BIG BRO PRANK Waan Baxayaa Safar Ayaan Isoo Galay Kafi Abdi Oo Ooyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 888

  • @abdiaziizabdi8698
    @abdiaziizabdi8698 4 ปีที่แล้ว +301

    big bro inuu isma dhaanto lagu jeceliyahy inta Ila aragdey farta taaga ❤️❤️

    • @hibocallahi2057
      @hibocallahi2057 4 ปีที่แล้ว +3

      Abdi aziiz Abdi sas weye

    • @kingofcaptin7786
      @kingofcaptin7786 4 ปีที่แล้ว +3

      Tagan

    • @ismaaciilmire3794
      @ismaaciilmire3794 4 ปีที่แล้ว +3

      Waxkale caadima aha

    • @adnoasad2996
      @adnoasad2996 4 ปีที่แล้ว +1

      ani👆

    • @ebyansheikh3864
      @ebyansheikh3864 4 ปีที่แล้ว

      Waxaan oo dad asagaa dadkaa baray oo caan ka dhigay maxaa loo jeclaan waynaa bani adam aya abaal lahayne muxuu gacan qabtay dad bdn

  • @sabiriinabdulqadir5352
    @sabiriinabdulqadir5352 4 ปีที่แล้ว +50

    😭😭😭😭😭waa kanaxay wlhi marka uu kaafi ilmeyay io marka ay foxiso oyday salman oo hadalkii kaso bixi wayay
    Isma dhaanto way isjecal yihiin illaah makal kaxeeyo
    Noso badiya prankiga

  • @carabmoha5552
    @carabmoha5552 4 ปีที่แล้ว +99

    Prank Kiga big bro hadaad kaheshay like

  • @sacdiyoabdi2843
    @sacdiyoabdi2843 4 ปีที่แล้ว +52

    Ismadhaanto friends ma aha wa dad family ah say isu jecel yihiin Masha Allah

  • @mubarakrashid4838
    @mubarakrashid4838 4 ปีที่แล้ว +52

    Inta iyagoo dawanaysa comment aqrinaysa like

  • @hoosweynefamliy6355
    @hoosweynefamliy6355 4 ปีที่แล้ว +66

    Sorry wlhi waan ilmeeyay markuu kaafi hab siiyay😭😭😭😭😭

    • @mohamedcase667
      @mohamedcase667 4 ปีที่แล้ว +1

      Sorry walahi wan kaxumaday markan arkay Kafi Abdi

    • @pablojnr339
      @pablojnr339 4 ปีที่แล้ว +2

      Munisha anagoo reer sacad siciid oyiintisa aad ayee noodibtay. Kkkk

  • @daadirdirie3174
    @daadirdirie3174 4 ปีที่แล้ว +13

    The one and only prank aan dawado ayuu ahaa am
    Really crying 😢. Kaafi abdi iyo fooxiso Waa dad macquul ah

  • @baari4674
    @baari4674 4 ปีที่แล้ว +30

    Aaahey am the first na dhiirakeliya
    Qofka ugu horreyo commentiga sooqora
    Sheega

  • @socdaalofficial4514
    @socdaalofficial4514 4 ปีที่แล้ว +1

    Kal iyo laab walaahi waan kahelay
    Ismadhaanto dad isjecel kudayashaa mudan tihiin 3 daxda lagatirsaday
    Qalbiyadiina wanaag iyo jaceyl baa kamuuqda aadbaa uqoslay hormar wacan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👈

  • @alfowzcollection8745
    @alfowzcollection8745 4 ปีที่แล้ว +15

    Wallhi kafi abdi o oynaayo markan arkey ilin aya iso dhaaftey runti caadi ayan uoye....kafi kal iyo laab ayan kujeclahay ogow❤❤❤

  • @asmaahmed3626
    @asmaahmed3626 4 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi wa ilmeyay marka arky kaafi cabdi sidu umurogody😢😢 kaafi waa wiil qalbi nadifa waliba dagan hawada kuso marinaa salaan bahda isma dhaanto guleysta❤💗

