Bishu iyada ma sanlmeysman ee alle ayaa sameeyay wlhi waxa tahay qof quraafaadka aminsan xikmadaha iyo awoodaha alle ayey kamid yihiin dayaxa iyo qoraxdaba ee alle kabaq wllow
Bro wax iska timiday ama qarax ka dhashay mjiran sida ay galaddu amin santhy lkn dayaxa farsamo iyo xisabta eebe ayu ku yimiday waxana ku caday naya sida wax waliba ay mocno usameeyan sida dayaxa ba anu ugu xisbtano bisha dhan sida daraadeed wax iska yimiday majiran wax waliban way xisaab san yihiin surtul (yaasiin) uun kaga bogo arimaha planets ka ama meerayasha THANKS FOR SHARING US🙏
In badan waad wanaag san tahay balse billaaa si shila ku sameesmatay qof muslina inuu ku hadaaqo misne aqoon leh waa wax aad uqariib ahon wanaagsanen alle asiga ayaa aburay bisha iyo qoraxdaba ee ma jiro wax si shilaa ku aburmay warkaasna waxa wata kuwa alle koodka ee aaminsan dabecada iney wax aburtay
Aad ayad mahdsantahy waxn kaa codsnayna inad nosoo ogaato 6 july calanderka adunka wax ay shegyso sababtoo ah waxn xalay arkay dayxu inu saaid u iftiimayay matka waxan mooda in dayxu iyo qoraxdu ay isdhafyeen ama ay isku beegnayeen
Sxb waxad kaso hadasha #Suxuunta duusha tusaale nin ba hada ka hor wuxu iga sheekeyay isago meel baadiye ah jooga inay arkeen wax iftiin badan oo u wareegsan sidii saxanki iftiinkisa dartiis xoolihi ay la joogen wa ay suuxeen sida geela oo kle
Hadalka gaalda Hanoo la imoon bisha ilaahay ayaa abuur ee ilhaay ka baq ee soo laabo gaalada meel xun yayna kaa ridin wax iska samaysmay ma jiraan alle ayaa sameeyay oo abuuray bisha
Turkish breakfast vlog asxbta chanellkeyga soo booqda wax yaabo idin can facaayobsoo dhiga mahadsanid
th-cam.com/video/NPSq3gVy11M/w-d-xo.html
Abaalmarintyda aaway sxb suaalaha waan kjawaabay
@@Sultan9op caawa ayaan kaso wada jawaabi doona sualihi
Cidi ka jawaabtey ama isku dey deyna waan soo sheegi doona
Wan ku soboqday ee isoboqo hhh
th-cam.com/video/dlSUTB56LBQ/w-d-xo.html
Wax ka ogow magaalooyinka ku qarsoon dhulka hoostiisa
ABOOWE WAAN KUSAAREE ANNA II SAAR THAKNS th-cam.com/channels/voZEA7kG1TkgxGn6yM07dw.html
Farriin yar walaal : bil markaan leenahay waa marxalad kamdi ah marxaladaha uu maro dayaxa , magaca asalka ah ee saxan waa Dayax , sida kele howl fiican ayaad haysaa halkaas kasiii wada .
Sax weyan tasa ben kushegin ustaad lamadinaba halkas kaga haya ustaad wad dadaleysan jisakalahu qeyra 🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯😍😍😍🌹🌹🌹❤️❤️❤️🥰🥰
ماشاء الله أنا شخص عربي وافهم اللغة الصومالية وانت عنوانك تعلمت أشياء كثيرة
اخوي Alle haku baro♥️🇸🇴🙏
انت مثلي
Wll nabiga ku sali scw
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 22scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
S.C.W
Scw scw scw zcw scw
Scw scw scw
Barnamijyadan somalidu waxaba kama taqan waana badow siyasad iyo heeso ayay ku wareeren
Exactly wllhi
Run badnida
Badaw waxaa ah ninkii leh bisha waa firir iska sameesmay
Horumar Wacan Wllken Abdirashid Allah Kuxafido❤❣
1:18 Sxb waxaad tiri waxaa lasheegaa in laba Meero oo isku dhacay ay ka sameystay bisha, waana Afkaaraha ay Aaminsanyihiin Reer galbeedka Taas oo ah in dunidan oo dhan ay tahay wax iska sameysmay oo isku tagtagay Halka uu Alle SWT Qur'aankiisa inoogu sheegay in uu esaga abuuray Kownkaan iyo waxa dul saaranba, Alle wuxuu Qur'aanka inoogu sheegay in uu Qoraxda iyo Dayaxa iyo Xiddigaha uu abuuray Halka Adigane aad ka tiri waa wax isku tag tagay.
