ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

SI AAN ISKU GUURSANO DUQDA AAD USHAQAYSO AAN DHACNO HABEEN SAQDHEXE GURIGA IGA FUR( qisyo garaib ah)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 มิ.ย. 2024
  • #ayaangobdoon #qisas #channel #

ความคิดเห็น • 160

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 หลายเดือนก่อน +12

    Aniga xageyga waa ok waana Dareemi karaa in aad tahay hooyo guri iyo Caruur Daryeeleysa marka waa Caadi xageyga guuleyso Ayaan Cadey

  • @user-xf5hx1ez2c
    @user-xf5hx1ez2c 2 หลายเดือนก่อน +9

    Wajigaaga kama marano Ayaney balsehadad
    Awoodiwacadi sidani noguwad🥰

  • @FatimaAbdinur-vn3sx
    @FatimaAbdinur-vn3sx 2 หลายเดือนก่อน +2

    Haabo wa cadi kaan codkada kan kalene wajigada okeey waaye❤hooro uusooco Ayaan Goobdo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartunadamchannel1971
    @fartunadamchannel1971 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ayaaney xbbti wan kuslmy muhimado ma ahan wajiga hadii codkagi an maqleyno waa cadi keep going my sister illah hakula garab galo

  • @user-dk6iu3le1p
    @user-dk6iu3le1p 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ayan qalbiyay muhimadu wa ina qiso noso gudbiso marka sida ka badi wesi noga dhig ❤❤❤❤

  • @ruqiyoismanmaxamad3047
    @ruqiyoismanmaxamad3047 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sidaas bo waa caadi abayo mcn sidaanbo wey ficn tahay nogusogudbi❤❤❤❤❤❤

  • @ManaalAbdi-yp8xo
    @ManaalAbdi-yp8xo 2 หลายเดือนก่อน +7

    Mcney waan kula dareeemi karnaa hooyo caruur io guri kama sula tahay
    Dhib malahan hadaa kan kale wajigaga ka arkayno inta naga maqnan laheyd hadaaba saan nosameynaysid maxaan ku didayna mcney waa noodadaashay adoo naga maqnan karto ayaa sidan nosameysay kun io kow jeeer waaan kugu qadanay mcn bdneey 👸🦁❤

  • @SadiaAhmed-cs5ez
    @SadiaAhmed-cs5ez 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaan quruxsan asc wll

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs xabti waaa caadi qaabkaan u soo Gudbi xabti mcn waa caadi qaliyeye Allha ku xafido Mnsh hooyo kartileh. Allha idin daaayo adi iyo caruurtaaah iyo saygaaagah

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allha ku soo sahlo amuurahaagah ayaaaney qalbi wanaaag qalbi qurux

  • @manaalahmed2163
    @manaalahmed2163 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaanee family dhan way kudawadaaan sharaf iyo karaamo qadada kuu karsanaa marna hanganbinin xapptii ❤❤❤❤❤

  • @ZahroCabdi-dl9fo
    @ZahroCabdi-dl9fo 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wacadiy quruxey ilaahay haku saqiro

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ayanay wa ku salamay duhur wanagsan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wsc ayaaney bun hadii lawaayo badal kiisa lahela marka dhib maleh hooyo iyo marwo guri geda sugaaayo ee san dhib maleh xabibtiii ale ha kula garab galo ❤❤❤

  • @MunawaraMaxmood
    @MunawaraMaxmood 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xabibtii muhiim mahaan ee sida adiga kula fuduud inoo sameeyo wn kugu qanacsannhy sikastaba ❤

  • @Amuun293
    @Amuun293 2 หลายเดือนก่อน +3

    Abyo wa cadi kaan codkada kan kalene wajigada ani ahan ❤❤

  • @KawzarMohamoud
    @KawzarMohamoud 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wcs 😊

  • @user-qz1gz2vr5q
    @user-qz1gz2vr5q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sax xppti sidan umawad

  • @falishassan528
    @falishassan528 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaan qurux ina gobdoon ❤❤❤❤

  • @adnamohammed666
    @adnamohammed666 2 หลายเดือนก่อน

    Ayanayyy dadko dhan kuma wada dawadan ee qaar baa ku dhagaysta anu kuwa ku dhagaysta ku jira codka alleh haku barakeeyo wllo❤