  • @liibaancumarcalasow5999
    @liibaancumarcalasow5999 4 ปีที่แล้ว +1

    Ismadhaanto runtii waa team aad is ku jecel kafi foxiso salman boqor murug ayaa ka muuqatay waliba kafi abdi ayaan la murugooday runtii waa shaqsi qalbi fiican team smadhaanto allaha idin dhawro dhamaantiin

  • @diiwaanshow2115
    @diiwaanshow2115 4 ปีที่แล้ว +10

    Prank aan aad uga calool xumaday ayuu ahaa big bro sxb la aanta waxbo ma nihin isma dhanto one love

    • @adenabdi3137
      @adenabdi3137 4 ปีที่แล้ว

      Slmanw sxp xgee ksoo qpta arinpa krapaaye

    • @muniraomar6414
      @muniraomar6414 4 ปีที่แล้ว

      hhh ala anuu salman boqor kaa naxa miskiin aduu prank kasta la samenato waa lagugu dara naxdinta la qebsata

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 4 ปีที่แล้ว +58

    Lkn wa video qiiro leh oo ka turjumayo qof markad ceesh wadaag tihin in u sida walalka cml noqonayo oo aad ka xumaneysid inu kaa fogaado
    Absolutely outstanding 👍👍👍👍👍

  • @abdihussein1297
    @abdihussein1297 4 ปีที่แล้ว +18

    Teamka ismadhaanto keep going walhi dad iscel ayaatihiin allaha Idin dhawro dhamaantiin maaaansha allaaah kaafi Cabdi wuu il meeyay ax ax walala isjecel .

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 ปีที่แล้ว +1

    😃ckaafi iyo fooxiso kulahaa😆isweden waxjira maaha halahaas xumaan kama aha waa jacayl ay saaxiibkood jecelyihiin wlh maansha alaah👋🌹❤️

  • @maxamedqafar3768
    @maxamedqafar3768 4 ปีที่แล้ว +31

    Sxb big bro,
    prank aad ka sameysay kooxda isma dhanto waxay muujineysaa sida ay kuu jecel yihiin dhamaantood waa qalbiyadooda hadlay iyo qadarinta ay kuu leeyihiin sida walaal weyn.

  • @nimohussein1619
    @nimohussein1619 4 ปีที่แล้ว +10

    Mashaa allah big baro meellaga jecelyahy ayaad joogta ilahy hakuu siyaadiyo kaafi cabdi waa wll daacada oo qalbi fican wallhi allha xifdiyo

  • @salmaanabdiqadir1320
    @salmaanabdiqadir1320 4 ปีที่แล้ว +34

    Big wlhi hadalkaa marka dhahday waa naxay sababto ah ismadhaanto adi io fooxisay ku socotaa kafi abdi 😭

    • @khadijaahmed9847
      @khadijaahmed9847 4 ปีที่แล้ว

      Kaafi abdi raage abdi ma lagawada pls

  • @inanuurofficial2840
    @inanuurofficial2840 4 ปีที่แล้ว +1

    Run ahantii wllhi kaafi abdi waa nin rageed sxbnimo wexey rhy yaqaan legend bro wan ku tagersnhy

  • @2766kaka
    @2766kaka 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk. Walaahi Runtii Big Bro Caawa Xasuus 12 Sano Ka Hor Buu Isoo Xasuusiyey Aniga Iyo Asxaabteyda Special Kaafi Abdi Iyo Fooxiso Asxaabteydii Igu Qaaliga Beey Isoo Xususiyey. Guuleeysta Ismadhaanto Stay Together Forever

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 4 ปีที่แล้ว +1

    Fooxiso waa gagabadh qalbifiican walaahi I love you huno
    Nairobi waad ba inacsiiseen reer ismadhaanto
    Safaradiina saad ugu oydaan LIBYA ISOOXASUUSISEENBA BILAAHI🤔

  • @sahalmahmed5555
    @sahalmahmed5555 4 ปีที่แล้ว +3

    Wolahaye anigu dawanayanaye baa oyanaye ogayane in uu prank yahaye Baan Wolahay naxaney Oo isnir big bro idinka teg Kaafi Abdi Salman boqor foxiso waa dad qalbi Wangasane 100%masha Allah gulaysta isma dhaanto

