Si fudud ku sameyso yoğurt iyo farmaajo hubaal waad le heli doontaa👍🥰💙

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 276

  • @AminaAli-pf6pd
    @AminaAli-pf6pd 3 ปีที่แล้ว +18

    First one 🙈♥️♥️ keep going on sis ♥️ love you 👆

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 3 ปีที่แล้ว +17

    Manshaaallaah waa markii iigu horeysay aan daawado jiis iyo farmajo gabar soomali ah sameyneyso guuleyso abaayo alxmdulillaah.

  • @sainabyusuf9652
    @sainabyusuf9652 3 ปีที่แล้ว +8

    Intan arkayey gabar ajnabi qabo gabadhan ban kahelay wa qof xishoota wixi wanagsana dadkeda lawadagsysa allaha ku sharfo guurka wa calafe hore usoco dadkaga sidas ugu faide wadankena caana buuxa sids loga faidaystana manaqan

  • @sumayahmaxamed8403
    @sumayahmaxamed8403 3 ปีที่แล้ว +21

    Mashaa allaah xabiibtiii noosoosameey bahashii aad ku qoraacaneeyseen oo dhaheeysay budada galeeyda lagasameeyaa iyo jiis oo jiid jiidmeeysay

  • @AbofathaIbnushekh
    @AbofathaIbnushekh หลายเดือนก่อน

    Hoyo wax baratay waa umad wax baratay mashallah❤

  • @umuhamdi6672
    @umuhamdi6672 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah Walaashey Hani Baako alle haku xafido adiga Iyo faamilkaaga oo dhan aad Ayaan kuu jeclay waan ku taageeraa insha Allah mar aan turkiga kuugu imaan doonaa markaan soomali u socdo amaba aan kasoo laabto maasha Allah tabaaraka Allah

  • @zulekhamuhamed6407
    @zulekhamuhamed6407 2 ปีที่แล้ว +4

    Away dadki jecla nabigen maxmed 🥰😘♥️

  • @aminabella8266
    @aminabella8266 ปีที่แล้ว

    Machallah ❤❤❤❤ habibti make more please we like wlhi also the tomate 🍅 ❤

  • @mariamsaid9138
    @mariamsaid9138 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah masha Allah mahadsanid walaal qali noo so faiide insha Allah walaal qali

  • @hassancade8484
    @hassancade8484 3 หลายเดือนก่อน

    Nice job ❤

  • @lilyatajaldin666
    @lilyatajaldin666 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah hani qatar 😎😍

  • @hooyocooking
    @hooyocooking 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tabarakalaah abaayo mahadsanid waan so sameeynaa insha allaah waan jeclahay alaabtaan shukran qaali

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa allaah tabarakallaah soo badi alaabaha turkida waan kahelaa wlhi 👌👌👌🥰🥰👑

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 3 ปีที่แล้ว +3

    Aad baan uga helay waxan kale oo kugu amaanayaa gabartaada sidaad afsomaliga u bartay allaah ha kuu xafido

  • @nadarxusen8138
    @nadarxusen8138 3 ปีที่แล้ว +1

    masha.alh xbbt wan ka hely jasakaluh kheyr ,abyo 2su.al ayn qabaa cheese iyo youghurt labadaba cano booro malaga sameyn karaa mise cano fresh ayey raban tededa kale youghurtiga isaga sugar miyuu ubahanyahy si uu dhadhan uyesho shukran xbbt jawab ayan ka sugaya insh.alh from tagerahada

  • @kadiye7589
    @kadiye7589 3 ปีที่แล้ว +1

    MashAllh abyoh

  • @munafarax1213
    @munafarax1213 3 ปีที่แล้ว

    Manshaa alllh xabbiri waxa ay haweenku sogaliyan TH-cam waaaaw kagaan ayan ku hystaaa sababtoo ah waxbadnaa ifahansisay qali noosoobadi cuntoyinta noocana jzkalah khyr

