wb
    @HiboXashi-mn2wb หลายเดือนก่อน

    Wax waa laga qaban karaa Insha Allah

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 หลายเดือนก่อน

    Talo aad u fiican ayaad siisay , daahir lacag ha u uruuriyo hadey caawinaadu run ka tahay si ay looyar ugu qabsato ,gabadha shir qooshayna soomaaliya ayey joogtaa ee max kamad hala korto .

  • @user-ss6df9js8o
    @user-ss6df9js8o หลายเดือนก่อน

    Waxa
    Mishima Indy Ceeb day

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo gabadha miskin dacad ah waye, sida saxda ah hadi lawyer gabsato ayey xagega radin laheyd otherwise Allah ba ku deylaheyd

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 หลายเดือนก่อน

    Mida kale dawladu waxay siisaa dadka dacwadooda markhaanti loo waayey wax kahadal siiya

  • @a.sabriye5797
    @a.sabriye5797 หลายเดือนก่อน

    Caliya cadi maha Uk 🇬🇧 dadka qabriyada ku jiro waa la maxkamadeyaa maa ii keentay 😱 waa runta iney allaah ku dacweyso oo qalbiyada ciyalkeda ilaliso aheyd lkin Caliya waxan kaa codsanaa hadey macquul tahay inaad barnamij kasoo diyariso from 1991 ilaa hada gabdhihii xamar lugu kufsanayay qaab qabiil ee qurbaha jooga qaarna la dilay ragii kufsadayna la yaqaano qaar qurbaha joogaan oo weliba dad u xigo xarfanta maxkamada sameysatay hadii loo dacwoodo masoo raadin lahayeen🤔 jawabtu waa maya ayaan qabaa lkin plz noo weydii su,ashaas? youtube ha laga wada bariseeyo ha socdo musalsalkaan aan dhamaadka laheyne number noo sameey waa soo hadleynaa ha leys wada maxkamadeeyo

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 หลายเดือนก่อน

    Waxaan uu wado Daahir calseey waa wax xun ilmaheeda bes ay ceebeeysay

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 หลายเดือนก่อน

    Daahir iyo mj maxaa kala haysta😂😂😂

  • @shairabdi
    @shairabdi หลายเดือนก่อน

    Waa talo fiican masha allaah

  • @foozia426
    @foozia426 หลายเดือนก่อน

    Jecliyaa caaliya ❤

  • @siham14634
    @siham14634 หลายเดือนก่อน

    It is a sad situation however way you look at it, but she has to understand that being on tiktok with that filth is taking away her credibility and trivialising her trauma. Rape is the most hardest crime to prosecute in western countries let alone one that took place almost 40 decades ago and in a country that barely has a functioning justice system. She needs to seek real therapy to help her deal with her trauma . Hope she receives peace and moves on.

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 หลายเดือนก่อน

    Waa in filim laga sameeyaa❤

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 หลายเดือนก่อน

    Caddaalad allaha siiyo ayada iyo inta la midka ah.

  • @sahrahashi8838
    @sahrahashi8838 หลายเดือนก่อน

    Caliya xishoo gabadha qalbigeeda ilaali muhiimadu wa inay ogaato tadka dhibaateeyay magacyadooda mar ka ayadaa tanteeda taqana marka adigu afkaaga adab u yeel

  • @asiliboorle998
    @asiliboorle998 หลายเดือนก่อน

    Waa beentiisa daahir dameer

  • @souleimanbilal2054
    @souleimanbilal2054 หลายเดือนก่อน

    Voila la verite mercii hn

  • @abyaninanuur8253
    @abyaninanuur8253 หลายเดือนก่อน

    Kuwa ma lacag kasooo siyeeen walaaaley sidaan xaaal ma ah

  • @haboncabdilahi-iv3ix
    @haboncabdilahi-iv3ix หลายเดือนก่อน +1

    Waxa uu kuyidhi xiliga kufsigu dhacayay waxad ku catawaysay cod dumar oo hoose adigoo dhahaya maxa idin hadhay waxa kale uu yidhi dhacadiid laguma seexin sidaa kufsi maladhihi karaa

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน

      Ma jilbahaa ku murxay xitaa waa yiri😔 Daahir waa nin aan xishooneyn oo aan akhlaaq la laheyn waa mooriyaan!

  • @Hodaneey
    @Hodaneey หลายเดือนก่อน

    Ala caaliya jecliya euntay ku dhimataa ❤❤ xaqiiq labada talo ee wanaagsan ha qaadadato hana iska dayso tiktok

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 หลายเดือนก่อน

    Kir naya adiga views xuma ku haysa cid ku dawada weyse dahircalasow ka xun tahay hormarkisa , arxan lawasha safi kufsaday Xiligi la qaban lahay hada la jooga inshaallah wala so qabqaban waliba adunka dhan ku ceeboweyn safi wey guuleysaday dahir calasow cadowkisa cagta ka hose

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz3737 หลายเดือนก่อน

    Caaliya war deg deg ah baa soo dhacay Maxamed buskut bidartii uu intaas oo dhan qarinayey baa laso qarxiyey arimaha bulshada 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน +1

      😅😅😅😅😅😅 Thanks

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j หลายเดือนก่อน

    Waa gartaa in aad sidaa u hadasho waayo dhibka Safi ku dhacey adiga kuguma dhicin.

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 หลายเดือนก่อน

    Good advice 👍

  • @hawanour4455
    @hawanour4455 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Daahir iyo 3 diisa ruufiyaan waa ka faaiidaysteen maskiintaas

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 หลายเดือนก่อน

    Wallee waa runtaa abaayo