  • @whizzymanwhizzyman9602
    @whizzymanwhizzyman9602 4 ปีที่แล้ว +3

    Hda jiif kudawaneyso sithi anigo kale lyk saar

  • @cabdixamiidcabdikhadarmaxa810
    @cabdixamiidcabdikhadarmaxa810 4 ปีที่แล้ว +11

    Wllhia Lipaxa kaLiya ee ismadhaanTo kujiRa waa Kafi abdi allaHa ku dhowRo aduun io akhirba zxo mcn👑💟🙏

  • @siman1434
    @siman1434 4 ปีที่แล้ว

    Alwo big barow alow cimirigiisa dheere yaarbi walhi waxa kanaxay wiilka dhahy waxa isoo hormatay anigo faqiiray oo silio dhax lugeynayao maskiin horay usocoda walhi waxa aa tihiin dadka iga qosliya prnkigiyaa shiina

  • @abdulkadirgarabeey5583
    @abdulkadirgarabeey5583 4 ปีที่แล้ว +1

    Anoo inee tahay prank oo og baan ooyahay intuu jooga kaafi Abdi big bro inta ka ooysiiyay like ha ii saarto

  • @maziopoi4101
    @maziopoi4101 4 ปีที่แล้ว

    Big bro kaafi Abdi waligaaa hawaeynin zxp jiro wllhi Waxkale ayaan dareeme kaafi Abdi reaction kiisa qof fiiiican ayaathy zxp mcne sidaaa isku ahaaada abid

  • @samkabal1188
    @samkabal1188 4 ปีที่แล้ว

    sidee isku jecelyihin somali oo dhan haday isku jeceyshahay qaran karaama leh aynu yeelan laheen. waxaan xasuustay 2009 saxbiday rag aan dhib isla soo marnay oo aan ka dhoofay omg i am cryinng !!!!!

  • @najma8198
    @najma8198 4 ปีที่แล้ว

    Mashallaah ismadhaanto waa daad is jecel wlhi aniga ooy xita big bro waxa heesta walaal ku jecel allaaha ku dhaafo aamiin ku daysho mudantihin guuuuulista hore u socot🤝🤝🤝💯💯 waa ni tageera👑👑👑 salam faxiiso abdi kaafi jecelka u qabtan big bro waan arganay mashallaah 💖💖👌👌👌👌

  • @awilhalane7101
    @awilhalane7101 4 ปีที่แล้ว +2

    Qolkaan iyo prank fake ah ismadhaanto waxaan wax ka badala yaqee inta ila aragtay sheeko jiliin ah in ay tahay like dhac iigu siiya

  • @nimconuur5483
    @nimconuur5483 4 ปีที่แล้ว

    wllhi big bro hadaa run run ubixi laheed ismadhaanto ishoodaa kugu dhici laheed kaafi iyo fooxisaba ha udarnaadaan diyaaradu way kaa tagi laheed m.a ismadhaanto tim isjacel keep going

  • @hassandube619
    @hassandube619 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah wlhi Isma dhanto sidan umamalaynaynin wonderful ayatihin manta kabilawato wa idhin tagersanahay Abdikafi saxib jiira 👍👌

  • @Adnan.uk7
    @Adnan.uk7 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi Aniga waxa ka naxay kaafi Abdi Waa qof Damiir leh allow Team kasto is jecel hakala geenin viva isma dhaanto Team🙏🏻Waxan idinka so Salamaya Dalka Uk 🇬🇧 Gaar ahaan Magalada Manchester

  • @haybegeesofficial7306
    @haybegeesofficial7306 4 ปีที่แล้ว

    Why waa marki ugu horaysay ee an qoslo kulaha salmaan boqor ano faqiro isli dhaxjoga ayaan niyoday wlhy waa dad qalbi furan isma dhaanto 👏

  • @khadromaxamedbare2284
    @khadromaxamedbare2284 4 ปีที่แล้ว +17

    ɓig ɓaro ogoow noloshd ma helaysiɗ zxp siɗan kuu jecel ziipa kaafi abɗi waa sxp wngzan mnsha allh

