ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

GABADHII WAALIDKEEDU SILCIN JIREEN MAXAY KUSAMAYSAY HOOYADEED?QISO XANUUN BADAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2024
  • #ayaangobdoon #qisas #channel #

ความคิดเห็น • 130

  • @kamalali79
    @kamalali79 6 หลายเดือนก่อน +5

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @kamalali79
    @kamalali79 6 หลายเดือนก่อน +6

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 6 หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi waa qiso cibaro leh wey jiraan dad noocaas gabdhan malhaa mey dhalin😢

  • @zapnaqueen3939
    @zapnaqueen3939 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi wnka naxay subxanallh hooyooyinka saan miya xasbunallh wanicmal wakiil😭😭anina hooyo la aan ahy hoyoyinkeena saan may udhqmaan allow waalidkeena unaxariso maanta way Naga hoseeyaane yaa allh😭😭🤲🤲

  • @user-ly5zl4xk3o
    @user-ly5zl4xk3o 6 หลายเดือนก่อน +6

    Ayaany m.a qurx waye

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cayunil240
    @cayunil240 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ictimad ahan kuma racen gabadhas yar in dhiltogasho lgu xukumo sbabto ah waldka aya silciyay wxa dremi kra qf so arkay nolosha ncs ah md udhow ani ahan 15 years ayan kmqna wldkey mrkn uimina criri ayan gly alxm nlosheyda Allah ayan uwakishay hdane wey yra fcnthy alxm so walidku mawada fcna illahey hoyo dayibad ah haiga dhigo aamin

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sumxanala jaceylka waridiinta wa muhiim wlh ☝️❤️💕💕

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaaney hooyo naxaris aaba lagu ogaye ameyba dhalino so korsatey le subxanalah ilahow ma siibadaso kale hana tusin

  • @user-zv4cm2xc2y
    @user-zv4cm2xc2y 6 หลายเดือนก่อน +1

    My qatar waye habo ku soco adi dhan ayaba nur ah nur cala nuur habo masha allh ❤

  • @Yasmen.lifestyle
    @Yasmen.lifestyle 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abay abay manta waaa shidantaheee m.a wow kushiday abayo

  • @manaalahmed2163
    @manaalahmed2163 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaanee iisoo duceey adi iyo Asxaptada apyo❤❤❤❤❤

  • @hibosalaad2930
    @hibosalaad2930 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a qurux waye

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 6 หลายเดือนก่อน +2

    Shukaran xabbti wu naso gaadhey la.aataa abaar quruxey nalka qurux wlhi noodaa

  • @Innashiine1252
    @Innashiine1252 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaneey waa qurux bdn yhy 💯❤

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wow wow wow amazing amazing ayaaneey maantay 100% waa shidantahay xabbtii leeyerkan hadabin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 6 หลายเดือนก่อน +2

    اشهد ان لا إله إلا الله وأشهد أن محمدا رسول الله 😢

  • @xubi696
    @xubi696 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waan ku salaamay waaa qurux abaaayo asxaabtadaa iga codso inay 2kun igaar siyaan abaaayo hooyo soomali ah idhiira galiya

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @sahraabikar2980
    @sahraabikar2980 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw waaye maansha’alaah

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 6 หลายเดือนก่อน

    Biloowga nalku waa heer sare heedhe bisinka xijaabkuuba soo saarey meesha dhan baa indhaha u roon gacalo inkastoo adu soo saartey yacni quruxdu waa adiga boqoro🤣🫴🤷‍♀️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @user-wo4mx3ve2p
    @user-wo4mx3ve2p 6 หลายเดือนก่อน

    Wuu shidan yahay ayaaney walhi m .a❤❤❤

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah whli qurux waye xabibti taraxadad xirantahayna qurux waye m.a way kugu soo baxaysa

  • @Ikraan811
    @Ikraan811 6 หลายเดือนก่อน

    Ayaney kana hada wadatid wada ku qurux badan m.a❤

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi waa runta ayaaney hooyoyin nuucasa wey jiran o ana arkey aaba xarashkey u haayan ka jaro gavar agoon ah o ilmaha ninka qabo ay dhashey ja faquqdo o gurigana jaariyad cml ka ah anaba aqaan

