Baro Sida loo Sameeyo Poster Design + Resources | Social Media Poster Design

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2023
  • Halkan Ka degso dhamaan Resources-ka
    drive.google.com/file/d/1wwOf...
    Nagu soo booqo bogeena Facebook
    / samewadeacademy
    Kuso Biir Groupyadena Telegramka
    t.me/samewade
    t.me/xikmadosomali
    t.me/samewaderesources
    t.me/GraphicDesignteam1
    t.me/luqadacarabiga
    Booqo Groupka cashirada
    t.me/samewade
    Nagala soo xiriir
    samewadeacademy@gmail.com
    t.me/samewadeacademy

ความคิดเห็น • 15

  • @mohammedcabbas6737
    @mohammedcabbas6737 7 หลายเดือนก่อน +5

    ustaad aad ayaad umahad santahay wlhi mar walbo aad soo dhigto posterkan oo kale waan jeclaan jiray inaan sameeyo runti waa poster aan aad urabay inaan barto jazaakallaahu kheyr ustaad

  • @ahmednajiibabdi1999
    @ahmednajiibabdi1999 7 หลายเดือนก่อน +3

    Allllh ha ku sharfo ustaad
    Waxaa tahy ustaadkii xaq badan igu hel

  • @AbdinaasirHussein-dd4ez
    @AbdinaasirHussein-dd4ez 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad iconka telegramka aad u isticmaahay designka sidee loo hela icons kale ayan ka rabaye inan ka so degsade mesha aad kaso dejisay

  • @aaminacarab2899
    @aaminacarab2899 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ustad thanks

  • @dhalintamaanta1391
    @dhalintamaanta1391 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks my teacher galab wanaagsan

  • @feysalfowzi5074
    @feysalfowzi5074 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad ustaadi runti wax badan ayaan kafahmay mahadsanid

  • @hanadmahad424
    @hanadmahad424 6 หลายเดือนก่อน

    Ustada sawirka halkee ka keentaya plz 🙏 tell me

  • @RashkaGraphic
    @RashkaGraphic 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you

  • @saidali9598
    @saidali9598 7 หลายเดือนก่อน +2

    Abaalkaga alle jano ha ka dhigo ee casharda noo soo badi TH-cam best graphic design
    Som academic. 👨‍💻🙏

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  7 หลายเดือนก่อน

      Aaamiiiin Aaamiiiin Mahadsanid

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  7 หลายเดือนก่อน

      Aaamiiiin Aaamiiiin Mahadsanid

  • @aaminacarab2899
    @aaminacarab2899 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sawirda boonbalad xgee ka so dajisaa

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  7 หลายเดือนก่อน +1

      Google Gaar ahan website-ka Freepik

  • @XasanCali-wl3gn
    @XasanCali-wl3gn 7 หลายเดือนก่อน +2

    sawiradaan vectors_ka ah halkeed kala soo degtay eng

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  7 หลายเดือนก่อน +1

      Google Gaar ahaan Freepik