  • @karaamashow4911
    @karaamashow4911 4 ปีที่แล้ว +1

    Safar maba jiro aduunka waa kala xiran yahay waxaan Prank ma ahan ee riwaayad ubixiya😂

  • @adontiallah5154
    @adontiallah5154 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah adba isku jeceshin allah isku kiin daayo wlhi waxa ka naxay kaafi abdi miskin wuu iska limeeye yaaax😭😭😭😭

  • @aleezapea7594
    @aleezapea7594 4 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi waliky ma arkin Kaafi Abdi ooyaya😭😭🙏 lkn ogw in oo yahy sxp wngsn sorry wlhi kaafi Abdi foxiso io Salmaan io kaafi dheere Big pro waxaa heesataa sxbo ku jecl wlhi 🙏

  • @abdikanimohamed7169
    @abdikanimohamed7169 4 ปีที่แล้ว +1

    Kafi abdi nin qalbi fiican inuu yahay qofkii ila arkay like ha saaro

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 ปีที่แล้ว +10

    kaafi calosha ayu i huriyay😭Big bro kuli asxabtada wey ku jecel yihin walhi waxa tihin dad is jecel ilaah idinma kala geeyo😭

    • @walalozil4746
      @walalozil4746 4 ปีที่แล้ว

      Yasmin Ali
      Waa kula socdaa
      Kama haro🤝

    • @yasminali74
      @yasminali74 4 ปีที่แล้ว +1

      @@walalozil4746 😂kalma harno Cadde❤

    • @walalozil4746
      @walalozil4746 4 ปีที่แล้ว +1

      Yasmin Ali Madaxaa ii saarantahy
      Kamana haro❤❤❤❤👈

  • @iceman6933
    @iceman6933 4 ปีที่แล้ว +1

    This is the fast prank that I enjoy it watching from Isma Dhaanto team” fooxiso iyo kaafi got big heart “ saaxiib tinimo walaal nimo” 🤝🤝 I give big Credit to fooxiso” ✊✊

  • @xarundiideise7175
    @xarundiideise7175 4 ปีที่แล้ว +1

    kaafi abdi iyo big pro waan taageeraa belse wlaahi waan ka naxay kaafi abdi oohtintiisa❤

  • @saadaqcalishuuriye2794
    @saadaqcalishuuriye2794 4 ปีที่แล้ว

    Kafi abdi iyo big bro. Rag saxbo isku dheer ayaa tihiin marka waxaan idinka codsanaynaa inaaad. Sxbnimadiina meshay ka bilaawaty iyo tarikhdiina iyo barashadina aad noosoo gudbisaaan. Waaan idin sugaynaaaa

  • @shaadiyacabdiraxmaan8958
    @shaadiyacabdiraxmaan8958 4 ปีที่แล้ว

    Walahi aniga xata wan oyay big bro calosha i oloshay wale waxa i qabatay maxad oga timid nayrabi ismadhanto ayad xiligan ku biri lahyd calasha sidan idiin taagero mansha allah halka ka si wada shukran kaafi abdi iyo foxiso kamara manka wan idin slama
    No

  • @iqraileys2032
    @iqraileys2032 4 ปีที่แล้ว +10

    Foxiso say wiilasha ugu dhax jirtay iyada dhan wiil wiil ay noqo rabta inta ila qabta fikirkaas like iisara

    • @maxamadcismaan4055
      @maxamadcismaan4055 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaahi gabadha wiilasha LA kortaa way kaduwantahay gabdhaha kale ragana waay dabeecad fahmaan

    • @iqraileys2032
      @iqraileys2032 4 ปีที่แล้ว

      Waa sax midaas wllky maxamed cisman waa xaqiiq midaas

  • @hassanadon6929
    @hassanadon6929 4 ปีที่แล้ว

    This was the most interesting and heartwarming prank I ever watched. Love you guys and especially KAFI bro I love your loyalty and honesty. Guys Anigoo oog inay waqti hore ahayd, anigoo oog inay hada munasab eheyn, anigoo oog inuu dadka qaar ila yaabi doono, hadana waxan gu aan saday inaan taagyeero nimadeyda muujiyo

  • @asmaabdirahman3683
    @asmaabdirahman3683 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa dad qalbi wanaagsan siiba Kaafi Abdi
    Xataa anigiiba ilinta ceshan kari waayey wlhi
    Go forwards brothers

  • @ummuzakichannel4131
    @ummuzakichannel4131 4 ปีที่แล้ว

    😥😥😥😥 kafii baa icalol Xumetra. Fowxiso wll waa jeceshay ee usheko big bro.

