Maxbuuskii Maal qabeenka Noqday | Sheeko Xiise Badan oo ku dhiiri gelin doonta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Muuqaalkan waxaan uga hadlaynaa sheekada guusha Clyde Beasily iyo Walas johnson oo ah labo qof oo gaaray nolosha heer dadkii ka ag dhowaa ay aaminaan inaysan rajo lahayn, laakiin dhiiranaan iyo dhabar adayg ay sameeyeen awgeed waxay ku guulaysteen gaarida guul ay dhif iyo nadir tahay inuu aadame gaaro.
    ------------------------------------------
    Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    www.waaberiweb.com
    ----
    Tirada dadka ku xiran Chanalka Xiligan: 5,755 Subscriber.
    Muqaalkii ugu dambeeyay: bit.ly/2kf8abY
    Muuqaal Ku qancin doona: bit.ly/2kxpnhb
    Nagala Soo Xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: www.instagram....

ความคิดเห็น • 63

  • @drsriyanabdullahi8293
    @drsriyanabdullahi8293 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah wll abdurhman waad noo kordhisay fikiro bdn oo naga maqnaaa shukran wll

  • @abdirahmanabdiwaliali5417
    @abdirahmanabdiwaliali5417 5 ปีที่แล้ว +15

    M.Allaah
    Cod wanagsan ayaad leedahy
    Iskuday inaad Barnaamijyo badan aado sameyso👏

  • @omarolad4671
    @omarolad4671 5 ปีที่แล้ว +6

    M.a Sxb 👏🏻 aad ayad u mahadsanthy, allaha kaa abaal mariyo wanaaga aad no heysid 🤲.

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว +3

    C9dkaaga eebbe kuu hibeeyay allaha kuu daayo masha allah Dhiirrigaliye weyn #Abdirahman #Waaberi#Medi💜💚🧡💜

  • @bashiirabdirahman4976
    @bashiirabdirahman4976 5 ปีที่แล้ว +8

    Qisoyinka Dadka guusha gaadhey ee meel hoose kaso bilabey wan xiiseya ✔🚀🧠

  • @suadsuleiman2668
    @suadsuleiman2668 5 ปีที่แล้ว +4

    Wllky Abdirahman guul wll

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 5 ปีที่แล้ว +3

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @abdirizakosman5162
    @abdirizakosman5162 5 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllah Akhii. Waad dadaalaysa ee Alle ha ku laqabto

  • @dufaylhassan7377
    @dufaylhassan7377 5 ปีที่แล้ว +4

    Wall Abdurahman masha allah cod fiicn ayaad hibo uleedahy oo qalbiyada taabanaya
    congratulations. Wall barnamijyada marxaladaha jaamacada kwaramya noo soo badi adoo soo qaadanaya dad meel sare ka gaadhay aqoonta sida kwan ganacsiga oo kle. Mahadsanid.

  • @dufaylhassan7377
    @dufaylhassan7377 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah mr Abdurahman good job wall

  • @carfix949
    @carfix949 5 ปีที่แล้ว +4

    Mazuul waa ku farxasanahy dawashada videoyadaada

  • @abdallahmuse2532
    @abdallahmuse2532 5 ปีที่แล้ว +4

    Scw scw scw

  • @xigmochannel595
    @xigmochannel595 5 ปีที่แล้ว +5

    Scw

  • @khadiradiamondofficial4221
    @khadiradiamondofficial4221 5 ปีที่แล้ว +7

    Aboowe mcn barnaamijkii ardeyda secondryga goormee soo diyaarinysaa noosoo diyaari plz Mahadsanid ❤🤗

  • @ameinkarasiyo1525
    @ameinkarasiyo1525 5 ปีที่แล้ว +3

    M allh shukran wllkeen.
    Wllo sual waxaanu doonaynaa ani iyo dad waynaha ku xidhan kanaalka in aad nosoo diyaariso barnaamij ah waxa ay tahay BACHELOR , MASTER DEGREE AND BHD.
    Insha allah MaHADSANID!❣️

