ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Aadanow Guuleeso Wll Qaali ❤️🥀🙌🥰🥰
aar ninkaaga reer cabdi Xirsi kasoo Hadal siiradii nabiga🥰
Aadanow maanta abtigay ayaad la kulantay waanu iikaa sheegay in aan tageero kuu ahay lkn hargeisa in aad joogto maan moodeyne ileen waa sababtan beryahan dambe aad arimaha jaceylka uga hadlayso ☝️ wada shaqeyn wacan insha allaah marbeynu kulmi zxp
إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما
صل الله عليه وسلم
Jacaylku waa wax jira laakiin dadka ayaa ku dheelay
Asxaapta sahanka xogaha taxane cusub oo ( go’aano geesinimo leh ) ugu magac daray wadaa Inshalah ka faaidi dontan hda xisynysid iso booqo
Mashaalah
جزاك الله خيرا My dear Aden , l am really proud of you today,tomorrow and forever
Hadaadan guur diyaar u,ahany xariirna diyaar ha,unoqon waa fikrada aan aaminsanahay
Yaa Qaba Cdurka Comenti akhris😂😂😂
adiga kow
Who watching 2024❤😂
Me 😂❤
Me😂
Me😢😊
جزاك الله
Walal aadan maad kasoo hadashid dadkaan wuxuushta ah ee dulanka ku haayo dhalinta somaliyeed
Dadkaan meesha ma seexdaan isla markiiba 164 qof baa fiirsataye kk
Adu mad sexatid horta😆
Mawduucan waa xaqiiq kajirta waaqiceena wlhi , waynu khalad fahanay nolosha, mahadsanid walaal Aadan Sahan…✋
wcs ustaad Adam Marwalba hab fahan khaldan qaadana waxa ku weynaynaa hab fahan saxan mowduuuc aaaaad umuhiiima Nala wadagtay jazakalah kheir
Ninka kaliYa ee aan HaDalkiiza xiiseeyo👍👊
ماشاء الله يا مفكرنا الله يمتعنا ببقاءك
Asalaamu alikum Waxaan ogaysiinaynaa bulshada soomliyeed inuu markasku bishan qaadan doono hal fasal oo 10 qof ah oo baranaya xifdinaya quraanka caruur iyo dumarba .
Mahdsanid wall sida aad nogo soo diyarsy allaha ku xafido
Waa sax NEGIBU SCW wuu ku tukaday yuhuudi waanu booqday nin GAAL aH qabrigii Lkn waa intii aan la NAHYIN.Mrkii dambe qur'aanka aYaa xaaraantimeeyeyوَلَا تُصَلِّ عَلَىٰٓ أَحَدٍۢ مِّنْهُم مَّاتَ أَبَدًا وَلَا تَقُمْ عَلَىٰ قَبْرِهِۦٓ ۖ إِنَّهُمْ كَفَرُواْ بِٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ وَمَاتُواْ وَهُمْ فَٰسِقُونَ
Wlhi markaa maalmo waayo ustaad Aden video uso galiyo waxaa hubaa inuu so diyaarinaayo video macquul ah ustaad alaha kuxafido waa jeclaan lahaa inaa mar kula kulmo🙏🙏
Adanow daaqad baa lagaatusay wax isdaji waxwalba wayhagaagayaan Insha alaah ee ha salfududaan
Mahadsanid macalin
Waa run laakiin waa maxay xalku
Xaqiiq wlhi waa waxa jiraa maanta
wl aad baan kuugu xidhanahay waxaan ku rajaynayaa hor mar wacan inaad gaadho inshl
Alxamdulilah intaba wanka badqabaaa runtii barna cagsigooda aabahay Wu igu tarbiyadeeyay barna markan weynaday aniga ayaa Iska jaahil saaray
Allah caqliga wanaagsan iyo habfikirka ha kuu siyaadiyo wll
Mahadsanid walal
Mr...Aadan...waxan kaa... codsanayaa.inaad...Barnaamij nooga soo diyaarisid....sida caruurta iyo dadka..Baaluqa ah.. lootar biyadeeyo MAHAD SANID IN BADAN 💫⭐🫂♥️💚
Alle ha ku xifdiyo khayr na ha kugu abaaliyo
