Waa dukan kartaa abyo cishaha kadib lkn waxaa wanaagsan inaa nuska danbe ee habeynkii oo dadka hurda aa alle usoo kacdo si aa u weediisato arimahaaga waqtika salaadda subax ee idin tahay 3 Saac kahor soo kac abyo oo duko wlhi waad ku kheyreesaa arimahaagana alle wuu kuu fududeeynaa xbbti
Wllo. waan iteeh ragacadod al baqarah ma aqani taleefok meel hadan sarath ma ku tuukan karak wll ma suurado dhan bah mish ayadh ka mid ahah wllo isojawab
Waa xasan iyo xuseen ayuu awoow u ahaa Rasuulullah, Callehi Sallatu wasallam yaa Rasuulullah yaa xabiibu llaah yaa Rasuulullah 😍😍❤❤❤❤
Ikhwaanii allaah dartiis iigu soo duceeya markasto dukataan
Inshallah
@@fatumaosman3849 jzk abaayo
Allaha ku sahlo waxad jeceshay oo dhan
@@naciimaxuseen3228 jzk markasto iisoo duceey salaada dukato ilaahey dartiis waan xanuun sanahay
ALLAAHA kucafiyo wllo adiga ALE bari inshaallah watcafimade
Mnsha allh mnsha allh rabi hanoo rumeeyo oo wixii qalbigeen ku jira rabi hanoo rumeeyo oo ay janadu u horeeso dhamanteen aamiin aamiin
Masha Allah huuno qaali waxan ahy gabar 23 jir guurka aya iga daahy isuuduceey inu ceebo nin qeer qabaa inu Ilaahay isahlo
23 waa yartahay qaali insha allah calafkaga godlamagalaysd irsaqad alle kuu qoray mid khayrqabo alle ha kusiiyo
Fatima baraawi Alle hakuu fududeeyo abayo ana alle ha ii fududeeyo adi hagee ku noosha hay abayo
لا يكلفها نفسا الا وسعها
Mashllh illahow nawaafaji salatul leylka
Jasa Kala khayr wllshy❤
Maasha’alaah, maasha’alaah,maasha’alaah xafidaka laah xabiibti.💝💓💞💕💖💗.cishaha ka dib haddan tukado ka waran, sababta oo ah xiligan oo kale cishe waxuu noo bilowdaa 10:25 ama 11 marka waqtiga ayaa cirrr noqon oo xiliga salada subax baa noqota 3:30 ama 4:25 am . Jizaaka laah
Waa dukan kartaa abyo cishaha kadib lkn waxaa wanaagsan inaa nuska danbe ee habeynkii oo dadka hurda aa alle usoo kacdo si aa u weediisato arimahaaga waqtika salaadda subax ee idin tahay 3 Saac kahor soo kac abyo oo duko wlhi waad ku kheyreesaa arimahaagana alle wuu kuu fududeeynaa xbbti
Maasha’alaah,jizaaka laah xabiibti
Asc iisoo duceeya in allaah caafiyo allaah dartiis
Masha Allah abayo mcnt ❤❤❤
ALLAAHU AKBAR ❤️
Masha allah
Maash allaah tabaraka lilaah illaahay haku xafido
Jazakallahu qeyr
Mansha Allah jzk waaalal
Masha Allah ukhati
Mashallah abayo shukran
Wllo siidedad 8 sac ma tuukan karah wllo
Masha allah ❤️❤️❤️
Masha Allah mahadsanid abaayo
Asc ikhwaanii iisoo duceeya in allaah i caafiyo
Allah kucafiya walaxi markasta an kusoduceya
Alle haku caafiyo caafimaad deg deg ah alle haku siiyo inshallah
Asc faadumo masha allh
masha Allah wll
Maasha Allah Wllo qaali
Alhamdullilah
Jazaakalah faduma
Shukrn qli
Mashallah tabarakallah abaayo macan keep going 💯💯😍😍😍😍💗💗🤍💛🧡💚💙❤💋
Wcsm walal suaal
Xaageeku qora sualsha
Man sha allh
Mashallah
Alxmdulilaah
Taleefok ma ka daba akarin wll isojawab
Asc abaa qofkii aan aqoo muxuu kutukanayaa
Adinka kowad kadib ma la dugan kara qiyaamu leylka wll qali iga so jwb
2:30 ilaa 4:00tuko hadad somalia jogto
Xiliga ana tukado wa 3 ila 4
asc abayo suratul baqrah oo dhan miya lagutukanaya mise ayada kamida shukran
Scw scw scw scw scw scw scw
Jizakumullah
Wllo. waan iteeh ragacadod al baqarah ma aqani taleefok meel hadan sarath ma ku tuukan karak wll ma suurado dhan bah mish ayadh ka mid ahah wllo isojawab
haankitabka waaka akhrinkartaa
haa suradodhan hadaa awoodo qisaska
Hadan akarisatoh ita bilawaga an ku tuukadh socaadi mahan
Wll kolaba laba safxadod ku tuko si,aan dhaq dhaqaqu kugu badan
Abayo aniga ma aqaano suratul baqarah marka kutaabka maka aqrisan kara
Haa abyo haddaa dhoor mar ka aqriso waaba ku xifdineesaa insha'allah
Meeqo rakco ayaa la dukada salatu leylka
11 saladood wllo lkn hadan Karen shan ka dhigo wllo
@@suhurosman1007 abyo sida sala cadiga Lee ma udaka nayiyo
@@aamina864 wllo maa ledahay whatsapp anaa kugu jaraxaye wllshy mcn
Wllo salad caadiga sidad lootukadoh miyah lootuukan wllo
@@najmonashaad7372maya najmo 2ragco utuko laba labo
Masha Allah❤❤❤❤