Waraysi xasaasiya masul re Burca oo si Hufan u Qeexay Natiijada dorashda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 58

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Thank you Geesi Qaran Guuleyso Somalilander Waa Sidaa

  • @GaryaqaanNouh543
    @GaryaqaanNouh543 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    WAA GUUL U SOO HOYASAY UMADA SOMALIYEED GAAR AHAAN SOMALILAND

  • @WadoCad
    @WadoCad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa guul ina tusinaysa in dadka Soomaaliyeed ka tashan karaam aayahooda oo ka bixi karaan qalalaanso kasta oo siyaasadeed si nabad ah.
    Dhammaan hanbalyo umadda somaliyeed. From Somaliland burco.

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Reer burco waa wada waddani

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 46 นาทีที่ผ่านมา +1

    Nafar reer garowe ah ayuu kadhigaya mid rerburcaa😂

  • @tiitokaadir3068
    @tiitokaadir3068 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Rer burco somali xalaal ah

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 28 นาทีที่ผ่านมา

    Reer Somaliland guul waa waxa reer Somalia ay ugu dhegan yihiin reer Somaliland.

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alleele waa lagu ka adkaaday
    Gun iyo gobbaa tartamay
    Wadankan habar awal baa
    Iska leh cida aan lasha qaynayni waa iska tegeyaan
    Gxejis baanu nahay war
    Waa wacad qabayaal cidii
    Wanaajisabay kuxaaraan

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Adigu jaamac ka tali shilaabo iyo halka geeliinu ka cabo.buus,ban,kiriyo khara.

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 24 นาทีที่ผ่านมา

    Reer Somalia sii daaya reer Somaliland .Aad noqoteen laba dal oo walaalo ah.
    Haddii aad ay dal madax banaan noqdaan .Somalia wey heshiisiin.
    Reer Somaliland waa dad qalbi wanaagsan.

  • @sadiyaahmed2148
    @sadiyaahmed2148 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Niyow qaladan daarood somaland iyo doorashadeeda saw intay ka hadlayaan saw kama haboona inay ka hadlaan
    Xeerka kurdida ee iyago kinya iyo itobia adoon ku ah somalina
    Hada xasan kurdi ka dhigay oo hawiye uga dhaartay wanbarkii madaxnino kii ogaadeen e joogayna uu jaariyad ka dhigtay
    Daroodow arimiihina ka hadla awoow
    Badhkiina africa ayuu qaxoonti ku yahay inta hadhayna somala
    Somaland iyada dorasho daah furan qabsatay ka imaada waa ki kale khayr kuma ogidin
    Siyaad ba iyaga dartood suli ugu dhintay waxa istidhaahedeen wax yeela oo tuulo aya kala godeen
    Tuuladii laascanood 😂😂😂
    Jaamac neefow somaland doorashadeeda chanel aduunka u waawayn ayaa ka hadlay somaland maanta waa shamac idaacad aan ka hadlayni ma jirto
    Somalia oo mayda ayaad adna kurdi ka tahay markaa
    Muutu biqayfikum yaa xaasidiin

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jaamac wad dashay ma waxad u xistay nafarki bariska ey hudheylada hargeisa dawarsiga lagugu siin jirey jaamac nafarkii bariska ey dawarsiga muse bixi ka codsow magan galyow si ad u heshid nafarkii bariska ahaa

  • @XamdaCumar-m6h
    @XamdaCumar-m6h ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hanbalyo somaliland iyo soomaali dhaman

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jaamac waa Weriye fiican oo somaliland aad looga dhagaysan jiray hada waa laga xiiso dhacay Qabiil iyo nac Som'land ah ayuu u baydhay waad ka heersaraysa meesha aad is dhigtay wax aad La mustawe tahay Cabdixafid Mawliidka(NBM) iyo Hereri hoos haysudhigin❤❤

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Doorosho qurux badan ma sha Allah 👍

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allah ninku raganimo iyo murti badna. War ineel somali marnana kama maaranto kudhaca iyo kartida waqooyi.
    Waxan rabna madax weyne reer waqooyi ah.
    Guul somalida waqooyi 💯💯💯💯

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    This is Somaliland not Somalia.

