Xareedo Ismaaciil Duniya 🔥Iyo Heesta "LIIBAANTA MARBAAD" ( BALWO )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hees xusid mudan AHUN Queen Xareedo Ismaaciil Dunniyo AAMIIN

  • @alisaladahmedomar4459
    @alisaladahmedomar4459 ปีที่แล้ว +3

    Kabanka Axmed Naaji baa tumayaa 💯
    Amazing walhi caadi maahan gacantiisa💯🎻 sidaan kaban u tumayo markaan ragaan dhagaysto baan gacantayda iyo waxaan tumayo iska nacaa ✅✅🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🎻🎻, codka xareedo jacayl baaxad wayn buu kugu abuurayaa, Cod dumar oo 💯💯

  • @abdishakurmohaali9241
    @abdishakurmohaali9241 3 ปีที่แล้ว +6

    Xareedo ismacill duniya ayeeyo caafimad iyo cimri dheerban ku rajeenaya codkaga halalacsiga ayan manta ku raxaysanaya😘

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nasiib xumiyaa waan ka xumay heestan oo music version ah inay caawa iigu horeyso

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE 3 ปีที่แล้ว +1

    AHUN maanta waynaga hoosaysaa naxariistii jano alla haka waraabiyo

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw Waaaw Axyaaa Fanaaaniin
    Qaraamku Waaa Tiirkii Fanka
    Lay Lay
    Allow sharaftii Fanka Nagusooceli

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 4 ปีที่แล้ว +35

    Xareedo Ismaaciil duniyo waa hablaha ugu fiican xaga Qaraamka waxaa kaloo ka mida Hablahan kale Iyo Laxamadan ku Xasuusto
    Maandeeq - Soodaani & Burcaawi & Hayaan
    Magool - Qomamo & Banaadiri & Rogaal
    Farxiyo cali - Isku shuban & Riftoon & Kaar
    Dalays - Danaakil & Laac & Jawhara luula
    Gaduudo carwo - Balwo & Xaafuun & Dhaawac
    Saynab cige - Riftoon & Murug & Raaxeeye
    Hibo Nuura - Nugul & Riftoon & Wadaag
    Aamina Gacanla - Balwo & Ciil & Hillaac dheere
    Kinsi Xaaji - Subcis & Damaq
    Fanaaniintan waxay Qaadaan Qaaraam badan waan soo gaabiyay
    ...................................................................
    Maryan mursal oo isku kala bixinaysa Laxankan Balwo halkaan ka daawo th-cam.com/video/3EKQlR9eSxE/w-d-xo.html

    • @ArashidHaji
      @ArashidHaji 4 ปีที่แล้ว

      Walaal hibo oo nugul qaadaysa meel noogu sheeg.

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 4 ปีที่แล้ว +3

      Halkaan ka dhagayso th-cam.com/video/yUqNbo6M4FU/w-d-xo.html

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 4 ปีที่แล้ว

      Sahra axmed ahun SUBCIS

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 4 ปีที่แล้ว +4

      Waxaa kaloo iyana ka mida hablaha heesa Qaraamka si fiican u qaaday
      Sahro axmed - Subcis
      Xaliimo milaano - subcis
      Saado cali - Nugul
      Faadumo dhimbil - Rogaal
      Marwo maxamed - Sigad

    • @siciidboss2439
      @siciidboss2439 4 ปีที่แล้ว

      .
      Sr

  • @muminabdi1177
    @muminabdi1177 ปีที่แล้ว

    Best ever balwo I hear in the somali fan iyo suugaan.

  • @abdifatahqoorleehmaxamed1438
    @abdifatahqoorleehmaxamed1438 3 ปีที่แล้ว

    Mallla hubaa in codkaasi yahay kii Xareedo Ismaciil Allaha u naxariistee

  • @maxamedabshir2462
    @maxamedabshir2462 8 หลายเดือนก่อน

    Nindaarkujiraa.daruurma.arke❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nasiim_media2024
    @Nasiim_media2024 3 ปีที่แล้ว +1

    Alkaha u naxariisto

  • @liibaancisman5982
    @liibaancisman5982 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah unaxariisto

  • @Daljir143
    @Daljir143 3 ปีที่แล้ว

    Illaahay hakuu naxariisto.

  • @iamhaleel
    @iamhaleel 3 ปีที่แล้ว

    I laab kicisoo hurdada ma ledee
    Ku leged cishqi laba laxaasadayeey.✔

  • @abdilahihassanali9320
    @abdilahihassanali9320 4 ปีที่แล้ว

    Waa mahad san tiin wllo yaal

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid8870 3 ปีที่แล้ว

    Anuu waxaan rabaa inaan wax jeclaado

    • @laraahmed6592
      @laraahmed6592 2 ปีที่แล้ว +1

      Diintada jcelow

    • @alisaladahmedomar4459
      @alisaladahmedomar4459 ปีที่แล้ว

      @@laraahmed6592. Jacayl dumar buu rabaa ee inanka hab sii wll 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @abdiazizomar9473
    @abdiazizomar9473 4 ปีที่แล้ว +1

    Eesh calaa qaraami

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว

    Waayo waayo

  • @xuseenibrahim217xuseen7
    @xuseenibrahim217xuseen7 4 ปีที่แล้ว +2

    QASAB IYA

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 4 ปีที่แล้ว +1

    Yasalaam

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 4 ปีที่แล้ว

    wow😘

  • @saalaxcali4938
    @saalaxcali4938 4 ปีที่แล้ว

    Waan

  • @tuyotehousseinmahaoudboula5076
    @tuyotehousseinmahaoudboula5076 4 ปีที่แล้ว

    Wse

  • @kabanle1211
    @kabanle1211 4 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan haddaad ka shekay boggan qaramiga falan qeeya like saar facebook.com/558230007917329/posts/938165806590412/