masha Allah allah haw barakeeyo dadaalkiisa iyo hantidiisaba qisadisa waxan ka bartay in sababta u weyn ee gushisu tahay goanada uu qaatay xilligii ku haboona 🥰 bro qisoyinka somalida guuleystay noso badi
waa shaqsi ku dayasho mudan anigana waxan rajeynaa inaa fikir cusub la iimdo madama aan joogo south suudan juba insha allh guul waan gaari donaa barnamijna waa iga soo sameyn dontaa
Gabdhahii waatanoo Ma Mashxaradayaane Ma Markii La Yiri Maanta waa Xaasle 2 Caruura leh Beey Gadaal Ubaxeen ..illaaheeygii Siiyay Ha Usiyaadiyo, Kaan Haysana Ha Siiyo Nimcooyinkiisa aan Dhamaadka laheyn , Ee Aanay Cid Kuusheeganeysaana ay Jirin ..Eebaheen waa Gacan weyne
Waxan joga South Sudan gar ahan juba ganacsade ayan ahay waxan raba sida walalkey camal ina noqodo belliner💰💵 Insha allah wan noqona nolosheydina gulo fara badan wan ka gaara
waxa ugu muhimsan waa dabcan marka laga yimaado hadafka ugu weyn ee ah inaad naftaada cadaabka badbaadiso jana uraadiso waaa inaad garato hibadaada ( talentgaaga )
Hore usii soco
Wlhi waa sheekooyinka aan aadka u jecelahay mansha Allah
Please wllo sheekooyinkaan oo kale naa soo badi 🥺💯 thank you 🥰🥰🥰
Waxxan filayay in aad Nooso gudbin doontid taarikhda bashar kadib markan arkay saami online thankz prother ❣️💯
Alle Haku sharfo wll muuqaladan oo kale nasoo Badi si ay dhalinyaro badan dhiirigelin ugu noqoto...
masha Allah
allah haw barakeeyo dadaalkiisa iyo hantidiisaba qisadisa waxan ka bartay in sababta u weyn ee gushisu tahay goanada uu qaatay xilligii ku haboona 🥰
bro qisoyinka somalida guuleystay noso badi
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Allah ku xfdo
Fiidmeerta macluumaad..........
th-cam.com/video/OpLt5XZ7r0c/w-d-xo.html
Bishaar dhere waa tusaale mudan in wx laga barto shekadiisa dhalin yarda
Masha allah 🥰📚
Waa halyay hiigsi sare leh waa wiil Africa kufaanayaan waayo qofkasta luuqadiisa ayuu ugu sharaxay warkiisa mashaa alllah
M.a illhayow hamigayga ii rumee🥰. Intii hami lehna u rumee🤲
200k Subscribe soon Legend keep going 👏❤️
300k 2023
Barnamijyad kula no Soo badi allah u sharfo pro
Masha Allah 👍👍👍
Masha Allah wuu dadaalay❤️
Muuqalkaga quallity gisu wuu fiican yahay ❤
Masha allah maalkisa iyo shaqadiisa iyo ehelkiisa allah ubarakeeyo amiiin
C/Rahman waaberi keep going legend ayad thy sxb
Waad mahadasantahay wll
Soo badi barnaamijyada noocan ah
Wll
Mahadsanid wll shekadan adbey iqan cizy
Mnsha allah 😍
Walal guulaha soomaalida soo badi alaha kuxafido
Alle haku xafido walal Waaberi Media
waxan maqlay odhaah ah ""aqoonyahku hantiile wuu noqonkaraa
laakiin hantiiluhu kaalinta aqoonyahanka magali karo""
allow hanti kahor cilmiban kuwydisanynaa
AMIIN
Isagaaba dhaqaalihi ayuu haystaa oo uu kumanaan jamacadood ku baran karo
@@engapdirahman6079 laakiin way adagtahay markay hantida hawlaheedu kugu badato
sidaad aqoon uradiso
waxanad ogaataa in dadka badankodu hadayba lacag helaan ay modaan inayna waxba kamaqnayn
Mushaharka bilaha waa bilowga nolosha dhaqaale ee ma aha tan saxda ah ee lagu gaadho taajirnimada
Masha Allah bro good info
This is excellent story wllalkayow no soo badi
200k inshallah soon aadban ugu faraxsanahay
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin
Masha Allah hambalyo wlky
waa shaqsi ku dayasho mudan
anigana waxan rajeynaa inaa fikir cusub la iimdo
madama aan joogo south suudan juba
insha allh guul waan gaari donaa
barnamijna waa iga soo sameyn dontaa
Sxp hada ma guulaystay ganacsigaagi ma heshay?