  • @ZahroCabdi-dl9fo
    @ZahroCabdi-dl9fo 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaane wiilashada oodhan macula jogan mis Cimran cade ookaliy ayaa kulnolaa ado qalad iifahmeynin mcnto❤❤❤❤❤❤

  • @naimafarah3434
    @naimafarah3434 6 หลายเดือนก่อน

    Ayaan waakusalaamey abayo. Nalka waaqurux iskadhaaf hayaalee🥰🥰waa qayb quruxda kamid ah

  • @user-xj8sr9hs2h
    @user-xj8sr9hs2h 6 หลายเดือนก่อน +1

    ayaan m.a qurux waye😊😊

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 6 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran abyo ❤

  • @user-pg6zq2gu1j
    @user-pg6zq2gu1j 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wow weeyan xbbbti ayaaneey

  • @rahmadagan457
    @rahmadagan457 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha ala manta qurux ilaa tarxad qurxoon m.a

  • @IfraaxXasan-pq7qt
    @IfraaxXasan-pq7qt 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah wallhi nalka waa qurux waaye runtii xetaa turaxada aad iyo aad aa ku soo baxesa wallhi habo macnto ❤😊🎉

  • @-FarahAbdillahi
    @-FarahAbdillahi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nodaa ayaney qalbi❤

  • @user-zk7oi3dh1d
    @user-zk7oi3dh1d 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs xppti ayaaney waa qurux nalka m.a❤ qisadanh waa Qiso xanuun badan😢

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 6 หลายเดือนก่อน +1

      Asc qamaradan ayan abayo masar iyo carsbaha laga help umi dunya masar WA Mel aan jeclahay dacamiyiha shawarmo macan ayey sameyan maxashka waraga canab xilwa waye ya xilwa umi dunya madar ya xabiibi

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 6 หลายเดือนก่อน +1

      Masar ya xabiibi umudunya Mel aan ilobi karin waye waqtiyo badan wan imid ayaney abayo jamacada al ashar ayan kabaxay abayo mashaallaah

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah nalku qurux weeyi ayaaneey

  • @user-fj3gs1xp3c
    @user-fj3gs1xp3c 6 หลายเดือนก่อน +1

    My washidan yahy nooda

  • @user-wz4mv9xo5c
    @user-wz4mv9xo5c 6 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ayaan habo😊❤

  • @ramla-kf49db3h
    @ramla-kf49db3h 6 หลายเดือนก่อน

    Nalka qurux waye mida kale Jabkiii shukaansiga hadaad heysid no so daa xppti alpiyèey 😊

  • @habiboaden1766
    @habiboaden1766 6 หลายเดือนก่อน

    ManshaAllah manta aaad ayad u qurxbadan tahay

  • @KhadraCabdirisaq
    @KhadraCabdirisaq 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs Ayan gobdon😊 my ha ka qadiin waa asl ayaneey❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallh quruxwaye

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan. Bilan

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 6 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @ayaanbadan5580
    @ayaanbadan5580 6 หลายเดือนก่อน

    Mnshllh xbbt qolkaagu wu nurayaa nalka waa quruxbadan yahy ❤❤❤❤

  • @user-eh6fs3lq9y
    @user-eh6fs3lq9y 6 หลายเดือนก่อน +1

    adiga iyo nalka ba qurux m.a ❤❤❤❤❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 6 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going abyo horary wacan❤❤❤

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 6 หลายเดือนก่อน

    May may ayaaneey gbdhaas in la dilo ma aha whyo heerkaas ayagaa gaarsiiyeen

  • @jhg5545
    @jhg5545 6 หลายเดือนก่อน

    Qurax waye xbbti ❤

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 6 หลายเดือนก่อน

    Asc Mashaallaah you are beautiful allahakubarkeeyo amiin amiin ❤❤❤

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 6 หลายเดือนก่อน

    Rabadaan qiso maheleenaaa abaaayo ❤

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maya ayaney msha alh waye ani doqeyka Qatar waye ayaney❤

  • @user-ww1sr1pn2e
    @user-ww1sr1pn2e 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a qurux waa mcnt

