Qaybta 1aad Waaya-aragnimada Maalgaliye Dhismaha iyo Beeraha ee Afrika | Sulaymaan Cabdi Ciid

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @axmedcali3951
    @axmedcali3951 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waxa aan Ka helay ku dhiiranaanta ganacsiga iyo maalgalintiisa.

  • @yonisadan3562
    @yonisadan3562 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah, Alle ha ku barakayo, waxa badan aya ii baxaay. Mahadsanid

  • @mohamedtahir69
    @mohamedtahir69 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah
    Barnaamijkani waa muhiim.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah hardwork pays off never give up in life u will succeed insha alah thats true entrepreneurship 🙏

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb  3 หลายเดือนก่อน

      Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.

  • @Ubah3465
    @Ubah3465 6 หลายเดือนก่อน

    Dhaxal reeb shaqo muhima haysan Allah haydin barkeeyo .. dhalinyara ahaan casharo badan oo muhim noloshena u aha aya na barteen💕

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb  3 หลายเดือนก่อน +1

      Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.

  • @mahadfarah2468
    @mahadfarah2468 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks

  • @MoMo-vm3rc
    @MoMo-vm3rc ปีที่แล้ว

    Masha Allah nin ku dayasho mudan

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 18 วันที่ผ่านมา

    Abdi Qays waxa uu yidhi(((Siinkoo balaadhoo, Sadaro kale lagu daray)))

  • @abdiqadirali1562
    @abdiqadirali1562 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamij qiimo badan weeye

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waraysiga waa laga faaidi lahaa hadii aad deyn lahay maha inaad jarjarto

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid Mudane Waraysiga 3 Qaybood ayuu ka koobanyahay Waxaadna ka helaysaa Barta TH-cam-ka ee Xarunta Dhaxalreeb

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 6 หลายเดือนก่อน

    Nin Very activ ah illow ku barakee

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb  3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin. Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.

  • @alfatoxi
    @alfatoxi ปีที่แล้ว

    Amazing man!!

  • @kalidmahamed4922
    @kalidmahamed4922 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah nin ilahay wax siyey

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb  3 หลายเดือนก่อน

      Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 18 วันที่ผ่านมา

    Nin Ilbaxnimo iyo aqoon isku darsaday

  • @ilovemyself2860
    @ilovemyself2860 5 หลายเดือนก่อน +1

    Laandhereh lasheego ninkan waaye.

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 18 วันที่ผ่านมา

    Duqa sheekadiisa bilowgii waa igu socotay. Laakiin ka gadaal Ceel gaab ayuu ila aaday kkk

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 4 หลายเดือนก่อน +1

    Salebaan waxaad waydisaa dadkiisa somaali waa sabool muu noo faideeyo illeen dadkiisa ayaa u bahane.

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 18 วันที่ผ่านมา

    Abdi Qays waxa uu yidhi(((Siinkoo balaadhoo, Sadaro kale lagu daray)))