Noo sheeg wll buugaagtaad taariikhaha ka soo weriso ama aad ka soo dheegato
Jazaka Allah khair bro
Horay usco sxb qaaaLi
War maxaad iiga soo hor marteen 😂😂😂😂😂
Mac SonkoR 😁
جزاك الله خير wll qaali
thank you zhp qli
Mhdznid Aadan Sahan Pro💫Ilaahay ha ku Xifdiyo
Aadanw sxb ayaamahan jeceyl ayay kaaga shidan thy si walbaba kep going
Masha alh waa video wx bdn oo nolosha ku saabsan kahadlaa mahadsanid wll adan💯🙏
Manchlh, Xaqiiq, weeyi
Masha allah xaqiiq ayaad Keenty shukran
Xaqiiq wllhi adan
Ustaad aadan waad mahad santhy wll
Masha Allah Dardaran wnagsan
Wllo adanow kaftanba hahaate wad jaceylantahay dabcan😍🤗🤗🤔🤔😆
Wr inder ninkaa waanin aftahana ee buugtiisa inoosoo turjum
Ilahay xaqa haku wafajiyo 🤲 horay usoco wll 👍👍
Guulayso zxb mawduuc runtiii aad u wanaagsan ❤
Jasaakalaahu khayrn sxb
Masha Allah jazakalahu qeyr wll hore usocoh
Ma. Keep going sxb
Gulyso walaalo aadam
Walhi adanow sxb run baad kasheegtey hab fahankeyga manta aan wato barbarin walbo wanagsano manta wato walhi waxa dhisey hooyadey gabdhaha ila dhasheyna hooyadey waxey kuababisey iney aqoonta taahy furaha nolosha
M.a horey usoco wll Aadan
Marwalba oo waxa lahaysto bataan waxa yaraada qiimahooda iyo baahida looqabo
Mahad sanid wllo aadan sahan dhiirigalintaada waad ku mahad santahay
Ayaamahan hawl adag baad haysaa zxb aadan horay usoco
Wll maad turjumteen hadii aad turjumtayna halkee laga helayaa
M.sh Wallin Waasa mahassa santay
Sxb mahadsanid
M.a wll Allah ku siyaadiyo aqoontada🤗
Hambalyo anigu waan kuu sii qadimay inaad dhawaan doobnimada soo khatintaan kuu rajaynaya
𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗖𝗮𝗾𝗹𝗶 𝗰𝗲𝗹𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮🥰♥️
Masha allah wll waa wax jiro dhamaan
Waa sax wll horay usoco ❤
Waa wax lalayaabo inaan arimahaas aad sheegto sababta loo sameyay in loo adeegsado inaynu kasoo horjeed u adeegsano waana xaaqiiqo aanu cidi qarin karin rabi hakaa abaal mariyo intaad noosoo gudbisay walaal.
wll illhy hka abaal mariyo khyr wlpa od noo sheegty
Adanow zxp keep going hada ma aha tii badhacinta
Asc wll aadanaw .Waxaan kuu rahaynayaa khyr , inaad caafimaad qabtid iyo nolo qurxoon.Sxb waxaan kaa cod sanayaa inaad noso diyaarisid xogta buuga "Qirashadii jaajuuska ingiriiska" . ee uu qoray " m.siddiq gumush". Cidsigaa fadlan moo tixgali wll waanaad mahadsantay🤛
𝑲𝒆𝒆𝒑 𝒈𝒐𝒊𝒏𝒈 𝒃𝒓𝒐
Wll bal dumarkan siyaasada ku waashay ka soo hadal kolay waxaaba waan ka fahmiwayay aniguye
Waa wax jira aadan
جزاك الله أخي
Masha Allah muqaal wax ka faaiday
Waayadan waa wayadii jacaylka sahanka
Keep going wll
See camal😆💙🇸🇴
Mahad saniid wll ✌️
Maalmahan jecel jecel baa kugujira xaaji aadan khadar hhh
First viewer
Bro ciwaanka iyo moowduuca isma lahan maxaa jiro
Really ✍
Nio Aadanow thumbnailka applicationkee ku sameyzataa
Wll Aadanow Inistgram ka maad iska daysay oo TH-cam ka uun is ticmasha
Thanks wll
Salalahu calayhi wasalam
Baryahan aadanoow jacayl uunbaad kahadashaaye maxaa jira?
