Subxaanallaah 10 maalin ayaan la murugaysnaa bisad aan jiidhay wali aanan ku talo gal u jiidhin tolow qofka qof islaam ah sidaa u ciqaabayaa manu ogayn inay aakhiro iyo cadaabi jirto dhib kasta oo uu gaystana aan lagaga hadhayn oo book iyo qalin lagu qorayo allow alle asad iyo aabihii dulmigay suuriya ka galeen alle haka xisaabiyo
Aduunkan dushisa waxaa mar kale lagu Arkay fircoon kale Allow umadaada U naxaristo inti dhimatay ee muslin Ah Arimahaa Syriya intay soo bexeen Ohiin io naxdin banu jar noqonay 😢😢😢
Insha allah 1 m aya kurajaynaya sxb… wx thy ninka kaliya ee xog 100% xaqiqo ah sogudbiya 👈illahay haka abal mariyo malinka qiyame wakhtigaa aad no hurtay markhati aya ka ahay midan👆🙏
Wa arrin xanuun badan waa yaabe dadkan miyaanay wadanka u dhalan dadkan ciqaabayaana miyaanay ahayn dad wadanka u dhashay 😢 Hadda waxan ku faraxsanahy in wax walba dhammaadeen
Allah bilaaash Uma abuuran Naarta iyo Malaaigta ad adag.
Maxkamada Eebe laga habsaamo, Lagama xanuunsado, Lagama dib dhaco.
Allaw cadaabkaaga ayaan kaa magan galnay.
انالله وإناإليه راجعون
Waa runta walal
Amin ya rabbi ❤ nagad baadi
Amen Ya Allah 🙏🙏😢
Allow inta weli dunida ku dulman oo aan laogeen u gargaar 😢🤲
😢Omg
Aamiin❤
Aamiin
Aamiin
Aamiin😢😢
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(الظلم ظلمات يوم القيامة ) حديث صحيح
فَقُطِعَ دَابِرُ ٱلْقَوْمِ ٱلَّذِينَ ظَلَمُواْ ۚ وَٱلْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلْعَٰلَمِينَ
😢😢😢 subxanlllah alle ha galiyi sharul asad cadabka kan ugu hoso yaaa rabi😢😢😢
Amiin😢
Amen Ya Allah🙏🙏🙏 😢😢
Bismillaah alle ayaa mahada iskale
Hadii ninkaas alle ka dulqaday 😭😭😭😭😭😭😭😭
Walaahi alle ha sahlo addun kan waa gabogabo se waxan ku faraxsanahay in ay jirto maalin xisaab cadaalad ah oo ah qiyaamahaa
ولا تحسبن الله غافلا عمل يعمل الظالمين أننا ياخرهم ليوم الشخص فيه الابصار
إنما ياخاخرهم
ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون إنما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الأبصار
Sidaas waaye sida saxda ah
Subxaanallaah illaahyow islamka aduunkaan kudhiban ugargaar Aameen
Amen Ya Allah 🙏🙏😢
اللهم نجنا ءامين
أنا لله وأنا اليه راجعون 😢😢😢
Bashar al asad ❌️
Bashar al kufri✅️
Balaayo sodagdagtto allah hakuritho
@KawsarAbdulwahabAmen Ya Allah 🙏🙏😢
@KawsarAbdulwahab aamiin
لاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم اللهم انصرهم
Xasbunallah waxan ku tilmaamo ma aqaan xanuunka qalbigayga tabtay😭😭😭😭
Bashaar Ciqaab Ilaahay Ayaa Sugayso , Tabin Fiican Thanks
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم 😢😢😭😭
Waa xabsigii ugu argagaxa badnaa aduunka
SUBXAAN ALLAH waa ciqaab aduun bishaar Asad wuu ka shalayn doona aduun iyo aakhiraba aduunku wuu ku yaraan doonaa aakhirana ciqaab cadaabeed
Illaahay ayaa ferej khayr qaba u furay
Subhaanalaah allaaah haka furto Qofwalba oo dulmi haysto لاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم
Subxaanallaah 10 maalin ayaan la murugaysnaa bisad aan jiidhay wali aanan ku talo gal u jiidhin tolow qofka qof islaam ah sidaa u ciqaabayaa manu ogayn inay aakhiro iyo cadaabi jirto dhib kasta oo uu gaystana aan lagaga hadhayn oo book iyo qalin lagu qorayo allow alle asad iyo aabihii dulmigay suuriya ka galeen alle haka xisaabiyo