  • @AbdiMaalik-nd6sc
    @AbdiMaalik-nd6sc 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaney Ani horta wlhi hoola kugu qabsadaa wlhi had qof kale sheekadisa iguma soconeyso Allah ha ku xafido ❤

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah ayaan qurux sidaa awodo wejigaga ka ma dhargeyno Allaah haku fududeyo howlahaga hoyo qurbo Ku noal masah lano waan Ku fameynaa anaga kulamid yaa nahay

  • @amounali640
    @amounali640 2 หลายเดือนก่อน +2

    Assalamu caleikum habaryaar, horta markaa horee ALLAH SUBXANA HUWA TACALA arimahagaa haa kuu fudeydiyo. Markaa higta sidii kuu dhib yaar yeel. Maar walba ralii banee kaa ahey. ALLAH SUBXANA HUWA TACALA ralii ha ka noqdoo❤

  • @AbdiMaalik-nd6sc
    @AbdiMaalik-nd6sc 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaney Ani horta wlhi hoola kugu qabsadaa wlhi had qof kale sheekadisa iguma soconeyso Allah ha ku xafido ❤😊

  • @zamzamabdirahman3030
    @zamzamabdirahman3030 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaan saan waa ok

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 2 หลายเดือนก่อน +8

    Wajigaaga kama marano ayaney lkn hadad awoodi weyday waa iska caadi ❤

  • @NagaadMukhtar
    @NagaadMukhtar 2 หลายเดือนก่อน

    Hadadan awoodin caadi waye sax iska soo gudbi si aan adi ku wayin habo yar baa ii tahy marka aad baan ku tageera keep going habo ❤❤❤

  • @LeylaAdamali
    @LeylaAdamali 2 หลายเดือนก่อน

    Waaa caadi xabbti codkagaba hada mar maqalaayo iga badan kan kalaa wajigag kadawanayaa waa kula daremyaa mashquul kaga❤😊😊😊❤

  • @axlancali
    @axlancali 2 หลายเดือนก่อน

    Dhib mlhn ayaaney sidan wad kuwadi kartaa aby asxbta kle wxn rajeyna ine kufahman insha allh

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaney codkaaga inta maqleeno waa ino farxad ❤marka awodo inoso fariso

  • @HazaZaha
    @HazaZaha 2 หลายเดือนก่อน +1

    Habo mcneyy Marba hadan codkaga maqleeno aya waxwalbo inoga weyn 😍masuuliyadada Allaha hakula garab galo🫂🫶🏻

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs xbbti ayaan sidaad awoodo noogu soo gudbi

  • @user-yw2lk9ld9y
    @user-yw2lk9ld9y 2 หลายเดือนก่อน

    Dhipmalahn abyo saa jeceshy waan kularabnah ❤❤❤❤❤❤

  • @Nadiirocabdirsaaq
    @Nadiirocabdirsaaq 2 หลายเดือนก่อน

    Qlli dumarèy saad dontid anigu wan ku qanacsanahay❤

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abaayo macan

  • @ayanabdulahi4385
    @ayanabdulahi4385 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo waa ok is good ideas

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaney marbo hadan maqlo codkaaga ayaa igaa badan 😂❤

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 2 หลายเดือนก่อน

    Xabibti ayaney aniga rayigeyga waa ok sidan hada ku wadatit sababto ah wan ku dareemi kara o hooyo aan ahey inta ku weyn laheyn san ku so daahadana waxa darema in codka ka xeran yahey illaah caafimad taam ah haku siiyo mcn badaney ❤❤❤❤

  • @IfraaxXasan-pq7qt
    @IfraaxXasan-pq7qt 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs habo mcn wallhi waa iska cadi aniga ahaantada wan ka helaye sidana adiga wee ku afaceesa aniga wee ilaficantahay wallhi waa nodadashaye marka kaasa aa naga badan in wajigaga arkano wallhi kan sana uu ku ficanyahay marka sas aan kugu racasanahay qalbi 🧕🏼🫶🏻😇

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney waa ok wax dhiba kama qabno ❤

  • @MarwaQaali
    @MarwaQaali 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaaneeh fikirkaaga waan kula qabaa abaayo codkaga nugu filan xppty ❤