وَهُوَ ٱلَّذِي خَلَقَ ٱلَّيۡلَ وَٱلنَّهَارَ وَٱلشَّمۡسَ وَٱلۡقَمَرَۖ كُلّٞ فِي فَلَكٖ يَسۡبَحُونَ (٣٣)
الأنبياء [33-33]
شكرا اخي ❤
و من أصدق من الله قيلا.....
th-cam.com/video/dlSUTB56LBQ/w-d-xo.html
Wax ka ogow magaalooyinka ku qarsoon dhulka hoostiisa
Warninkan waaduli ximaara subscriber kaamqaata wllhi afkaarta gaalada inuu faafiyo lacag kusoqaatey umaleynaa
Ma oran anaa aaminsan ee waxa uu inaku yiri waala aaminsanyahay
Bishu iyada ma sanlmeysman ee alle ayaa sameeyay wlhi waxa tahay qof quraafaadka aminsan xikmadaha iyo awoodaha alle ayey kamid yihiin dayaxa iyo qoraxdaba ee alle kabaq wllow
Subxanalah ya ilahey allahu Akbar Alx ilahey mahadis weyan ya ilahey 🙄🙄🙄🙄🙄🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😥😥😥😥
Ana ugu horeeyo manta
Mnsha allh hawl fcn bad u hysa bulshada rabi haku xifdiyo wll
Maashaa Allah walaal hor u soco.. Shaqo wanaavsan ayaad heysaa
Sxb haddii ay qoraxda tahay iftiinka ku dhaca dayaxa kadibna uu dhulka kusoo dhaco maxaa loo waayaa iftiinta dayaxa 15 ka dambe ee bil waba
Wareega isku aadka bisha iyo dayaxa ayaa kala weecda
Qiso cachib
Waaaw mowduuc aad u qiima badan runtii thanks ustaad abdirashiid keep going
Mansha Allah Alle Hakubarakeyo
Cabdirashiidoow
Miyaanad aaminsanayn inuu ilaahay bisha abuuray?
Markaad leedahy wey iska sameysmatay
Ayaa la aaminsanyahy buu yiri ee aniga aminsan inama oran wll
Mahadsanid walaalkeey
Masha allah walal illahay haku siyadsho cilmigada
ZXP SARE WAXAA TA HAY MID AAN MAR WAL PO KU XERAN YA HAY KUUUUUL WACAN
Mahadsanid Wllo Qaali
Macalimii cinwankan waa daneyhayay mahadsanid
Tnkis sxp waad noosoosaartaa magaalada uguyar aduunka
Masha Allah
هو الذي جعل الشمس ضياء و القمر نورا
ustaad now badi vidoe yaashaan oo kale mahadsanid
Wll cabdirshiid alle haku dhawro wll aamiin aamiin
Keep going ustaad❤
Horay u soco wllky 🤙👍👉
Ustaad Noo soo badi cilmiyada kownka 👌👌
Masha allh
mahadsanid wllka
Jazakallah walalken
It's right keep going dude
Waxa ku waydinaya wll sabbta ay xidigaha cirka uga si yaranayan iyo waxa kadnabeeyo iso jawab plz
Reer galbeedku waa mulxidiin aan aqoonsaneyn alle iyo amuurihiisa kaliye shaydaanka ayey aaminsanyihiin oo ay caabudaan merkasey rabaan iney sifaadka iyo khalqiga alle badalaan run ahaanti waxan naar iyo cadaab aheyn kala makulmi doonnaan anagu hadaanh muslim nahay allah ayaanu aaminsanahay khalaa iqdiisa ayaanu aaminsanahy cad ceeda iyo dayaax iyo xidigaha iyo dhulka iyo cirkaa waxanu ka aamin sanahay inuu alle abuuray.
