Muxuu Elon Musk Sidaan ugu weera raayaa ILHAAN markaan ? kaliye in ay soomaali tahay !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 335

  • @enjoy3684
    @enjoy3684 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +134

    Gabdhahaan Iyo wiilashan quruxda badan iney dhaafayan umalayn maayo saliga nabiga (ﷺ).❤️

    • @warsameamarewacays
      @warsameamarewacays 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato

    • @yusufamiin76
      @yusufamiin76 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      nabiga saligiisa maa ku qaraabataa adiga ummada saas looguma sheego intana inaad keento muhiim , maahan kaagamana baahano nabiga nnkh i aad inta ku naadiso ee shaqo kale yeelo allahaaga ka cabso

    • @cadecabdi6424
      @cadecabdi6424 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw

    • @AadamAbdullahi-e9z
      @AadamAbdullahi-e9z 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      صلى الله عليه وسلم ❤❤

    • @NuurCali-u1o
      @NuurCali-u1o 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw scw

  • @sahalyare826
    @sahalyare826 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +48

    Inta aaminsan ugu danbayn guusha inay falastiin iyo islaamka ku danbeen doonto ❤❤

    • @SowdaHassan-k3h
      @SowdaHassan-k3h 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wll 5$ I sii hadii I dhanto

  • @maxamedfarxaan7122
    @maxamedfarxaan7122 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +54

    Ilaahow waxii like isaar ilaahow danbigiisa dhaaf ❤😢

    • @abdirahman6148
      @abdirahman6148 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dawarsade

    • @FOXFORDUNIVERSITY
      @FOXFORDUNIVERSITY 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kuma saaraayi... isbitaal aad dhimirka ka jirantahee

  • @FarxaanBoy-t1q
    @FarxaanBoy-t1q 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +33

    mararka qaar waxaa is arkaa anoo dhahaayo
    laa ilaaha ilalaah
    subxaanallah
    astaqfirulaah
    alxamdulilaah
    allahu akbar
    kwrn hadda saan baa ajir

    • @hassanseven7
      @hassanseven7 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Jazaakallaah kheyral jazaa ❤

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +35

    Walaalayaal Soomaliyeey anaka danbaa noogu jirta USA 🇺🇸 in ay joojiso USA AID

    • @Xalkeen
      @Xalkeen 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Waan kula qabaa 💯💯💯💯💯

    • @ahmedhersi9169
      @ahmedhersi9169 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Dhibaatada ugu wayni waa: in ayna dadkeenii diyaar garoobin,dawlad caawisana haysan .

    • @MaxamuudDaahir-lq1ff
      @MaxamuudDaahir-lq1ff 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@ahmedhersi9169 war nio anaga caawinaad ugama baahnin ibna aadam teeda kale sidee aan ku ilaalsan karnaa qiyamkeena iyo xaduudaheena anagoo ka tagney diinteena in aan ku dhaqano anagoo muslim sheeganeyno 100%100 gaalo waxey qortey ku dhaqano allah dowlad islaami ah ha ina siiyo kitaabka rabi subxaanah iyo sunada rasuulkeena muxamad scw nagu xukunta sharafteena iyo dadnimadeena noo ilaalisa

    • @Abuu.Raashid
      @Abuu.Raashid 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      957malyan oo Doolar ayay sand kii kubixnaysay hey,adan Bur burinta Soomaaliya.

    • @Xalkeen
      @Xalkeen 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @ahmedhersi9169 dhul waynu haysanaa ee haala beerto waqti ma dhicin

  • @popular7493
    @popular7493 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 واحفظ المسلمين أجمعين يا رب

  • @dhamecabdi357
    @dhamecabdi357 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Ilhaan qoomuluudka ayay taagertaa il xilka laga qaado oo lasoo musaafiriyo ayaa fiican

    • @ConfusedMansion-pv7vd
      @ConfusedMansion-pv7vd 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Adna so Christian maha ilhan qomlud maha tagero bay karadinaysay darted ba kujirta😂

    • @muxyadiinibrahimahmed3251
      @muxyadiinibrahimahmed3251 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😅😅😅😅😅
      Saliidii futadaa kaa qalashay miyaa
      Waa laguu marinaa
      Isdaji
      Naagtaan cidna ma celin kartee

  • @CabdulahimaxamuudMacow
    @CabdulahimaxamuudMacow 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    🇸🇴🇿🇦 south afrika Ayan ku dhashay inta ku dhashay kuma qasarin❤