  • @kaafirashid3640
    @kaafirashid3640 5 ปีที่แล้ว +3

    MNSHA ALLAH Abdirahman Ömer
    Jazakallah kheyr bro
    Lkn bro isku day inaad nooso gudbiso scholarships program pls 🙏🏽🙏🏽🙏🏽
    Hadi Aad awoodo

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 5 ปีที่แล้ว +4

    Sxb mahadsanid, wllo waxad mowduuc nooga soo diyaarisaa dalka urdun iyo dadkiisaba

  • @cabdallecasio6737
    @cabdallecasio6737 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc wll c/raxmaan ..
    Wll aad iyo aad bad u mahadsantahy alle haku sharfo wll
    Wll maka heli karaa watsappkag
    Mahadsanid

  • @mohaqadar9438
    @mohaqadar9438 5 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahadsantay wll

  • @omarnuh
    @omarnuh 4 ปีที่แล้ว +2

    Sallallahu Calayhi Wasalam

  • @fardowsoosmaanmashaalaah7728
    @fardowsoosmaanmashaalaah7728 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa ruux lagudaydo

  • @xabiibibnumaxamedibraahin5448
    @xabiibibnumaxamedibraahin5448 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaa dhiirigaliyaha nolosha

  • @wllakramstudio6342
    @wllakramstudio6342 5 ปีที่แล้ว +3

    Walal waabari schoolershipka ayaan ka aad kagaga sugaynaa thanks

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +3

    Abdirahmaan waaberi voice dimound 💖🙏🙏

  • @japkagamer4703
    @japkagamer4703 3 ปีที่แล้ว +1

    صلى الله عليه وسلم

  • @huseinmohumed7299
    @huseinmohumed7299 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 4 ปีที่แล้ว +3

    tanks you bra
    frikar ka wangsan

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @amiirsaadaq8618
    @amiirsaadaq8618 5 ปีที่แล้ว +5

    Asc abdirahmaan sxb waxan hader raadinanay jaamacad free scholarship ah meshay doonto ha noqotee marka szb markaa search gareyay muqalka waxaan horteyda kasoo baxay muuqaal aad uga hadleysay jamacadaha dalka Brunei so aniga waxaan raadinayaa jaamacad bilaash ah waxaan dhameynrabaa schoolka 2019-2020 marka hada xitaa hadii aysan furnayn codsiga jaamacada.waxaan rabay inaan hada isla xiriirno oo waxyaabo badan iga caawiso ... Hadeer 13-sep-019 waxaan heegan heliyaya dhalin yaro iyo qaar abtiyashay & haberyeryashayda.ah. oo kla jooga :Canada ,Uk ,Turkey ,Malesia ,China ,Finland ,India ,Sweadan ,Bangladesh , si qofba waxa uu arko iigu caawiyo dhnkiisa kii codsigeyga jamacada lugtiisa iigu geeyo ama kii ii apply gareeyaba marka ana dadaal iimayara aad baan u gu hamuunqabaa inaan helo. Marka sxbow lacala hadaa fariinteyga aragtana Email keyga waakan.qeynba | Hangouts |ka igala soo xiriir.. Ciisediini460@gmail.com

  • @HAMZACADAARI8
    @HAMZACADAARI8 หลายเดือนก่อน

    Salalahu cayhi wasalam

  • @harshad1607
    @harshad1607 4 ปีที่แล้ว +3

    Nin America joogo iyo nn Somalia joogo isku mid ma aha umad haleesan faqri ah aqoon laheen dhinac walbo oo nolosha ku fashilmay in hormar lagu dhax sameeyo aad bey u adagtahay ama maba dhici karto sidaa darteed mowduucaan concept lee uqaadanayaa

  • @Barre_76
    @Barre_76 9 หลายเดือนก่อน

    Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @giirgiirofficial3915
    @giirgiirofficial3915 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxp

  • @raam_____official6238
    @raam_____official6238 2 ปีที่แล้ว

    Salalahu calayhi wasalam

  • @ahmedabdi7147
    @ahmedabdi7147 5 ปีที่แล้ว +2

    wlal qali halken kala soo xiriiraa minxooyinkii bn.ka waraysan lahaa

  • @cabdifataax3404
    @cabdifataax3404 4 ปีที่แล้ว

    Mansh allah horey usoco

  • @ahmedabdi14
    @ahmedabdi14 5 ปีที่แล้ว +3

    Wll ninka 2 baad magiciis

  • @CabdiraxmaanShariif-xu6dk
    @CabdiraxmaanShariif-xu6dk หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw 🤲🤲🤲💯

