Baro sida loo sameeyo Logo waxbarasho circle ah | Circle Logo Design

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2024
  • Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
    Whatsapp: wa.me/message/6HVONJCAOERII1
    Telegram: t.me/samewadeacademy
    Nagu soo booqo bogeena Facebook
    / samewadeacademy
    Kuso Biir Groupyadena Telegramka
    t.me/samewade
    t.me/xikmadosomali
    t.me/samewaderesources
    t.me/GraphicDesignteam1
    t.me/luqadacarabiga
    Booqo Groupka cashirada
    t.me/samewade
    Nagala soo xiriir
    samewadeacademy@gmail.com
    t.me/samewadeacademy

ความคิดเห็น • 20

  • @alixusen980
    @alixusen980 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah maclin mahadsanid waxaan jaclaan laha inaad so sida loo sameyso logo cunto karis

  • @waxkafaid
    @waxkafaid 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah teacher thank you

  • @mohamedsaed101
    @mohamedsaed101 4 หลายเดือนก่อน

    Allah haku sharfo wall❤️

  • @falastinabdi9502
    @falastinabdi9502 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher ❤

  • @milaasdyc
    @milaasdyc 5 หลายเดือนก่อน

    Mahdsnd Eng.
    Kolleey wxd moodaa Boobsiis inuu ahaa masha allah intisa badan waa la fahmay lkn marka la is ku jaraayo eclipse iyo rectangle ka si uu meesha ugu so baxo rectangle wareeg ah wxd mooda waxa aad dhaheysay iyo ficilka aad sameneysay inay kala duwanaayeen oo ah Send to Back aya rabta marka pointer kanah waxaa ku aadisay Bring forward mesha waxaa mooda in Trick yar uu ku jiro, cashirka intisa kale wuu fududyhy lkn aniga intas aya mooda JIIRO YAR INAY IGA JIRTO iyo midan hada aaf isticmaasha y iyado photoshop ah waan rajeneeneynaa.
    Wxn ka codsanaa Eng Tips and Tricks waxa la dhaho marka aad isticmaaleysid in aad si fcn noogu sharaxdid.
    1000 jeer mahdnsd.

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher 🎉

  • @YuusufMuktaar-le1tu
    @YuusufMuktaar-le1tu 5 หลายเดือนก่อน

    Tnks teacher

  • @عبدالواحد_معروف
    @عبدالواحد_معروف 5 หลายเดือนก่อน

    Illustrator imisa ayaa lagu baranyaa mcalin

  • @sahal643
    @sahal643 5 หลายเดือนก่อน

    Grid logo design sida loo alifo noo soo samey

  • @abdisalambojo800
    @abdisalambojo800 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Logada noso badi sida Xarfaha

  • @calicabdifatax5733
    @calicabdifatax5733 5 หลายเดือนก่อน

    Ùstaad waa mahadsan tahay

  • @abdifitahashkir.
    @abdifitahashkir. 5 หลายเดือนก่อน

    Macalin sidee mockup loogu sameeyaa illustrator

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  5 หลายเดือนก่อน

      Mockup Kaliya photoshop aa lagu isticmala illustrator shaqada aad ku qabatay soo save garey kadib photoshop la imow oo halkaas mockup ku gili

  • @ibrahimelfiky7963
    @ibrahimelfiky7963 5 หลายเดือนก่อน

    ustaad sidee la iskugu xiraa photoshop iyo illistrate

  • @ibrahimelfiky7963
    @ibrahimelfiky7963 5 หลายเดือนก่อน

    ustaad cashar kasamee

  • @ibrahimelfiky7963
    @ibrahimelfiky7963 5 หลายเดือนก่อน

    ustaad iaga caawi

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle 5 หลายเดือนก่อน +1

    wllo su aal raba inaan kuwaydiiyo sidee kuula xiriira

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  5 หลายเดือนก่อน

      igala soo xiriir +252619545300

  • @user-yj4gh6pg9y
    @user-yj4gh6pg9y 5 หลายเดือนก่อน

    𝚠𝚕𝚕 𝚜𝚒𝚍𝚎𝚎 𝚕𝚊𝚢𝚜 𝚔𝚞 𝚍𝚒𝚠𝚊𝚊𝚗 𝚐𝚊𝚕𝚒𝚢𝚊𝚊

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  5 หลายเดือนก่อน

      igala soo xiriir +252619545300