  • @famar66
    @famar66 2 หลายเดือนก่อน

    WA Iska cadi ayaneyy❤❤

  • @HABIMowliid
    @HABIMowliid 2 หลายเดือนก่อน

    Gabdh adag ayaa thy wll ❤ Mansha allh

  • @user-nz6jl8ql4t
    @user-nz6jl8ql4t 2 หลายเดือนก่อน

    Wajigaga kama marano ayaney lkn sidaan bo waa cadi nogusogudbii 🥰🥰❤❤

  • @FardowsaAli-md2eh
    @FardowsaAli-md2eh 2 หลายเดือนก่อน +2

    لا بأس ❤❤

  • @MarayanXabibahmed
    @MarayanXabibahmed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaney waa kusalaamey ❤😊

  • @munaabdinasir1776
    @munaabdinasir1776 2 หลายเดือนก่อน

    Guruxeey codkaga noo muhiima❤❤

  • @Ladaninasiyad
    @Ladaninasiyad 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashllh ❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @falishassan528
    @falishassan528 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxkasto oo easy kuu ah waan kugu raacsanahay abayo

  • @user-sc8fi8pv5r
    @user-sc8fi8pv5r 2 หลายเดือนก่อน

    Dhib maleh mcney saan noogu wad hais❤😊 dhiwin

  • @FerdowsinaAli
    @FerdowsinaAli 19 วันที่ผ่านมา

    Wa cadi Abayo waxd tahay hoyo Adag

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ani ahaaaaan wn kugu raaacsanhy by lkn xiisahiisuu wuu yaraaanaa byo igamana ahan byo kalifaaad ee waa aragtideeeda lkn yaaaan ka hor dhicin byo wn arkeynaa

  • @nawalmohamedali
    @nawalmohamedali 2 หลายเดือนก่อน

    Habo waa caadi

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs

  • @SahdiyaSahdiya-eo2st
    @SahdiyaSahdiya-eo2st 2 หลายเดือนก่อน

    Waaa ok xbbbti ❤❤❤

  • @SafiyoAbukar-tf2kx
    @SafiyoAbukar-tf2kx 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sax waye

  • @khadijomaxamed9441
    @khadijomaxamed9441 2 หลายเดือนก่อน

    Xabiibti sidaad jeceshahy waanu jecelnhy walhi waan kudareemynaa

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku 2 หลายเดือนก่อน

    Wa sax wacaney wankula qadaney

  • @user-lg3lw9uy8e
    @user-lg3lw9uy8e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waasx❤❤🎉

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 2 หลายเดือนก่อน

    Waa caadi sidanba uso gudbi muhimadu waa inadan nga maqnan e

  • @miinetaabubakar9877
    @miinetaabubakar9877 2 หลายเดือนก่อน

    Asc xbbti waa ku salamay adiga iyo caruurtan habaryarta an uu ahay iyo dumashiigey wlhi abayo waa ku daremaya wayo hoyo aya tahay marka madama ad guri ku sugeyso howshiisa sidan xata waa ok waxay muhimadu ay tahay inan codkaga aynu maqalno anan ku weyniin illahey ha ku xafiido aduun iyo aqiro ya raabi raxman adiga iyo familkaga

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz 2 หลายเดือนก่อน

    Waa cadi sidad jacashahay

  • @user-bk2vr6oj7g
    @user-bk2vr6oj7g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saad jeceshahy wll❤

  • @Taqiyss
    @Taqiyss 2 หลายเดือนก่อน

    sax waye wllshey ❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaan aniga qabakan ku heesta ❤❤

  • @nimcofarah5673
    @nimcofarah5673 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sax ❤

  • @maryanyuusuf4396
    @maryanyuusuf4396 2 หลายเดือนก่อน

    Wallashay waa okey sida adiga kuu fudud

  • @futdc624
    @futdc624 2 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo alle dartisa ayaan kuu jeclahay wlhi waxaad thy gabar lagu cimri qaato wlhi waxyaabo badan ayaan kaa faaidey alle qeeer badan alle haku siyo abyo pls waan kuu bahanay lanbarkaag iiso dir sida aan kuu jeclahay alle hakuu jeclaado❤

  • @user-op2js7bv8p
    @user-op2js7bv8p 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan sidan ku dah