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid gabdh soomaaliyeed

  • @qaliomarsheikh8007
    @qaliomarsheikh8007 ปีที่แล้ว

    Masha alah abayo quruxey alah ku barakeyo wlh wn kahelay warqada darbiga qurux

  • @farhiyahassan2553
    @farhiyahassan2553 ปีที่แล้ว

    Masha alaah ale gacantada haku barakeyo ❤❤❤

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 3 ปีที่แล้ว

    Jizakallah qeyr yokor iyo jiista
    Abaayo yogorta macaan ee furutada laga saleeya mar natusi insha Allah

  • @deeqomoha4087
    @deeqomoha4087 2 ปีที่แล้ว

    masha allah waad ayaan uga helay waana wax fudud

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 ปีที่แล้ว

    Asc maansha allaah Abaayo macaan illaahey ha ku barakeeyo

  • @SofiaRooble
    @SofiaRooble 11 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah ilaahey hakuubarakeeyo gacantaada

  • @ayaanabdullahi5742
    @ayaanabdullahi5742 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abayo mahadsanid abayo qofkan qamiirisada yogarta heysan ama heleyn maxu sameyn kara 😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah xabibti allah haku xafido adiga iyo caruurtada inoso badi

  • @fadumoshoble481
    @fadumoshoble481 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo

  • @hayaatxilwa2792
    @hayaatxilwa2792 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo mozzarella cheese 🧀 nososamey

  • @ilhamaden2936
    @ilhamaden2936 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah TabarakaAllah sis thanks for sharing ❤️

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Tabaraka Allah I like it kor Allah ha idhinka yeelo Ameen yaa Rabb 🙏 ❤ 💙 👍

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 3 ปีที่แล้ว

    Maaaa shaaa allaah Waa yammy. waaa isku dayaa yaaa Inaaan sameeyo cheese ka.

  • @axmadxashi734
    @axmadxashi734 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofkaan qamiiriso yogurt haysan muxuu sameyn waa ii muhiim abayo

  • @SalatOmar-of8sk
    @SalatOmar-of8sk 4 หลายเดือนก่อน

    Abaayo kheyr Allaha kusiiyo❤❤❤😂

  • @shukrijamadere7913
    @shukrijamadere7913 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a abaayo video nosoo badi

  • @idilabdulle1711
    @idilabdulle1711 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah, Tabaarakallah abooyo macaan video aad ufaaiido badan muuhiim ah ayaad noosoo diyaarisay ilaahay hakaa ajar siiyo . Caafimaad taam ayaan ilaahay kuu waydiinaayaa

  • @munaabdallamohamed2520
    @munaabdallamohamed2520 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah gacntda allaha ku barakeyo abyo

  • @fatumahussein5161
    @fatumahussein5161 3 ปีที่แล้ว

    Gacalisooy ilaahaey qeyr hakusiiyo maashaa allaah

  • @munagaal8529
    @munagaal8529 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaraka rahman Allaha ku barakeyo gacantada

  • @dekamnur4657
    @dekamnur4657 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh mhdsn abyo mida kle waxa ina sameysa wax walpo samenysd swrdod na tus saa u radsno sida qamiirisada yogut ka swr inaso qaad

  • @marjaanahqurux9258
    @marjaanahqurux9258 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi waan ka helay muuuuuuumh mcn ani cunto warunta waan jecelay ma ogtay 🥰🥰🥰🥰😘😘🤩🤩😍

  • @nahiyasharif5588
    @nahiyasharif5588 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaahi abaayo italiya baan joogi jiray saa baa loo sameeyaa horay u soco

  • @sucaadomar6108
    @sucaadomar6108 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah allah haku barakeeyo gacmahaaga mcnto mahadsanid inbadan waanka helay runtii 😘❤

  • @safiyacabdiraxmaan8713
    @safiyacabdiraxmaan8713 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazallah kheyr canaha ma cano lo,da

  • @asmahappy8896
    @asmahappy8896 3 ปีที่แล้ว

    Noo soo samee reexaanta saad usameesid qaali

  • @umunabiila8178
    @umunabiila8178 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah xppti

  • @farhiyaabdirahman6696
    @farhiyaabdirahman6696 3 ปีที่แล้ว

    Masha’Allah shukran walashena 👏🏾👏🏾🇸🇴🇸🇴👏🏾👏🏾👏🏾🇹🇷🥰

  • @rahaali3326
    @rahaali3326 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah Tabarakallah Allaha idin my sister caanaha markay naga baqan ama hallawan waxan ka sameysanaa Caana Baraawe

  • @hamdasuleiman1190
    @hamdasuleiman1190 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh alle ha ku barkeeyo xbbti

  • @matahayqofnaftiisaaaminsan359
    @matahayqofnaftiisaaaminsan359 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xbbti illahey haku xifdiyo wlh was cajiib teeda kale xbbti manyones nooso sameey qaaliyey

  • @safiahoussen3250
    @safiahoussen3250 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah wll alah ka jazai siyo wax ay dadkan qaar aqoor aya n'a bartay

  • @honeyslh8954
    @honeyslh8954 3 ปีที่แล้ว +4

    Gacmaha Allah kubarakeyo apyo

  • @fardowsamaxamed7507
    @fardowsamaxamed7507 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah abayo somali samentaqan farmano jis wa markii igu horesayKeep going

  • @sumayasalad8347
    @sumayasalad8347 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤👌👍 masha allaah keep going xabiibti shukrn

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaah Allah quruxay gacantaada Allah hakuu barakeeyo

  • @jidkarajada1159
    @jidkarajada1159 3 ปีที่แล้ว

    Mansh allh tabarakallah sister aad ayaan uga helay jazakallahu khayr

  • @umuzeynab2744
    @umuzeynab2744 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah qurux waaye xbbti nosobadi

  • @iimaanahmedmahamud488
    @iimaanahmedmahamud488 3 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah xabiibtii

  • @honeyslh8954
    @honeyslh8954 3 ปีที่แล้ว +6

    Msha Allah samiyey hani cadey

  • @xaawoosmaan8383
    @xaawoosmaan8383 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wad mahad san tahay wallal wana iskudayaa in an sameeyaa lakin noso badi waxyabahan okali

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 3 ปีที่แล้ว

    Jiista turkida waan jeclahay ee sida fiyooraha loo sameeya

  • @MrAmiira
    @MrAmiira 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allaah waaye 👌👍🏽

  • @xalimoabdigulet4724
    @xalimoabdigulet4724 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walaashey qaali alle ha barkeeyo amiin amiin yaa

  • @zamzamdeganchannel557
    @zamzamdeganchannel557 3 ปีที่แล้ว

    msha alaha abayo gacahaka alaha kubarakeyo

  • @sucaadcabdala6425
    @sucaadcabdala6425 ปีที่แล้ว

    Asc shukran haniyey alabahanokale nosobadi

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tabaaraka laah

  • @aishatiinaofficial4654
    @aishatiinaofficial4654 3 ปีที่แล้ว

    Masha ALLHA gacan tada ALLHA ku barakeyo

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 3 ปีที่แล้ว

    Yaritza habo u nahay ha iska booboodo gurigeed bay joogta muna feel free habo soo Barbara inshalah hooyada iyo aabaha baaarimu noqo inshalah

  • @marjaanahqurux9258
    @marjaanahqurux9258 3 ปีที่แล้ว

    Ani waan ku jecelay ma ogtahay ppppti hormar wcn

  • @xilwayare729
    @xilwayare729 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a allah keep going

  • @shukriali9890
    @shukriali9890 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo.wabrobeyna insha allah

  • @ayub_king2885
    @ayub_king2885 3 ปีที่แล้ว

    maasha alaah walashey hani nolow🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤

  • @gamergirl13-h6j
    @gamergirl13-h6j 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaha abaayo waa jesakallaha yoogata nafahanisa

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 3 ปีที่แล้ว

    Ma Shaa Alaah,,,baraka Laah Xabiibatii waan Tina in donaa in Shaa Allah.