  • @umuabdullahi1506
    @umuabdullahi1506 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan qurux ❤❤❤❤

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 6 หลายเดือนก่อน

    Nalka haka dhaqaajinin waa Qurux ❤❤❤ fadhi weyn 😂😂

  • @Adoontiale
    @Adoontiale 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waankusalaamy habaryar ayaaneey🎉❤😢

  • @user-po3gp8nj3m
    @user-po3gp8nj3m 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wnku slamay wllshy mcn

  • @ismacilmaxamed827
    @ismacilmaxamed827 6 หลายเดือนก่อน

    M.a qurux waye❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @hamdibishar
    @hamdibishar 6 หลายเดือนก่อน

    Qurux waaye sharafeey

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah qurux waaye❤❤❤

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 6 หลายเดือนก่อน +2

    AYANEY AWAY JABKII SHUKANSIGA❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga saan ku heesta❤

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ala.hoyo.madil.loquuraaa.waxaydonto.haahaateee😢😢😢😢😢❤

  • @user-bh3ln7vy7x
    @user-bh3ln7vy7x 6 หลายเดือนก่อน

    Aaaaad iyo aaad ayaan ugahelay
    Maaa shaa alaah urausoco

  • @luuluu.69
    @luuluu.69 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu nuuraya noo dhaaf❤

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs ayaneey xabibti barqo wanagsan ♥️🥰💓💓

  • @Miskijiin
    @Miskijiin 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaney qisada nucaas ah waa isoo martay heer waxaa la i gaarsiiyay hadaa xanuunsado oo matago uur laiga baro sidaas thy maaheen qof baxa niman shukansada asxaab leh kaliya schools ka iyo guriga u dhaxeen jiray sacad la ii qabanaye sacadii hadaa 2 second ku darsado taa riiq lama ilabana hooyo ii dhigi jirtay school ka xiisada macalinka daahin karaa gaariga soo racayo daahi karo gari wayn karaa cabaar lamiga taagnaan karaa waxaasba cid ku fikirayso maleh lkn taariiqda uga gudbay hadaa ka sheekeeyo qosol la furaysaan heer hooyo waxaa gaarsiiyay noolo ay iiga aminsanthy jirin xiligaan hadaa habeenimo baxo xitaa saqdhexe imado iyadu isuvto albeebka iga furto waliba ayadoo qoslayso qisadaas mar uun waa kula soo wadagi donaa in badan waa ku qosli dontaan😂😂

  • @MumtaazMumtaaz-vy6hu
    @MumtaazMumtaaz-vy6hu 6 หลายเดือนก่อน

    Qurux wa noogu da wlshey

  • @ShukriShukriyuusuf
    @ShukriShukriyuusuf 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xappti way qurux badan thy❤

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaney ani igu soo qaado biri qisada nasteexo

  • @user-fu4rj4pf7l
    @user-fu4rj4pf7l 6 หลายเดือนก่อน

    caabyo ayaan waao quurx waaaye

  • @user-eh6fs3lq9y
    @user-eh6fs3lq9y 6 หลายเดือนก่อน +1

    subxanalah ilaahay a ka ma gangalnay 😢😢😢

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 2 วันที่ผ่านมา

    Gabdha in la dilo ma mudano waayo waye dhibtey

  • @ladanyusuf5211
    @ladanyusuf5211 6 หลายเดือนก่อน

    Qurux❤❤❤waaye

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney xabibti nalka mesha dhigtitba wu ku nuura

  • @user-Sabrin-Mohamed
    @user-Sabrin-Mohamed 6 หลายเดือนก่อน

    May abayo qurux waye

  • @mankanur7758
    @mankanur7758 6 หลายเดือนก่อน +1

    Okey waaye nalka woona qurxoon yahay lkn xoogaha mugdi ayoo ka digey meesha

  • @AsmaMohamud-bc4uf
    @AsmaMohamud-bc4uf 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ayaney anaa ugu soo horeyo❤

