Heestan oo aan kaman lagu tummyn Oo kiintaar cqaadir muuse tumaayo iyo muusigyo kale lagu tumaayo oo guduudo qaadayso ayaan raga guduudo u jiibinaaya ka mid ahaa 1973 kii radio hargeysa ayaanu ka duubnay
Heestii gacanlow alle hownaxariistee Walaalaha hargeysa Ee lagadaba dhacay ee laxankeeda Lagu camal falay fanaaniin badana ay cusboonaysiisey Laylaay waa Naag magaceed laymuuna waa liin markaa inay Inanta dhextaalka kabedelaan bay ahayd laxanka haba qaaddee
OMG! I've been looking for this song forever my mom used to play it when I was a kid, so glad it's online!!
Aun Guduudo Carwo oo ahayd gabadhii ugu horeysay ee si qarsoodiya u heesi jirtay, iyadoo dadku aanay u baran gabadh heesta waana halgamaa fanka Soomaaliyeed inuu hirgalo. Waa hees macaan oo kamida heesihii qaraamiga oo aad u macaan. Mahadsanid Bashiir Maxmud
😊
Alla tan hees way dhaaftay anoo yaraa maqli jirey waayo waayo waqti Quruxoon 😢
Guduudo CarwooY gugii la arkaba allow yaa gashaanti kaa dhiga Saw maahayn
Naxariisti jana alle haka wrabiyo
Axyaa hees ilaahay janadiisa haku dhex dhigo cod macaan
LEGEND Guduudu first lady singer in Somalia
Aaax maclimow aad bad umahad santhy sida waqtiga aad noo gilesy si aan u dhagesano heshan quruxda badan 🙏 🙏
Masha alh mayari wayo heestan 30sano kahor bn dhegesyay
Waaw waa laxankii cajiibka ahaa ee balwo iyo Shamis abuubakar Gaduudo Carwo waxaa kaloo si layaab leh u qaada
Cismaan Gacanlow Aun
Cumar Dhuule Aun
Farxiyo Cali Aun
Ibraahim Garabyare
Cabdi Baadil
Aamino Gacanla
Cabdisinimo xidh
Allaha u naxariisto shamis abukar guduudo carwo .
Heestan oo aan kaman lagu tummyn
Oo kiintaar cqaadir muuse tumaayo iyo muusigyo kale lagu tumaayo oo guduudo qaadayso ayaan raga guduudo u jiibinaaya ka mid ahaa 1973 kii radio hargeysa ayaanu ka duubnay
Hada ma nooshahey abti
_Sidii dani dhaaftey duufaaneey
Cidlaan hadba diirad saaraayeey.
_Cadaab ku halcaday cadkaygii go,yoo
Cidina ima oga cishqigaan qabo eey.
_sidaan u barteyba hurdada ma bogtoo
Barkiman hadba beerka saaraa.
Guduudo-Carwo 1935-2017 Aun.
Daani maaha ee waa Dani
Oo la macno ah kirishboyga doonida ama gawaadhida
Maa ah dani iyo daani midna waa
Siddii nin daad qaatay duufaan
Waa mid ka mid ah laxamada ugu dhageysiga macaan dhamaan laxamada qaraamiga ah Balwo
Iyo boqoradii fanka Gaduudo Alla ha u naxariisto
Waase laxan carbeed maahan
laxan soomaali. !!
Heestii gacanlow alle hownaxariistee
Walaalaha hargeysa
Ee lagadaba dhacay ee laxankeeda
Lagu camal falay fanaaniin badana ay cusboonaysiisey
Laylaay waa Naag magaceed laymuuna waa liin markaa inay Inanta dhextaalka kabedelaan bay ahayd laxanka haba qaaddee
Hees iyo maaha wuxu macaanaa😂
Heestan intii A.kariin cali shaah kasoo aragtay aaad baan idiin salamayaa😂😂
Waw. Thanks for sharing bashiir.
Waawhees igga dheh
Certified hood classic
Ayoo 💀💀
Hees iyo bar.
sxb aad baad umahansanty
Thanks
Waankuqanacey mahadcelintaadii sxb mahadsanid cali
Qoto qooto kswaran hadaan idin