  • @saidyare9205
    @saidyare9205 4 ปีที่แล้ว +1

    big bro and Kafi abdi Waa walaalo iyo sxbo is jecel Masha allah wan idin taageeraa runtii

  • @kaltundhirbaaxo7406
    @kaltundhirbaaxo7406 4 ปีที่แล้ว

    Kaafi cabdi waa qof qalbi wanaagsan saxiibtinimadana yaqaan illahy haku xafido wall

  • @yaaillahadlay6170
    @yaaillahadlay6170 4 ปีที่แล้ว

    Wallahi maanta waa markii uku horeysay ee show Somali ah aan ka calool xumaado ismadhan allah idin xafido. Kasto Abdi, Fooxiso iyo Salman Boqor salan gaar ah

  • @dhuux7official181
    @dhuux7official181 4 ปีที่แล้ว +3

    ALLAHA idin sharfo Ismadhaanto sida aad isu jeceshihiin ayaan idiin jecelnahay xaqiiqdii guuleysta

  • @nuurmaxamad2296
    @nuurmaxamad2296 3 ปีที่แล้ว

    waryaada kafi nin lahelikaro maaha nin kaas ilahey dartiisbaan ujecelahay maruu xamar yimid kadis buu nogadhigay ninkaas oo barank lagusameynayo markan arko waba kanaxaa qabow wayaba sxb allha kudhowro adiga iyo asaxabtaada dhamaantood👍👍👍

  • @amiracabdi3798
    @amiracabdi3798 4 ปีที่แล้ว

    Nacala sheydankina ku yaal walhi waan oyeey cawa salaman wajigisa arkeyna murug ayaa iqabtey ilahow ha iskukiindayo wllo isjecel adunka lagu yahay wllo 🥰🙏

  • @nusaymoofficial7767
    @nusaymoofficial7767 4 ปีที่แล้ว

    bigbarow walahy anaaba ooyay aad ayad iiga oohisy ayadoo baranki ay ahyd hurdaa ihaysay way iga tagtay hurdadi bigbaroiw ishayda ilahy ha kaaduwo kaafi abdi iyo salman iyO FOXISO AAD AYAAN IDIIN SALAAMY BIGBAROW HADAA DHIMATO MLAGANAXAYO MARDAN BE Ishena ilahy ha kaaduwo😢😢😢😢😭😭😭😭😭

  • @manchestercityhdupdatesspo9438
    @manchestercityhdupdatesspo9438 4 ปีที่แล้ว +26

    Camerada Hal meel lasaaraayo mafahmin ee iga daba geeya🤣🤣🤣

    • @asahoaziz2505
      @asahoaziz2505 4 ปีที่แล้ว +1

      aniga hata mafahmin prank laarko meshas ayeysarantahy camerada

  • @abdihakimmohamud9533
    @abdihakimmohamud9533 4 ปีที่แล้ว

    Truth be told BIG BRO is a great man , so do Kafi Abdi a good friend Ismadhanto is LA FAMILIA , nawatumia salamu kutoka Minnesota 🙏🙏🙏

  • @mohaindho7956
    @mohaindho7956 4 ปีที่แล้ว +2

    Walahi kafi cabdi si dhab ah ayuu big bro ujecelyahay, cadhaw idhinmadgexgalo inshllh...