  • @sharmaketony7048
    @sharmaketony7048 3 ปีที่แล้ว

    Scw ❤

  • @user-so8gf7vg2k
    @user-so8gf7vg2k หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @caydarusjano8847
    @caydarusjano8847 3 ปีที่แล้ว

    Cabdiraxam cumar wan ku tagare sxb

  • @nuurcali3929
    @nuurcali3929 ปีที่แล้ว

    Scw scw

  • @user-fo3uy1fo4d
    @user-fo3uy1fo4d 3 หลายเดือนก่อน

    S.c.w scw scw scw scws❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @pogbaking8270
    @pogbaking8270 4 ปีที่แล้ว

    scw

  • @ceelhindiwatersupply7154
    @ceelhindiwatersupply7154 4 ปีที่แล้ว

    sxbow aad imahadsanthy sxb marna Macalin keega kliya wxan wataa cod waa hadii ay macquul thy waayo wxan rabaa inaa kusoo darto saxabiyadi wxay sameen jiren gara ahn wxa laxariira aduunka sidii oo saxabigii soo hindisay diyaarada

  • @Dhakhtarr
    @Dhakhtarr 4 ปีที่แล้ว

    Sxp waan kuu bahnaa eh . my cawin krtaaa oo ma ila soo xiriiri krtaa see ban kuu heli karaa pro

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 3 ปีที่แล้ว +1

    Hudheelka holiday inn xitaa hagaysa way ku taalaa

  • @khadroabdiihakim1073
    @khadroabdiihakim1073 8 หลายเดือนก่อน

    KhAdro

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallaal

  • @farxanaxmed378
    @farxanaxmed378 4 ปีที่แล้ว

    Walhi waxankusameyo garanmayo nolashayda melapdan ayad
    katoosisay waxanjira 17 sano
    Waxanjoga hargaysa waxan ahay
    Dadka durufta hoose kujira lkin waxanrapa 2023 inanhadaf kayga
    Rumeyo wayo hoyaday supaxwalpa
    Anagadaraday uada suuqa siaynolol
    Malmedkayaga nugusoshaqayso
    Waxadhameyay sanadkan fon4
    Waxanrapa inan jamcada glo
    Sanadkan waxn kshaqeya inan papuurta dhqo inan xamasho waxansomaray shaqoyinkaladuwan walahi hadaba dhipta ihaysata waxaweeye ardaydawaxan kalakulma dhib badan sida cay
    Gadhi dhaqe oromo xamle
    Inlayyaso maxansameya
    Mashaalah wayo waxa umabaxo
    Nin meli ucadahay meli kamdow
    Talo isii mxan kudhafa sidan ankujiro

  • @maxamedshuuriye7374
    @maxamedshuuriye7374 3 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ycbmssa1549
    @ycbmssa1549 3 ปีที่แล้ว

    7

  • @queenasma8036
    @queenasma8036 5 ปีที่แล้ว +4

    Scw

  • @ICE_EMPEROR2561d
    @ICE_EMPEROR2561d 3 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw

  • @sayidkasomalia6085
    @sayidkasomalia6085 4 ปีที่แล้ว

    Scw scw

  • @daahirabdi755
    @daahirabdi755 4 ปีที่แล้ว +5

    Scw

  • @abdi2964
    @abdi2964 4 ปีที่แล้ว +3

    Scw

  • @khadrahersi6384
    @khadrahersi6384 5 ปีที่แล้ว +2

    Scw

  • @kacsimaxalagudaweyamhd6267
    @kacsimaxalagudaweyamhd6267 5 ปีที่แล้ว +2

    Scw

  • @apdallaabshir
    @apdallaabshir 6 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @anabmohammd124
    @anabmohammd124 3 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @mohinhomuhudiin8864
    @mohinhomuhudiin8864 3 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw