Wadalan gorgarti kuwi weceslana ku hoos Jiri jirenoo wecesley sheegan Jiren waagi dowda siyad Barre hada marki lakala hady burburka dhacy wey ka been wecesle wadlan aan nahy bey dhehen dhalad maha
Naagaha somalida waa dhibaato abuur mar waliba inta dhibaatada bilaaban ayey hadane is ooyisiine😢 mida kale inay caruurta baran caruurta cayda iyo isku dirka aabaha iyo caruurtoda uf waxaan dumar maahan qashinka😢
Salada been leey waye 2 sana ima bilin diri hadana wu I bila diri ee wilka yar hadu naafanada u dhalan quranka so saro qurbo quran ma yaalo wa lacag quranka qurbaha
Gabdha yar 11 jir waye wlalalkey waxa dhihi laha gabdhada wa ilma yar aqli isku celiso meleh HOYADEED qaladka leh iska cafi gabareey adna alle ka baq ilma abhod caay ha oran
Abaha waa in uu cunuga quraan saar u wataa ! Abaha asaga odayga. guriga lacagtana haystaa in uu wado uu quran saro . Hooyo dalan oo ilmo kale wadata maxaa loo dhibaayaa!
DAHIR CALASOOW FOR PRESIDENT -FROM OGADEN
Habo Allah ku guuleeyo isha allah kaa duuwo allahuma amiin 🤲🏼🤲🏼
Ninku waa tuug kaqabta gabadha waayo in lagu kaxeeyo wiilka xanuunsan ayuu ka baqayaa
Markuu hore ninmanka aad guursaneeysiin wareeysta in aay hooyooyinkooda in aay baari u yihiin
DAHIR dahab wanku salamey from Gawar marexan
ninkan waa xaasid gabadhaa waxa udiidan yahay in qaxaonti ahan lo qado oo ilamaha xanusan logu qado quraan haduu raba mel walaba quraan bayala xelad kalu wata
Queen soy soy taladeeda jeclaaday quran meel walbo laysku saari karaa
aamiin aamiin yaarabi
Salddo good point
❤
Walaahi waa emotional kiisaskaan
Cunug yar oo isi dhalay hadeey caayso xitaa ilmanimo ayaa ugeeysay inuu saan dhaho ma aheyn ilmahaaga adiga ayaa isjecleeysiinkara
Waa sax
Cunuga inee kudhoofto Ayuu diidayaa xaasid
Ninku waa xaasid waana doqon
Wadalan gorgarti kuwi weceslana ku hoos Jiri jirenoo wecesley sheegan Jiren waagi dowda siyad Barre hada marki lakala hady burburka dhacy wey ka been wecesle wadlan aan nahy bey dhehen dhalad maha
Dan wuu leeyahay waaana gumeesi dhan qurbaha inay caawimaad buu udiifanyahay
Ninkaas dulmi lagu heystaa,marba hadii cunuga aabihiis caay la dhahaayo waxba meesha mayaalo
@@Umu-aya Maadiga og inay cay dhahdey
Safarada dacwada ugu soctay codkiisa hala geeyo
Darwiish
Ma Cabsan yhy wxu sduu u hdlaba doqonimo ah.
Waan kaa qaatny wll
War gabadha ninku waa furay in loo ciqaabo sax maaha
Yaa u inqaabay waa in uu ilmahiisa masaruuftaa!
@@ayannur9480waa run
Allaha uga baqa awlaadiina aad meel walba ku dayacdeeyn allaha idiin xissabin doona
This is not fear court walaahi man power they using
Good job daaheri
Warhee benta daay Abagaal kuma bahano ee waa ee waa qof qof aad xumesen ninmanaka wey dhiben gebdha ninkooow qabil malahid gebdhah qabil maleho ee yaa kamasuula ninmankan
😂😂😂😂 Dahir Calasow iyo sura Al- Fatiha maxa kala heysta.
Waba akhriski XERTA 😂😂😂😂😂
Naagaha somalida waa dhibaato abuur mar waliba inta dhibaatada bilaaban ayey hadane is ooyisiine😢 mida kale inay caruurta baran caruurta cayda iyo isku dirka aabaha iyo caruurtoda uf waxaan dumar maahan qashinka😢
Aabedhashhiike
Dahir calaswu madawayinha mustaqblka qabo munafaqa
Seeee camal gabar aabe dhahaayo duur ha gasho yaaab wax ku ro rog ma aragtid dheh
Ninka ula jeedkiisa waxa waaye cunuga inuu ka qaadto si aay u soo dhoofin eee Salado iska diid
Wwww❤❤❤❤❤
Waaa nin caaai waalideeyn ah oo aan diin laheeyn
Ilmo baralaays ah somalia uma fiicna walahi qurbahaa fursado ayu ka heli, somalidu waar Wa jaahil wlaahi ilmo caafimaad dakhtar iyo therapie ubaahan weyaan quraankana Wa muhiim
QURAAN MEEL KASTO AYA LAGU SARI KARA
Asc
Salaado Kampala wadadado waa joogan waa iska diiid sheikh rusheeye wazuu yahay malaha
qubaha asagaba Wu jogaaaaaa
Inaa nin u baahto waxaa ka baxee matkaa America imaadid ee dhaxda dhuuqso
Gabadha leeynka dacwada wado hadii kale gumaysigaas baa ku jiree
ineey nagaha ilmaha kudiraan aabahood anigaa marqaati ka ah waliba xiliga maseerka.
waxaa haboon inaa ilmahaga wanajisa.