  • @ikraamahmed6225
    @ikraamahmed6225 4 ปีที่แล้ว +28

    musasalkii ma idhaafy musalsalkan prnk ladhaho inoo idhafo majecli 😂😂

    • @fatumahani9169
      @fatumahani9169 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @hajjicmc7376
      @hajjicmc7376 4 ปีที่แล้ว

      😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣Xalqadii 23 marayaayeh Yuuna ku dhafin

    • @kaafiyoomar6443
      @kaafiyoomar6443 4 ปีที่แล้ว

      Aby dacada uqosly wlhi😆😆😆

    • @ayanamiira4915
      @ayanamiira4915 4 ปีที่แล้ว

      😅😅😅dirsle arskri halo diiro

  • @omarosman2022
    @omarosman2022 4 ปีที่แล้ว +1

    Maanta iyagaa is fashilay goroomada dhan way xiran yahin xitaa buseskii waa la jojiyay wuxuu raaci rabaa maxaa tahrib jomokenya intertional waa xiran yahay aniga Nairobi joga 2 asbuc kahore imaan lahaa balse nairobi ku xayirinahay sawabto ah covid 19 waxaan qiyaano aaad danweyna qiyaanesii

  • @asmanasapo1207
    @asmanasapo1207 4 ปีที่แล้ว

    Kaafi abdi wllhi waan ka nxy markuu ooyay ee uu hab siiyay biG pro isma dhaanto waa dad is jecel wllhi♥️😢

  • @mohamedbulhan2613
    @mohamedbulhan2613 4 ปีที่แล้ว +1

    Hayaaaay Bahda Ismadhaanto Caayda Daaya🤪🤪
    Sweden Waa Yurub waana Meel Fiican o qofkii horay usocdo wax ka qaban karo ✌️islii xaa yaala dhiiqadeeda iyo rafaadkeeda

  • @qaalilifestyle5502
    @qaalilifestyle5502 4 ปีที่แล้ว

    horta xuu isku qalajiyaa nin big pro la leeyahay alloow alle ijeceshahay ku yeh ayadana fudeed 🤗🤗🤗

  • @Falazvibe
    @Falazvibe 4 ปีที่แล้ว

    BiG bro zxbow walhi wey kujecel yiin kafi foxiso iyo zxbka kale dhaman walhi ani titaa baranki maha an is dhahayae walhi otìn ayad iga keen tay bro hor mar wacan tiim isma dhaanto show🙏🙏❤

  • @xidigomar1881
    @xidigomar1881 4 ปีที่แล้ว

    Runtii wa muqaal aad isoo jiitay isma dhaanto Time I love so much wlhi
    mida kale waxad tihiin saxiib aad isu jecel runtii waligay ma,arag saxiibo sidan daacad isugu ah ,
    mida kale plz abaayo foxiso ya,ladhibin horta iyada Pk Pro waa lagu dilaa said ayay u ixtiram taa wayna jeceshahay si walaalti nimo ah masha Allaah.
    aad ayan idiin jeclahay waxan ahay saxiib kiina

  • @hibomobile870
    @hibomobile870 4 ปีที่แล้ว +8

    Mxaa prank eh so tan waa hore la xidhay airportka Nairobi yaab 😄

    • @ahmedelmoge5019
      @ahmedelmoge5019 4 ปีที่แล้ว +1

      Faadumo Cabdi 😛

    • @sadiqmohamed9260
      @sadiqmohamed9260 4 ปีที่แล้ว +2

      Waxa tahay halka ruuxa ugu aqli badan meshan ...♥️

    • @hibomobile870
      @hibomobile870 4 ปีที่แล้ว

      mohamed thnkz wllo

  • @ahmedjacelow5689
    @ahmedjacelow5689 4 ปีที่แล้ว +1

    Asxaaabta aqliga kashaqaysiiya. Diyaarad baxayso majirto. Aduuunka meel walbo wey xirantahay

  • @hassandahirali6794
    @hassandahirali6794 4 ปีที่แล้ว

    War waxaas raga laguma sameeyo anigii baa xataa emotional noqday kaafi Abdina wlhi waa nin saxiibtinimada yaqaana qiimaheeda!!!!