وفوق كل ذى علم عليم
OraaHyo Qlpiyda Ibnu aadamka taabaniya
Aadanow abti kasoo hadal 26 june
Aadan Zxp Anigu waxaan Hadda Kusocdaaa Da'da 20 waxaan Ku dhex Noolnahay qabiil aanan Udhalan Aabahay wuxuu waligay Idhihi jiray "Dameertii faras la daaqda faras ayay Ismoodaa" oo uu ka wado Ciyaalka kale Gabi ahaan waxba haku darsan Gabdheheena waan udiidnay qabiiilki ay Ku dhex Koreen oo waxaan siinay Kuwa aan isku qabiil nahayHadda Aabahay markuu Walaalahay yaryarka ahi Ku dhaho waxaan iraahda waxaasi waxba kama jiraan Zxp fakar iga sii
MaCalin AaDan CaQliGa ilaHaY HaKu DaYo ProTH£r
Mowduuca title ku qoran iyo waxad ka hadashay si bay isku khilafayan
🔥🥰❤️🇸🇴
Aadow Elon Musk schoolkiisa muuqaalka soo diyaari
Fadlan haddii aad firaaqo u heshid noo soo diyaari
Mid iga gunud .. baryahan waxaad ujanjeedha dhinaca jacaylada iyo medhaas ... Kusoo laabo dhinaca aqoonta iyo Xikmadihii lagugu yaqaanay... AnywayRabi hakaa abaalmariyo wll
شكراً
Mawduuca ino bedel ina ader,jecelka unbad nagula dul meyrsaneysa maalmahan .
Haa wllhi aad iyo aad waliba hhhh😁😁
Aadanow Guuleeso Wll Qaali ❤️🥀🙌🥰🥰
aar ninkaaga reer cabdi Xirsi kasoo Hadal siiradii nabiga🥰
Aadanow maanta abtigay ayaad la kulantay waanu iikaa sheegay in aan tageero kuu ahay lkn hargeisa in aad joogto maan moodeyne ileen waa sababtan beryahan dambe aad arimaha jaceylka uga hadlayso ☝️ wada shaqeyn wacan insha allaah marbeynu kulmi zxp
إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما
صل الله عليه وسلم
Jacaylku waa wax jira laakiin dadka ayaa ku dheelay
Asxaapta sahanka xogaha taxane cusub oo ( go’aano geesinimo leh ) ugu magac daray wadaa
Inshalah ka faaidi dontan hda xisynysid iso booqo
Mashaalah
جزاك الله خيرا
My dear Aden , l am really proud of you today,tomorrow and forever
Hadaadan guur diyaar u,ahany xariirna diyaar ha,unoqon waa fikrada aan aaminsanahay
Yaa Qaba Cdurka Comenti akhris😂😂😂
adiga kow
Who watching 2024❤😂
Me 😂❤
Me😂
Me😢😊
جزاك الله
Walal aadan maad kasoo hadashid dadkaan wuxuushta ah ee dulanka ku haayo dhalinta somaliyeed
Dadkaan meesha ma seexdaan isla markiiba 164 qof baa fiirsataye kk
Adu mad sexatid horta😆
Mawduucan waa xaqiiq kajirta waaqiceena wlhi , waynu khalad fahanay nolosha, mahadsanid walaal Aadan Sahan…✋
wcs ustaad Adam Marwalba hab fahan khaldan qaadana waxa ku weynaynaa hab fahan saxan mowduuuc aaaaad umuhiiima Nala wadagtay jazakalah kheir
Ninka kaliYa ee aan HaDalkiiza xiiseeyo👍👊
ماشاء الله يا مفكرنا الله يمتعنا ببقاءك
Asalaamu alikum
Waxaan ogaysiinaynaa bulshada soomliyeed inuu markasku bishan qaadan doono hal fasal oo 10 qof ah oo baranaya xifdinaya quraanka caruur iyo dumarba .