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 59 นาทีที่ผ่านมา

    FAQASH FAQASH WARAYSANAYSA😂😂😂😂

  • @DaausMohamed
    @DaausMohamed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ok

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse biixi wuxuu ahaa cadowga kowaad ee somaliyeed meel ay joogtaba, waliba intayada Somaliland joogta buu khatarta ugu badan ku hayay, 109milyan oo Ethiopian ah buu rabay inoo nasoo dhex dajiyo

  • @MustafeMaxamed-t1n
    @MustafeMaxamed-t1n 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cayi reeban si hufan qofka waxaad ku dhaliilayso ugu gudbiya idinkoo Mahadsan

  • @RaxmaYusuf-t4f
    @RaxmaYusuf-t4f 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waryaa illahay kaq maxad jamac kucayaysa adiga uubaadanbi galy waxba kagaqadimaysi anagaa tageesan jamac ooo somaliland asal ah ma oromadii bad tahay muntazi687😮😮

  • @ibrahimdiriewaays8172
    @ibrahimdiriewaays8172 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jaamac.gallad waa
    Xagjir dhimaca
    Somaaloland
    Dhexdhexaad
    Ma.aha su.aal u taal
    WeeyaAn.asaga

    • @ANWELLIJAAMAA
      @ANWELLIJAAMAA 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      waa jaamac huuro. caday u iibii

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse waa lala kacay

  • @yusufrobleh
    @yusufrobleh ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aduunkaani qofba wax ayuu ku waasha.Ogaadeenkina wax ay ku waasheen Somaliland. Tolow ayaa ka daweyn. Waxaan ka daran waa jaahiliin aan saxafada waxba ka aqoon. An empty vessel makes the most sound.

  • @FaatimaAwdhuub
    @FaatimaAwdhuub 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    jaamac galad wuu nugu gafay hadaanu reer soomaalilnd nahay oo oromaa codaysay buu yidhi isagoo soo qaadanaya muuqaaladii olalaha

  • @seed3966
    @seed3966 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aac 🫵🫵🫵 maamulka haafka ah ee soomali diidka ah dadkooda dhinac hakasoo raaceyn intaan gacan wax lagaga qaban hoow umada kala qeybinta kadaaya how 🫵🫵🫵🫵maxaa ka xun dalka lagala jaro

    • @abdiyusuph5822
      @abdiyusuph5822 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hhhhhhhhhhhh
      Afqadhumne adigu lahaste ka,ahaw

    • @AxmedAxmed1234-ru6ot
      @AxmedAxmed1234-ru6ot 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      niyohow gacanta ad dheegsyso bal noo faah faahi

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    JAAMACow Beentii Aad Sheegaysey Maalintii Dhaweyd Ma Eegtay Sida Ay Xisbiyadu U kala Horeeyaan Tiradii Aad Magaalooyinka Ku Sheegtay

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma Qof aan Somali aheyn aya Afka Somalida ku hadla, Kani wa Reer Abaagadhe

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 58 นาทีที่ผ่านมา

      Af Soomaaligu waa luqad qofkii rabaa baran karo kuna hadli karo ee adigu ma reer keligii soomaa baad tahay?

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ilahay wadani mideya walalaha soomaliyed samafale allow inogadhig aamiin hanbalyo madaxwayne ciro 🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲♥️♥️♥️🙏

  • @abdullaosmanabbi9707
    @abdullaosmanabbi9707 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kalmedda dadka afsomaliga ku hadla in la yiraahdo iyadoo laga hadlayo Ama loola jeedo ummada Somaliyeed waa khalad sababtoo ah afka somaliga waxaa ku hadla dad badan oo kala duwan oo aan SOMALI ahayn
    Hadaba Kalmadaa ah dadka afka somaliga ku hadla waa khalad hala joojiyo

  • @maxamudiidle856
    @maxamudiidle856 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    doorashada waa laager boobayaa...waana dagaal xaalku

  • @SundusMahamed-s5z
    @SundusMahamed-s5z ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu waxaanleeyahay ooxaqiiq ah.soomalidu I teedakale hakudeydeeno maamulka soomaalilaadi haeegina halshaqsi ookursiga kugadhiyay wax uusameeyay eewaxad eegtaan shacabka soomaliladi sideey umuujeyeen biselka siyaasadeed marmakudayanaa mise waxaankujirnaa maamulgobeled yiraahdo dawladii xariirkan ujaray iyomadaxweeyne le halacunaqabateeyo maamulkaas diiday sidaan aniga wax urabo inuufuliyo soomaliyeey iigasoojawaaba

  • @IqroAbdi-l7o
    @IqroAbdi-l7o 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    lkn soo qalad iyo ceeb soow kuma aha in somaliland orromo ka codeyso subxaanallah