    • @AadamAbdullahi-e9z
      @AadamAbdullahi-e9z 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      Lkn somali aya tahay

    • @janogashoamatalaah7764
      @janogashoamatalaah7764 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wll horta passport ka SA sdee lagu helaa

    • @Abdirizak_Hakim
      @Abdirizak_Hakim 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Passport SA ma heysata wa wadan qadyad wanagsane

  • @MuuseAamusane-ub8il
    @MuuseAamusane-ub8il 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Omar waan ku taageeraa sxb halkaa ka wad insha allah wayguuleysan soomaalidu from hargeisa ❤❤❤❤

    • @Anwar.adan.maxamud
      @Anwar.adan.maxamud 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Inshalah walal nasriga ebe waynu sugayna dhaman musliminta gr ahan somalidena from hargaysa

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ilahaw Gaalada isku Mashquuli oo naga Mashquuli
    Somali hada ayey Wax beeeran Kartaa ❤

  • @FanaxShow
    @FanaxShow 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Cumar inshaar Akhii Fidiin ❤
    South Africa 🇿🇦 Ayaan kaa Soo Salaamaayaa

  • @Miyyigi
    @Miyyigi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Insha allahu guusha waxaa iskale falastiin ilahay ayaa la jiro

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Walalyal an ku wada salino nabigena Muhammad scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @User7654suy
    @User7654suy 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    موافق South Africa 🇿🇦 and Ireland 🇮🇪✅🙏

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ustaad Caamir Inshaar
    Mahadsanid.

  • @mursalibraahimmaxamedmursa8355
    @mursalibraahimmaxamedmursa8355 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Sxp oamr inshaar xage ka xujabantahy ilhaan omar

    • @AadamAbdullahi-e9z
      @AadamAbdullahi-e9z 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Xijaab ayado xiran maba arkin

    • @HassanWarsame-e5p
      @HassanWarsame-e5p 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xijaab meesha kuma hayso wall tinta un bi qarsata xooga luqunteda wa iska banantahy xata vedio gan qawmu luud kana wii taageerta

    • @axmedcumar8907
      @axmedcumar8907 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Intaa yaree madaxa ugu xiran ayey gaaladu ka gubanaysaa

  • @MAHESHSHEEKH
    @MAHESHSHEEKH 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    🎉شكرا أخي الفاضل

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    الحمدلله❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedbare4784
    @mohamedbare4784 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    msha allah baraarujintaaada waa an wanaagsan tahay allaha ku barakeeyo walal

  • @iidalabari3388
    @iidalabari3388 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wcs yaa cumar inshaar❤ waxinoosheeg

  • @Tredarchanel
    @Tredarchanel 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    ""وما يعلم جنود ربك إلا هوا"'

  • @mmohamedali2623
    @mmohamedali2623 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc walaalkiis jisakal qayr walaahi waa runtaa waxa aad ka hadleyso allaha ha ku xafido Amiin

  • @User7654suy
    @User7654suy 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xildhibaan Ilhan Cumar 🇸🇴🇺🇸☪️🇵🇸🇹🇷🌸😍💙✌️❤️🙏

  • @Nurcabdd
    @Nurcabdd 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🥺🥺 🥺 . Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda ka damqada. ilaahbaan ku dhaartee waxaan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata. Waxyaabo badan inaan ka hadlana waa ka xishoonayaa ee walaal hadaad wax igu tari karto, magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. igala xariir
    "Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo" Saddex. Mahadsanid.

  • @muslimbythewillofallah.9860
    @muslimbythewillofallah.9860 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Insha Allah insha Allah insha Allah

  • @mohamedsaraye793
    @mohamedsaraye793 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALHAMULLAHI RABBI ALALAMIIN waa fursada ALLE noogudheeqay hadaanu nahay caalam ALLE karameyay, qolo kuwaraysa inay qaalib ahaato oo caalamka gumaysa, hada wxaa lagaaray oo muuqda nasrigii ALLE ee wxaan somaliwayn kulatalin lahaa inay kafaa'iidaysan fursada caalamka ALLE ugudeeqay oo wixii adunka kajirijiray uudhamaad yahya qabkii iyo sharaftii somaliwayn hasoceshato adunka maanta waa kalabaxnaa ALLAHUMA BI kHAYR ALLAHUMA narjii ilaayka Aamiin ya RABBI

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @SalmaanWarsame-tb2qn
    @SalmaanWarsame-tb2qn 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waa wax aanu rajaynayno in aynu US danbe aanu maqalin