  • @AKAz369
    @AKAz369 2 หลายเดือนก่อน

    Ok waan kugu qadanay indhaweney❤️❤️❤️❤️

  • @DucoElmi
    @DucoElmi 2 หลายเดือนก่อน

    This is okay do what is the best for you sister ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sucaado66
    @Sucaado66 2 หลายเดือนก่อน

    Abayo wan kufahmikarnaa gan sidaan kusokali abayo ❤❤

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe 2 หลายเดือนก่อน

    Abayo wn ku Jecelhy ❤❤

  • @user-zp4jb8fr9t
    @user-zp4jb8fr9t 2 หลายเดือนก่อน

    It's okay muhimadu wa codkaga dahabiga ah .

  • @futdc624
    @futdc624 2 หลายเดือนก่อน +10

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @nasteexomohamed7831
    @nasteexomohamed7831 2 หลายเดือนก่อน

    Hosha dhan waqabsade vido sadax wadhagesanoya Jah ayan qurux ilahey haika dayo welka marka dhaqa hada kudhagesanoya cajis darema

  • @hibaqhuby7660
    @hibaqhuby7660 2 หลายเดือนก่อน

    Caadi waye Ayaney ❤❤❤ if u can't habibty

  • @user-or1jj9wk2d
    @user-or1jj9wk2d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marbano abyo

  • @Sulekhahassan123
    @Sulekhahassan123 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal qisooyinka lee soo daa waji muhiim maahan ee waxaa muhiim ah inaan waxaan dhageesano helno waxaadan awoodin ha isku dhibin

  • @user-ph3hg8fw5t
    @user-ph3hg8fw5t 2 หลายเดือนก่อน

    Habaryar wejigaga waab jacelnhy lkn hada awodin sidan nogu so duub ❤

  • @sumayaaxmed6445
    @sumayaaxmed6445 2 หลายเดือนก่อน

    Xbbt wakula daremena hada hoyo nahay san naguso dub guleso 🥰

  • @halimamohamed5013
    @halimamohamed5013 2 หลายเดือนก่อน

    Ok waye abaayo ha is dhibin ❤❤❤

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa qiso xanun badan iyada mamadi aamintey xaqedi aya ka so baxey

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 2 หลายเดือนก่อน

    Qaabkan ku soo jeedi beelo❤❤❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 หลายเดือนก่อน

    Hoyo tahay sida kufudud sameyso inshallh

  • @ashodakane5245
    @ashodakane5245 2 หลายเดือนก่อน

    Waa diyar abayo wnkula daremaya hooyonimada

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaney aniga qisadada xanunka badan wan fahmy siday usocoto wlhi ayadon iso gadhinban dhiri galin buuxda itahy inkastoo wax dhibi hada ihaysan alheba ka magan galee alhe ti gulaysata haka dhigo mar kasta wllo❤

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 2 หลายเดือนก่อน

    Abyoy wxba ha is dhibin sidaan nguso duub ❤

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Ayaaney hmcn sidaanba ok waaye❤❤❤

  • @Xabiiboibraahim-em8ys
    @Xabiiboibraahim-em8ys 2 หลายเดือนก่อน

    Waa caadi xadii aadan abodin xabiibti dhib malahan

  • @IstahilYusuf-uv4uh
    @IstahilYusuf-uv4uh 2 หลายเดือนก่อน

    Wa ok abayo

  • @user-xf3uo5ul7l
    @user-xf3uo5ul7l 2 หลายเดือนก่อน

    Waa ok❤

  • @user-ly5zl4xk3o
    @user-ly5zl4xk3o 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaanyy Kam marno lkin wacdi hdaa farxd kidremysd❤

  • @faamadhudi
    @faamadhudi 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga awalba intan shitan dhago gashan jiray o shaqadeyda cabi jiree inta toos u dawato videoga gabadha u codeya yaqey

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 2 หลายเดือนก่อน

    Labadaba weji la'aan soo dhig dhib ma leh

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaney ina ku aragno jcl nhy lkn hdaa mashqusho waa cdi mcny

  • @nasramohamed2068
    @nasramohamed2068 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaney wajigada wanjeclahay bt wa ok sidan hata,hadey kufududahay

  • @user-re7ri4dd6z
    @user-re7ri4dd6z 2 หลายเดือนก่อน

    Argaga agaan kurxeesna