Wax kastoo aad arkeyso alle ayaa abuuray macal waxaanad indhahaaga ku arkeyn.
Masha Allah thanks brother keep going
Abdirashid ahmed sheikh sxb adiga meel laga la soxiriro majirto miyaa? Sualo bdn ayaan kuweydin rabay, keep going
Masha Allah keep going
Waxaa qabaa suaal science yahanada waxay sheegan ina booqden bisha bishana waxay inooga dhawdahay qoraxda o ay reflection kaqaadataa sidey ku xamilen heer kulkaas ???
Dhiirri galiya horu markasta oo aad aragtaan Xaasid hannoqon waligaa wll
wll )الاعجاز العلمي) ka so hadal😻
Masha Allah sxb horey u soco
Bisha iftiin waaa leedahay walib
Marka ay 15 habiinka ay tahay
Waa sida maalintii okle 💥
Annaga mahadsanid nin ilahay cilmi udhameeyay baatahay alle haguu daayo cilmiga wll
Bro wax iska timiday ama qarax ka dhashay mjiran sida ay galaddu amin santhy lkn dayaxa farsamo iyo xisabta eebe ayu ku yimiday waxana ku caday naya sida wax waliba ay mocno usameeyan sida dayaxa ba anu ugu xisbtano bisha dhan sida daraadeed wax iska yimiday majiran wax waliban way xisaab san yihiin surtul (yaasiin) uun kaga bogo arimaha planets ka ama meerayasha THANKS FOR SHARING US🙏
wa run arinkan zxp
Ma aminsanid miya in ilahay bisha sameyay
Af Somaliga sida ad xarfaha qaar ugu dhawaaqeysid waa funny😆🙏🏽
waa run
Wlaal abdirashiid Horay usoco markasta Wax qiimo leh ayaan Kaa Faidaa
Mahadsanid sxb
Anigga Wallka wankusalamy love iisar just view
In badan waad wanaag san tahay balse billaaa si shila ku sameesmatay qof muslina inuu ku hadaaqo misne aqoon leh waa wax aad uqariib ahon wanaagsanen alle asiga ayaa aburay bisha iyo qoraxdaba ee ma jiro wax si shilaa ku aburmay warkaasna waxa wata kuwa alle koodka ee aaminsan dabecada iney wax aburtay
Keep going bro 👌🏻👌🏻👌🏻💯
Saaxib horaay usoco 🕺🕺
أَلَمۡ تَرَوۡاْ كَيۡفَ خَلَقَ ٱللَّهُ سَبۡعَ سَمَٰوَٰتٖ طِبَاقٗا
Miyaydaan arkaynin sida Eebe u Abuuray toddoba Samo oo isdulsaaran.
وَجَعَلَ ٱلۡقَمَرَ فِيهِنَّ نُورٗا وَجَعَلَ ٱلشَّمۡسَ سِرَاجٗا
Dayaxana uga yeelay Dhexdooda Nuur, qorraxdana ka yeelay siraad.
Waxa nuuraya inee bisha tahy walibana ay ayada wax nuurisay ayuu allaah noo sheegay sida ku cad aayada
masha allah xafidulaah
Allaha ku sharfo wll
Saxib wajacalal qamara fihiinana nuuraa wajacala shamsa siraajaa ma aamin sanit miyaa
Sidaas miya merayasha kale waxa loku nolankarin wa bil la an miyaa ustaad
SIXID..
BIL: waa dayuxu marka qayb yar ka joogto, badanaa waxa bil loo isticmaala 5 ta habeen ee ugu horeeya dhalashada dayaxa.