  • @MahadAbdirahman-g4k
    @MahadAbdirahman-g4k 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    الله يسعد ويحفظك من كل مكان ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadaanka South africa 🇿🇦 dhaqalaha wadanka 97/💯 aya gacanta ku hayo beeraha , jamacadaha , shirgadaha , warshadaha dahabka iyo diamond ka aya gacanta ku hayo raga ugu tajirsan south africa na wa ayaga wxn rajeynaya malin un in sidii xilkii loga warejiyy ina intaas na laga gacan saaro , viva black and Africa

  • @hashimimaxamed2212
    @hashimimaxamed2212 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    madaxdeyna somalia dawarsi ayay ku jiraan calacal ayay ka bixi lac yihiin madaxeynaha Hassan sheikh ugu horeyo allow mesha lagu cadabi hana jojin😰

    • @Lifeissimpe
      @Lifeissimpe 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kk madax soomaali oo fiican intee ku aragty

  • @AadamAbdullahi-e9z
    @AadamAbdullahi-e9z 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mareykanka Allah burburiyo

  • @Maxamedfarxann23
    @Maxamedfarxann23 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Qofkii ugu horeeyay eedaa waday ayaan noqday 😮

  • @mustafamohamud8250
    @mustafamohamud8250 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah adigana ilahey ha ku xurmeyo

  • @NimcoXusenMaxamedCigaal
    @NimcoXusenMaxamedCigaal 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    صحیح حفظک الله ورعاک عمر

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shukran 1000 marra sxb

  • @ubahdhool8158
    @ubahdhool8158 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    5:23😂😂😂😂 haburburiyo waa fariid

  • @AnasWarsame-l2v
    @AnasWarsame-l2v 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +49

    1minute 7 views🎉

    • @sihaamkaba2128
      @sihaamkaba2128 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Adi xata like tadu waa 7 😂😂😂

    • @maxamudosman5154
      @maxamudosman5154 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wax badan miya🤡

    • @ahmedafgooye3427
      @ahmedafgooye3427 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      40k views 13hr

    • @Muno-l2p
      @Muno-l2p 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      42 006 views 15 hour

  • @XamdaCabdiqadir-k9l
    @XamdaCabdiqadir-k9l 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilahay ha inaga qabto quluubtenan ha mideeyo

  • @User7654suy
    @User7654suy 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    من النهر إلى البحر فلسطين وغزة ستكون حرة إن شاء الله.✌️🇵🇸❤️🙏

  • @MaryanRuun-x2w
    @MaryanRuun-x2w 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Somalia

  • @AnwarKhan-ln3qw
    @AnwarKhan-ln3qw 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    wcs wll

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allaah tabaraka laah waa faraxad

  • @dhhol77
    @dhhol77 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wlhi waalida taraam kheyr ayey no thy noqolkiiba kun jeer😊

  • @abdikariim2482
    @abdikariim2482 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wll hadalka dheer waa lagu daalaya iskadaa just soo koob thanks

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaah ogaansho

  • @JamaalaYuusufCali
    @JamaalaYuusufCali 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alle Ramadan nabad nagu garsiyo ❤

  • @SubeerSiciid-t1r
    @SubeerSiciid-t1r 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ilahan Omar guul

  • @Axmed-Kayd
    @Axmed-Kayd ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Tani hadday qabyaalad noqon waydo maxaa qabyaalad noqonaaya

  • @solomanmahad9201
    @solomanmahad9201 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    This is great news for us. Their money has cost us so much suffering and set us back many decades.

  • @Xirsiev
    @Xirsiev 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ilhaan owgeed armaa Soomaalida ku sugan maraykanka si gooniya loo beegsadaa haba ugu darnaadeen kuwa sharci daradaa. Magan Allah

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      South african kaba waaa laso raafin

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa taageersanahay in ay joojiyan cidna uma dhimanayso🎉

  • @XanaanCabdikarim
    @XanaanCabdikarim 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    First ❤ الله يخليك حبيبي ❤

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haye somalida beraha ha fashaan oo macaawino gaal yay ku tashan hada waanba aragnaa kuwa na hogaamiyo ilaahii abuuray kuma tashtaam mana aaminsano laakiin alxamdulilah hadii looga baxay in la caawiyo bal aan aragno say wax u wadaan tan kale xalane ma la sii fadhin doonaa mise waa laga guuri doonaa

  • @Kilaaascarab
    @Kilaaascarab 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Golden voice

  • @Everything-ok1cm
    @Everything-ok1cm 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad inaad taageerto Ilhan kuguma soo kordhinayso Adduunka iyo Aakhiraba wax aan halaag iyo dulli ahayn ee iskaga har.