Waaberi media waanku salaamay
Soo badi wallkey 🇹🇷
M.a ustaad
Than k u
Mahadsanid zxp
Gabdhahii waatanoo Ma Mashxaradayaane Ma Markii La Yiri Maanta waa Xaasle 2 Caruura leh Beey Gadaal Ubaxeen ..illaaheeygii Siiyay Ha Usiyaadiyo, Kaan Haysana Ha Siiyo Nimcooyinkiisa aan Dhamaadka laheyn , Ee Aanay Cid Kuusheeganeysaana ay Jirin ..Eebaheen waa Gacan weyne
Sxb insha'Allah mar ayaad IGA hadli doontaa ,✌️🙏
M.a rajo weyn ayaad leedahay horey usoco😇🥰
I.a anigna waan rajeena in muuqalka lagaga hdlayo aan dhgesto horay usoco
Ilaahay haku rumeeyo wll
Waxan joga South Sudan gar ahan juba ganacsade ayan ahay waxan raba sida walalkey camal ina noqodo belliner💰💵 Insha allah wan noqona nolosheydina gulo fara badan wan ka gaara
Wll xagee ka joogta juba
@@qarandonofficial5671 insha allah
Wcs Mahadsanid
Masha Allah
Absolutely
Pro so badi
Masha allah walaal
Mohamed omer kasoo diyaari please wlll
M.a alaah
Soo badi waa inoo muhiim
Well done.
Maansha Allah
Sheekadan oo kale Noo soo badi
Keep going wll
Warbixin Aad UMacaan❤️❤️🔥
Masha allh
Bishaar cabdullahi salaad alle ha xafido
Manta aniga ugu horeeya 👋👋
Zxp Docomant Ka So Samey Madax Weynaha Somalia Sida Lo Ilaaliyow ✅✅✅✅✅💙💙💙🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴💙
Dar alle ayaan kujaclahay
Wxan saaran nahy wadadi an kugaari laheyn 200k o subscribers 🥰🥰
Asc wabeeri media marwalba dhiiri galin ayan ka heeela sxb ilahay ha ku xafido
Thnks omr inshr
Keep going 🤗
Wan ka Helay wll vidoe yo san cml ah so gudbi❤
Saudi Arabia kasoo hadal wll dhulkiii diintu kusoo dagtay oo macaasi ka socoto
M.a sxp inoo badi muqaladan o kle
Wllhi wan qiiroodey zida uu u Halgamay liphN🤴❤️
First♥️
What microphone 🎙 do you use? Ans? Please
Rode nt usb - weeye wll
@@Waaberi-Media ok thanks
1Year ago! Hosow pro ayaa ka hadlay qisadan✌️🙏
Afcarabi miyaad kuhada shaa
Really
Waqtigan waxaa vedio ka dawanoya South Sudan
Wll Saudi Arabia kasoo hadal wxa ka socda
Keep going
Sxp muqalka anigaa kujira
Axmed Rashid ka soo hadal
Waaberi media
Zxb suaal kasoo hadal editingka sida aad usameeyso iyo halka aad kakento vedioyoyada pls wll ado mhdsn
Neeyroobi ✅
Milyandheer ✅
Ya. Dawady 2024😂🎉
Documentrygaan xagee kasoo xigatay wll qli
Drew biskey ka shekekyey
NOLOSHU WAXAY U BAAHANTAHAY HALGAN,IYO DHABAR ADAYG LAGU DARAY MASKAX FURNAAN.
odhaah qiimo wayn leh.
M.a
World Remit ayaa Ka dhaw inaad so qaadatid ninka somalida ugu qanisan iyo halku Ka so bilaabay
Islam makhachev Feeryahankaas MuuQaal nooGa soo samee BroH
Second
1
mohomed omer ka soo hadal
Fasti
Wllkis
farmàjo soo samee wll
Anagu riyooyinka dadka kale ayaan fulinaa
Waa marka aad qof u shaqaysid
M a
Ma
Ninkii u halgama higsigiisa wuu ka midho dhalin
Waayo mulkilaha Wabari media ????????????????
Waa kan hadlaya
Magaaladii deeqsinimada..............
th-cam.com/video/8OAtGuk_pvk/w-d-xo.html
Wallo ka soo hadal qowlo suur ka
Maxawayena
Mnsha allah
Keep going
Warbixin Aad UMacaan❤️❤️🔥