  • @rahofarah8279
    @rahofarah8279 4 ปีที่แล้ว

    wallahi ismadhato iney naga qosloyan ayan udawanjiray lkn manta anigo og inu yahay pranks aya foxiso kaafi salman walahi wey ku jecelyihin asxabta

  • @qamarabukar9029
    @qamarabukar9029 4 ปีที่แล้ว

    Wallhi sidaan u ooyay hadaad arki leheeden anigo fiirday bilowgii inuu prank yahay ayeeyba run ii noqotay allaa xumaa markeey kala tagaayan dad meel kuwada nool oo is jecel allow ha idin kalawadin foxiso bigbro kafi salmn kafi dhere wada nolada caafimd cimrdher iyo cbado suban

  • @abdirizakadan5038
    @abdirizakadan5038 4 ปีที่แล้ว

    Waad iska qosleysa big bro lkn magaran kartid how much he love u kaafi cabdi wlhi wuu gariiray waxaasa saxibtanima ah

  • @kardeslerim9827
    @kardeslerim9827 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi kafi abdi oo oynayo waligey ma arag aad ayaan ugu xumaday 😭😭😭😭😭

  • @munasaid5297
    @munasaid5297 4 ปีที่แล้ว +5

    Wax baxayo ma ba lehe aaaaaaa aaaaaah no ✈️ falay baxayo maleh corona19 ma ilowdeen waaa ka dhcsanyihiiin ku was ya ilaqaba in e fashiltahy🙋🏼

  • @khalidomar5550
    @khalidomar5550 4 ปีที่แล้ว +2

    First View ahay De Wlolyal Lkn Prankinu Var buu u bahanayahay

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 4 ปีที่แล้ว +2

    Big pro wlhi salman boqor wa xarif rubta ayow kahadlay anoo washaa iso hormartay kulaha 😂 ninka mesha ada kuhaya big bro nin karmed zxpo kujecel ayad heysata

  • @ahmedyassin637
    @ahmedyassin637 4 ปีที่แล้ว

    Big bro walaal waxaan ogaaday asxaabtaada iyo taageerahaagaba intaba inay kujecel yihiin dhamaantiin ilahey ha idin xifdiyo cadowgana alle ha idinka qabto

  • @eboojoofficiall9877
    @eboojoofficiall9877 4 ปีที่แล้ว

    😝😝fooxiso shalay ayee timid isma dhanto lkn waxa halkan kacad si dhab ah ayee u jaceshahay big bro markasta oo prank sameynayo big bro wxey u xanaqdaa si dhab ah marka inta ila aregtay like dhac dhac dhac 😝😝😝😝😝😋

  • @asadsom324
    @asadsom324 4 ปีที่แล้ว

    Asc. kooxda isma dhaanto. aad baan clips badan aad leedihiin udaawaday and I really loved them all. Especially this clip- very emotional and affectionate indeed

  • @Emraankhaan252
    @Emraankhaan252 4 ปีที่แล้ว

    Ax ax Noloshayda Anoon iLmaayan Ayaaa iLmeeyay Aallhi OMG Kaafi iyo Fooxiso Waa iga iLmaysiiiyeeen

  • @huseinadamyusuf98
    @huseinadamyusuf98 4 ปีที่แล้ว +1

    Big tan prank ayaa ahaayd sxp naga ilaali mid dhab ah waayo ismadhanto xadii aad kamaqntahay hiiso malahan laf dhabar ayaa utahay mark naga ilaali bixitaan sida Asxaapt ugu xumaaden ayaa anagn lamit nahay

  • @najmoabdi3368
    @najmoabdi3368 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi asxbta ismadhaanto iskumid ayan udareenay aniga qlbiga ayaan ka oyey wyo afka ayaaba juuqda ka gabay markan arkay sida ay isku jecelyihiin m.a illahey wxn idinkaga baryaa In uusn idin kala wadin sxb yaal qlbigeyga ayad ku qoran tihiin I love you All ismadhaanto

  • @istarmaxamednuur3784
    @istarmaxamednuur3784 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi aniga run u maleeyey kaafi Abdi iyo fooxiso waa dad dhiig leh iyo dhamaan reer ismadhanto waxaa tihiin dad is jecel bigbaro waxan lee yhy dadkaga mar kle sidan ha uga naxsan wyo dad is Barty Kala fogaansho kuma roon ❤❤💞💘💗

  • @kaafiyoomar6443
    @kaafiyoomar6443 4 ปีที่แล้ว

    Boorsadan malinkii saami prank lagu samenaye guriga iga bax la dhahy ayuu soo qaty hadana big pro aa wato maila fahnteen dadow 😂😂