Alle taqwada hakuu siyaadiyo wll
Dadka same ma ahan sxb, lknse maalin baa jiri doonta oo laga jaasin doonno kuwii dulmigan sameeyay
Waleed aaaakhiraaa war yaaal,
Jahanamo bilaash uma oran illaaaahow wali waxxbaaa iidhiman😢😢
subxannallah illahow adaa xaakin ah yaa waduuud 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ina lilaahi waa ina lilaahi rajicun Alle ha u naxaristo
Alx ugu danbeyn waa guulestzteen qaarkoodna waa zhahiideen😢
Ina ililaaha wa ini ilahayhi raajucuuna😭😭😭😭
لاحول ولاقوة الابالله 😢
Qiyamaha waraa jiro
Aduunkan dushisa waxaa mar kale lagu Arkay fircoon kale Allow umadaada U naxaristo inti dhimatay ee muslin Ah Arimahaa Syriya intay soo bexeen Ohiin io naxdin banu jar noqonay 😢😢😢
Fircoon dadkiisa ma ciqaabi jirin yahuuda lee waaye dadkuu xasuuqi jiray 😂😂😂😂😂😂
Subxanallah😭😭ilahay ma jecla dulmuga
Xita wa wax an gal ku fikirin ilahay narta haku silciyo amin ta raciya
Amen Ya Allah 🙏🙏😢
Ilaah ugaarg dadka iyo khuluqa kalaba oo dunida kudulman kuwaas oo aan lo ogeen😢😢subxanallah 😢😢
لا اله الا الله محمد رسول الله 😭😭😭😭
subxana laha ilaahbaaa kajari bashaaaar allll daalim
الله اكبر ولله الحمد waalaga guuleystey daalimiinta Ale mahadii😊
inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun 😊
alhamdullilah❤
Ilaahayaw Adan ka magan galnay 😭🤲
Adunka illahy ugu goynaaa reee asad akhiro inta garin
Ilaaahayow unaxriisto qofkii umadeena unaxriisto
Subxaanallaah allihi ka saaray dhibkaas mahad leh alxamdulilaah 😢
Subxaana allah allow adiga mahadsan ka dulqaaday reer suuriya bahalahaas aan wax damiira lahayn
Subxanallah
Allow wax sidaas ah hanoo kasin oo hana kulmin
الحمد لله على السلامة
Subxaanalah.intadhibaateesan.ilaahiyow.dhibka.kasaar.yaarabi😊😊😊😊😊❤❤
Yaarabi
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم 😢😭
Alla maxaa Alle hortiisa maalinta qiyaame war yaalaa meesha ku waan lagu cadaabayo Alle ima geeyo😢
حسبنا الله ونعم الوكيل
سبحان الله 😢😢😢
Alle sharul asad haka xisaab dulmiga umada muslimkaa waabu ka xisaabayaaye 😢🤲💔
Insha allah 1 m aya kurajaynaya sxb… wx thy ninka kaliya ee xog 100% xaqiqo ah sogudbiya 👈illahay haka abal mariyo malinka qiyame wakhtigaa aad no hurtay markhati aya ka ahay midan👆🙏
Mahadsanid saaxiib ❤❤❤
Subxaana allah🤲 allow adaa weynoo waaxida
Subaxanallah wlhi waa argagax aan horay loo arag 😢
Allaw jeel ayaan ka magan galay 😢
Subxaanalaah Subxaanalaah 😢😢 ilaahay haku cadaabo cadaab tan ugu adag mod degdega ficoonkii suuriya ayaa ahayd falastiin na ilaahay gargaaro
Allahu Akbar
Alle weyne subxanlh watacala ayaa laxisaabtamaya kuwii dhibka geystay😢😢😢
Illahow noo naxariiiso🤲🤲🤲🤲
Shubxanalah !! 😢 bashar bani'adam aha wllahi
Xasidsanaa dadka musliminta sida ugalayo. subxanallah
Yaa rabiii😭😭😭😭😭😭allaa anaga wax maogin kawarn
Dhammaan dhacdooyinka foosha xun ee loo geystay Muslimiinta Syria waa mid inna tusinaysa in haddii qolo ay dulmiga ku hoos jirkiisa ka raali noqdaan, iskana dhicin waayaan, daalimkana gacmaha qaban waayaan, diinta Allena isku xukmin waayaan, jihaadkana isfari waayaan, in Allaah swt uu ku cadaabo gacmaha kuwo ay isku cid yhn ama cadaw shisheeyeba!😢
Aadbaan uga murugaysanahay wixii ka dhacay jeelasha nidaamkii faajirkii Asad, balse wxn ku qanacsanay cadaalada Eebbe ee la hortagi!