  • @halimoabdulle104
    @halimoabdulle104 6 หลายเดือนก่อน

    Waa ha an kudhilah waa xaq

  • @ZamzamMohamed-lf4bv
    @ZamzamMohamed-lf4bv 6 หลายเดือนก่อน

    Wwwww ayney adiga hada aan ku fir san jawigeyga ma mabo saxno❤🎉

  • @FariidaAli
    @FariidaAli 6 หลายเดือนก่อน

    Qaali mahad sannid

  • @hamdimoha7399
    @hamdimoha7399 6 หลายเดือนก่อน +1

    3jeer dil halagu xukumo qof hoyadis dilay
    xal kale mee weysay

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaaney waa laga ya baa inaysan dhalin sababtoo maxaa ilmaha kle loo silcinwaaye oo kaligeed kasoo reebay

  • @fathiamohamednour5109
    @fathiamohamednour5109 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤OK

  • @ramla-kf49db3h
    @ramla-kf49db3h 6 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaas too gasho ma mudno ani ahaan ilahe ha u ka badbaadiyo musiiboyinkas😢😢

  • @fatimayusuf4999
    @fatimayusuf4999 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs cadey seeiitahay

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nalka iyo fareenka ka sareyba kaaly iska arg weeye ayaany sheldada( khamaar) xtaa waa is metelan

  • @halimoabdulle104
    @halimoabdulle104 6 หลายเดือนก่อน

    Waa sax

  • @amiiraaxmedjamac7152
    @amiiraaxmedjamac7152 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abooyo ❤❤

  • @farxiiyocadixuusen1347
    @farxiiyocadixuusen1347 6 หลายเดือนก่อน

    Ame lokhafifiyo

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 6 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney Lisma Xaqiree sakay Wanoo Soo dadaashey Xili hore mida kle 90% Kuma Fiiriyo Howl Lee Qabsadaa

  • @Maryanmaxamed-eb1kr
    @Maryanmaxamed-eb1kr 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi ayaaney way jiran dad saas ah naag dariskena eheed saas ayey udishaa hada kacelisid adiga ayey usha kugu dhufanee

  • @maxamaddeeqabuukar3640
    @maxamaddeeqabuukar3640 6 หลายเดือนก่อน

    Ok waaye nalka

  • @user-vv6fe2ru5z
    @user-vv6fe2ru5z 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs xppti ayaaney m a xppti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanabdiaziz5598
    @ayaanabdiaziz5598 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ayan qiso Ayaan hayaa xge kalasoxidhiidha abayo

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  6 หลายเดือนก่อน +1

      Fcbook pejkayga ayaan gobdoon 40 k kuxiran

  • @user-bq4bj5yo7i
    @user-bq4bj5yo7i 6 หลายเดือนก่อน

    Hooyadeyda walikeyga iima naxriisan walikeeda neh ilama dhaqmin hooyo oo kale hadaa aabo neh iska dhaaf naxriise wajikiisa mafiirin karo

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hadane ayan qiso kale sow noma socon away gabdhii ka dhumatay reekeda mise galabtad noso deynee nto

    • @nimconalka4344
      @nimconalka4344 6 หลายเดือนก่อน +2

      Taas wa channelka kale ee ayaan Gobdon qisada ka socota waye habeenki baa lasoo diga taas laba channel bey kala yihin

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 6 หลายเดือนก่อน

      @@nimconalka4344 wan oaghy mcnto labadaba wan la socdaa blse Ana isku dhax yacay xalan dawadaybo ileen shalan moday😂😁

  • @user-ln9qs5lp6p
    @user-ln9qs5lp6p 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤ Max is

  • @user-po1cp1er5e
    @user-po1cp1er5e 6 หลายเดือนก่อน

    Ayaan gobdoon abaayo lama yaabayo gabadhaas hooyaded sey u silcisey waaayo anba aaabahey baaa sas igu ah wlley xita bannka uma bixi kro sasoy taheyna waaa iska samra ciil kaston qabo waa qarsada waayo qof iibadalaya majiro aaabhey😢

    • @AaminaMaxamuud21
      @AaminaMaxamuud21 6 หลายเดือนก่อน

      Isku mid bn nhy wlh 😢

  • @xafsoxafsocismaanwarsame7955
    @xafsoxafsocismaanwarsame7955 6 หลายเดือนก่อน

    Manta waqurxantahy😅🎉