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 52 นาทีที่ผ่านมา

    Jaamacow sxb warqadda D1 ka ladhaho ee muraaqibka iyo komishanka ay wsda saxeexeen ayuunbaa xisbiyada iyo komidhanku wada haystaan taas uunbay xisbiyafuna xafiisyafooda muraaqibku ugu geynayaa oo ay iyaguna ku tirsanayaan komishankuna zy tirinayaan lakiin awooda shaacinta wsxa iskaleh komizhanka qaranka waa sidaas jaaacow sxb annagu haddaanu nahay waddani waanu haynaa natiijada oo warqadda muraaqibka kasokow app online ah ayaa jiray oo uu muraaqibku kugudbiyey appkaas xafiiskiisa taasna way jirtaa iyada oo ay didaas tahay ciddii isku dayda inay wax indaba mariso waa la ogyahay ooqas baa ka dhalandoona waa taas ta sy tahay in lagu qanciyo xukuumadda oo ah takaliya ee isku dayikarta inay sidaas samayso laguna yeeli maayo waayo ninwalba wuu haystaa natiijadii doorashada

  • @ANWELLIJAAMAA
    @ANWELLIJAAMAA 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    hello Jaamac huuro . President Muse is back for another five years

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jamac xagaad ka dhacaday doorashada kamad qab qaadan wad seexatay taa layiiskuma ogeen siidii doorashadu u dhacaday maantan channel kaaga arkay

  • @AbdurasakAhmed
    @AbdurasakAhmed 34 นาทีที่ผ่านมา

    somaliland rabow dhawr

  • @realmarwy
    @realmarwy ชั่วโมงที่ผ่านมา

    What about pudland ayaa inflatable horeeyau yes

  • @MaxamedCase-ou6dh
    @MaxamedCase-ou6dh ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaamac markasta waxaa lagaaga baahan yahay inaad sixalaala uga warbixiso deegaanada umada soomaaliyeed dagto hadii aad doonayso inay aakhieadaada iyo aduunyadaaduba wanaagsanaato waad mahadsan tahay

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkk maxaa kaagalay

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cuqdadqabahan catcher faqsh adalagugumaysta ogurigagika x
    Cararay shilabo dawrsada gajodishay somaliland iskagahadh magadhikartid horumarkoda kanax

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jamaac ma cadayatid miya goor kasta afku huurow aya ka buuxday horta so cadayow inta ad caanka tooxidka ey magac somaliland so hadal qaadin ayan ku odan lahaa jaamac sactimolow

  • @abdirahmanahmed6176
    @abdirahmanahmed6176 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jamacoow hargysa ma iman kartide kolba oromada dawarsata soo warayso

  • @mohammedali6011
    @mohammedali6011 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😢😂😢😂😢😢😂😢😂😢😢😂

  • @IsmaaciilCabdi-t4q
    @IsmaaciilCabdi-t4q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaamac qaxooti maxaakaagalay soomaliland

  • @axmedcali9128
    @axmedcali9128 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War halkan lagaama rabo indho barar ayaad tahay horta isnadifi munaafaq bad tahy

    • @ahmedabdi5176
      @ahmedabdi5176 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Afnijaasle iyo aflagaado ninkiisay kutaalaa 😂😂😂😂

    • @sadiyaahmed2148
      @sadiyaahmed2148 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@ahmedabdi5176darood kurdi somalai kurdi itobia kurdi kinya
      Ki somali idin joogay hasan baa jaariyad ka dhigay 😂😂
      Adeer somaland doorashadeeda wargaysyada iyo chanel aduunka ueayn ayaa ka hadlaya oo wariyayaashodi joogan
      Jaamac quuqle ayad adna dhegaysan toos camu
      Darood adoon Maxa u arina ileen somali hawiye uga dhaaraye
      Tuuloyinkiina jooga oo raxanwayn ayaa xataa somalia kaga qiimo roon
      Reer jaariyad xasan guriga u xaadha
      Hadana warfhiigakay ayaa doorasho Qof iyo cod ahi ka dhacaysaa e is diyaariya
      Somaland good ahaan si daah furan oo lawada tibiyey ayaa loga cideeyey tuladii lascanood oo 2000k oo cod ku maqanyihiin mooye qaladaasina markaa samayn malaha lamana tabin

  • @axmedcali9128
    @axmedcali9128 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxba xagayaga ka ihid wariye gunabatahy horta gob iskadhig

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jamacgaracoowmeeshuwaasoomaaliland,maahasoomaaliya

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    aidga oo ah cadowga Somaliland maxaanu ka dhegaysana doofar yahow walan sowta cadow ku ahayd SOmaliland mandheryahay walani

    • @ahmedabdi5176
      @ahmedabdi5176 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aflagado iyo afnijaasle ninkiisay kuala😂