Waayojoog: Lacagtii uu Qaddaafi siiyay Cabdillaahi Yuusuf iyo SSDF. Xuseen Khaliif Jaamac Qaybta 5.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ค. 2024
  • Waayojoog: Lacagtii uu Qaddaafi siiyay Cabdillaahi Yuusuf iyo SSDF.
    Halgamaa Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac Qaybta 5aad.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 24

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 หลายเดือนก่อน +2

    Majeerten iyo iidoor qabyaalad ayey amxaaro ugu galeen ilaa hadda ayey daba socdaan oo Walaalo ayey u haystaan waa mushkilada ilaa hadda tagaan waa qudhun

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 หลายเดือนก่อน +2

    SSDF Kornayl Kursi doona ayaa Riday, taariikh wanaagsan ma laha Jabhadaasi

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 หลายเดือนก่อน +1

    Waa duli wuxuu kuleeyahay ethopian nafta isiin jirey Allah kudulee

  • @user-wj1ju9ze2h
    @user-wj1ju9ze2h หลายเดือนก่อน

    Allah waxaan ka baryaa in jisadaad narka ka dhigo waxaa ka shaqaasa Bunbury Somalia

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 หลายเดือนก่อน +1

    CBA.. Taariikhda sifiican baad u wadaan, waad ku mahadsan tihiin.
    1) Waxaad soo duubteen taariikhdii SNM.
    2) Taariikhdan SSDF, ee aad wadaana soo badiya..
    3) Kadib soo duuba Taariikhdiin Kacaankii 21 October...si la mida sida aad u duubteen tan labada Jab-hadood (SNM & SSDF )

    • @sahalmacaaneeyeofficial3974
      @sahalmacaaneeyeofficial3974 หลายเดือนก่อน

      Good waa Talo iyo aragti fiican oo saliim ah qaata soo jeedintaas qiimaha weynleh❤

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 หลายเดือนก่อน +1

    Sarkaal reer Gabileye oo Hufane layidhaa ayaa watay ciidankii Ssdf Galay Qabsaday Xerada wayn Goroyocowl ee Milatariga Somalia deganaa waa taariikh Sugan.

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 หลายเดือนก่อน

    Uskag uraaya axmsaruu ku leeyahay waanu isu dhimanaynay soomaalina waan kusoo duulaynay caqliga daba dhilifku waa sidaa uun

  • @sahalmacaaneeyeofficial3974
    @sahalmacaaneeyeofficial3974 หลายเดือนก่อน +1

    Wakhtiga soo dheeree zxb oo waraysiga joogto ka dhig deee beryahan waad ka seexataye oo warbixin kasoo diyaari mujaahid libaaxo snm❤

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv หลายเดือนก่อน

    Hoteelka ugu qalsan nin degan oo milyan dheer noqdey iyo nin dhufesku Jira oo tutaha kuqalaley oo jaago udhintey Waa dowlad nimada somaliya manta haysato

  • @AxmedfaaraxAxmedfaarax
    @AxmedfaaraxAxmedfaarax หลายเดือนก่อน +1

    Naasirpw dilkii cabdiraxman caydiid waydii yaa ka dambeeyay

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 หลายเดือนก่อน +1

    Ssdf waxay Ahed jabhad wx matar yala wayo iyago Ethiopia wat hadan 1 tulo may xoren halka snm o kaligodi wadan dhan xoreyen geeesi nimo isaaq udaa lkn kuwa

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 หลายเดือนก่อน

    Qabyaalad ayey iskugu biiri waayeen majerten iyo isaaq tii aye la tageen Ethiopia dawladna ma dhisi karaan waayo qabyaalad ayey aamin san yihiin ha ku xitnadan hargeysa iyo garoowe saxaarahaasi ka qayliya waligiin

  • @user-hn7pj5kc5k
    @user-hn7pj5kc5k หลายเดือนก่อน

    Nin ku faanaayo itoopiyaanka ayaan nafta isu hurijirnay si loo baabiyo dowlad somaaliyeed waa cajiib waa waxlaga naxo jabhadahii qabiileesnaa ee lagu burburshay dalkoodii

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 หลายเดือนก่อน

    Duladi somaliba la riday ma dulad galah o u Afwen beeniyay Ayadihi quranka kariimka culamadi na u layay ba lo doday sas ilahay ba somali dhafiyay

  • @user-gf4pw6uy9j
    @user-gf4pw6uy9j หลายเดือนก่อน

    No

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 หลายเดือนก่อน

    majeeeteenku waa ay ka ilbaxsanaayeen somaali oo dhan majeerteenku somali waa tijaartooda ganacsi aqoon xadaarad wlhy anigu nin isaaqa ayaan ahay hadana xaqiiqada jirta waan sheegayaa reerkaa majeerteen waa ilbaxa somaali oo dhan xaga aqoontana cidi kuma gaadho waagii dawladii somalia ayagaa aduunka inoola hadli jiray ayagaa ganacsiga ugu badan wadanka kulahaa

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro หลายเดือนก่อน +1

    Halgama yaashi
    Iyo xubnihii ssdf intii dhimadtey alle ha u naxariis
    Inta noolna sharaf cafimad ku waara

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f หลายเดือนก่อน

    Ssdf kuwii isisoo dhiibay somahan

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 หลายเดือนก่อน

    FAQASHTII HAWARAYSAN ...BADHUL BAHANTOOY

    • @keyseamare8658
      @keyseamare8658 หลายเดือนก่อน +2

      War Ninku Faqash maaha, waa nin Majeerteen ah.. waa ragii Isaaqa tusay in la dagaalami karo.. Majeerteen iyo Reer Sh. Isaxaaq, waxay isku ahaayeen QUDHMIS.. waa in Taariikhdii SSDF loo duubaa sidii loo duubay tii SNM...
      Kadibna waa in la duubaa Taariikhdii Kacaankii 21 October... sidaas ayey taariikhdu sax ku tahay.

    • @user-un1ws9tz1t
      @user-un1ws9tz1t หลายเดือนก่อน

      ​@@keyseamare8658
      waar.niyow waan kugu raacsanahay