Rakato ayu Wats ninkan ogada leynku U did Aya quran Mel walba yala wa dhagar qabe Ka joga
Ha ka yeelin this man is not serious
Waa sax wuxuu rabaa inan la kaxeyn
Gabar yar oo hooyadeed lagu hor caayayo ayadana way cayneen qofwalba saas ah hooyo waa kow
Aammin
Dahir ad iyo ad ban kutagerayna
Maya ninkan wixiisa waa cunsuri nimo waayo qoxoti ayee heshay oo dacwad oga socoto isaga wuu kaxertay dacwadiisa yuu enka ayee fursat kaheshay
Maxkamadan waqti kasto wey waalan kartaa
Nimanka qaarkood maraykan ama yurub bay wax fiican moodaan markaas gabadhii ilmaha laga dayrinayo oo la kibrayo aaqiro ayaa war jiraa
Dumarka somliyeed waxan oran lhaa ha cbaadinee iska celiya rga wlhi Fartey qraan hddaad la qortaan ineysan idin cdaadiyeen war iska daaya jileeca.
Scw
QUEEN SOY SOY WA RUNTEED
Wilkan gar bu leeyahy qurbo ilmo uma fiicno dhul gaalo faaido maleh ilmaha somalia geey quraan saar mesha ku heey
300 😂😂😂 isn’t money
wlhi waa aduun gadoon raag ma jiran
Slaaado iska diiid America hadaa timaado ayaa Civil ka baxeeee
😂😂😂😂😂😂😂
Quraaka guriga ku nooshaa lagu aqriyaa. maha in uu aad ka guurtid!
Marhore muxuu udawesan wayay
Gumeesi inay ugujirta buufoonaya ee nin ilmo madoonayo hooyadaas inay xor noqoto buudiidanyahay
maxakadu ma dumarkuun ufuranaty daahirow
Salada been leey waye 2 sana ima bilin diri hadana wu I bila diri ee wilka yar hadu naafanada u dhalan quranka so saro qurbo quran ma yaalo wa lacag quranka qurbaha
Waa sax qurbo hooyo kaligeed ilma heeso waa stress kale alaa deeqda baxshee.
@@foosali2854 ha wlh hadana qurbo qer maleh wa dale cunugagana din dhaqan ku baran mayo
wallhi been ma ahan bilka marhore ayu ka jaray dariskeda aya ahay
Waar ninka wacalka gabadha ceeynayo warkasa iska daya
Naag,reer,mataan ,joog ,
Qurbaha daawo fiican uu helaa cunuga salaado cunuga hayso somaliya ha geynin
Ninkaa wa laga gar daran yahay runta hadii laga hadlayo warkiisa ma qaldano
Asc sideedkun baafaatoxmartay waa akh bal
Gabdha yar 11 jir waye wlalalkey waxa dhihi laha gabdhada wa ilma yar aqli isku celiso meleh HOYADEED qaladka leh iska cafi gabareey adna alle ka baq ilma abhod caay ha oran
Waaa beenti wuxu is leeyahay dhoofso oo lacag Ku qaado
Sa id bil xun bay ku gumestan anbo badnen awalbo o ilmohoda lugu hayo
Wlh ceeb waye
Dad ilma isku dhalay in cebtooda meshan la keeno
Dumarka waa xoolo bal waxay guursanayaan fiiri
😂😂😂
maxaa ka faaidii aabahood hadad kudirta ilmaha tankale 100% waa been ooohinta walagu yaqana oo benta waxan waan soo aragnay
Daahir waa daacad maxkamada caadi ma ahan
300 say ugu filan waa yaab ilmaha qurbaha uwanaagsan
Dhasiike taliye
Ninjaan wa qaldanyahay
Ruufiyaan dhashiike
Abaha waa in uu cunuga quraan saar u wataa ! Abaha asaga odayga. guriga lacagtana haystaa in uu wado uu quran saro . Hooyo dalan oo ilmo kale wadata maxaa loo dhibaayaa!
Kkkkkkkkax
Cali Yarow Aamus inta,Ay Maxkamaddu Hadleyso
Waa La Kala Shakiyey.Gabadha,iyo Ninku Waxey isku Haystaan ilmaha Sababtuna Waa,ineysan Dibadda,U Raacin Oo Uu ilmaha Kaliya Dhoofiyo
Nimankaan beenta iyo cadaalada beenta. Iskusheegayaan nin ilmo majeclo cunug aan cafimaadqabin wuxuu Urania inuu kutuugaado haduu aabo fiican yahay ilmaha dhan hawada qaataan hooyadoodna haku wanaajiyo. Sababta. Cunuga jiran sababta igu dhaha yahay hooyada iyo labada kale udoonayn been baalaisku sheegaya
hhhhhhh
Dhiiqo badanaa
Wacaqaana
waayaab
Kkkk
Asc
waayaab
Asc
waayaab