  • @SomalidocumentryTV
    @SomalidocumentryTV 4 ปีที่แล้ว

    War waxaad no shegeysiin arka Qof Islii jooga oo Sweden u So Baxday miyey ka naxayaan Reer islii, Xaflad deg deg ayeyba u dhigi lahaayeen, Bro Naag iso dooda i raadi ama nin i wata ayey dhihi lahaayeen 😂😂😂

  • @ifraaxadan9331
    @ifraaxadan9331 4 ปีที่แล้ว

    Asc dhamn bahda ismadhaanto waan idiin salaamey bigbarow wllow dad kujecl lajoog taa hakasootagin kaafi cabdi fooxiso been masheegin isweydhan gaajo gaajo dhashy waaye wlhi nayrobi kusoo barbaarey hadlkaan mudo bilooyinaan joognaaa waan kuduceystaa inuu ilhey igaceliyo anoo nawad qawo yurb dadka sawir qurxan ayey kaheystaan Markey afrika joogaan lkn runta waxey arkayaan Markey cagaha dhigaaan yrub 😁😁😁

  • @Casar_balo
    @Casar_balo 4 ปีที่แล้ว

    Big bro tan wxaa ka darned dhoocilihii iga soo aar oo fanaanada kaa jexay shukshukooyinka😂😂

  • @yasinmohamedmuse6325
    @yasinmohamedmuse6325 4 ปีที่แล้ว +1

    big bro waxaan prank ma ahane wlhi anagoo taageero ah xitaa waan la ilmeynay please asxptaada mar dambe waxaas haku sameynin

  • @abajsomofficial5818
    @abajsomofficial5818 4 ปีที่แล้ว +7

    Koley musalsal ayaa ka dhigteena maa lamabaro iyo waqti uyeeshaan 🤣🤣 hadaa Ila mid tahay like dhac👍👍👍

  • @ezharquruxofficiall5970
    @ezharquruxofficiall5970 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah rer smadhanto dad ishecel weeye wana sida marka qof aad isku meel kunolaydeen ama shaqa wadag ahaydeen uu kategayo 😭😭👏

  • @somalilivetiktok4013
    @somalilivetiktok4013 4 ปีที่แล้ว

    Isma dhanto wa team dhamestiran lkn Hadi ay wayan 3 midkod 1.big baro 2.kafi abdi 3.foxiso teamka hos ayu udhacaa Salman wa qof u mihim ah

  • @aadiini7732
    @aadiini7732 4 ปีที่แล้ว +18

    Hhh big brother hanaga tagin 🤣✌

  • @afhayeenadabulshadachannel7096
    @afhayeenadabulshadachannel7096 4 ปีที่แล้ว

    Ismanto ilasoo xiriira fikrat? uwyad ah, hore u socda, sxbyaal

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel7740 4 ปีที่แล้ว +1

    Awwwww isma dhaanto sey isku jecelyihiin Wallahi waaba jeclaadi. Amaa idinka so biiraaley. Best family a tihiin Wallahi. Stay string and together

  • @yasiinm-han5263
    @yasiinm-han5263 4 ปีที่แล้ว +9

    Kaafi Abdi Iyo foxiso waa dad qalbi fcn m.a keep going

  • @maryanali9301
    @maryanali9301 4 ปีที่แล้ว +12

    😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣 ano og in uu prank yahay ayanba ka calol xumaday marku lagu macsalamey naaye😭😭😭😭😢

  • @mahadmohamedahmed3335
    @mahadmohamedahmed3335 4 ปีที่แล้ว +1

    Diyaaradba ma socoteee see ku aaminaayaaan😂🤣😂🤣

  • @jokar7593
    @jokar7593 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb gabadha way kujeceshay
    Ee dhibka kadhaf

  • @abdikhaaliqaxmed2232
    @abdikhaaliqaxmed2232 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha all walahi anaba ooyey sxp big bro abdi kafi sidaa u gashey io foxiso

  • @munomuno2957
    @munomuno2957 4 ปีที่แล้ว

    Big Baroow wlhi ismadhaanto waad ka.nixisay inaga xitaa waad naga nixisay lkn dhib maaha horay usoco