Diyaariyaha barnaamijkanna, aadbaan ugu ducaynayaa, una ammaanayaa sida uu inoogu faaiideeyay👏
ilaahow adoomadadaada u naxariizo🎉❤
Subxanallah meshu ma jeel ogaaden ba
Illhayoow kaas sidaas ugalay umadeen muslimiint ah illaahayoo aaqiro iyo aduun ku cadaab nacalad rabi haku dhacdo
Wa arrin xanuun badan waa yaabe dadkan miyaanay wadanka u dhalan dadkan ciqaabayaana miyaanay ahayn dad wadanka u dhashay 😢
Hadda waxan ku faraxsanahy in wax walba dhammaadeen
حسبنا الله ونعم والوكيل
Ilaahow adaa kaqabtay dhibaatada ow ku haayay walaaleheen suriya
Team waaberi ❤
Intii ku dhintay Allah ha unaxariiso
Intii Cafimaad daro ka qaadayna Allah caafiyo
Amen Ya Allah 🙏🙏😢😢
Allow ku cadaaab bishaaar al asadow 😢😢
Mahadsanid
Inta aynu u galin muqalkeena Bal like isara 😅
Ax wlahi maskaxdayda ka weynaden alhm
Ilaahay ha u gargaro😭😭😭😭💔
Somalia 🇸🇴 xabsi noocaas ah ayay u baahan tahay walaahi
Guulayso wllo❤🎉😢
Inalilah wa ina ilahy rajicuun 😢😢😢😢
سبحان الله 😢😢😢💔😭
Always be healthy, Alhamdulillah
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم عليك اليهود الظالمين
Ya Allah 🙏🙏😢❤😘🩵
Subxaanalaah alle ha ugargaaro
إن الله ليملي الظالم فإذا أخذه لم يفلته،
Inaalilahi wa inaa ilayhi raajicuun😢😢💔
Xasbiyallah wanicmal wakiil😢
انا لله وانا اليه راجعون 😭😭😭😭💔
انا الله و انا اليه راجعون 😭😭😭😭😭😭😭
😢😢subxanalah😢😢😢😢
Subhanallah xasidsana
حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Subxaanalaah mujrim wayn
Subxaanalaa😢😢
Allahu akbar ☝️
الله يارب العالمين ❤
Alxmdù lilaah allihi iga saarey xabsigga
Subxaanala yaa rabi
Naxaris darna jaximo ilehey hakuwaariyo
😢😢😢😢😢😢 carab waa dad cadaw ah
Subxaana ALLAAH
Wllhi waxn laha muxu uga so hadli layhy Jeelkaa alx wabad kaso hadashey wll abdurahman
MAHADZANID 🙋
Subxaanaka yaa Allah Famil dhan oo wada mujrimiin ah wlh waa wax lala yaabo hal qof o damiir leh malaga waayay. Dad dhul muslim kusoo Barbaaray Sideey Saas ku Noqon karaan lkn wlh waa yaab.