Mahdsanid wall sida aad nogo soo diyarsy allaha ku xafido
Waa sax NEGIBU SCW wuu ku tukaday yuhuudi waanu booqday nin GAAL aH qabrigii Lkn waa intii aan la NAHYIN.
Mrkii dambe qur'aanka aYaa xaaraantimeeyey
وَلَا تُصَلِّ عَلَىٰٓ أَحَدٍۢ مِّنْهُم مَّاتَ أَبَدًا وَلَا تَقُمْ عَلَىٰ قَبْرِهِۦٓ ۖ إِنَّهُمْ كَفَرُواْ بِٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ وَمَاتُواْ وَهُمْ فَٰسِقُونَ
Wlhi markaa maalmo waayo ustaad Aden video uso galiyo waxaa hubaa inuu so diyaarinaayo video macquul ah ustaad alaha kuxafido waa jeclaan lahaa inaa mar kula kulmo🙏🙏
Adanow daaqad baa lagaatusay wax isdaji waxwalba wayhagaagayaan Insha alaah ee ha salfududaan
Mahadsanid macalin
Waa run laakiin waa maxay xalku
Xaqiiq wlhi waa waxa jiraa maanta
wl aad baan kuugu xidhanahay waxaan ku rajaynayaa hor mar wacan inaad gaadho inshl
Alxamdulilah intaba wanka badqabaaa runtii barna cagsigooda aabahay Wu igu tarbiyadeeyay barna markan weynaday aniga ayaa Iska jaahil saaray
Allah caqliga wanaagsan iyo habfikirka ha kuu siyaadiyo wll
Mahadsanid walal
Mr...Aadan...waxan kaa... codsanayaa.inaad...Barnaamij nooga soo diyaarisid....sida caruurta iyo dadka..Baaluqa ah.. lootar biyadeeyo
MAHAD SANID IN BADAN 💫⭐🫂♥️💚
Alle ha ku xifdiyo khayr na ha kugu abaaliyo
Noo sheeg wll buugaagtaad taariikhaha ka soo weriso ama aad ka soo dheegato
Jazaka Allah khair bro
Horay usco sxb qaaaLi
War maxaad iiga soo hor marteen 😂😂😂😂😂
Mac SonkoR 😁
جزاك الله خير wll qaali
thank you zhp qli
Mhdznid Aadan Sahan Pro💫
Ilaahay ha ku Xifdiyo
Aadanw sxb ayaamahan jeceyl ayay kaaga shidan thy si walbaba kep going
Masha alh waa video wx bdn oo nolosha ku saabsan kahadlaa mahadsanid wll adan💯🙏
Manchlh,
Xaqiiq, weeyi
Masha allah xaqiiq ayaad Keenty shukran
Xaqiiq wllhi adan
Ustaad aadan waad mahad santhy wll
Masha Allah Dardaran wnagsan
Wllo adanow kaftanba hahaate wad jaceylantahay dabcan😍🤗🤗🤔🤔😆
Wr inder ninkaa waanin aftahana ee buugtiisa inoosoo turjum
Ilahay xaqa haku wafajiyo 🤲 horay usoco wll 👍👍
Guulayso zxb mawduuc runtiii aad u wanaagsan ❤
Jasaakalaahu khayrn sxb
Masha Allah jazakalahu qeyr wll hore usocoh
Ma. Keep going sxb
Gulyso walaalo aadam
Walhi adanow sxb run baad kasheegtey hab fahankeyga manta aan wato barbarin walbo wanagsano manta wato walhi waxa dhisey hooyadey gabdhaha ila dhasheyna hooyadey waxey kuababisey iney aqoonta taahy furaha nolosha
M.a horey usoco wll Aadan
Marwalba oo waxa lahaysto bataan waxa yaraada qiimahooda iyo baahida looqabo
Mahad sanid wllo aadan sahan dhiirigalintaada waad ku mahad santahay
Ayaamahan hawl adag baad haysaa zxb aadan horay usoco
Wll maad turjumteen hadii aad turjumtayna halkee laga helayaa
M.sh Wallin Waasa mahassa santay
Sxb mahadsanid
M.a wll Allah ku siyaadiyo aqoontada🤗
Hambalyo anigu waan kuu sii qadimay inaad dhawaan doobnimada soo khatintaan kuu rajaynaya
𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗖𝗮𝗾𝗹𝗶 𝗰𝗲𝗹𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮🥰♥️
Masha allah wll waa wax jiro dhamaan
Waa sax wll horay usoco ❤
Waa wax lalayaabo inaan arimahaas aad sheegto sababta loo sameyay in loo adeegsado inaynu kasoo horjeed u adeegsano waana xaaqiiqo aanu cidi qarin karin rabi hakaa abaal mariyo intaad noosoo gudbisay walaal.