  • @KamalAbukar-w7v
    @KamalAbukar-w7v 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Tana Muslim Ah Miya Muslim ☪️ Aa Ustaad Wa Mxay wxd ledahay Wxn Kugu Xisawinayay Dadka Dinta wx Kayaqan Ma Adigaba Sidan Leh. Wate Dinta Ubaneysay Inay Nin Gaal Ah Gursato Dinta Mey Banen Nin Arinkas Balse Dinta Wxy Beneysay Ragu inay Gursadan Dumarka Ahlu Kitabka Wana Yahuda Ama Nasarada Sidu Kitabkena Ino Shegay Rabbi SXW Hadalkisa Wu Cadeyay Balse Muslim ☪️ Ayn Sheganaya Hadana Nin Gaal Ayn Gursanaya Kuguma Xirmo Xerigisa Xaran Bu Kugu Tagaya Ma Banana Muslim ☪️ Na Ma Ahaa Quftas Adigan Ustad Erega Ad Adegsatay Dib Ugu Labao 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jembaadaye6403
    @jembaadaye6403 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good job mr cumar Donald Trump shaqafiican ayu noo qabtey qaasatan anaga somalida ah wbqble iyo karamalawe hoos orda us aid meshan waa ku shiidey anaga shacaka ahna beerehena ayaan falaneyna.mida kale saxin cumaroe bal xalane xooga saar alah ku xafidee

  • @ABUKARHaji10
    @ABUKARHaji10 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cumar waxing kaa cod Sanaaya mailin kasta noo soo dhig

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂🎉😮😅😅😊❤❤❤

  • @MohamedJebriil
    @MohamedJebriil 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Plz love iisaar 😢❤

  • @mahadyuusufismaaciil6302
    @mahadyuusufismaaciil6302 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilhaan LGPTga ayay taagerta markaa qof muslinka ceebeeynaysa ayaan u arkaa, labisku waa artifical

  • @mahadhersi9918
    @mahadhersi9918 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tababar xume

  • @abdikarim4857
    @abdikarim4857 นาทีที่ผ่านมา

    South Africa anigaa ku nool
    Beeraha cadaab bas ah ayaa
    Gacanta ku haya

  • @MalyuunaadanAli
    @MalyuunaadanAli 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Anaa uhoreyo❤

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alxamdulilaah

  • @RAHATUNAFSI
    @RAHATUNAFSI 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Run ahaantii waasida aay shegeen waa haayad maafiya ah waa haayad faafisa cudurada , khaniisnimada, gaajada, akhlaaq xumada wadani nimada inaay kasiibaan inta nool

  • @AbdiwahidyareAbdiwahid11
    @AbdiwahidyareAbdiwahid11 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs cumar inshaar ifafaalo wngsn ALLAH SWT hanoogu dhigo inagana ka muslimiin ahaan waan hurudnaa hurdada ALLAH SWT hanaga kiciyo really trorist waa gaalada wax qaanuun ladhaho majiraan gaalo ayagaa sameystay gaalada midoobtey

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn- 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    20:06 Kuraaxesta dhacdooyinka caalamka kasodo 📺

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga aad ayaan kuugu tageersanehy hadii heyadahaan la waayo maalintaas ayaa gaajo ugu danbeysa aduunka, waayo umad kasta wey isku tashanee waana ka baxee in jilbaha loogu dhufto wax soo saarkooda iyo qabiisnimadooda iyo waluba gaalnimadoodana iyo ruufaanimadooda

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallaahi Gumaroow aad ayaan ugu farxay waala xirey markii la yiri usaid waayo markii aan rabno inaan wax beerano waxay kaa dulkeenayaan raashin aan doofaarkooda cunin illaahey naguma sii celiyo

  • @maryamharare4594
    @maryamharare4594 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aad yaan uga xumahay whi xaalkeena muslim ee caalamka islaamka & keena soomalida qaflada ku jira

  • @Ogaalkaxogaha-p4n
    @Ogaalkaxogaha-p4n 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    First one

  • @sheekeyeg8601
    @sheekeyeg8601 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Islaan qaniisyada udooda iyo ninkaan kaso horjeedo lee meesha isku geesto anaga labadaba waxba nooma haayan

  • @Jamiilamucalim
    @Jamiilamucalim 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaba farxad hadaay naga daystaan suntooda😊

  • @UmuAbdirahmanmuuse
    @UmuAbdirahmanmuuse 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Manaad Somali ahayn.cumar ishaar halkee na joogtaana yah 😂😂😂

  • @siradm
    @siradm 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iyo jaasuus iyo shuban-biyood ku dar. Soomaaliya wax yaroo dhacay un bay gayn jireen،, waliba xilliga beeruhu soo go'aan.