Barmaamujkan waxaad kaga hadashay dayaxa, waxaanad isticmaashaa kalmadda dayax thanks.
Masha Allah'
Bro hadalkaaga kama dhargo, be keepgoing
Cilmi iyo Baarista cirka mararka qaar waa kabadaneey waxa samada ku qarsoon ilaah unbaa garan kara.
Sxb barnaamij waxaa noosoo diyaaridaa 12da qof ee tagy bisha eee kudulsocday sababaha ay utage iyo waxa ay kalaso kulmen.
War zhb baryahan umirihii ilahay baad ka dhaman wyday aduu mawaxa galada rumaysanaysaa ilahay afarihizaa udaa pls waxkale kazoo hadal
Go ahead Hero
Mansha allah wll inoo soobadi video gan ookle
Walal wax iska samey sama ma jiro ilaa alle unu ugu talagalay alle moye bisha alle aya sameye ee iskama sameysmin 🥺
Masha'Allah waa daraasad cilmi ku salaysan loona baahanyahay in lasoo badiyo Thanks
Keep.going so badi barnamijyadan
M.a keep going pro
Ustaad dayaxa helkee ayuu kuyaalaa?ma cirka gudihiisaa mise waa uu ka hooseeyaa
Thank you wllkey
Aad ayad mahdsantahy waxn kaa codsnayna inad nosoo ogaato 6 july calanderka adunka wax ay shegyso sababtoo ah waxn xalay arkay dayxu inu saaid u iftiimayay matka waxan mooda in dayxu iyo qoraxdu ay isdhafyeen ama ay isku beegnayeen
Thanķs bro
Sxb waxad kaso hadasha #Suxuunta duusha tusaale nin ba hada ka hor wuxu iga sheekeyay isago meel baadiye ah jooga inay arkeen wax iftiin badan oo u wareegsan sidii saxanki iftiinkisa dartiis xoolihi ay la joogen wa ay suuxeen sida geela oo kle
Sxb ayantaan waxaa so gudbiso waa wax iska bashal ah sxb barnaamijyo aqoon ah scance ah bilow
mar mar waxa dhacda markii ay galab tahay ay qoraxda iyo dayaxa iskumar kasomuqdaan bari iyo galbeed markaas maan aragno hadii dayaxu iftiin kaqaato qoraxda 🤔 wax walba allaah ayaa abuurey
horay usoco sxb
keep going
Asc sxb bishu 15 barina waa gudcur 15 ka kalena waa iftiin see ku dhacaday
Maasha Allah bro keep going
Allow naga badbaadi wixii dhib ah
Wax kasta alle ka weyn 🤗
Keep going pro
Keep going
Quranka arkti maa ahan ee waa xaqiqq
Masha alaa
Horta marka hore aad bad umahad san tahay marka xiga aadban uga helay barnaamijka fadlan adoo raaliya barnaamijyo noocana nooso badi pls
Walaal soomlanimo usaar subscribe insha allah
Hhhh
M.a Bro waxbadan uuno maclimkayga schollka ka faadin ayan adiga kafa iida dhanwlbana waan kla socdaa
Keep going brother
Waa Been Arinta, Bisha fadlay Edit ku Sameer
Macalin waxaad soogalisaa cashirkii kahad layey jacaylka horay ayaan Facebook ga uga dhagaystay
Hadalka gaalda Hanoo la imoon bisha ilaahay ayaa abuur ee ilhaay ka baq ee soo laabo gaalada meel xun yayna kaa ridin wax iska samaysmay ma jiraan alle ayaa sameeyay oo abuuray bisha
Wn ka helaa muuqaalada cilmiga ku saleysan likena waan saaray noosoo badi
Good 👍👌
Cilmi badanidaa shp
Inta aaminsan bisha iney iftiin leeyahay
Waxa niiga codsana inaa nooso badisaan barnaamijyada nuucaan cml ah waa mahadsan tihiin