  • @xaliimoali3985
    @xaliimoali3985 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah cheese pizza nososamey abyo

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 ปีที่แล้ว

    Asckm masha allaah

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah TabaarakaAllah keep going sis

  • @safiyakhadib6160
    @safiyakhadib6160 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah

  • @qaliqurux2612
    @qaliqurux2612 3 ปีที่แล้ว

    waa kuradin jiray wlley dar allah kujecla fecbuuga kugu arkay hada barnamijkaga kusaray wax walbo

  • @bilanmahamoud5946
    @bilanmahamoud5946 3 ปีที่แล้ว

    Oo walaal caanaha aad isticmaalayso waa noocma

  • @Ahmedgmer124
    @Ahmedgmer124 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo jizakalah khayra wax ficana nala wadagtay ilahay jizadada jano haka dhigo e yurghat ka qimirisadisa sen ku heli karana jiska ma bananka la dhigi kara iso jwb abyo

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah keep going my dear sis and succes InshaAllah😍😍😍❤️❤️❤️

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walashay qaaali

  • @asmahajidaud2607
    @asmahajidaud2607 3 ปีที่แล้ว

    Gacantda Alle hku barakeyo

  • @nimcoabdi3718
    @nimcoabdi3718 3 ปีที่แล้ว +5

    Abaayo canahaa ad kaa sameysay cano loo miyaa mida kale dhaan miya mise dheey

  • @qamarqamar4764
    @qamarqamar4764 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukran xbbti ani waan kahelay

  • @nolashamaryan442
    @nolashamaryan442 3 ปีที่แล้ว

    Masha alh jazakalah xabiibti mahadsanid

  • @salwoshireahmed1355
    @salwoshireahmed1355 3 ปีที่แล้ว

    masha alaah abayo mahadsanis

  • @ummusacad4003
    @ummusacad4003 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah abayo thank you so much 🥰❤️

  • @cadaanka6587
    @cadaanka6587 3 ปีที่แล้ว +11

    M.a allh abaayo cafimaad allh haku siyaadiyo in taan iyo in kabadan abaayo video 📷 nosaa Badi Abaayo keep going

  • @zeynepdahir4933
    @zeynepdahir4933 3 ปีที่แล้ว

    Maanshaa Allaah. Allaah yaxmiik.

  • @qaliqurux2612
    @qaliqurux2612 3 ปีที่แล้ว

    maasha allah allaha kubarakeyo walashey

  • @anuoficialpage3983
    @anuoficialpage3983 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo noso samey cabitanada guriga laku sameyo ado mahad san

  • @amalamuli376
    @amalamuli376 3 ปีที่แล้ว

    Masha alllh Wan ka faiday

  • @umuhashim
    @umuhashim 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllshy qali keep going

  • @sahraabdicali3176
    @sahraabdicali3176 3 ปีที่แล้ว

    Masharida turkiga isoo gali qaali

  • @faaraxcalifaraax9176
    @faaraxcalifaraax9176 3 ปีที่แล้ว +3

    Somaliyeen gabdhehen dherigaliya Allaha noo daysto dumarka

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว

    Mashallaah jazaakalahu qeer abaayo macan farsamo ayaa taqanaa walahi

  • @nazraabdi458
    @nazraabdi458 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah abayo no so galj cuntooyinka sida lo sameeyo sida tan camal, mahadsanid.

  • @fadumomohamed5531
    @fadumomohamed5531 3 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah hanni haparyar runti aad ayaan
    Uga helay qeyr baddan Allaha ku siiyo
    Sida aad nola wadagtay wan isku dayaya lakin qofka qaba ( dhiig karka) se u sameysanay?

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah allaha ku xafido