  • @alidaud4899
    @alidaud4899 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    @ogaansho, ani wlh taraam markiise horana waan farxay imaashiyihiisa, haddana waa ku farxay.
    Sababtuna waxay tahay nin munaafaq ma ahan.
    Waa nin banaanka iskeenaayo. Oo cidkastoo marmarsiiya raadin laheed. U cadeynaayo loolanka dunida ka jira waxa uu yahay.

  • @WllBrunoSakheey
    @WllBrunoSakheey 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    45 min and 1k views Manshallah 🎉❤

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mar walba bidixda ayaa guulaysanaysa left right liberal progressive 🎉🎉🎉

  • @Gessod-w8v
    @Gessod-w8v 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa ruunta

  • @CalwaniMaxamed
    @CalwaniMaxamed 22 นาทีที่ผ่านมา

    Waa sheeko cusub

  • @TareyTarey-uq8hc
    @TareyTarey-uq8hc 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Omar. Inshar. Asc🎉

  • @YackooalihusseinDhawal
    @YackooalihusseinDhawal 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilhaan cumar isn't easy 😂🎉❤

  • @kawsaryacab556
    @kawsaryacab556 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Soomalida ilhaan cumar qabiilka ku acynaysa iigu daran ilahw caqliga hanaga qaadin

  • @AbdirashiidAlijaamac
    @AbdirashiidAlijaamac 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ducaanu ugudaraynaa
    Musuqii iyo lacagii faqrigaahaa aynaga jooganayaan

  • @MohamedJebriil
    @MohamedJebriil 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fast comment 🎉❤

  • @IbraahimIsack-xt5uq
    @IbraahimIsack-xt5uq 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walahi horteeda wa la nola hada Ani ahanteyda waxan dhihi laha iska joojiya

  • @AmalMuriidi
    @AmalMuriidi 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa arin cajiip ah

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaab nagu dhacay

  • @Maanshiil1
    @Maanshiil1 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    So booqo kanaalkayga walaal😊

  • @HamseMustaf-l7w
    @HamseMustaf-l7w 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zhp omar burkina faso muqaal kasoo samee

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAHADSANID

  • @saidyare8127
    @saidyare8127 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ustaadow mareykan dhaqaalo haduu jarto nolol fiican baa bilaabaneyso tusaale waxaa kugu filan falastiin oo wixii la ogaa lagu sameeyay wali way nool yihiin imaan ayaa u ziyaaday waliba wallhi

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciyaal fay cali

  • @CabdulaahiCabdiqadir
    @CabdulaahiCabdiqadir 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogansho asc

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    4 Malyan Cadaanka South Africa

  • @Khaamani-bl6gu
    @Khaamani-bl6gu 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dagaalka saliibku waa maxay 😊

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Taatiikhda islaamka soo akhri

    • @Khaamani-bl6gu
      @Khaamani-bl6gu 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @ubahdhool8158 Ani waxbaan ku weydiiyey ee iiga jawaab ama calaacalka igala tag

    • @Iamhappy-v9b
      @Iamhappy-v9b 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa dagaalladii muslimiinta iyo gaalada ku dhex marjiriay dhulka shaam ee ay gaaladu ku doonaysay qabsashada falastiin iyo badda hindiya.

    • @Khaamani-bl6gu
      @Khaamani-bl6gu 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Iamhappy-v9b mahadsanid 🙏❤️

    • @GudiBarkhad
      @GudiBarkhad 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxaa fiicnan Lahayd inaa adigu baadho oo soo ogaato taasaa kaaga faaido badnaanlahyd oo macluumaad intaa kabadan ayaad ogaan lahayd​@@Khaamani-bl6gu

  • @ABUKARHaji10
    @ABUKARHaji10 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc

  • @cabdishakir1827
    @cabdishakir1827 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    qaxoonti bay ahayd qaniisiinta way taageertay turaaamna maqoro qaniisnimo dawarsiga Somalia ee ay udoodaysana waa la mamnuucay