wll illhy hka abaal mariyo khyr wlpa od noo sheegty
Adanow zxp keep going hada ma aha tii badhacinta
Asc wll aadanaw .
Waxaan kuu rahaynayaa khyr , inaad caafimaad qabtid iyo nolo qurxoon.
Sxb waxaan kaa cod sanayaa inaad noso diyaarisid xogta buuga "Qirashadii jaajuuska ingiriiska" . ee uu qoray " m.siddiq gumush".
Cidsigaa fadlan moo tixgali wll waanaad mahadsantay🤛
𝑲𝒆𝒆𝒑 𝒈𝒐𝒊𝒏𝒈 𝒃𝒓𝒐
Wll bal dumarkan siyaasada ku waashay ka soo hadal kolay waxaaba waan ka fahmiwayay aniguye
Waa wax jira aadan
جزاك الله أخي
Masha Allah muqaal wax ka faaiday
Waayadan waa wayadii jacaylka sahanka
Keep going wll
See camal😆💙🇸🇴
Mahad saniid wll ✌️
Maalmahan jecel jecel baa kugujira xaaji aadan khadar hhh
First viewer
Bro ciwaanka iyo moowduuca isma lahan maxaa jiro
Really ✍
Nio Aadanow thumbnailka applicationkee ku sameyzataa
Wll Aadanow Inistgram ka maad iska daysay oo TH-cam ka uun is ticmasha
Thanks wll
Salalahu calayhi wasalam
Baryahan aadanoow jacayl uunbaad kahadashaaye maxaa jira?
وفوق كل ذى علم عليم
OraaHyo Qlpiyda Ibnu aadamka taabaniya
Aadanow abti kasoo hadal 26 june
Aadan Zxp Anigu waxaan Hadda Kusocdaaa Da'da 20 waxaan Ku dhex Noolnahay qabiil aanan Udhalan Aabahay wuxuu waligay Idhihi jiray "Dameertii faras la daaqda faras ayay Ismoodaa" oo uu ka wado Ciyaalka kale Gabi ahaan waxba haku darsan Gabdheheena waan udiidnay qabiiilki ay Ku dhex Koreen oo waxaan siinay Kuwa aan isku qabiil nahay
Hadda Aabahay markuu Walaalahay yaryarka ahi Ku dhaho waxaan iraahda waxaasi waxba kama jiraan
Zxp fakar iga sii
MaCalin AaDan CaQliGa ilaHaY HaKu DaYo ProTH£r
Mowduuca title ku qoran iyo waxad ka hadashay si bay isku khilafayan
🔥🥰❤️🇸🇴
Aadow Elon Musk schoolkiisa muuqaalka soo diyaari
Fadlan haddii aad firaaqo u heshid noo soo diyaari
Mid iga gunud .. baryahan waxaad ujanjeedha dhinaca jacaylada iyo medhaas ... Kusoo laabo dhinaca aqoonta iyo Xikmadihii lagugu yaqaanay... Anyway
Rabi hakaa abaalmariyo wll
شكراً
Mawduuca ino bedel ina ader,jecelka unbad nagula dul meyrsaneysa maalmahan .
Haa wllhi aad iyo aad waliba hhhh😁😁